Mayaani

Nomads
  • Content Count

    316
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mayaani

  1. Mr Somalia dad baan garanayn wax danta guud ay tahay. Haddi TFG guulaysato inay faaiido u tahay Puntland iyo Somalida kale oo lagu calaalin meel waxba oolin. Inay magac xumo keento mooye wax kale aan laga faa'iiden.
  2. Xaajiyoo hadaad goosatay qoladaan warkooda maxaa kaa galay mise Somalia xumaanta inay ku jirto baa la jeceshay si loguu aqoonsata. Walaalkaa muslin ah la jeclaw wanaaga yase ku la tegen xumaantu
  3. Bilaney kuuma garan ayaga iyo Ingriis xume waxay isu yihiin wa layabe somali way jecelyihiin kuwa halkaan somalilantaa la wareegaya. My hereos always be my mind Tima Cade, Barda Cas, Abdulahi Qarshe. North west Somali it is shinning star or hoygii gobonimada somaaliyeed.
  4. Get a life man and get your smelly people like you. Leave somali forum for your own good if you have deceanse.
  5. Mitkaan Libaahe la baxay caatifada meel dheer la gartay. wuxuu garan la yahay wax la isu yahay. ninkan amxaarka shegtay difaac u yahay. war la dogiyee yaan la dacaroon. Somaliland iga xigtidee ogow.
  6. Mr raw meat pass your stink thing to another blog this for somalis. even though we have misunderstanding our self but we all know who is our enemy.
  7. Mamulka Somaliaonline waxaan kula talin lahaa inaysan u ogalaan Tigreegana halkaan. Hadalkiisa naacdiisa ha la tago.
  8. Who is Meles? You think Silaayo like those who are beggars. Meles was nothing when Silaayo was some thing bigger than region leader.
  9. Waxay ba noqotay wax lagu faano. Anaga keena baa Itoobiya kaa hor tagay. Ilaahay baa Somali umaqan.
  10. Waxay ba noqotay wax lagu faano. Anaga keena baa Itoobiya kaa hor tagay. Ilaahay baa Somali umaqan.
  11. I don't know him but it is true mostly what he wrote. I consider Abdulahi Timacade, Abdullahi Kharshe, Bardacase as Somali nation pillars and brave men. Your new founded history they belong to only so called Somalilanders.
  12. Duke brother news xun waa la soo deg degtaa can ficana noo soo tebi walaal.
  13. means backward clan goverening will not solve somali ill and it is sad most cheering us disintegeration.
  14. most people believe Mr Farmaajo isn't qualify the post. same time he is not belong to power groups like Puntland and Somaliland.