Mayaani

Nomads
  • Content Count

    316
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mayaani

  1. Xaaji Xunjuf;698133 wrote: ina cuma jees ka sheeke Ina Cumar Jees ku qorwo labaatan sano arin dhacday. Qabuurahana ma faagto.
  2. Walee land land waa laysku arkay. Nin walboo aqoonsi ha raadsado sida Somaliland.
  3. Zack, Somali passaporkeeda xataa waa ku jiraa video. Somali qaxooti ah bey layeen oo leeyihin Khadafi bey u shaqaynayaan. Dadkaan video caloshood shaqaystayaal uma eka ee waa lasoo qab qabtay because of their color.
  4. Anagaa isku maqan oo isku xoog badan. ilaahay ha u gargaaro.
  5. Xaaji xeyraanka daa meesha qaran ma joogee. Hadii aad mujaahideen ahaan jirteen hadaa jihaad kugu socdaa ee ogow.
  6. Duke, Mohamed Dheere is another warlord not a clan leader. Few days ago you posted wonder comment about stopping clannish fiefdom and I applauded you because I taught you finally realize we (Somalis) belong one clan which is Somalia. I properly was wrong because you still preaching hatred but you aren’t alone most of us this forum do so everday.
  7. bal adba garo waxay ka wadaan hadalkaan. malaha ayagu waa habro iskaashaday:):)
  8. Duke Maxamed dheere jaceyl uma buun bunisidee ma balayo inta socota ka weynbaa rabtaa inay dhacdo so your cynical dream will be fulfilled.
  9. Sefweyne;696191 wrote: Mohamed Naasa Dheere, what a complete waste of oxygen! Xaa ku foolxuma qabkiisa jabay, Joodarigii u Cabdullahi yeey baa iga xaday lahaa ha loo raadiyo.
  10. Duke, No more conference come to Mogadishu if you want save Somalia otherwise cheer your clanish flag as you always do.
  11. Good statement ya Duke, so let us start peace process SOL first.
  12. Xaaji adaa nabada diidan dhul aadan lahayn baad goosanayaa leedahay. Nabadu waxay ku jirtaa in dadka xaqooda iyo doonistooda la ilaaliyo.
  13. Oba sharifku haduu tago wadankan wadankiisa ma aha calan cusubna wuu la soo baxaa. Xaa asaga u diiday minay Putland iyo Somaliland calan yeeshen.
  14. ^This is Somalis forum not Ethopian so restore your dignity and know differences.
  15. gooni;691040 wrote: dadkii dhantay alaha u naxariisto lamana iloobi karo dadku canbe gaari ka dhacay maahan lakiin dadkaan waayarada isaga khaldamay dadkii laayayna waxay u bixiyeen mujaahidsnm dadkii difaacayna dambiile hadda maamulka hargaysa hadii jabhad itoobiye lagasoo abaabulay kusoo duusho ma gacmahay laabanayaan? waa maya!!! hadaba dawlad kasta waajib baa ka saaran dadkeeda iyo dalkeeda. haraadigii snm maxkamad ha lasoo taago si dadku labada dhinacba isugu calool fiyoobaado. Xaqiiqdi waad sideed u sheegtay cidna xaqeeda yaan duudsiin.
  16. Asking your brother for help isn't bad idea and nothing to be ashamed.
  17. oba hiloowlow;690273 wrote: Waryaa haku dambaabin culimadda afka yey ku qaloocan. Waabu culima u ekaa hada dilaaley noqdey adiga yuusan ku gadan.
  18. Xaaji Xunjuf;690007 wrote: Xabashi boy Passer by , Maxammad cumar cismaans guns are aimed towards Ethiopia and your TPLF that should answer your question and not towards Somaliland or Somalia. Hadaad Xaaji rasmi tahay. Tell Passer boy get lost.
  19. oba hiloowlow;690196 wrote: LOL awalba kan xaa laga dheefaye Sharifka xaa laga dheefay aan been ahayn.
  20. Looma oyaan bey Somalidu noqotay meel walba oo aduunyada ka tirsan mid baa yaala. Ilaahayow dadkaan garaadkoda u soo celi. Somali shores became other nations naval ground.
  21. adigaa ku doodayey xoriyad baa meshayada ka jirta melaysan ka jirin xuquuqul qowl.
  22. freedom speech freedom speech:confused::confused::confused::