Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^Riyaale handed over Hooyo Bishaaro who was held and tortured in jail Ocaden!
  2. ^See problems could be solved if we give a moment of thought. Ayoub should encourage the entity he supports to handing over Somalis specially woman to Woyanes.
  3. Zack....Ayoub magtiisa hala siiyo xoolihii laga dhacaney haloo soo celiyo.
  4. "If the ONLF had issues with President Rayaale's forces, they should fight his forces not arson innocent truckers." loool Nagadaa ninyahow meelkale baa kagu baneysaa. N I thought you were being sincere about the poor woman's welfare:D
  5. Xiin...my dear friend Duke has the propensity of picking the wrong horse.
  6. Che -Guevara

    Amal Aden

    *Ibtisam;860330 wrote: Why is this news?! I thought it was a man before I read the words! lol Stop hating on the woman.
  7. Xiin....couple sites are reporting it. lol Abwaan I get my inside sources dee
  8. Che -Guevara

    Amal Aden

    You are writing Chinese.
  9. N here I thought you would invite me for toast on demise of our nemesis.. Caku iyo cagdheer. Belated Ciid Mubarak sxb.
  10. Abwaan;860273 wrote: Xiin sii wad sheekada, Cali Khaliif-na ku soo dar, naga daa cayaartee. waryaa dont remind Aw Xiin the family wont be running the country..lol But seriously though the concept if power is very skewed in the Somali.
  11. Some folks are selectively outraged.
  12. NGONGE.....It seems you are more than OK with crimes Zenawi's admin committed against Somalis. Maybe to you, that's not worth any emotion and that's fine.
  13. Wiil Cusub;859981 wrote: Shame on all this scripts in SOL What are you on about?
  14. Elpunto.....He's not on the available list so far.
  15. Muqdisho (RBC) Kadib dood iyo isjiid jiid maalmo qaadatay oo u dhexeysay guddiga xulista baarlamaanka, Sheekh Shariif iyo xafiiska UNPOS ayaa ugu dambeyntii waxaa xalay la fasaxay 27 xubnood oo ka mid ahaa taageerayaasha kooxda Aala Sheekh oo horey loogu diiday inay ka mid noqdaan baarlamaanka cusub, sababo lagu sheegay inay shuruudaha buuxin waayeen. Fasixida xubnahan 27 ah waxaa si rasmi ah u xaqiijiyey gudoonka guddiga farsamada ee xulista baarlamaanka cusub, oo sheegay in arinta loo bedelay qaan qabiil sidaasi darteedna ay adkaatay in cid laga horjoogsado soo gelista baarlamaanka cusub. Xubnaha magacyadooda la fasaxay xalay waxaa ku jira Sheekh C/qaadir Cali Cumar oo horey u ahaan jiray wasiirkii arimaha gudaha DKMG (xilligii Cumar C/rashiid) sanadkii 2007 illaa 2009 ahaa gudoomiyihii dagaalyahanada Maxkamadaha Islaamiga ee Muqdisho. Sidoo kale waxaa shakhsiyaadka la fasaxay ku jira Xasan Macalin oo horey u ahaa wasiiru dawlihii madaxtooyada Villa Soomaaliya iyo C/kariin Xasan Jaamac oo isaguna ahaa wasiirkii warfaafinta. Warar si hoose u soo baxay ayaa sheegaya in weli aan la fasixin C/raxmaan Ibbi oo wasiir kalluumeysi soo noqday haddana ka mid ah dadka loo heysto inay hanjabaad u direen guddiga farsamada iyo C/casiis Sheekh Yuusuf oo isaguna ahaa wasiirka caafimaadka mudo labo jeer. Dadaal weyn oo beryahan uu sameeyay Sheekh Shariif ayaa dhaliyey in xubnahan loo ogolaado inay baarlamaanka galaan, waxaanamaqnaashahooda loo arkay dharbaaxo weyn oo ku timaada ololaha madaxtinimada Sheekh Shariif waayo iyaga la’aantood way adkaan lahayd in cod fiican uu Sheekh Shariif ka helo baarlamaanka ay ku tirada bateen taageerayaasha C/weli Gaas iyo Shariif Xasan. Celinta xubnahan oo markii hore loo daliishaday dagaal oogayaalnimo iyo u ogolaanshahooda oo haddana loo maray hab qabiil waxay qeyb ka tahay dagaalka u dhexeeya musharixiinta saddexda ah ee kala ah Shariif Xasan, Shariif Axmed iyo C/weli Gaas. Waxaana loolanka ka ku xiga uu noqon karaa midka baarlamaanka dhexdiisa ah maadaama ay hadda arinta ka soo gudubtay banaanka baarlamaanka. RBC Radi
  16. Didn't care for this dude but kudos to him for speaking his mind unlike minions in Hargeysa and Garowe mourning Zenawi's death.