Mayaani

Nomads
  • Content Count

    316
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mayaani

  1. Saalax aniga wax iima kale duwana African Troops iyo Gumaysiga Ethopia adiguse waad la dhacsantahay oo aad jeceshahay when ethopian doing your dirty job by killing so call your enemy or other somalis who are against your dream.
  2. Xaaji nobody is claiming you adiga inaad sanka naga galisa raba waxaan soconin 20 sano.
  3. Past is past and we all suffered. you have move on and realize you can't bring back dead people to life.Waxaa xumaan tirsanaysid intooda kale ayaad gaysatey.
  4. Politic that you give up your own to be slaved has no sense and visible future.
  5. Somalilander that support is Ngone kuwaankale Xaaji,Liibaahele kan Qodax labaxay qabyaalad ku dheer.
  6. killing is one their mission and collecting some money. you don't shell city no regarding who is going to hit. Saving Somali lives isn't what have in their mind.
  7. Libaaho conversation isn't about somali girls and what happen to them. It is about AMSOM and their mission. your input about this debate isn't health one. Gabdhaa la kufsaday aids baa dad lugu riday baa la wargeysa ninyahow jirdaada gurigiina la joog.
  8. Buhoku ma kala yaqaan Somali iyo Somaliland. Hadu gabar soomaliyeed fara xumeeyana waa kuu magac xumo waa hadii wax damiir ah kugu harsan yihiin.
  9. Buhoku ma kala yaqaan Somali iyo Somaliland. Hadu gabar soomaliyeed fara xumeeyana waa kuu magac xumo waa wax kugu harsan yihiin.
  10. Waryaa Libaahe gabadhaha reeraha yaan wax laga shegin kaftan xad maquul ah ha lahaado.
  11. He has undeclared title being too close to president that is what made Faroole angry.
  12. ^Laba nin oo isku qola ah haday wanaaga guud isku racaan maxaa ku jaban walaal.
  13. let every clan call thier own bugcad a country so we can see and realize that one tribe can't become a nation.
  14. Che knows his enemies intention. if that is phobia so be it.
  15. Darawal reer waqooyi baa ku yiri nin reer Baydhabo ah markii boostejadii la gaaray. Waryaaya soo dhaadhaca, Baydhabo guy baa ugu jawaabay "ma dha'oow ee dhuug sadee".
  16. Nabadiid waa kan dhex taagan meel aan laga rabin samaynayaa wuxuu somaalida kale ku eedeya. Waa nala laayey iyo wax lamida ku hadla.
  17. Mr Duke likes bash my northern brothers same time he likes to emulate them by cheering when his beloved president visit "Honorable Meles".
  18. War waxaan dad ma ahan. Umadaan caqligoodee xaguu aaday. ma qaali hurshaa u xukumay wasiirnimada.
  19. clear policy divide and rule. doqon baan ogen.
  20. So he was rebel but he doesn't want his country to be divided.
  21. Waxaan uga gudbi karnaa inaan codowgeena ka adkaano. In nin walba walalkiisa soomaaliyeed ixtiraama si karaama soomaliyeed loo soo celiyo. Qof walbana danta guud ee umada ilaaliyo.
  22. Xaaji meesha kaligaa ma lihid ee u ogolow ummada kale rabitaankeeda. in order to succeed you have to respect rights and views of others.
  23. Dawladani inay shaqanaysa ayaan u malaynayaa maxaa yelay Nina iyo Duke baa is raacay. Viva Somalia
  24. Oba naga daa Sherif iyo daacad waa kala dheer yihiin lakin ilaahay ha soo hanuuniyo nabadna Somaliya ilaahay ha u keeno.