Xargaga

Nomads
  • Content Count

    366
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xargaga

  1. Mogadishu 30, March.07 ( Sh.M.Network) Israsaaseyn xoogan ayaa saakay abaarihii 6:30 kii subaxnimo ka bilaabatay aagga Staido Muqdisho oo xalay ay ku kala hoydeen ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda. Daryaanka madaafiic la is weydaarsanayo mararka qaar ayaa si xoogan looga maqlayaa halkaasi sida uu ku soo waramay Wariye Cabdi Nuur Kediye oo halkaasi ku sugan. Dagaalkaan oo sida muuqata galay maalintii labaad ayaanu jirin wali wax waan waan ah oo labada dhinac laga dhex wado. Dagaalkaan ayaa laga cabsi qabaa in uu ku fido deegaano hor leh. Dagaaladii shalay ka dhacay caasimadda Somalia oo dhex maray ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa galaabtay nolosha dad ka badan 30 ruux halka tiro 100 ku dhowna ay ku dhaawacmeen, iyadoo dadka geeriyooday ay ku jiraan ciidamo Ethiopian ah oo lagu sheegay ilaa 17 askari. Daawo Sawirada meydadka ciidamada Ethiopia Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  2. These elders seems shallow minded and too naive of the bigger political picture .If really they want their efforts to bear fruits then they should Make MELES to listen.because A/Y is not the final decision maker.MELES is going by the book, page by page till the mission is acomplished. No time to talk at the momemnt.Even if Diriye from puntland comes to Xamar, Would be just a wasted time.
  3. Looool!! It seems even Lahoud the lebaneese president is Like amazed "Who the hell is this"?. Just by looking at his non vebrbal cues.
  4. Qaraxii ka dhacay Ceel Cirfiid oo la sheegay inay ku waxyeeloobeen in ka badan boqol Askari oo Itoobiyaana ,iyadoo la yaab ay noqotay naftii hurihii falkaas geystay. Muqdisho ,Arbaco ,Marso , 28, 2007 , Waagacusub Online Warbixino dhameystirin oo xaqiiqo ah ayaa laga helay qaraxii ka dhacay Xeradda Ciidamadda Itoobiyaanka ee Ceel Cirfiid 26/03/07 . Qaraxaas waxaa geystay Mujaahid lagu magacaabi jiray Aadan Ookiye oo gaari nuuciisu yahay Surf balse Xamar looga yaqaano Ruuneed ka buuxiyay miisaankii ugu cuslaa oo qalabka waxyaabaha qarxa ah sida miinooyiin iyo suseyd kale oo aad u fara badan. Aadan Ookiye wuxuu bambaanooyinkaas dulsaaray joodariyaal,baaba'san,macuun iyo dhar caruur u badan,waxaase lagu istaajiyay kontoroolkii ugu horeeyay wuxuuna u sheegay Askarigii soo ag istaagay oo ay mudadii dambe is yaqiineen inuu Caruurtiisa ka daba geeynayo agabkii gurigga maadama ay Jowhar u qaxeen balse aan marka hore sawir guud ka bixiyo qaabka Aadan Ookiye u adeegsaday qaraxyadaas. Aadan Ookiye dhalasho ahaan wuxuu u dhashay beesha Ciise Saransoor ee Gaaljecel,wuxuu taliye ka ahaa guud ahaan degaanka Huriwaa waayahii Maxaakiimta joogtay,waana nin tababar dheeriya muda qaadanayay oo u dhigmay korneyl. Adan Ookiye markii Itoobiyaanka Muqdisho qabsanayeen kama mid noqon Saraakiishii Kudhaa isku shubtay ee Xamar ayuu meel kaga gambaday,wuxuuna soo baxay maalmo kadib isagoo bilaabay hoowlgalo ku dhifo oo ka dhaqaaq ah laakiin mar laga joogo 18 cesho qiyaas ahaan ayuu naqshadiisii oo dhan bedelay,wuxuu iska xiiray gerkii,wuxuu qaatay surwaal caadi ah iyo shaati gacmadheer ah,dabadeedna Xeradda Maslax ayuu u iibgeeyay laba maalmood dhar,saacado, iyo alaabo kale,taasina waxay u sahashay in qaar ka tirsan Ciidamada ay u gudbiyaan Xeradda Ceel Cirfiid oo ah Xarunta ugu wayn dhinaca Ciidamada. Adan Ookiye dhamaan waxyaabaha uu ka ganacsanayay wuxuu siisan jiray qiimo jaban,wuxuu Ciidanka u furay buug deeymeed uu lacagta kaga qaadanayo qaab degan oo yaryareeyn ama bil ah Askari walbaba sida uu jecleeystay. Adan oo aan si wayn loo aqoon wuxuu ku baarbaaray Baardheere,wuxuu degaan ahaan la soo dhaqmay Beel la yiraa Macalin wayne ,taas oo ka dhigtay luqadiisa Maay Maay. Mudo kooban ayuu Askarta ku kasbaday Jihaadigaas geeriyooday sida ay qireen saraakiil badan. Mudada uu Aadan Ookiye ganacsiga geeynayay xeradaas wuxuu u kuur gelayay baraha ugu muhiimsan ee keeydka hubka u yaal,sahayda sida shidaalka,Saraakiisha ugu sareeysa iyo goorta Ciidamadda isu tagaan. Aadan Ookiye maadama uu ahaa nin sidaa Ciidamada ay u yaqiineen kontoralooda la istaajiyo wuxuu u sheegayay inuu deeymaha uu ku leeyahay Ciidanka inta badan kala balamanayo maadama uu Ciyaalkiisa oo qaxay ka daba tagayo,wuxuuna meelaha qaar u adeegsanayay laaluush hadii la celiyo. Adan wuxuu dhex galay Xeradii ,wuxuuna ag istaajiyay meel ay ku qadeeynayeen Ciidamadii ugu badnaa ee Itoobiyaana iyo Saraakiishooda. Qaar ka tirsan Ciidamada ayaa salaamay laakiin markiiba wuxuu taabtay Remote-ka ,wuxuuna qaraxu is qabsaday isku wareeg 7 KM,waxaa basbeelay oo gubtay,taangiyo,Uraala yaal,waxaana ka geeriyooday askar dhan 63 Askari iyadoo afartan iyo lix kalana ay kaga dhaawacmeen.sida ay xaqiijinayaan Saraakiil Soomaali ah oo magacooda diiday in la xuso. Maalintii sedexaad waxaa Ciidamadda Itoobiyaanka u xiran wadada balcad iyo Muqdisho taas oo muujin kareyso inuu jab wayn gaaray. Aadan Ookiye wuxuu noqonayaa naftii hurre qaar ka tirsan hilbahiisa ay wali heystaan Itoobiyaanka wuxuna ifka kaga tagay laba xaas iyo todobo Caruur ah.sida ay sheegeen eheladiisa oo aanu la xiriirnay
  5. loooooooooooooool!!!That was funny
  6. I wonder where S/Land would be with Silaanyo as the head of the State? Mr. Silaanyo is one of the founding fathers of somaliland. I believe that things would have been better if he would have won the election. Right now i would have suggested for him to retire from Politics just as did George washington, after his first term of the newly founded United states of America. I beleive that he would have gained more respect and admiration not only from Somalilanders but all somalis in general. Then the next step should be how would the somaliland administration benefit its ctizens politically, socially and economically.The question we should genuinely ask ourselves is how would the administartion achieve prosperity and persue of happiness for the peopple, given that peace has been established?. What are the priorities? are we seriusly going to secede from our fellow somalis? and if so how and what is in it for us? All this need serious brainstorming through a learned administartion which has the interest of the people at heart.
  7. This is a sign of a graet strugle to come. It has just started. Hope we can get an easy solution to this.
  8. I think this could be true. And i also see DR. gaboose is likely going to be the vice president running mate for Silaanyo in the coming Elections.
  9. Xargaga

    5.4????

    Mr.President can you first simplify 4.5? I bet the fact of your naivity tales how incoherent it is.
  10. This is just some romours from qurunnews. Isn't it?
  11. War meesha ******* aa dabada lasoogashay. hadana inata ******** socoto ayaa odayaashuna isuiman karaan. [ March 26, 2007, 02:45 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  12. Good move. I think nin walba hadda inuu turubkii la jaan qaadaayo. hadee kii lagabadiyaa habartii goblantay.
  13. Horta jacaylbaro waaba kaashakiye :confused: we will need to do some real identification drill here?
  14. My answear to this is simply: When the TFG turned to Beel government. Then what you term as Clan courts which Realy is Islamic Courts also became Odeyaasha Beelaha.
  15. When i dont see GD double pasting here then know something is wrong. I think the game is changing the ethiopians are changing tactics which calls for the divorce of minwayntii Caasho Yusuf and the demise of the clan Gvernment. Qorshihii lawatay waa fashilamy bal aynusugno minyarada lasoo xerayn
  16. London Residents have already started organising. Taageeridda ****** iyo shir aad u heersareeya oo lagu qabtay London Oo ay ka soo Khalil Mohed mandoriye — London, UK — 25 March, 2007 -------------------------------------------------------------------------------- Waxa maalintay taariikhdu ay ahayd 22 March 2007, maalin Khamiiseed lagu qabtay magaalada London shir aad u heersareeya oo lagu taageerayo masiirka beelaha ****** ee lag cabudinayo Muqdisho iyo nawaaxigeeda ee aan waxba galabsan. Shirkan oo in muddo ahba si hoos ahaanaloo qabanqaabinayey waxa uu ku dhammaaday si aad u heersaraysa oo la isla gartay in hiil iyo hooba la isla garab taagao umadda la doonayo in gardaradda lagu gumaado sidii Somaliland soo martay 80aadkii taaso weli qalfoskii, xabaalihii iyo burburintii ay ka muuqdaan cariga Somalilad. Dagaalka lagu hayo eelaha ****** iyadoo loo adeegsanayo quwadda Etiopia iyo dawladaha Africa oo aan hoos u ogayn xaqiqda qabaail ee Somalia ka jirta, waxay nola muuqatay inaan indhaha laga qarsan doonin ee hub, xoog iyo dhaqaaleba la isla garab taago hadii aanu si dhakhso ah u joojin xaaladda ay Cabdilaahi Yuusuf iyo taageerayaashiisu ka wadaan aagga Muqdisho. Shirkan waxa lagu doortay guddi heer sare ah oo sida ugu haboon u soo qaban qaabiya siyaalihii caawimada loo fulin lahaa. Magacyada gudidu waa Cabdi Aadan Daauud (Maydhane) Gudoomiye Cabdilaahi Cabdi Jaamac (Gaabuush) Gudoomiye ku Xigeen Sahra Cabdi Oomane Xoghaye Sacad Cabdi Cabdilaahi (Xinif) Khasnaji Guul ilaahay baa leh Wixii war ah ee soo kordhana iyo caawimadu sida ay u gaadhayso Belaha ****** dib baanu ka soo sheegaynaa. Khaliil Mohamed (Maandooriye)
  17. Waa ujedaa sharifka meel xun bay kagadhegatay wallahi. Waxaan kayaaba inuu shariifnimadii dinac ulabaydho.
  18. Muuse bixi for president we will rule for ever war Saylici oo hadda sheekadu ma habar-habartii aiy isu bedashay? Who are those that will rule for ever?
  19. Jacaylbaro did you heard what Faisal Waraabe had to say about this.?
  20. SO would the butland melitias be kicked out of xamar?
  21. SO would the butland melitias be kicked out of xamar?
  22. SO would the butland melitias be kicked out of xamar?
  23. by the way i would like to know. Isnt that a child soldier. I think if am not wrong a 16 year old is not allowed to be used in a combat operation . How comes a recognized government is breaking an international rule? where are those who used to complain here that the ICU is using children and sending inexperienced boys to the battlefield?
  24. In a briefing at a press confrence by Kulmiye secretary general. This is waht he said. Su'aal: Sidaad sheegtay waxaad isku diyaarinaysaan shirweynahii labaad ee Xisbiga sannadkani yaad usoo wadaan musharaxa madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE? Jawaab: Arrinta ku saabsan musharaxa Xisbiga KULMIYE ee Madaxwananimdu waa arrin xisbi ahaan aanaan wali go'aan rasmi ah ka gaadhin oo aanu ka wada arrinsan doono Waxaa sidoo kale la ogyahay in shirwaynihii xisbigu aanu wali dhicin, markaa ma doonayo inaan arrinta ka hor dhaco. Haseyeeshe waxaynu ka wada warqabnaa in Mujaahid Axmed Siilaanyo uu yahay musuul kaalin mug leh kaga jira taariikhda siyaasada Soomaliland iyo halgankii xoraynta dadka reer Soomalilandba. Waxaynu kaloo ognahay in uu yahay guddoomiyahii uga muddada dheeraa ururkii mujaahdiinta SNM. Waa aas aasahii Xisbiga KULMIYE dhidibadda u taagay. Waxaa kale oo xaqiiq lama iloobaan ah in markii loo sheegay in si madmadaw badan leh uu ku waayay madaxnimada dalka doorashadii 2003, sidii wadaniyad jacaylka ahayd ee ugu dulqaatay xaq-daradaasi isagoo xeerinaya xasiloonida iyo sharafta shacabkii uu naftiisa u soo huray. Guddoomiye Siilaanyo isagoo leh intaasi oo sharaf ah iyo in ka badanba, laguna yaqaano xilkasnimo iyo waayeelnimo, waxaan hubaa in masuuliyiinta xisbigayaga iyo ergooyinka shirweynahuba ay isku raaci doonaan inuu noqdo musharaxa xisbiga ee tartanka Madaxweynimada ee soo socota haddii ilaahay ina gaadhsiiyo.
  25. Those are clear signs that rayales days are numbered.