Mayaani

Nomads
  • Content Count

    316
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mayaani

  1. Som@li;743485 wrote: This is nothing but merely another project to milk international donors, what is the agenda of this meeting? and what does it mean half in Mogadishu and Half in Garowe? Agree, this is another Majiga project, and mark my word, it will yield nothing, Why can't the Somali people do it themselves without Mahiga and Sh!t! Good point! laakin Somali ma uma inay is hogaamiso ama isu tanasulaan. Sharif iyo ma xishoode Faroole waxoodu waa hal bacaad lagu lisay jug jug meeshaada joog.
  2. Nuune, haday sidaa u kale qaybsan yihiin walee waxay ku socdaan wadayadii xumayd. ilaahay xaqa ha tuso.
  3. Blessed, you can watch whole movie at vimeo.com. Just type in 'Koran By Heart'
  4. Umad xaqdaro ku socota har iyo habeen siduu ilaahay uga saara dhibaatada. Kooda laciifka ayay ku xadgudbaan oo intaas dhibaataynayaan. Ilaahay umadaan xaqa ha tuso.
  5. Ninwalboo samaanta ku dadaal si ilaahay dhibaatada Somalia uga saaro. kala qobqobka iyo qabiilaysiga waa waxaas aan manta ku jirno na baday.
  6. Salax Ilaahay Yusuf ha u naxariisto saa ilaahay baa naxarista haystee. Dadka kaloo dhintayna Saalxoow qabuuraha inaad ugu dhacdid ma fiicna wax walbey sameeyenba.
  7. Somalia way ka go'ayaan hadii aan la siin waxay xaq u lahaayen.
  8. Anigu waxaan ka sheego ma aqaan Silaanyo. Sheekh Dalxiis hada dalxiis wuu dhaafay Music Mogul ila muuqdaa iyo Faroole quuqle waa laba wax matarayaal ah oo damiirka dadnimo uu ku yar yahay.
  9. Ilaahay ha ka dulqaado dhibaatada haysata Umada Somaliyeed.
  10. Zenawi lala soo kureeysto waaye hadii kale xiliga aad buu u yaraanayaa.
  11. Next coming conference Mahiga will appoint new president so let see who comes after Sherif. unless we realize that we lost our Sovereignty then nightmare will continue!!!
  12. Abwaan adaa ka jawaabe dawlad hadii awood isku difaacdo lahayn ama go'aan ku soo saari karin waxay dowlad ku tahay ma aqaan taasna waa mid aan aminsanaa horay iyo hadaba. Farmaajo tageeradiisa Soomalida sawiradooda kor ku aragtaan oo cid walba leh baa la mid ahay.
  13. Xaajiyo waa wareerney wax la aamino ma jiraan maxaa yeelay Soomaali ayaaban is aaminayn malaha wax laga sugaa Ugandhana kaba sii daran.
  14. Naxar Nugaaleed;729423 wrote: ^I am at a complete loss as to what you have against farmaajo. now his a lier, if you don't mind what is it? Bal adba garo, may be is personal thing that most us have no clue what so ever or may be Abwan will write a book "Contemporary Somali Politic for Dummies " then detail what we are missing here.
  15. Abwaan waxaan dadku arkin baad aragtaa baan u maleyn. This isn't for Farmaajo bigger than him. Hadaad ogeyn wax dowlada Somaaliyeed layiraahdo inaysay jirin Farmaajo wixii ku dhacay baa daliil kuu ah. Wixii kartidiisa ahayn ee awooday waxay ila tahay inuu qabtay tusayn Soomaalida hufan in Qaranimadoodii mar hore luntay asaguna maanta tusaale u yahay.
  16. Appears people of Mudug Region lost confidence Mr. Faroole nowdays and his utmost critics hail that region if that is true it will be his down fall.
  17. Waxay ila tahay inaan loo kala harin xumaanta, miyaadan la yabayn ku xukuma Kilinka Shanaad oo har iyo habeen xasuuqaya dadkooda. Xisaabtan wuxuu jiri karaa markaan garano cadowga rasmiga ee aan lee nahay guud ahaan qowmiyada Somaliyed meel walba ha ka jooganee Geeska Afrika.
  18. Abwaan, dadka qaarkii waxay rumasan yihiin dawlada Farmajo wax yar qabatay anigana sidaas bay ila muqatay. Laakin dadka badankii ma aha inay aminsan yihiin Farmaajo in uu hayo furihii nabada ee Somalia balse waxay ka caraysan yihiin xumaantii ka dhacday Kampala. Mana aha inay qabiil ku tageerayaan. Adigu TFG haday kuu wada xun yihiin waa wax la gartay laakin inaad tiraahdo Somali banaan baxday ma arag waxaan u arkaa jikaar iyo muran jecli.
  19. His options were zero but this way he can at least show people that if you have something resembles sincerity you will not survive Somali Politic.
  20. Abwaan;728212 wrote: Mooge, are we normal? lol... Mooge inuu fiyooben waan ogayn adigana sidiisoo kalaa tahaan u malaynayaa. Haduu Tarsan abaabulay Xamar yaa lacagta aad sheegis siyay Soomalida dunida dacaladeeda ku nool oo shucuurtooda soo ban dhigay. What is your logic?
  21. ^^Oba don't confuse brother, Sharifku inuu lafihisa u noolado dhib iguma hayso gacantana kuma hayo dhimashadiisa iyo noloshiisaba. Inay Soomaali is raacdo oo walaalo noqdaan my life time waa waxaan jeclaan lahaa.
  22. Give me a break Oba, Sharif wax lagu taagero ma arag siduu diyaarad u saarnaa baa waqtigii ka dhamaaday. Xalinta dhibaatada Somaaliyeed asaga iyo Sharif Sakiin ama Faroole Fanax weyne ma hayaan, ur kale in ilaahay u bixiyo mooyane.
  23. RaMpAgE;726039 wrote: I don't know what these guys are fighting, but both Ina Yeey and Sharif are some of the worst men the Somali nation has eve bore . Corrupt, ignorant and Stup*d are what best describes them, both cowards who sold out their nation and their people. Whats worse is those that support them, and hid behind the behind Somali Nationalism, when in fact they support them for blood reasons. Good point, labadoodu waa isma dhaanta iyo dhasheed kuwa tageerayana waxay ku tageerayaan waa la yaqaana "Qabiil iyo qurun".
  24. Shiekh Sharif ha nolaado Somaaliya ha is raacdo!!!