Mayaani

Nomads
  • Content Count

    316
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mayaani

  1. B_A_L_L_E_R_Z , Ishaad ka tuurtay, good news is good PR to the opponent so nobody is going to post that but a bad news destabilize and sheds bad light to enemy that must be posted. Waa wax lala yaabe dad waa weyn inuu aqligoodu iyo garaadkoodu intaa garsiiyo.
  2. Awalba dowlad meesha ma oolin maqaayad malin nin u shidan bay ahayd Soomaali ilaahay baa u maqan. Kuwaan iyo kuwa kasoo horjeeda wax faa'iido ay leeyihiin ma jirto.
  3. Ha layaabin beryahan dhuusadii ka dhacda Puntland and Somaliland news bay noqdeen.
  4. History teaches us lesson but nobody looks back has happen. we have been killing each other so long nobody knows who is real enemy or who is brother that you can count when you need. Nin oday oo ilaahay caqli ugu deeqay baa yiri "Soomaaliday dayaya wanaag, idinka doorsoonye" intaana wuxuu ku daray duluc kale oo oranaysa " Bal inay dalfoof tahay caqliga, dooni laga saaray Wixii hore usoo daashadaay, degashanaysaaye Doc hadday u wada jeedsatooy, dhowrto danaheeda Ooy duul walaala ah tahaooy, duunka ka heshiiso Dadka kama yaraateene ways, dabar jaraysaaye"
  5. Saalax is sick man xaasidnimo dheerad baa lafaha uga jirta ee ha la yaabinina.
  6. Umadaan inuu habaar ku dhacay waxaad ku garanysaa dhulku siduu isu bedelay. Ilaahay umadaan jidka toosan ha ku hagaajiyo.
  7. Oba, Sharifka waydii markuu jihaadka iclaamiyey hadana Kenya xuduudeda ka soo jeedsaday. laga bartaa laga badi midakale ciidanka Ethopianka ee soo galey muxuu uga hadli waayey.
  8. Somalina;701388 wrote: What's funny? Waa su'aale muxuu ku qoslay?
  9. Did Sharif recieved his pink slip? or this time is his last write up.
  10. Mooge;701067 wrote: man this is becoming funnier. in their desperation to justify Amisom bombardment, shariif supporters are now arguing Dayniile and Warshada Area have no citizens living there. acuudi bilaah. war dadkaan halkeey ka yimaadeen? this is very tragic. Dadkaas uma tirsana lakin ilaahay xagiisay ka tirsan yihiin. Hadii ay rabaan inay la dagalamaan dhaliyarada way hor fadhiyaane may la dagaalaman. Siduu Abwaan u sheegay dad meesha ku haray arimo kala duwan u jooga kuwaa hala gumaado oo waxba igama galin caqli ma aha.
  11. oba hiloowlow;701015 wrote: Adeer Shacabka Dayniile iyo Yaaqshid degenaa 2007dii sey uu qaxeen waaye......................... Wax macquul ah ii sheeg brother dadka newsyada la sheegeyo in la laayey anigu ma rumaysni dheh inay shacab yihiin. Maalin walba shacabaa dhintay qoladii ka danbaysaa wax ka sheeg runtana ha iska indha tirin.
  12. oba hiloowlow;701001 wrote: Hala laayo Shabaab Shacabka in lalaayo guul kuma helaysid ogoow. Sharafta dhacday ku dheh Sharifka, nin dadkiis saas loo leynayoon ka hadleen. mida kaleAmisom baa ilaalisa markaa su'aal la isweydiyo meesha ma taalo.
  13. Warkuwani ciidan ma ahe ha la simina ciidankii qarankii dumay. kuwani waa dad qalato islaamaha jeeb baarta.
  14. There is no government to support full of hypocritical clowns. Imagine General Indhocade becoming Somalia savior then look other warlords who rising near ruins of dead people they slaughter last two generation.
  15. Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. AUN janidii fardowsana ha ka waraabiyo. Ameen.
  16. Isn't propaganda they are the ones who captured Beled Hawo also entered Dhusomareeb no questions about that but where are the people who their nationalist fever were highest peak when Ethiopia invaded Somalia during Yey’s Regime? Or Ethiopia is savor now?
  17. Somali oo dhan baa xumaanta wada geysatay walina xumaanta sii wada. Masuliyada kaligiisa ma saarneyn asaguna ma amrin in dadka la dhaco oo guryahooda lahaysto. Kuwa ilaa hada dadka dhiigooda baneystay ha laga hadlo.
  18. Imaam Maxamed Dheere iyo Yalaxow muxuu habaari waayeey markay dadka afduubi jireen oo isbaarada u taaley malaha tolkiisay ahaayen.
  19. Fufu xogaa ha la xanuujiyo ayagaa carari doone. Madaaficda ay magalada ku garacaan baan nacay bilaa arxan la aan maxaa iga galey camal.
  20. Somalina;699341 wrote: "Pornography is xaaraam". Preach that awoowe! Sister Porn waa ku qafiifta u malaynayaa. Somaliland dad muslim baa dagan in yar oo qaldantay inaad umad u aafayso waa laga fiican yahay. Siyaasada ku ekoow bahasha ha yara fogeen dadkaan waa walaalahaa.
  21. Somalina;698743 wrote: Tilmaam gabadha Xamar lagu fara xumeynaayo oo cajalad laga duubaayo. Sir aad keligaa ogtahay miyaa? meeshan wax jira ayaa laga hadlooya, ee ama ka hadal ama noo firaaqeey wadada fadlan. ----- Getting back to the subject, I think ninkan shuqulkow ku jirey ma aha wax hadda bilowdey, ilaa iyo 93 ayuu busy ku ahaa. Cajalad waydii African Union peacekeepers aniga ha i waydiin.
  22. Somalina;698715 wrote: Warkiisa waa la sheegaaya, maxaa la qarinaa oo harey? hadey ku dhibeysana ka fogow threadkan. ------- Ninka Jarmalka is free maanta, cid ilaa iyo iminka ka hadasheyna ma jirto. Culimada taloow maxay ka qabtaa arrintan? Sister, hadii ay dhab kaa tahay oo aad ka xun tahay waxa dhacay. Waxaa haboon iyada inaad ka hadasho gabadhaha Somaliyeed Muqdishu lagu fara xumaynayo.
  23. Ninkaan warkiisa wax la sheego ma aha. Magaca haweenka Somaliyeed buu ku ciyaaray. Marka kuwiina inay siyaas u isticmala raba against Somaliland. you guys has no morals.
  24. Oba Sheikha waqtigiisa waa dhamaaday, Shirib aad dawlada cusub ku amaaneysid ayaa lagaa rabaa.
  25. oba hiloowlow;698240 wrote: Maxey bedeli karaan kuwaan?? Waxbay badeli karaan hadii aad dageertid waxay u tagan yihiin oo ah Somali aan laga xukumin Kampla iyo Bujumbura.