Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,789
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    273

Everything posted by Che -Guevara

  1. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Matt Baugh, Ergeyga gaarka ah ee UK. Labada mas’uul ayaa waxey ka wada hadleen xiriirka labada dal, arrimaha roadmap ka iyo horumarka laga sameeyey sida Go’aanadii Garowe (Garowe Principles) iyo shirka 23ka Febraayo lagu wado inuu ka dhaco London. Ergeyga gaarka ah ee dowladda Ingiriiska Matt Baugh ayaa waxaa ku wehliyey booqashadiisa James Hooley oo arrimaha Soomaaliya u qaabilsan dalka UK. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horeynta uga mahadceliyey wafdiga Ingiriiska booqashadooda ay ku yimaadeen Muqdisho, iyo sida ay Dowladda UK ay diyaarka ugu tahay inay beesha caalamka si wadajir ah arrimaha Soomaaliya meel uga soo wada jeestaan oo la filayo shirka 23ka Febraayo inuu noqdo shir wax weyn ka bedela arrimaha Soomaaliya. Matt Baugh ayaa sheegay in shirka London ee 23ka February lagu casuumay ilaa 40 Madaxda adduunka ah ujeedaduna tahay sidii beesha caalamka ay uga midoobi lahaayeen xal u helida Soomaaliya, ha noqoto dhanka amniga, burcad-badeeda, gar-gaarka bani’aadanimo iyo dhanka siyaasadda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Soomaalida ay rajo weyn ka qabaan shirka London loona baahanyahay in shirku uu noqdo mid Soomaalidu ay aayaheeda ku tashaneyso oo beesha caalamku ay ku saacidayaan, loona baahanyahay in shirka uu tixgeliyo horumarka ballaaran ee laga sameeyey Roadmapka. Horseed Media Xigasho: Xafiiska Raysul Wasaaraha
  2. looooool@Carafaat, it's disturbing your obsession AS and lap-dances/
  3. talk about disproportionate reaction including family picnic today loool
  4. ^You revive it just to do that-boy you hold grudges.
  5. Naxar...listen to the demontraters in the videos.
  6. Not sure but information seems to be getting out.
  7. ^looooooool..bal waayahe Duke, since it's dedicated to the new Issim, I will bow out. Congrats to him and may he serve his community and Somalis at large faithfully and honorably with Allah's will.
  8. ^Yes-good woman, and my cousin who's also from the cida personally knew the new Issim way back when he first came to Xamar from Gaalkacayo. Duke...You can't be related to this new Baashe...loool
  9. Sensei;777599 wrote: Jonis Mitchell aka cagaarshoow aka jaundice. Remedy: uus ari ayaa laguugu qubeenayaa, calooshana Dhuuxeey Faandho ayaa kaa qubeysa. looooooooool...you had me laughing
  10. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=JLyFb1ZFX0s" frameborder="0" allowfullscreen>
  11. Let's see what come of it but calling another shir is just silly.
  12. Maybe we should define the meaning of prominent in this context? two possible meaning noticeable or celebrated? Certainly, Ayan Hirsi is one of the most noticeable Somalis while Ahmed Gurey is one of the most celebrated. Meaning and context people without accusing each other of ulterior motives.