Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,651
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Dhagaxtuur, I thought we talked about this of not giving up dalkeena iyo dadkeena in your last pessimist thread. Soomaaliya is bigger than kooxaha isbaarodoonka and shisheeye kalkaaliyaasha stooges ah. By the way, the latest moves by isbaarodoon militias, I will not call them uprising. They are not even one coherent group and mistrust one another. Dhibkaan yar waa laga baxaa hadduu Rabi idmo. Soomaaliya had seen much worse and overcame it.
  2. The full hadaljeedin in afka Ingiriiska: Muqdisho - (SONNA) - Tonight, I wish to address the Somali people, who have shown grave concern with regards to the current political situation and the future of the country. As we have repeatedly stated, we have always been ready to implement timely and peaceful elections in the country. But unfortunately, our efforts were hampered by individuals, and foreign entities who have no aim other than to destabilize the country and take it back to the era of division and destruction in order to create a constitutional vacuum. As a government, we have always been ready to implement, without any preconditions, national elections that are based on 17 September 2020 agreement, and the16 February 2021 Baidoa Technical Committee recommendations. I would like to commend the efforts of H.E. the Prime Minister, and the Presidents of Galmudug, Hirshabeele, Southwest State and the Governor of Banadir Regional Administration towards peace and welcome the statements they issued on elections. In order to successfully hold elections that are based on the above-mentioned agreement and recommendations, I would like to firstly call on all parties in Somalia to refrain from any and all actions that could lead to widespread instability in the country, including the politicization of the security forces, creating social divisions and the destruction of public property. Distinguished Fellow Somalis, The undeniable truth is that you have always stood by your government and continue to do so. You have demonstrated patience, maturity and patriotism. When I was elected as your President, you marched out of your homes to support this historic victory. You deserve a government that further strengthens that vigorous sense of patriotism. In reality, we will never allow the Somali people to fall into further destruction and displacement. Therefore, I call upon the parties organizing unrest, including politicians who were recently holding prominent political positions and are now aiming to assume public positions through chaos, to refrain from such acts. The last few days have given people clear indication of who harbors good or evil intentions. We have seen the clear distinction between those who cause displacement and those who saved lives. Instead of becoming ones who caused displacement, we chose to save lives. Political interests will end, but this land and this flag are eternal, and they must come before all of our other interests. We are also cognizant to the fact that it is our solemn duty to prevent any threat to stability and peace. We have defeated numerous outside influences that have invested significant financial and human resources in order to undermine our country’s development and serve their own interests. We refuse to allow our youth to be used as tools that destroy the lives and properties of Somali people. Tonight, the Somali people will be able to distinguish between those who are working to prevent elections and destroy national institutions, from those who are championing peace, nationhood and the unity of the Somali people. My fellow citizens, tonight, you will bear witness to those who seek to grab power through bloodshed and those who are willing to transition power through votes. Ladies and Gentlemen, As President, I am entrusted with upholding the constitution and have the duty to reconcile the previously reached political agreements with the latest Law passed by the House of the people. Therefore, I have decided to appear before the members of the House of the People of the Federal Parliament on Saturday to gain their endorsement for the electoral process that as agreed upon between the Federal Government, the Heads of Federal Member States and the Governor of BRA. The Federal Government of Somalia has always believed, and still sees dialogue, compromise, negotiation and the return to the discussion table as the only viable options, while honoring the 17 September 2020 agreement and the recommendations of the Baidoa Technical Committee. I hereby call upon all of the signatories of the 17 September agreement to come together immediately for urgent discussions on the unconditional implementation of the above-mentioned agreement. Finally, I urge all security agencies to maintain the stability of the Capital and the safety of innocent civilians, avoiding any actions that may lead to insecurity. I also urge the Somali people to support the armed forces in this regard. May Allah lead us towards the righteous path.
  3. So why do you support him and co? Xasan Sheekh too is corrupt. I can understand Shariif Sh. Axmed iyo Xasan Kheyre. But inta kale waa tuugo tuugo dhaafay.
  4. Qoraal ka soo baxay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku saabsan xaaladda dalka. Bismillaahi. Markii aan tixgaliyay duruufaha Adag ee uu dalku ku jiro iyo baahida loo qabo in xal deg deg ah laga gaaro arrimaha Doorashooyinka ee cakiran. Markii aan latashi ballaaran la sameeyay qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed. Waxaan soo saaray War-murtiyeedkaan: 1- Waxaan ku celinayaa markale sida aan uga xumahay xiisadaha colaadeed ee ka jiray Magaalada Muqdisho maalmihii la soo dhaafay iyo natiijada xun ee ka dhalatay, taas oo sababtey barakaca Shacab badan oo danyar ah. 2- Waxaan soo dhawaynayaa Warmurtiyeedka ay soo saareen labada Dowlad-goboleed Hirshabelle iyo Galmudug. Dowlad-Goboleedyada Puntland, Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Gobolka Benaadir, waxaan ka codsanayaa in ay qeyb ka qaataan geedi socodka nabada iyo dardar gelinta doorasho xor iyo xalaal ah. 3- Sida ku caddayd barnaamijkii xukuumadayda ee aan Baarlamaanka ka hor-aqriyay waxaan diyaar u ahay in aan dalka ka hirgaliyo doorashadii lagu heshiiyay 17-kii September 2020. 4- Dhammaan daneeyayaasha Doorashooyinka Dalka, waxaan ugu baaqayaa in ay u diyaar garoobaan in uu dalku aado Doorasho isla markaana la joojiyo dhaqdhaqaaq kasta oo wax u dhibaya arrimaha doorashooyinka iyo xasiloonda Dalka. 5- Ciidamada Qalabka sida waxaan farayaa in ay gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah isla markaana ay sugaan Amniga, si gaar ah waxaan taliyayaasha ciidamada u farayaa in dib loogu celiyo ciidamada xeryahooda. 6- Siyaasiyiinta Mucaaradka ah waxaan ugu baaqayaa in ay joojiyaan ficilada iyo dhaqdhaqaaqyada abuuraya Colaadda, waana in ay ku ekaadan Guryahooda iyo Goobahooda gaarka ah. 7- Doorka beesha caalamka waa muhiim, waxaan codsanayaa in ay sii wadaan taageerada ay u fidiyaan dadka iyo dowlada Soomaaliyeed. 8- Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan waxaan ka codsanayaa in ay nagu garab istaagaan dedaalada nabadaynta iyo xasilinta Dalka iyo sidii aan si nabad ah doorasho uga hirgalin lahayn Dalka.
  5. Waxaa maanta 26/04/2021 ciidamo uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ay qabsadeen hoteel seddex dabaq ah oo uu lahaa Isaaq Garoow oo ku yaalay KM4, magaalada Muqdisho. Ciidanka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame waxa ay goobta ku dileen hal qof, sedex kalena wey ku dhaawaceen oo dhammaan ahaa dadkii hoteelka Isaaq Garoow ilaalo ka ahaa. Dhammaan dadka dhibka loo geystay waa ****, kana tirsan beesha ****. Waxaan ugu baaqeynaa in Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo dadkii ka danbeeyay dilkaan iyo boobka hantida shacabka in si deg deg ah ay uga soo jawaabaan dilka ay geesteen. Gurigana ay u faaruqeeyaan ama ka baxaan. Waa talaabo argagaxiso oo loo geystay dadka la dilay iyo hoteelka la qabsaday. Golaga Samatabixinta **** waxa uu marka hore tacsi u dirayaa dadkii lagu dilay, Allah u naxriisto intii dhaawantayna Allah boqseeyo. Tan kale Golaha Samatabixinta **** wacaa uu si aad ah u cambaareynayaa talaabadaas foosha xun oo ay geysteen ciidanka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Waxaana ugu baaqeynaa in si dhaqso leh jawaab uu uga soo bixiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Maxkamad dalka iyo dibadiisa ayaan ku dacweyneynaa xaduuqa ay ay bilaabeen ciidanka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
  6. The more things change, the more they stay the same hore loo dhahay.
  7. 18 years later on SOL, we are still debating about this miyaa?
  8. C/raxmaan C/shakuur iyo maafiyadiisa is being warned here. His British baasaboor would be at risk, which he used to claim inuu dhalashada Ingiriiska ka baxaayo anyway. He didn't.
  9. The very foundation and existence of the dowladda dhexe is at stake marka every available tool should be used. I hope dowladda does cut the internet and it will if xaalka isbaarodoonka isbadalin. The misinformation and disinformation beenta badan cannot be allowed to go unchecked.
  10. Well, xaalka markuu saanyahay there are few options left. Phone lines will be allowed to work, only the internet la xiraa.
  11. Look at this mööryaan and his baasuuke. How many years was tuugaan waiting an opportunity like this? Indhihiisaa laga garanaa inuu dhiigyocab weynaaday yahay. If Xasan Sheekh iyo C/raxmaan C/shakuur think dhiigyocab like this dude will make them madaxweyne, wax badan ayee riyoonaayaan. Iyagaa isku dhacaayo intaanan meel la gaarin.
  12. Rabshadahaan oo kale markee dhacaan first action any dowlad takes is shutting off the internet. Dowladda dhexe should as well. Hormuud is the primary communications provider in Muqdisho. Dowladda should force it to shut it off for a few days since every faarax bililiqo rabo qashin iyo been cad soo galinooyo online, dadka kicinaayo. Dowladda should also take care of Universal TV and their wariyaal ku sheeg oo dabka hurinoyso. Universal never dared to report facts and reality in Soomaali Galbeed during Cabdi Ileey and it was his propaganda piece. It never reported ONLF movements. It also does not report any negative news from Jabuuti or cover mucaaradka from its inception in early 2000s. Again, it does report the reality in the labada maamul ee Waqooyi. Why? Because xoog ayaa loo isticmaalaa. Dowladda dhexe jiljileeca ayee ka aragtay and now only advocating the destruction of nation's capital.
  13. Ra'iisu-wasaare Rooble "waxaan ka xumahay in la qal qal galiyo amniga" M.FACEBOOK.COM Ra'iisu-wasaare Rooble "waxaan ka xumahay in la qal qal galiyo amniga"
  14. DEG-DEG. Kornel C/qaadir C/laahi “Wan soomanahay waxaanahay... M.FACEBOOK.COM DEG-DEG. Kornel C/qaadir C/laahi “Wan soomanahay waxaanahay saraakiisha labada shabelle Ciidan qaran oo...
  15. They want to have another failed Xaftar in Soomaaliya miyaa? Waala arki doonaa.
  16. Shirwac, Cabdi Nuure Siyaad, loona yaqaanay Cabdi Waal, was a vicious small time warlord in Muqdisho in early to mid 2000s. He controlled small pockets of Muqdisho, like xaafadda Warshadda Caanaha iyo Kulliyada Jaalle Siyaad. He was also an opportunistic who kidnapped and sold poor Soomaali citizens to CIA after qarixii weynaa ee sanadkii 2001. He was not alone in this. Maxamed Dheere, Maxamed Qanyare and others were doing this, too. This gave rise to the establishment of Maxkamadaha, which routed the warlords who controlled different xaafaddo of Xamar in 2006. Cabdi Waal was one of these warlords who created what they called Isbaheysiga Ladagaalanka Argagaxisada. After he and his fellow warlords were defeated in 2006, magaciisa dambe lama maqlin. I think he moved to Nayroobi.
  17. Ninkaan hoosana dagaalkii xumaa uu Maxkamadaha uu la galay sanadkii 2006 xasuustaa. Maantana nabad uu rabaa. Dadkii dagaaladii kululaa soo arkay nabad ayee rabaan.
  18. Markuu Xuseen Maxamed Faarax Caydiid nabaddoon noqdo, waa iska garan kartaa fowdo doonka meesha foosha xun ee taaganyihiin: Dagaal waxaa yaqaano qofkii ku soo jabay.
  19. I remembered this thread markaa aqrinaaye qashinkaan hoos ku qoran: Uusbuurka wuxuu intaas u aamusnaa waxaanuu soo mantagay. Maxaa la yiri, timirtii horeba...
  20. Waa runtaa. At least meesha hub ma yaalo. Many of these folks dowlad waxba kama yaqaanaan oo qalalaase iyo fowdo ku koreen ama ku dhasheen, garabeeshina lagu geeyey shaqadooda. This is why we want a strong state building with shaqaalo aqoon iyo.karti leh. Intii yar la dhisaba maafiyo cadow ah shisheeye adeegsanaayo Soomaali ku sheeg ayaa rabto inay lugaha qabato dowladeena. I hope in shaqada laga qaado waxee doonaan ha ahaadaan.
  21. They along with their master Kiikuuyo editor is openly pro-Kiikuuyo now. You will never find a a Kenya-based pro-Soomaali publication, like these dabadhilifs.