-
Content Count
29,716 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
^It was ONLF this time but I heard LA will be attacking LA.
-
Ciidanka Itoobiya oo xabsiga ka daayey laba mas’uul oo ay ku xireen Beledweyn Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidanka Itoobya ee ay xabsiga ka daayeen laba sarkaal oo Soomaali ah oo ay xalay fiidki xireen. Saraakiishaan oo kala ah Aadan Cabdulle Cawaale oo ah nin sheegta inuu yahay gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Ahlu Sunna iyo C/fataax Xasan Jaamac oo madax ka ah maamul la magac baxay Dooxada Shabelle oo isna sheegtay inuu maamul Hiiraan ayaa waxaa xalay xiray ciidanka Itoobiya kadib marki ay maleeshiyo ay kala wataan ku dagaalameen duleedka magaalada. Labadaan mas,uul ayaa marki lasii daayey kadib la hadlay warbaahinta waxaana ay sheegeen in aysan jirin wax xarig ah oo ay u geysteen ciidanka Itoobiya, sababihi ay u tageen xarunta ciidanka Itoobiya ee Baladweynana ay aheyd wada hadalo ay la qaadaneyeen saraakiisha Itoobiyaanka. Waxa kale oo ay sheegeen in ay kala hadleen saraakiisha ciidanka Itoobiya ee jooga Beledweyn arimo ku saabsan amaanka iyo dagaalki shalay galab ka dhacay duleedka magaalada. Labaduba waxay ka qoomameeyeen dagaalkaasi iyaga oo u tacsiyeeyey dadki ku wax yeeloobay iyo kuwi ku dhintay. Ilo wareedyo ku dhaw labadaasi mas,uul ayaa u sheegay Horseed Media in la xiray oo ay xabsiga ku jireen tan iyo xalay maqribki, waxaana labadooduba ka hor inta aanan la xirin ay isaga hanjabeen dhinaca warbaahinta. Magaalada Beledweyne ayaa waxaa gacanta ku haya ciidamo Itoobiyaan ah oo ka qabsaday kuwa Al Shabaab 31-ki bishi tagtat ee December sanadki 2011, waxaase sheeganaya qabsashada magaalada maamulada Ahlu Sunna iyo Dooxada Shabelle. Horseed Media
-
Just imagine Faroole with oil money-goodness me. It's ridden with a lot of opportunities if managed well or many pitfalls if misused.
-
Dagaal u dhaxeeya Dooxada Shabeelle iyo Ahlu Sunna oo galinkii danbe ee shalay ka dhacay duleedka Beledweyne Isniin, Jannaayo 16, 2012 (HOL) − Xoogag kala taabacsan Ahlu Sunna Waljameeca iyo maamulka Dooxada Shabeelle ayaa galinkii danbe maalintii shalay waxaa uu dagaal ku dhaxmaray duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobollka Hiiraan. Dagaalka oo ahaa mid leysku adeegsaday hub-ka noocyadiisa kala duwan ayaa ka dhashay kadib markii sida warar soo baxaya sheegayaan ay isku dhaceen xoogag ka kala tirsan labada garab oo ku wada sugnaa deegaannka lagu magacaabo Guufaale ee duleedka ka ah magaalada Beledweyne. Inta la xaqiijinayo waxaa dagaallkaasi ku nafwaayay ilaa Sadax ruux halka tiro kalana ay uu dhaawac ka soo gaaray kuwaasoo dhamaantood ka kala tirsanaa dhinacyadii dagaallamay. Saraakiisha labada garab ee dirirtu dhaxmartay oo aan xiriiro kala duwan la sameynay nooma suurtagalin in ay tafaasiil dhab ah ka bixiyaan dagaallka iyo sababaha dhaliyay intaba. Hasse ahaatee ciidamada dowladda Itoobiya ee fadhigoodu yahay magaalada Beledweyne ayaa markiiba faragalin toos ah ku sameeyay dagaallka iyaga oo mas’uuliyiinta labada dhinaca kala hogaamisa C/fitaax Xassan Afrax iyo Aadan C/dulle Cawaale u kaxeeyay xarun ay ku leeyihiin duleedka magaalada Beledweyne, halkaasoo ay su’aalo la xiriira dagaallka ku weydiiyeen. Dagaalka shalay dhaxmaray labada dhinac ayaa imanaya kadib khilaaf maalmihii aynu soo dhaafnayba ka dhax taagnaa labada garab kaasoo salka ku haya gacan ku heynta magaalada marka laga soo tago ciidamada Itoobiya. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online Diini@hiiraan.com Beledweyne, Soomaaliya
-
loool...this went horrible wrong for Carafaat.
-
loool....I thought you were done addressing. You can't help yourself can you? Your obsession with Fuad is bordering insanity. Fuad has four wives, needs no fifth, certainly not Woyane cheerleader. Do yourself a favor and go back to posting pics to wash off that shame. I will let you have the last word since I am generous mood.
-
^You flatter yourself dear but I will let you wallow in your delusions.
-
^looool..calm down dear. And you don't have to answer to my posts chica.
-
^Your unhealthy obsession with body parts and Saado Cali is disturbing to say the least. Look up the yellow pages for shrinks.
-
Raamsade;775196 wrote: . All we're saying is Xamar as we know it today with 16 Degmos predominately sits on a traditional lands belonging to known Somali clan/s. . Actually, that's more accurate and reflective of the current Xamar but I thought we were talking about historical Xamar minus degmooyinka built after 40s into 80s. I do remember people uprooted from Yaaqshiid when my family moved there in 80s were mostly from particular tribe. There was no denying that.
-
^Adi aamus nooh..loool meesha kubka la,isku dhagaaye
-
^You seem emotionally unstable...seek help!
-
Wow-there was quite debate Che's tribe in this thread....loool And how come nobody believes Gheelle.T. One of you few people that actually knows me in real life...loool
-
Narniah;775156 wrote: I didn't get that except the 'sagaaro' which means deer right? Pls explain lol qoob sagaroo means headlock, metaphorical one in this instance.
-
Raamsade;775168 wrote: Where are the Ina Godane and Shongale when you needed them? They ought to head up north to teach their clansmen about the virtues of Islamic brotherhood and the evils of qabyaalad. looooooooooooool...I don't know how you would feel though to do succeed in karbaashing the unruly tribes.
-
^I think their embassy might have been shutdown as well while back.
-
Narniah..They lock you in qoob sagaaro marko...looool of course with love.
-
^It was dubbed in horrible Somali though and you had adults crying as babies.
-
War jb, do you have actually videos like the ones posted in other threads showing Buhoodle is firmly under the control of the locals..loool
-
Nagadaa ninyahow are you saying Hodan goof aheed?:-) Maybe you were reer goof that used to chase us as kids when macalinka usha noo diri jiray.
-
Narniah...You are really made that?
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;775128 wrote: Saan haddee kusii socdaan, spring cleaning will come earlier this year. I don't think any of them read the Golden Rules when they joined. Or they are deliberately trying to break it. I think it's deliberate.
-
"Xamar dadka maanta degan dhan 60% cad cad ayey ahaan lahaayeen ayey cad cad Xamar loogu yimid." That's most ill-informed or willfully ignorant thing to say. Waraa MMA Hodan, Howlwadaag, Wadajir, Kaaraan iyo Yaaqshiid were built couple of centuries ago dee:-)
-
Seriously, SOL needs process to weed out crazies.