Xargaga

Nomads
  • Content Count

    366
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xargaga

  1. Horta lets define this word Xabashi. Is it xabashis or tigrays that are running Ethiopia . According to some sources even Xabashis themselves are feeling the Heat fom Zenawi. Remeber the Prliamentarians who voted for soamlia Invasion are Mostly Of Oromo origin.While those of xabashi origin Opposed it. War nimanyohow Xabashi maad iskadeysaan iyagaaba gumeysi kujira.
  2. War meesha baqadini majirte ee awood la'an yaa dadka ciilaiy. Bal fiiri arintan kadhacday xamar dagaaladani markay socdeen Gaari Taangi ah ayaa ka soo baxsaday Xarunta Xisbiga ,laamiga isku aaminin ee wuxuu soo dhex jibaaxay Xaafadaha Cali Kamiin iyo Xamar Jadiid,Xoogaga Hubaysan ee Kacdoonka ayay is heleen,waxaa lagu dhiftay lix B10 {Biiteen} iyo laba Baasuuke,waxba kuma noqon ee socodkiisii ayuu sii watay,jid walba ayaa baasuuke lagala beegsaday,waxba noqon waa,qaar ka mida xoogaga ayaa ciil iyo cara darted ,Taangigii oo socda ku booday oo dusha ka fuulay ,laakiin uma uusan diirin,waayoo meel ay bam ka geliyaan maba lahayn,xitaa rasaasta iska caawinta ma uusan furin,dabadeedna wuxuu Taangigii bilaabay inuu qarbudo Gaadiid badan oo horyiil Garaash uu leeyahay Maxamed Cumar Teero,ganacsade lagu magacaabo. Taangiga Baabuurtii halkaas tiil ayuu dhulka dhigay,dabadeedna socodkiisii ayuu iska sii watay,Xoogaga dusha ayay ka saaran yihiin oo hadba bambaano ayey hortiisa ku ridaan. Boqolaal Soomaali ah ayaa daba yaaceeysay,qaarkoodbaa inta ciilkii ka batay ,iska istaagay oo qosol la dhacay,kooxda dulsaarneed Taangiga iyo in badan oo daba yaaceeysay waxay ku waasheen TOLAAYEEY LOOW LA'AANTA, Sidii Faruuryaha loo qaniinayay loona daba rucleeynayay taangiga oo loo lahaa ,WANBAA IDIIN QALAN,markii Baar Ubax uu marayay ayay isaga boodeen Dableeydii Soomaalida ee dulsaarneed,markaas baa wiilal yar yar oo Ciyaal derbi ah arkeen wiilashii Soomaalida oo ka soo boodayay dusha sare ee Taangiga ,hadaba maxay dhaheen. " Fiiri Taangiga ma soo qabsateen" ? maya ayaa loogu Jawaabay!! Way ku celiyeen oo waxay dhaheen meel fog ayaad ka soo raacdeen miyaa oo waad ku soo dhawaaneeyseen.kkkkkkkkkkkkk Si kastaba ha ahaatee Taangigii isagoo bad qaba ayuu galay Wasaaradda Gaashaandhigga waxaana Muqdisho saakay looga bixiyay laba magac.
  3. What is there to shy away mentioning Xabashi's genocidal heavy shelling, artillery and airbombing of Xamar? wariyaa miskiin, nagaqalee dee. You want us to do some booto like ina indhamadoobe. Giving seven days Ultimutum. war nagdhaaf sxb tii horaa weli ila hada dhegeheeni kaqaylinaysa. Otherwise i dont see the fault of airing your opinion while being politically corect.
  4. What did they did they do to the honourable boqor buurmadoow? They jailed him. Awhile back Faisal Ali Waraabe said (and I'll paraphrase this) " A boy born in addis is closer to a boy born in hargeisa, then a boy born in Xamar". Now this political oppurtunist has grown a conscience? Give me a break. Mr Taakoman pls before you start reapeating some outdated reteracts. You better read the content of the debate and come-up with coherent argument. As the topic says Its the people of soamlilnd who decided to help their suffering somali and muslim bretrens in Mogadishu.Does that Hurt?. The other thing about Buurmadow was arested by the administration for for allegedly breaking the law Buurmadow is not above the law remember that. About Faysal cali waraabe thats a personal political opinion and no somalilander agrees. with him
  5. 1. .How can this be a clanish government? The anwear to that is In the recent Audio tape By Uncle yeey. 2 Why not speak up when ppl were being routed aout.? For one alot times people spoke i dont know if you can remember there were times that the warlord were invited to some life and Peace seminar in Hargeysa.The other thing pls remember there was no time that destruction and exodus was at this level. And just to remind you the 16 years was followed by a 6 months of pece and prosperity which was pre matuely crashed and you know by whom and how i dont need to go into dtails about that. 3. Politacal agenda? I dont know thats your asumptions i dont know how to give an answear to an asumption. 4. Mentioning about 80s . I think this really reminded the somalilanders about what happened to them and that is one of the reasons that they felt obligated to give hand to the suffering women and children. They realy know how it feels to be indiscrimately bombed from the air and the ground by a government meant to protect and safeguard their lives and property.
  6. originaly by Violet. The joke is that Somalilanders suddenly [i/] care about the events that occur in the south. Very convenient. People from Somaliland cares about the events simply because of the following reasons. 1. This time the people in Mogadishu have been bombaded and made to flee their homes,By a clanistic government backed by a foregn power.Unlike before when the conlflict was a strife within. 2. The suffering and the dmages caused by the four day war is unprecedented and there happened none of its kind for the last 15 years.Acording to many local and foreign media Outlets. So the proportion of suffering this time is of uncomparable magnitude. 3. And most Importantly, Mogadishu people are Somalis and Muslims.Any somali from anywhere on earth is obligated to help. Also dont forget that somaliland people did helped also during Puntland conflicts. Remember Cadde muse was given a safe haven in Ceel afweyn and at the end Elder Buurmadow Participated in the reconcilation btween The current Vampire Yeey and his brother Cadde muse. I think that proves that this is not All over Sudden as you Put.
  7. What a joke! -------------------- What do you mean by a joke? If helping the suffering civilians is a Joke, then would you mind to share with us your serious point of view.
  8. What a joke! -------------------- What do you mean by a joke? If helping the suffering civilians is a Joke then whats your point.
  9. Taageero Loogu Yaboohayo Dhibaatada Haysata Rayidka Muqdisho, Iyo Cambaarayn Ku Wajahan Dawlada Ku Meel Gaadhka Ah. Hirsi Dirir, — Charlotte, NC — 03 April, 2007 -------------------------------------------------------------------------------- Waxaa Maalintii Sabtida iyo Axada ee March 31-April 01 magaalada Charlotte ee gobolka North Carolina ka dhacay shir ay isugu yimaadeen waxgarad iyo aqoonyahano reer Somaliland ah oo ka kala yimi North America iyo Europe. Waxay waxgaradkani is la qaateen arrimaha hoos ku qoran: Cambaarayn: · Anagoo ku hadlayna magaca waxgaradka iyo aqoonyahnada shirka isugu yimi kana metelaynana bulsha weynta Somaliland waxanu ugu horyan u aragnaa in hubka ay dawladaha shisheeye ay garaacayaan rayidka ku dhaqan muqdisho ay tahay cadownimo ka baxsan baniaa'danimada. · Waxanu cambaarayn kulul usoo jeedinaynaa sida dawlada ku meel gaadhka ahi ay ugu adeegsanayso rayidka ku dhaqan Muqdisho hubabka aan loogu talo gelin. Taageero: · Waxay wax gardakani ku yabooheen in taageero mood iyo noolba leh (material and moral support) ay Somaliland shacab iyo dawladba, meel kasta ha joogaane u fidiyaan maatada ay dhibaatadu ka soo gaadhey dagaalada ka dhacaya magaalada Muqdisho, Somalia. Waxanu gaar ahaan uga codsanaynaa dawlada Somaliland inay dhaawacan dhibaataysan kaalmo u fidiyo si loogu daweeyo Hargeysa Hospital. · Waxa kale oo aan shacabka reer Soomaliland ka codsaneynaa in dadka ku soo qaxay loo gurmado oo taageero wax ku ool ah loo fidiyo, weliba meelo ay ku hoydaan. · Waxa dadka reer Soomaliland ee debedda ku nool laga codsanayaa in si deg-deg ah kaalmo loogu uruuriyo walaalaheena dhibaatadu haysato · Waxan Daallo Airlines, ka codsaneynaa in ay dadka dhaawaca ah ka soo qaado Mogadishu si culeysaka saaran Cisbitaalada Mogadisho looga fududeeyo. (Ilaahay addoonkiisa wuu unaxariistaa intuu caawinayo adoomada Alle ee dhibaataysan). Ilaah baa mahad leh.
  10. It is very clear, that clip is fake. It is not clever thing to post the clip every clan website knowing it is fake. Anyway I think, he is right person to deal this people and he have the upperhand. The fact is the ehtiopian will not leave soon. This doesnt make sense. can you Explain why its fake? otherwise dont go off topic. Just tell me why is it fake. I might understand if you say Outdated but fake? NO!
  11. Let me share some few words about the tape: For once the tape may not be current and as put by Sakhar could be the one of 2001 yet i believe that doesnt qualify it to be fake DOes It? Look here guys the time of the speech doesnt matter but the person who made the speech.The question here is ARE THOSE WORDS FROM THE TFG PRESIDENT? If yes then meesha nagukalakaxeeya shalay iyo maanta doesnt make any difference to me as far as the words are trully from HIM The one that i should consider my President.
  12. did silanyo condemn A/Yussuf or the Ethiopioans? If it is the former then he is a bloody qabilist. sxb waxaa kugujira cuqdad xun.First you need to listen if not read well the speech by Siilanyo. He clearly mentioned and condemed the Unjustified air raids conducted on Xamar.So do you wana tell me that the air raids was done by A/y or the handicaped TFG?.Unlike many who justified the air raids conducted On Hargeysa in 1988.This man condems the ongoing Genocide taking place in Mogadishu. The other thing with you is that i Fail to understand this qabiil sickness going on with you.
  13. Bro all Puntlanders does not agree with what Yey and his kinsman are doing to our country, And what do you mean?? :mad: Just ignore Alleubaahne, he seems naive and solely acquinted with events in southern Mogadishu.
  14. Ciidamada Itoobiya oo duqeen ula kac ah u geystay gurigii uu daganaa tafatiraha webka dayniile ee Muqdisho Muqdisho Ciidamada Itoobiya ayaa maanta duqeyn xoogan oo aan arxan laheyn u geystay guriga uu lahaa tafatiraha webka dayniile Ahmed Sheikh Cali Kalay gurigaa oo ku yaalo xafada Gubta iyadoona halkaasi ay kuba sugneyn wax ciidan ah . Duqeynta ay la beegteen ciidamada Itoobiyaanka guriga tafatiraha dayniile .com ayaan cidna wax ku noqon iyadoona xiliga ay duqeynta dhaceysay aysan joogin wax dad ah. Maalmahan danbe ayaa waxaa duqeyn lagu hayey Saxaafada si aysan u soo bandhigin xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta magaalada Muqdisho, waana shaqsigii labaad ee lala beegsado duqeyn aan laheyn wax matiibo ah . Shalay ayey aheyd markii duqeyn baxad leh lala begsada idaacada Horn Afriki iyadoona maanta la duqeyey hooyga Tafatiraha Dayniile .co Ahmed Sheikh Ali . Mar aan la xariirnay tafatiraha dayniile Ahmed Sheikh Ali Kalaay ayaa noo sheegay in uu aad u caafimaad qabo una joogo meel amaan ah News Update in English www.dayniileone.com
  15. Xildhibaan Cabdala Aadan Xasan: Wasiirada ****** waa inay si dhaqso ah isku casilaan haddii ay rajo ka qabaan mustaqbal siyaasadeed sidoo kale Cali Mahdi Maxamed waa inuu ku dadaalaa inuu helo raggii bedeli lahaa Cabdulaahi Yuusuf iyo Cali Geedi si wadanka loo dajiyo dagaalada hadda socda kadib la iskuna cafiyo Xildhibaan Cabdala Aadan Xasan oo ka mid ah xubin ka mid ah xubnaha golaha deegaanka ee magaalada Gothenborg ayaa ugu baaqay in dhamaan xubnaha beesha ****** ee ku jira dowladda inay si dhaqso ah isaga casilaan xilalka ay hayaan waayo waxa dadka rayadka lagu xasuuqaayo waa magaca aya huwan yihiin taariikhdana ma soo mari waxa ka dhacay Muqdisho sidaa darteed in damiir bani aadanimo ah haba yaraatee ma ogolaan karo in xasuuq intaas le’eg iyo burbur loo geysto daaro iyo guryo aanan wax looga dan leeyahay aan la garaneyn. Haddaba maadaamaxubnaha golaha wasiirada ee beesha ****** ay iyagu sheeganayaan inay magaca dadka rayadka ee Bmka lagu garaacaayo ay matalaan isla markaana aysan waxba ka qaban karin sidaa darteed waxa ugu yar ee ay sameen karaan waa inay is casilaan xataa hadii ay kalifeyso inay naftooda ku waayaan iscasilaadaan ayuu yiri Cabdala Aadan Xasan oo la soo xiriiray webstika Dayniile maantay. Xildhibaan Cabdala Aadan Xasan ayaa intaas ku daray in ay foolxumo iyo ceeb ma hadho oo taariikhi ahiyadoo magaalada Muqdisho ay ka socoto xasuuq la mid ah midkii ciidamadiii dowladdii Siyaad Bare ay ka geysatay caasimada Somaliland iyo qaabkii loo burburiyey sidaa darteed waxaa u sharaf badan inay iska casilaan xilka wasiirnimo ay ahaayaan waayo mansabka waa mid la heli karo mid walba hadii qofku uu sii noolaado laakiin magaca iyo sharafta lama soo iibsan karo qof walba oo adduunka jooga oo damiir lehna sidaas ayuu sameen lahaa. Sidoo kale Xildhibaan Cabdala Aadan Xasan ayaa ka codsadey Cali Mahdi Maxamed inuu isku dayo inuu helo rag wax gal ah oo ka dhashay beelaha ay ka soo jeedaan Cabdulaahi Yuusuf iyo Cali Mahdi oo lagu bedelo labadaas nin marka dagaalada Muqdisho ay dhamaadaan cidii doonta guushu ha raacdee waayo iska cadaan in nabad waarta ay adag tahay in la helo hadii labadaas nin ay kursiga ku fadhiyaan umana eka rag iskood isku casilaya oo kursiga ka tagaya sida muuqata sidaa darteed waxaa haboon in si niyad wanaag loo helo oo Soomaali ay isku cafiso in bal wajiyo cusub la keeno meesha dagaalada kadib si looga badbdaado haddana kacdoon kale iyo dhib kale mustaqbalka waayo dadk la laynayaa dhulka kama aysan soo bixin oo dad ayay ka dhasheen dadkoodana si fudud maku iloobi karaan xaquus intaas le’eg iyo in la iska BM lagu garaaco xaafado iska nabad ah oo wax kacdoon uusan ka jirin haba yaraatee ujeedada laga leeyahayna waa wax qof walba oo caqli leh waxaana muhiim ah in dadka reer Muqdisho ay hadda garowsho ka dhiibaan sababta keentey reer Somaliland inay go’aansadaan inay Soomaaliya ka go’aan ileen xanuunkii dadkaas gaaray iyana waa arkeene. Haddaba maadaama Cabdulaahi Yuusuf iyo Cali Geedi ay ka baxeen balantii aheed inay nabad wax ku raadinayaan oo ay dagaal foolxun galeen oo ay geysteen xasuuq iyo burbur ka daran midkii xamar ka dhacay 20kii sano ii u danbeeyey waa in Cali Mahdi uu u sheegaa inaysan ka gadmi karin ummadda Soomaaliyeed oo aan dib danbe loogu aamini karin inay matalaan magaca ummadda Soomaaliyeed maadaama Maxamed Siyaad iyo hogaamiyekooxeedyadii ka danbeeyeyba ay noqdeen i qarso marka loo eego dhibka ay dagaalada hadda socda ay geyteen ayuu yiri xildhibaan Cabdala Aadan Xasan. Xildhibaan Cabdala Aadan Xasan ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay waxa ka socda Muqdisho iyo xasuuqa iyo burburka la gaysanayo waxaana uu sheegay inay tahay wax laga xishoodo in dad magac qaran huwan ay ku dhaqaaqaan aargoosi qabiil iyo in BM lagu garaaco xaafado aanan wax iska hor imaad ka jirin maadaama la lahaa Soomaali way heshiisay oo waa la is cafiyey haddii la is cafiyey maxaa saraha cidlada ah ee laga qaxay loo duqeynayaa maxaa Suuq Bacaad Bmka loogu garaacayaa, Maxaa suuqa Bakaaraha loo duqeynayaa , Maxaa Albaraka iyo Black sea iyo Gubta madaafiicda loogu garaacayaa ma ciidamo kacdoon wada jooga goobahaas ? Waa su’aal jawaabteeda looga baahan yahay qofka ujeedada gaarka leh ee xaafadahaas madaafiicda iyo Bmka ku duqeynaayo haddaba sidee ayuu qofkaas beri ku qabanayaa masuuliyad qaran marka dagaaladu dhamaadaan yuuse xukumayaa? Sidaas ayuu kusoo gabagabeeyey Xildhibaan Cabdala Aadan hadalkiisa. News Update in English www.dayniileone.com
  16. Golaha Baarlamanka carabta iyo dowladda Masar oo baaq ka soo saaray dagaalada Muqdisho ka soconaya Click here to find shabelle-news in english Mogadishu 01, April.07 ( Sh.M.Network) Golaha Baarlamanka carabta iyo dowladda Masar ayaa si kala gooni gooni ah ugu baaqday golaha amaanka ee Q.M iyo guud ahaanba beesha caalamka in si deg deg ah lagu soo fara galiyo xiisadaha haatan ka jira dalka si loo soo afjaro dhibaatada baahsan ee ka oogan dalka ku yaala geeska Africa. Baarlamanka carabta ee KMG ah ayaa maanta waxa uu ugu baaqay golaha amaanka ee Q.M iyo golaha caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha in ay ka shaqeeyaan sidii loo joojin lahaa dagaalada ka soconaya magaalada Muqdisho oo ay sheegeen in lagu gumaadayo shacab Somali ah. Gudoomiyaha Baarlamanka carabta Jasim Saqar baaq uu soo saaray waxa uu ku codsaday in si deg deg ah ay dunimada ugu dhaqaaqdo si loogu qasbo ciidamada Ethiopia in ay uga baxaan dalka Somalia, isagoo dhanka kale ugu baaqay shacabka Somalia in ay mideeyaan codkooda ayna ka shaqeeyaan sidii dib u heshiisiin qaran looga dhex furi lahaa kooxaha iska soo horjeeda ee Somalia si looga fogaado fara galin shisheeye. Waxa uu ka codsaday Jaamacadda carabta, ururka Midowga Africa iyo baarlamaanada caalamiga iyo kuwa gobolka in ay ku bixiyaan dadaalo dheeri ah sidii loo ilaalin lahaa midnimada iyo madax banaanida dalka Somalia. Dhinaca kale wasiirka arimaha dibadda dowladda Masar Axmed Abul Gheyd ayaa fariimo uu u direy xoghayaha guud ee Q.M Ban-ki moon iyo guddoomiyaha ururka Midowga Africa Alpha Omar Konari iyo xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta waxa uu kaga codsaday in ay si deg deg ah ku soo fara galiyaan xaaladda dalka Somalia, si loo hakiyo dagaalka maalintii 4aad ka soconaya caasimadda Somalia. Wasiirka arimaha dibadda Masar ayaa wariyeyaasha waxa uu u sheegay in sii joogitaanka ciidamad shisheeya ay ugu horreeyaan kuwa Ethiopia oo aan taageero ka heysan shacabka Somalia, waxaana ay sii murjineysaa tani in ay sare u kacdo xaaladda Somalia, ayna sii kordhineyso cuqdada shacabka Somaliyeed ay u hayaan. Baaqyadaan ayaa ku soo beegmay xilli dagaalo galay maalintii 3aad ay ka soconayaan caasimadda Somalia ee Muqdisho. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  17. oo ma hadaad soo hambabertay garaad? Maalintii aiy dawladdii siaad barre burburtaiy ayaa etoobiya soomalia loo fasaxaiy. Haddana dawlad dhan ayaa kucasuntaiy magaalada madaxdii. Soomali dhexdooda wadahadal coladoodii kudhamayn waaye. Reer muqdisho qoomamayn maanta intaasi ugufilan. kuwa isleh guul baad gaadheen farxad an waari doonin iyo maangabnimo ugufilan. Kalago'o iyo wadan lakalqaybiyo kuwa jecelna intaasi tusaale ugufilan. maantana soomali waxgard ahi intaasi quus ugu'eg.
  18. Ilahaiy dadka haugargaaro. insha-allah. I beleieve this is an ochestrated genocide Under the so called international community supervision. i would call for all somalis to unite as i beleieve that United we stand.
  19. You should worried Hargeysa, I think by that time the ethiopian will switch sides. invest peace and cooperation Wariyaa duufbadne. This is what hargeysa leaders had to say about the Xamar issue Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Dhaleeceeyay Xasuuqa Maatida Muqdisho Hargeysa(QRN)- Gudoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee Kulmiye Md Axmed Max’ed Max’ud Siilanyo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dareenkiisa ku aadan dagaalada ka socda Muqdisho. Gudoomiye Siilaanyo oo u waramayay laanta afka Somaliga ee BBC ayaa yidhi (Horta marka ugu horeysa waa arin aad iyo aad looga xumaado oo tiiraanyo iyo xanuun fara badan ayay aniga iyo umada ilaahay ee dhegeysanyba cid walba ku abuuray dhibaatada halkaa (Xamar) ka taagan dagaaladaa joogtada ah umadaa mar qudha dagaal iyo dhibaato ka degi la’dahay weliba waxaanu gaar ahaan aad iyo aad uga sii xunahay Dadweynaha masaakiinta ah ee wax alaalle waxay geysteen aysan jirin ee maalin walba bambooyin,diyaaradao,madaafiic iyo dagaal joogto ah oo aan damayn weligeed iyo alaheed oo ay ka dhacyso qaxootiga rafaadka iyo xanuunka haysta ayaanu runtii aad iyo aad uga gubanaynaa aad baanu uga xunahay arintaa waa mid tiiranyadeeda leh, Waxay anaga khusuusan xusuus gaara ii tahay markaan dib u yara noqdo taariikh taarikhaha ka mida oo dabaabadkaa iyo dayuuradahaa inatay ka kacaan garoomadaadii magaalada iyo dadka maatada ah duqaynaya oo weliba Dawladii sheeganaysay Dalka iyadu ay tahay kuwa la dhacaya ama cid iyaga u adeegaysa horta aad iyo aad baan uga xumahay oo halkanba waa tii ka dhacday dumarka iyo maatadu ka baxeen inta ay dayuuradu garoonka Hargeysa ka aado dayuurad markaa sheeganay magacii Dawladii markaa lahayd Dalka iyo Dadka Dawlad baanu u nahay ay bambooyinka la dhacaysay madaafiicda la dhacaysay oo Dadku markay qaxaan ee ka baxaan Caruurtiina ilkaha iyo Afka ku qaadaan ay ka daba tagtay oo iyago ayga jooga kaga daba tagtay oo la dhacaysay, Maanta tiiyoo kalle ayaa Xamar ka socota marka runta loo dhaco ee aan laga war-wareegin runta waana ayaan daro weyn naxariis daro weyn baa ka muuqata waxa lagula kacayo umadaa iyo Dadkaa maatada ah aad iyo aad baanu uga xunahay si buuxda baana u dhaleecaynayaa arinkaa)
  20. originally by Duufbadne These clan fighters are fighting the pride of their tribe ,doing everything to get rid of Mr Yey goverment. Of course any manly human being would stand and fight if their homes are invaded. Now what are suggesting to this clan submitt to the invaders? secondly if they are fighting for their clan pride what would you fight for submission to the will of Zenawi? because thats what the stooges of Zenawi have done.Instead of submitting to the will of Allah they submitted to the will of Zenawi.
  21. Minneapolis has already seen an active hunting of TFG loyalists by the Somali gangs from San Diego, the Holy Blood gangs is in town, Nagadaa dee olol.dgaalkii qurbahana masoogadhey? anyways i beleieve more somalis are uniting than disagreeing on fighting the accupying forces. please refrain from your disuniting sentiments. Gangs kulahaa thats rediclous
  22. By the way, the sons of the Daraawiish are actually in Muqdishu trying to liberate it from the anarchists. Everyone's aware of the recruitments from SOOL and elsewere. So you wana tale me Darawiishtii gaalada ladagaalami jirtay has turned their guns on fellow somalis and muslim oo maanta gaalay kagarab dagaalamayaan?. mise dadkaa aad tidhi 90% daraawiish aiy ahayeen aad hosta ugudhigaysaa sxb bal warkaaga cadee?
  23. War magaca dad baa lahaa ee come up with something of your own Dadku waa kuwee sxb. koley dabaqoodhi iyo gaala raac maiyahaiyn?
  24. I think the resistance would not bare fruits overnight. But resilience is the point. There wa a famous poet who talked to his subjugated ppl and i can recall couple of encouraging words that goes. Laba meeshaad kujoogtaan dagaal laabta kaogaada. Luqunta haddii laidinjaro lugaha meermeersha. Keep the strugle going and rememeber uity is essential.