Kamalu Diin

Nomads
  • Content Count

    634
  • Joined

  • Last visited

About Kamalu Diin

  • Rank
    Waxgarad
  1. ^^^^ SOL BROTHERS I AM GLAD TO SEE YOU TAKING ONE SIDE (BELOVED COUNTRY) AGAINST THE ENEMY (KENYA)
  2. by Abu_Diaby- Al Zeylaci ps. what he said is no different to what PL and SL say. by Allamagan Jokes aside, this guy is right and done nothing wrong. I believe the whole republic will benefit from stable and peaceful South, i.e united H-block. Loool @ Dhubad, ragga ha is ilaaliyeen dheh by Sophist Nothing interesting! waa iska somali iyo caadadeeda Akash He is only talking how he can maintain the peace and stability in South.. and he is good! by Ms DD Surprisingly, I do agree with him. It is about bloody time they get their act together. well Done for realising it. Better late than never. I dont see the point of this. Every qabiil amongst themselves have these kinda meetings where qolobo qolo ay u tashato. Waa iska caadi. You havent discovered anything new Paragon That's what I tell them every time I speak to them. Get your act together; get your own regional admin Garyaqaan;I am very thankfull about this video all of the above and below are down playing the impact this video has or coming in defense of the main massege of this video; after we have seen this video we will not have same view about tribe X and Y for the rest of our livies; and that is what we come to seek, mportant to us!
  3. @Carleton University 1125 Colonel By Drive Ottawa, Ontario K1S 5B6 Canada Omar A.A. Sharmarke - The Problems of State Collapse: A Political Response to the Cultural, Economic and Psyho-social Needs of the Somali Nation Research Essay completed 2000 Omar A. A. Sharmarke was best friend of my brother and he had lived in Nairobi, Kenya 1991-1992.moved to Ottawa Canada 1992 Carleton University
  4. The path Somalia went for the last twenty years was unavoidable. at the end, seeing Somalilanders, Puntlanders and the rest looking a means to reach peace it something to be cherished.
  5. I think Somalia's problem is coming to an end. the reason, there is no tribal agitation is going on. the discomfort that is going on now is between very few people just like Kenya election dispute; So, we must not ignore Hassan Turki and abu Mansuur Roobow, etc. they are very important people on this day.
  6. Muqdisho 27 Aug 2008 (Allceeldheer) Hal Askari oo ka tirsan ciidamada Alshabaab ayaa ku dhaawacmay iska hor'imaad galabta ka dhacay degmada Ceeldheer kaas oo u dhaxeeyay xoogaga maxkamadaha Islaamiga ah iyo kuwa Alshabaab. Iska hor'imadkan ayaa sida ay ku waramayaan dadka deegaanku waxa uu ka dhashay gacan ku heeynta Xabsiga degmadaasi oo ay hore u joogeen isaga iyo Sladhiga Booliiskaba Xoogaga maxkamadaha,iyo Alshabaab oo doonaya in ay la wareegaan Xabsiga magaaladaasi. Israsaseeyn socotay daqiiqado kooban oo dhexmartaya labadaasi Ciidan ayaa waxaa ku dhaawacmay mid ka mid ah Ciidamada Alshabaab kaas oo haatan dhaawaciisa lagu daweynayo Cisbitaalka Guud ee Magaaladaasi. Odayaal iyo waxgarad ka tirsan deegaanka ayaa ku howlan sidii loo xalin lahaa khilaafka sababay gacan ka hadalka ee u dhaxeeya labadaasi ciidan,wixii ka danbeeyay markii ay halkaasi ka baxeen maamulkii degmadaasi ayaa waxaa degmada Ceeldheer ku wada sugnaa ciidamo kala taabacsan Alshabab iyo Maxkamadaha Islaamiga ah kuwaasoo magaalada ka deganaa laba dhinac. Xafiiska wararka Allceeldheer.com admin@allceeldheer.com
  7. update your list Dahir Hagi Osman has pass away last week
  8. There are a lot of change in Somalia last Year(2007??? Once again I am back. I hope you all doing well an achieve a point or two from each other. can we summaries.
  9. Hada maxaa nala guboon hadii aynu nahay Qowmiyadaha nalaga tiro badan yahay meel kasta oonu ku dhaqanahayaba. Marba ma koox baanu u sacabo tunaa waa ay sida ay rabaan amaba waanu ka sii jeedsanaa wax kasta ay faraha kula jiraanba. labaduba kala daran. It is sad what is going on.
  10. Maskiin Macruuf Aqiyaa Qowmida ku dhaqan Shabeelaha Hoose hada diyaar uma aha in ay talada deegaankooda ay gacanta ku dhigaan maxaa yeelay Somalia wali waxaa ka shaqeeya xabada sidaas darteeda diyaar uma aha. Sidaas dardeeda ayaa TFG abaal ugu dhigatay kooxdii indha madoobe. I am sadden by this development. My stand so called TFG is diminishing day by day. Every alternative I come under dis-appointed me thus far. I seeking the next good thing for Somalia. Besides those in Eriteria I can't stand by. Reer Indha-Madoobe hadii maxkamada laga adkaadey waxaa ay doorbideen waxii ay wax ku noqdeen oo ugu horeyso Shabeelaha Hoose in aysan marnaba dhumin. Sidaas dardeeda ayay taasi ku fara adeegeen iyaguba. therefore there was a meeting of the minds between the two munaafiqiin.
  11. Specially Mogadishu where Sheikhs and their counterparts (Qeybdiid and the likes) are favoring Somaliweyn. and let the other tribes in the region breath for the first time in seventeen years. I am very delighted about this development. I am departing to Mogadishu for the first time in years. The time has come!
  12. Guri uu ka dhisanayay xeradii Naadiga Gaadiid Badroolka Wiil la dhashay Sheekh Xasan Dahir Aweys oo Dowladda bilawday inay dhulka dhigto Dad badan ayaa soo dhaweeyay tallaabada dowladda ka qaadayso dadka sida sharci darada u dhistay goobaha danta guud,iyadoo dhismiyaal fara badan oo laga dhisay waddooyinka waa weyn ee Magaalada Muqdisho kol hore la burburiyay,waxaase isha lagu haayay maalmihii ugu dambeeyay Sar ama Guri weyn oo laga dhisayay xaruntii Naadiga Badroolka ee ka soo horjeeday Hotelkii ku dhex yiilay Garoonka Kubadda Cagta Stadio Muqdisho. Gurigan oo dhisanayay Wiil la dhashay Sheekh Xasan Dahir Aweys oo lagu magacabo Dr Cubeyd Dahir Aweys waxaa dhismihiisa la bilaabay xilligii Maxkamadaha Islaamiga, hase ahaate markii dagaalada ka dhaceen Magaalada Muqdisho bilihii Marso iyo Apriil ayaa Guriga waxaa dagaaladaas ka soo gaaray dhaawacyo yar yar, wuxuu bilaabay milkiilihii Guriga in mar kale dib u dhiso, balse waaberigii saaka ayaa Ciidamada Dowladda Federaalka waxay tageen goobta Guriga laga dhisayay, iyagoo amar ku bixiyay in guriga la burburiyo. Isla xeradaas waxaa Guriga ka dhistay Enj C/qaadir Eenow oo ka mid ah Ganacsatada waa weyn ee Magaalada Muqdisho, waxaana jirta in inta badan Ganacsatada muqdisho ay dhisteen goobaha danta guud iyo meelo aan macquul ahayn. Isgoyska Sanca ayaa mar sii horeysay waxaa laga burburiyay guriyo fara badan oo halkaasi ka dhistay nin lagu Magacabo Macalin Makaraan kuwaas oo geeska ku haayay Hotelka Panorama ee Magaalada Muqdisho.
  13. Paragon I liked your ideas and they are vivid, no futher explanation needed.
  14. Somalidoon are those people living killing #5 and beyond who act like they are Somali. Go back to your Ethiopian homeland.