Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Maaddeey;778662 wrote: ^At least I'm not cheerleading for Xabash i and Xabash o , Alxamdulillaah! loool...the very definition of strange bedfellows.
  2. Ra'iisul wasaaraha iyo Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay wadfi ka socday Ingiriiska Isniin, Jannaayo 23, 2012 (HOL) − Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali iyo guddoomiyaha baarlamaanka, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta kula kulmay Muqdisho wafdi ka socda dalka Ingiriiska oo uu hoggaaminayo ergeyga gaarka ah ee Ingiriiska u qaabilsan, Matt Baugh, wuxuuna kala hadlay xiriirka labada dal, arrimaha Roadmap-ka, horumarka laga sameeyey go'aanadii shirkii Garowe iyo shirka 23-ka bisha Febraayo lagu wado inuu ka dhaco magaalada London. Ergeyga Britain ee Soomaaliya ayaa waxaa ku wehliyey booqashadiisa James Hooley oo arrimaha Soomaaliya u qaabilsan dalka Ingiriiska iyo xubno kale, waxayna ay mid mid ula kulmeen labadan mas'uul. Ra'iisul wasaaraha DKMG ah iyo Matt Baugh oo shir jaraa'id wada qabtay ayaa ka bixiyay sharraxaad kulankii dhexmaray; iyadoo C/weli Gaas uu uga mahad-celiyay wafdiga Ingiriiska booqashada ay ku yimaadeen Muqdisho, isagoo sheegay inay ku faraxsan yihiin Britain ay diyaarka ugu tahay inay beesha caalamka kala shaqeyso sidii arrimaha Soomaaliya meel looga soo wadajeesan lahaa. "Waxaan filaynaa in shirka London uu noqdo shir wax weyn ka bedela arrimaha dalka Soomaaliya uu ku sugan yahay," ayuu yiri ra'iisul waasaraha Soomaaliya oo shirka jaraa'id ka hadlay. Sidoo kale, Matt Baugh ayaa sheegay in shirka London ka dhaca bisha Feberaayo ee soo socota lagu casuumay 40 mas'uul oo dunida ka socda, isagoo ku tilmaamay ujeedadiisu inay tahay sidii beesha caalamka ay uga midoobi lahaayeen xal u helidda arrimaha Soomaaliya, sida amniga, burcad-badeeda, gar-gaarka aadanaha iyo siyaasadda. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa ugu dambeyn sheegay inay rajeynayaan inuu shirkaas kasoo baxo qodobbo horumar u horseeda Soomaaliya, isagoo xusay in loo baahan yahay in shirka lagu tixgeliyo horumarka laga sameeyey Roadmap-ka. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  3. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Matt Baugh, Ergeyga gaarka ah ee UK. Labada mas’uul ayaa waxey ka wada hadleen xiriirka labada dal, arrimaha roadmap ka iyo horumarka laga sameeyey sida Go’aanadii Garowe (Garowe Principles) iyo shirka 23ka Febraayo lagu wado inuu ka dhaco London. Ergeyga gaarka ah ee dowladda Ingiriiska Matt Baugh ayaa waxaa ku wehliyey booqashadiisa James Hooley oo arrimaha Soomaaliya u qaabilsan dalka UK. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horeynta uga mahadceliyey wafdiga Ingiriiska booqashadooda ay ku yimaadeen Muqdisho, iyo sida ay Dowladda UK ay diyaarka ugu tahay inay beesha caalamka si wadajir ah arrimaha Soomaaliya meel uga soo wada jeestaan oo la filayo shirka 23ka Febraayo inuu noqdo shir wax weyn ka bedela arrimaha Soomaaliya. Matt Baugh ayaa sheegay in shirka London ee 23ka February lagu casuumay ilaa 40 Madaxda adduunka ah ujeedaduna tahay sidii beesha caalamka ay uga midoobi lahaayeen xal u helida Soomaaliya, ha noqoto dhanka amniga, burcad-badeeda, gar-gaarka bani’aadanimo iyo dhanka siyaasadda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Soomaalida ay rajo weyn ka qabaan shirka London loona baahanyahay in shirku uu noqdo mid Soomaalidu ay aayaheeda ku tashaneyso oo beesha caalamku ay ku saacidayaan, loona baahanyahay in shirka uu tixgeliyo horumarka ballaaran ee laga sameeyey Roadmapka. Horseed Media Xigasho: Xafiiska Raysul Wasaaraha
  4. looooool@Carafaat, it's disturbing your obsession AS and lap-dances/
  5. talk about disproportionate reaction including family picnic today loool
  6. ^You revive it just to do that-boy you hold grudges.
  7. Naxar...listen to the demontraters in the videos.
  8. Not sure but information seems to be getting out.
  9. ^looooooool..bal waayahe Duke, since it's dedicated to the new Issim, I will bow out. Congrats to him and may he serve his community and Somalis at large faithfully and honorably with Allah's will.
  10. ^Yes-good woman, and my cousin who's also from the cida personally knew the new Issim way back when he first came to Xamar from Gaalkacayo. Duke...You can't be related to this new Baashe...loool