-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
^Riyaale handed over Hooyo Bishaaro who was held and tortured in jail Ocaden!
-
^See problems could be solved if we give a moment of thought. Ayoub should encourage the entity he supports to handing over Somalis specially woman to Woyanes.
-
Zack....Ayoub magtiisa hala siiyo xoolihii laga dhacaney haloo soo celiyo.
-
"If the ONLF had issues with President Rayaale's forces, they should fight his forces not arson innocent truckers." loool Nagadaa ninyahow meelkale baa kagu baneysaa. N I thought you were being sincere about the poor woman's welfare:D
-
An innocent Somali man falsely jailed for rape wins suit.
Che -Guevara replied to Nin-Yaaban's topic in General
Moral of the story-wrap it up.. -
In The Spirit Of The Somali Elections: A Unionist Burcaawi!
Che -Guevara replied to NGONGE's topic in General
LOL -
*Ibtisam;860330 wrote: Why is this news?! I thought it was a man before I read the words! lol Stop hating on the woman.
-
Zenawi’s Death: The Futility of Enlarging an Enclave Hero
Che -Guevara replied to Abtigiis's topic in Politics
N here I thought you would invite me for toast on demise of our nemesis.. Caku iyo cagdheer. Belated Ciid Mubarak sxb. -
South Somalia Close to Cannibalism as they feast on Hyena carcases
Che -Guevara replied to Qudhac's topic in Politics
What's to you what people choose to eat? -
Some folks are selectively outraged.
-
7000 post
-
NGONGE.....It seems you are more than OK with crimes Zenawi's admin committed against Somalis. Maybe to you, that's not worth any emotion and that's fine.
-
Wiil Cusub;859981 wrote: Shame on all this scripts in SOL What are you on about?
-
Elpunto.....He's not on the available list so far.
-
Muqdisho (RBC) Kadib dood iyo isjiid jiid maalmo qaadatay oo u dhexeysay guddiga xulista baarlamaanka, Sheekh Shariif iyo xafiiska UNPOS ayaa ugu dambeyntii waxaa xalay la fasaxay 27 xubnood oo ka mid ahaa taageerayaasha kooxda Aala Sheekh oo horey loogu diiday inay ka mid noqdaan baarlamaanka cusub, sababo lagu sheegay inay shuruudaha buuxin waayeen. Fasixida xubnahan 27 ah waxaa si rasmi ah u xaqiijiyey gudoonka guddiga farsamada ee xulista baarlamaanka cusub, oo sheegay in arinta loo bedelay qaan qabiil sidaasi darteedna ay adkaatay in cid laga horjoogsado soo gelista baarlamaanka cusub. Xubnaha magacyadooda la fasaxay xalay waxaa ku jira Sheekh C/qaadir Cali Cumar oo horey u ahaan jiray wasiirkii arimaha gudaha DKMG (xilligii Cumar C/rashiid) sanadkii 2007 illaa 2009 ahaa gudoomiyihii dagaalyahanada Maxkamadaha Islaamiga ee Muqdisho. Sidoo kale waxaa shakhsiyaadka la fasaxay ku jira Xasan Macalin oo horey u ahaa wasiiru dawlihii madaxtooyada Villa Soomaaliya iyo C/kariin Xasan Jaamac oo isaguna ahaa wasiirkii warfaafinta. Warar si hoose u soo baxay ayaa sheegaya in weli aan la fasixin C/raxmaan Ibbi oo wasiir kalluumeysi soo noqday haddana ka mid ah dadka loo heysto inay hanjabaad u direen guddiga farsamada iyo C/casiis Sheekh Yuusuf oo isaguna ahaa wasiirka caafimaadka mudo labo jeer. Dadaal weyn oo beryahan uu sameeyay Sheekh Shariif ayaa dhaliyey in xubnahan loo ogolaado inay baarlamaanka galaan, waxaanamaqnaashahooda loo arkay dharbaaxo weyn oo ku timaada ololaha madaxtinimada Sheekh Shariif waayo iyaga la’aantood way adkaan lahayd in cod fiican uu Sheekh Shariif ka helo baarlamaanka ay ku tirada bateen taageerayaasha C/weli Gaas iyo Shariif Xasan. Celinta xubnahan oo markii hore loo daliishaday dagaal oogayaalnimo iyo u ogolaanshahooda oo haddana loo maray hab qabiil waxay qeyb ka tahay dagaalka u dhexeeya musharixiinta saddexda ah ee kala ah Shariif Xasan, Shariif Axmed iyo C/weli Gaas. Waxaana loolanka ka ku xiga uu noqon karaa midka baarlamaanka dhexdiisa ah maadaama ay hadda arinta ka soo gudubtay banaanka baarlamaanka. RBC Radi
-
Didn't care for this dude but kudos to him for speaking his mind unlike minions in Hargeysa and Garowe mourning Zenawi's death.