Mayaani

Nomads
  • Content Count

    316
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mayaani

  1. Bilcaamahaan maxay la salaq dhabanayaan ayagu ma gurigooda ku ekaadan.
  2. Duke, markaan threadka arkey waxaan rabey inaan ku dhaho " War ninku waa qolama" but not this guy, he gripes a lot every time he looses a game so sorry we have lot of whiners.
  3. I think xaq daradaan kala galeyno baa dhibaatada noogu wacan oo aan midkeena xumaanta wadaa la qabanayn. Ilaahayse umadeena xaqa ha tuso.
  4. Jacpher;715329 wrote: ^Ballo ku daba-rogatay. War aflagaadadu maxay aheyd? Wamin sharri... Zackagoow waa dhab, our neck of the wood, bilcaan waxaa lagu yiraahdaa especial kind of girls. Walaal maxaad balada ila doonatay, yaan aflagaadeeyay oo aad aragtay? mida kale reer Joore bilcaan amaanayo waligeey ma arag.
  5. Erayga Naag waligeed baa la isticmaali jiray in laga xanaago ma aha. Waa la og yahoo dadka qaarkii hadal qalafsan bay ula muuqa taa siiba reer koonfureedka lakiin hadaad aado middle of the country toward north caadi bay ka tahay. Inaad qof aadan aqoon ku tiraahdo nayaa ayadana waa laga fican. Mida kale Paragon haduu yiri naagtan wax qalad muusan oran. Goorma la yiri erayga naag ha laga saaro af Soomaliga?. Mida kale yaan laysku talax tagin ee bahashu kaftan ha ku ekaato. Waxaan u malayaan inaan badankeen personally la isu aqoon oo waxaan wada nahay "daborogato".
  6. Jacaylka, Hadaad cid wax yeeshay maad cabaadeen 20sano malaha ciil baa kugu haray.
  7. i liked aan soo wada dhar dhigano aan is aragnoo inaan dad waashay nahay maxaa haray abooto kutubeey state?
  8. Jacaylbaro;711990 wrote: IMPRESSIVE ........... I guess you liked carpet that flies every where that President goes.
  9. Ducaysane;712087 wrote: This Somaliland and Puntland thing is getting my last nerve. Could you guys cool it little bit down. Thanks Inaad ku qarawdaan kaaga baqayaa, meeshan baad ku haystaan afhayeenada PL and SL.
  10. Three million Xamar ma joogtee naga daaya dee wax kale ku dooda. Dadkii magaalada daganaa ilaa iyo Kenya daadsan yihiin.
  11. Jacpher;710900 wrote: Cancerkaan ma soo gaaray Mombasa. Hide your kids, hide you wife Snatchin your people up Tryna rape em so y'all need to Hide your kids, hide your wife Hide your kids, hide your wife Hide your kids, hide your wife And hide your husband cuz they're rapin everybody out here Jacpher ninkaan maxaa iskiin baray....
  12. ^Inuu ina adeeradii qawrici jiray tuhun daradii kaliya intaas baan ka garanayaa. aqoontisa kalena umaba baahni hada, adiga noo xaji markaan rabnaan ku weydiinaynaa...
  13. Kamaavi;709971 wrote: Turki nin la mida Jubooyinka ma soo marin, Ilaahay ha xafido caafimaad deg deg ahna ha siiyo. .... Hada soo taa lahayd waa necbahay shabab, waxaaku waa calooleyda ma cunee fuudkeedaan cabaa.
  14. Zack take break Kamaavi bal u yaradaa waad ku xiiqdayee bahasha, mar aad Oba eryato iyo mar aad Somalina is jiid jidaan baa waqtigu kaaga dhamaaday ayadoo ruug cadayaashi SOL aka DUKE, Jacaylka iyo rag kaloo aan halkaan kusoo koobin karin kuu dhiman yihiin.
  15. bilan;709771 wrote: Faafanow adaan rabin inaad wax fahanto, laakiin adigu ma reer kismaayo baa tahay marka hore taas iiga jawaab, (reer kismaayo waxaan ka wadaa ma ku dhalatay, ma aabahaa baa ku dhashay mise awoowgaa). Bilan, tolkiisa ayaa ka yimid sidaa awgeed waxay lamid tahay inuu ku dhashay. mida kale yaa is waydiiya suaalahaas xiligaan, ninkii roon(xoog badan) baa reerka u hari.
  16. Oba Prof adigana kulama tashan miyaa. wixii complaint aad qabtid Zack u sii mari waalagaga soo jawaabiyee.
  17. What section he met? Or he met his own sub-clan. This is certain as we do all Somalis, reerka wild believed they own place so they decided to build own maamul like others did. Sidaa daradeed Zack shaqaa meesha uga soo baxday “Af hayeenka State of Azania”.
  18. NGONGE;709414 wrote: Notice how almost all the ones replying to this thread are all from SL? War safka hore ka baxa dee, waad na kashifteen. :D:D Waa la heshay u sheeg xumaanta ku kala hara waxaan fashil waa dhaafen. Inaad qof muslim ah xumaan la jeclaatid waa laga fiican yahay diin ahaan. AUN dadkaas xaq darada lagu dilay.
  19. Somaliland ku dayo, Land baa laysku ogaaye Azania waxaa asal la aqoon baa bilaawatay.
  20. It is good move if they stick their decision but I have doubt these flip floppers will have guts to confront their masters.
  21. Another Southwest State and another Shaarcase what waste time and energy.
  22. ^^ Kuma labadooda awood u leh dastuuriyan inuu wax cayriyo barlamaanka ama madaxweynaha?
  23. Ninkaan Mahigaan maan doorane madaama isugu uu yahay defact leader maxaa yeelay Somalidu isuma ogla inay ayaga is xukumaan. Waxaase iigu daran inay ayagu isu tanasulaan lagama yaabo oo go'aan umada dan u ah qaataan.