Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,651
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Yax yax badnaa oo sharaf dhac ahaa. Askar xun oo dadkaaga gumeystay, boqol sano ka horna ka tagay dunidaan inaa ciidaada ay kugu xasuuqeen aad maanta ku xustid, ku sharaftid...ceebeey tacaal iga dheh.
  2. Abiy Axmed oo Madaxweyne KMG ah u magacaabay Gobolka Tigreega Ra’iisul wasaaraha dowladda Itoobiya Abiy Axmed ayaa madaxweyne Kumeel gaar ah u magacaabay gobolka ay dhibaatada ka bilaabatay ee Tigraay. Gobolkaan ku yaalla waqooyiga dalka ayey dhibaatada laga cabsi qabo iney dalka dagaal sokeeye galiso ka bilaabatay, balse Dr. Mulu Nega ayaa si kumeel gaar ah loogu magacaabay inuu maamulo isla markaana soo dhiso xukuumad kumeel gaar ah. Markuu bilowday dagaalka u dhaxeeya gobolka ismaamulka Tigraay iyo dowladda dhexe waxey Baarlamaanka Itoobiya ku dhawaaqeen iney kala direen taliskii, waxaana xigtay in 39 sarkaal oo ka tirsanaa maamulka Tigraay xasaanadda laga qaado. Saraakiisha xilka qaadista lagu sameeyay waxaa ugu weyn madaxweynahii maamulkaas ee Debretsion Gebremichael, sidoo kale saraakiisha kale ee la xusi karo waxaa ka mid ah Abay Tsehaye, Amb Addisalem Balema, Getachew Reda, Atsebeha Aregawi iyo Gebregziabher Araya. Xaaladda Itoobiya ka jirta aad ayaa looga deyrinayaa iyadoo Qaramada Midoobey ay aad uga walaacsan tahay xaaladda dadka ku nool gobolkaas ee ka qaxaya dagaallada halkaas ka socda maadaama aysan jirin waddo lagu gaarsiin karo gargaar.
  3. Anyone who karbaashes and weakens Xabashada overall, I welcome that. I will never forget what the Tigrey generals and colonels did in Soomaaliya in mid to late 2000. Gabre, Berhe Tesfaye and other Tigrey generals in Soomaaliya yaa iloowi karo.
  4. Xasan Sheekh iyo Shariif oo shaaciyey mowqifkooda doorashada Guudlaawe Qoraal uu soo saaray Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo loogu diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka la doortay ee dowlad goboleedka HirShabeelle. Doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar ayaa Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawe) loo doortay madaxweynaha afarta sano ee soo socota hoggaamin doona HirShabelle, halka ku xigeenkiisa loo doortay Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed). “Xisbiga Himilo Qaran wuxuu bogaadinayaa dadaalka lagu bixiyay dhismaha maamulka HirShabelle oo uu ugu horreeyaan safarradi nabadaynta ahaa ee uu Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ahna Madaxweynihi hore ee Dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed ugu noqnoqday Magaalo Madaxda Maamulkaas ee Jowhar,” ayaa lagu yiri qoraalka Xisbiga Sheekh Shariif. Bulshada reer HirShabeelle iyo dowladda federaalka ayaa qoraalkan looga dalbaday inay garab istaag u muujiyaan madaxda cusub ee maanta lagu doortay Jowhar. “Waxaan Alle uga baryaynaa inuu u fududeeyo howlaha loo idmaday, Madaxda la doortayna waxaan kula dardaarmaynaa inay u istaagaan Fulinta howlaha bulshadu ka sugayso, sidoo kale Bulshada HirShabelle iyo Dowladda dhexe waxaan ugu baaqaynaa inay u muujiyaan garab istaag iyo wadashaqayn guul horseedda,” ayuu ku sii daray qoraalka Xisbiga Himillo Qaran. Dhanka kale Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga hambayo ugu diray Madaxweynaha cusub iyo ku xigeenkiisa ee maanta HirShabeelle loo doortay. “Hambalyo madaxweynaha la doortay ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo Madaxweyne ku xigeenka Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed)” ayuu yiri. Qoraalka Xasan Sheekh ayaa intaas ku sii daray, “Waxaan bogaadinayaa dadaalka ay dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshadu ku bixiyeen dhismaha maamulka.” Ugu dambeyntii Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa madaxda cusub “Alle uga baryay inuu u fududeeyo howlaha loo idmaday, isagoo ku baaqay in la garab istaago maamulka cusub, si ay u xaqiijiyaan rajada shacabka.” Madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh oo ku mideysan Madasha Xisbiyada Qaran ayaa aad u mucaarada siyaasadda dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo, balse waxay doorashada HirShabeelle ka yihiin isku mowqif, sida ku cad qoraaladooda. Xigasho
  5. So far it seems so since he was funded by dowladda dhexe, but not openly.
  6. For a second, I thought this dude was the newly appointed Muslim-hating official to Pentagon. They are fascist far right corrupt Islam haters after all.
  7. Ethiopia's Tigray conflict sparks spread of misinformation With the Ethiopian government conducting a military offensive in the northern Tigray region, some people have taken the opportunity to spread misinformation online. This includes material either not directly related to the conflict or, sometimes, altered to make it look like it is. A manipulated image of a missile defence system Some have been sharing photos they say show an S-400 Russian missile defence system, claiming it is in use in the Tigray region to ward off Ethiopian air attacks. They also claim a Russian-made flamethrower system is being used. Accompanying text reads: "This weapon you see on the picture, even Ethiopia doesn't own it as a country. "The Tigrayans have it to protect themselves from air strikes." The photos each show a soldier in what appears to be the uniform of Tigray special forces, standing nearby. But these images have been manipulated, with the soldiers added in. Their shadows are either pointing in the wrong direction when compared with those from other objects or are too dark. In one of the photos, the soldier is also out of proportion when compared with the background. An online image search revealed the photos of the weapons system are from military exercises in the Astrakhan region, in southern Russia. A Russian-language video of that exercise was posted online in September, showing the system in action. The S-400 is an advanced Russian surface-to-air missile system, which only a few foreign countries have bought. And Ethiopia is not one of them. "Ethiopia has never imported an S-300 series or S-400 series... system and neither have any neighbouring countries," says Justin Bronk, of the Royal United Services Institute (Rusi), in London. The downed fighter jet not from Ethiopia Hundreds of Facebook users have been sharing a picture purporting to show a downed Ethiopian military plane burning on the ground. One post says: "Tigray special forces were attacked from the air. "They have destroyed one [Ethiopian] fighter jet and killed lots of special-force military (commando). "The fight is still going on." But a reverse image search reveals this picture is not from Ethiopia. An identical image appears: in a July 2018 Iranian-run Press TV report about a Saudi warplane shot down in Yemen. in a May 2015 Twitter post about a MiG-25 plane downed near the Libyan city of Zintan The misuse of Ethiopian Airlines crash photos Some have been sharing photos from the site where a civilian Ethiopian Airlines 737 Max 8 crashed, killing more than 150 people shortly after take-off from Addis Ababa in March last year. A misleading Facebook post - now deleted - claimed they showed body bags near the Tigray region, containing the remains of soldiers from the neighbouring Amhara region. There've been militia forces from Amhara fighting along with Ethiopian government forces. But other users pointed out correctly that these images were nothing to do with the current fighting in the Tigray region. An Ethiopian minister didn't urge soldiers to wear masks Screenshots of what appears to be a tweet by Ethiopian Health Minister Lia Tadesse have been circulating, mocking her for apparently posting Covid safety instructions to the military during a conflict. The translation of the supposed tweet reads: "With social distancing, sanitiser and wearing our masks properly, let all concerned bodies contribute towards the peaceful end of the war." But the screenshot is fabricated. And this tweet does not appear on her actual Twitter timeline. A look at genuine posts by the minister also shows she posts using an iPhone - and not an Android device as shown in these screenshots. Screenshots of what appears to be a tweet by Ethiopian Health Minister Lia Tadesse have been circulating, mocking her for apparently posting Covid safety instructions to the military during a conflict. The translation of the supposed tweet reads: "With social distancing, sanitiser and wearing our masks properly, let all concerned bodies contribute towards the peaceful end of the war." Beenbeensii
  8. Cali Guudlaawe oo loo doortay madaxweynihii saddexaad ee dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xusseen Cali Guudlaawe ayaa goor dhaw loo doortay madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle doorasho ka dhacday magaalada Jowhar. Cali Guudlaawe ayaa helay 86 cod halka musahrixii la tartamayay Cabdiraxmaan Jimcaale Cismaan uu helay uu helay cod 13 guud ahaan 99 xildhibaan ee codadkooda dhiibtay Madaxweynaha saddexaad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa horeyba loo sii saadaalinayay in uu ku soo bixin doono doorashadan oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirro iyo Xildhibaannno ka tirsan Dowladda dhexe ee federaalka. Goor dhaw ayaa lagu waddaa in loo gudbo doorashada madaxweyne ku-xigeenka oo ay ku tartami doonaan Yuusuf Axmed Hagar –Dabageed iyo Wasiir hore Maxamed Maxamuud Cabdulle [Maxamed Dheere]
  9. Cali Guudlaawe oo ku guuleystey doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Doorashada Madaxweynaha dowlad goboledka Hirshabelle oo goordhow soo dhamaatay ayaa loo doortay Madaxweynaha afarta sano ee soo socota Cali Cabdulaahi Xuseen. Doorashadan ayaa waxa uu madaxweyne ku xigeenkii hore ee Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen uu helay codad gaaraya 86 cod halka musharaxii la tartamayay ee Cabdiraxmaan Jimcaale Cismaan uu helay codad gaaraya 13 cod. Musharaxii la tartamayay Cali Cabulahi Xuseen ee Cabdiraxmaan Jimcaale Cismaan ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha afarta sano ee soo socota ee Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen. Waxaa goordhow la galayaa doorashada madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle iyadoo ay ku tartayamayaan Maxamed Maxamuud Cabdule iyo Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Xigasho
  10. PS Macharia proposes visa on arrival for Somalis Foreign Affairs Principal Secretary Macharia Kamau has said there are great unexploited trade opportunities between Kenya and Somalia. He cited tourism, which he said remains greatly unexploited, noting that currently Kenya receives 32,268 tourists from Somalia annually. He said the number can be tripled if the visa protocols are enforced and issued on arrival. Macharia said Somalia is on the cusp of a turnaround that could position it as an important country for business, trade and cooperation and could soon be a major source of tourist and hotel revenue for Kenya. He said countries like Uganda, Djibouti, Ethiopia and Turkey have seen the potential of Somalia and have direct flights to Mogadishu, something Kenya Airways should consider. Mcahraia was in Mogadishu to visit the Kenyan Embassy and assess its situation. “I have traveled to Somalia with a small delegation from the Ministry of Foreign Affairs that included the Director of Human Resources and Management and other specialists to look at the situation of our diplomatic team in Somalia,” Kamau said in a statement on Sunday. He said about 35,000 Kenyans presently live in Somalia while some half a million Somalis also reside in the Kenyan refugee camps with about 1.5 million integrated over time. The integration ration of Somalis to indigenous Kenyans remains among the highest in Kenya, the said the PS. During his tour, Macharia looked at the living conditions in Mogadishu and discussed strategic and security matters that are of concern to Kenya’s mission on operations in Somalia. “While here I’ve also had the opportunity to discuss other important matters with the PS and Minister of Foreign Affairs and the new Minister of Commerce that have touched on trade and cooperation between our two countries,” he said. He also engaged a number of international partners including the ambassadors of the European Union, the UK and the US. The PS also held talks with the political and military leadership of African Union Mission in Somalia (Amisom) based in Mogadishu and explored cooperation and opportunities between Somalia and Kenya. “The promise of trade and business exchanges between the two peoples of Kenya and Somalia is phenomenal and it could be transformational for both economies and societies,” said Kamau. He said the significant political and security challenges between Kenya and Somalia in the last decade should not bar what would be the enormous benefits from cooperation and business in the two countries. The PS said so far, Kenya has offered Somalia 500 plus scholarships in various areas of study and skills development to help the Somali state build capacity and skills for development. Somalia has in turn offered many young Kenyans opportunities for work in Mogadishu and other places in the country in areas of education, the hotel industry, as well as the construction industry. Xigasho
  11. Kiikuuyada are desperate. They are trying to bribe - an action they know a lot - dowladda dhexe now. Useless bribes. Kenya oo Soomaalida u soo jeedisay fiisaha dal ku galka Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya Amb. Macharia Kamau ayaa Soomaaliylda u soo jeediyay fiisaha dal ku galka ee lagu qaato garoomada, isagoo sheegay inay jiraan fursado ganacsi oo aan laga faa’ideysan kaasoo u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya. Macharia Kamau oo maalin ka hor booqasho ku yimid Muqdisho ayaa tusaale u soo qaatay dalxiisa oo uu sheegay in aan wali si weyn looga faa’iideysan, isagoo xusay in xilligan Kenya ay Soomaaliya ka hesho 32,268 dalxiisayaal ah sanadkiiba. Waxaa uu sheegay in tirada dalxiiska la saddex jibbaari karo haddii la dhaqan geliyo hab maamuuska fiisaha dalka ku galka ah oo la soo saaro marka la yimaado garoonka. Macharia wuxuu sheegay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay isbedel kaas oo u aqoonsan kara dal muhiim u ah ganacsiga iyo iskaashiga dhawaana ay noqon karto isha ugu weyn ee dalxiiska iyo dakhliga hoteelada ee Kenya. Waxaa uu sheegay in dalal ay ka mid yihiin Uganda, Djibouti, Ethiopia iyo Turkey ay arkeen awoodda Soomaaliya isla markaana ay duulimaadyo toos ah ku tagaan magaalada Muqdisho, arintaas oo ay tahay inay tixgeliso Kenya Airways. “Balanqaadka ganacsiga iyo isdhaafsiga ganacsiga ee u dhaxeeya labada shacab ee Kenya iyo Soomaaliya waa mid cajiib ah waxayna u noqon kartaa isbadal dhaqaalaha iyo bulshada labada dal,” ayuu yiri Kamau. Sidoo kale waxaa uu sheegay in caqabadaha waa weyn ee siyaasadeed iyo amni ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya tobankii sano ee la soo dhaafay aysan aheyn inay hor istaagaan waxa faa’iidada weyn u leh iskaashiga iyo ganacsiga labada dal. “Waxaan u safray Soomaaliya aniga iyo wafdi kooban oo ka socda wasaarada arimaha dibada oo ay ka mid yihiin agaasimaha waaxda shaqaalaha iyo maaraynta iyo khubaro kale si aan u eego xaalada kooxdeena diblomaasiyadeed ee Soomaaliya” Macharia Kamau. Waxaa uu sheegay in ilaa 35,000 oo Kenyan ah ay hada ku noolyihiin Soomaaliya halka nus malyuun Soomaali ah ay sidoo kale degan yihiin xeryaha qaxootiga ee Kenya iyadoo qiyaastii 1.5 milyan oo isku dhaf ah waqti ka dib. Xigasho
  12. Cali Guudlaawe oo loo helay musharax la tartama Diiwaan gelinta Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka HirShabeelle ayaa si rasmi ah loo soo xiray shalay. Ilaa hadda laba Musharax ayaa loo diiwaan geliyay tartanka Madaxweynaha waxeyna kala yihiin Cabdiraxmaan Jimcaale iyo Cali Cabdullaahi Xuseen “Cali Guudlaawe” oo hadda ah Madaxweyne ku xigeenkii hore ee waqtiga ka dhamaaday. Aqoon dheer looma lahan Musharaxaan kale oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Jimcaale oo ka soo jeeda magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, waxeynu wararku sheegayaan in loo keenay in uu camiro ama tartan la ogyahay natiijadiisa la galo Cali Guudlaawe. Guudlaawe oo ay aad isugu dhow yihiin Villa Somalia ayaa la rumeysan yahay inuu yahay madaxweynaha xiga ee HirShabeelle. Tartanka Madaxweyne ku xigeenka ayaa sidoo kale loo diiwaan geliyay laba xubnood oo kala ah Maxamed Dheere oo ka tirsan Xukuumadii HirShabeelle iyo Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed oo ah guddoomiyihii hore ee gobalka Hiiraan. Maanta ayaa la filayaa in Musharaxiinta Khudbadahooda jeediyaan iyadoo ugu dambeyna Arbacada ay dhici doonto doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka HirShabeele.
  13. Qof calooshiisa dhargan ayaa tahay. Dad ayaa qoraxda ku dishay xirooyinkaas aan kuu sheegay tan iyo sagaashameyadii. Reerahooda soo biilan lahaa hadduu qof u baxo. Haye, adiga goormaa noqoneysaa oo Khaliijka aad cabitaanka macaan ku cabeysid oo aad joogtid aan u maleeyo ka tagi doontaa?
  14. Another huge, huge victory for Mudane Rajab Dayib Erdogan. La'iintiisa waxba ma socoteen.
  15. Masaakiinta Dhadhaab iyo Kaakuuma qoraxda ku dileyso oo dhoof Mareykan sugaaye haddaa ka mid ahaan lahayd saan uma hadli lahayn, Gooni. Masaakiin badan ayaa sanadooyin laga baajiyey reerahooda la midoobaan, kuwa kalena dhoofkooda laga joojiyey ilaa hadda sugaayo. Boqolaal kun qaxooti sanadkii Mareykanka imaan jiray. Ninkaana wuxuu ka dhigay toban kun meelahaas oo wada badan dad aanan heysan diinta Islaamka. Heerka sare ee naceybka uu Muslimiinta guud ahaan iyo Soomaalida gaar ahaan u qabo ninkaas waalan haddaa ogtahay saan uma hadli lahayn.
  16. Madaxda caalamka qaarkood ilaa hadda u hambalyeynin madaxweynaha cusub ee Mareykanka cabsi ee ka qabaan ninkii waalnaa. Not Farmaajo oo saacado yar ka dib markii lagu dhawaaqay u hambalyeeyey
  17. The usual Soomaaliya-hating jaajuus posts his usual crap again on Twitter:
  18. Wiilkiisa, the cocaine addict ama gabadhiisa perhaps. But the cult will not follow them blindly as the same way they were to their crazy shactiroole wannabe father.
  19. Waxba yaala calaacalin. Reer Koonfur Galbeed iyo reerkaan Nayroobi ku shiray have both equal xildhibaanno in baarlamaanka. Wey isbaheysan karaan intee isku imaadaan, along with beesha shanaad and get madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha haddee rabaan saas. Shariif Xasan wanted to do this in 2017, I remember him meeting with Reer Waqooyi xildhibaanno. But Shariifka was too corrupt qof isku haleynaayo ma lahayn. Madaxweynaha Farmaajo now is trying to pull a new political manoeuvre by funding the selection of Guudlaawe in Hirshabeelle. In turn he wants to fund Reer Hiiraan as a guddomiyaha baarlamaan dhexe, so in order to sideline Shariif Sh. Axmed, Xasan Sheekh iyo Xasan Cali Kheyre because of 4.5 rule. Then make the prime minister a Reer Koonfur Galbeed. But what he does not know is that how tricky xildhibaanno are and will not select him at all; instead a neutral Reer Koonfur Galbeed might get madaxweynaha itself.
  20. Kan Maareeye lagu badalay, Dubbe, asagana bariga Burco ka soo jeedaa miyaa? Who ka soo jeedo galbeedka iyo waqooyiga Burco? Mahdi Guuleed? I see burco waa sida Gaalkacyo camal that is why you are differentiating aagageeda.
  21. I still vividly remember seeing the front page of the British tabloid Daily Mirror in 2004 asking Americans who re-elected Bush Jr: "How can 59 million people be so dumb?" Those were the numbers that re-elected Bush Yariisoow then. Now it seems they even got bigger and dumber and they are around 10 more million of them. I googled the original front page now and here it is:
  22. Our sister Ilhaan won big last night. And Joe is the more feasible candidate to win now. Dotard walwal baas ayaa haayo. Che, guryo Soomaali xabbado lagu furay after Biden was called for Minnesota ee maqashay?