Garyaqaan2

Nomads
  • Content Count

    878
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Garyaqaan2

  1. Xarago sxb there is not mutch to say in here Qoladaan inkaarta qabto oo hada Sameeysatay A new name (Ladalaalanka argigaxida iyo Nabad) waa kuwa sheeydaan all there interst is to got Money from the US and Eithopia. we all know that Qanyare is not fighting couse there are terrest in Muqdisho all he wants is to got money and that is about It. In sha alaah Ilaah always wuxuu lajiraa kuwa xaqa kusocda. Qanyare Suudi And abdi waale all they want is Money, money money........
  2. presidentofsomalia sxb forget about somalia (land) which means the land of somalia to be seprated from somali.The intelgent and the native somalians are after Jabuti, *********, harer dirirdhabe all the way oromo land to be united with the rest of somalia including some part of kenya. don't yoiu know what our Star rebesent? Sxb don't let sheeko baraxleey and the news ppl play with your intelgence. somalia we always remain us it was. Our grandfather fought for Unite not for freedom. :cool: [ February 15, 2006, 01:15: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  3. Those of you who are crying for jum i feel sorry for you guys. the kid made too many mistakes. Caruurta markii wax laga celiyo ayeey aad uugu jecelyihiin my boy Jum was like that, i am sorry to said that. My home boy jum was told to stop all the aberration, bloomer, blooper, blunder, boner, boo-boo, bungle, confusion, delusion, erratum, and the false statements.
  4. very intersting topic maaansha alaah hadii qofkasta si daacad ah uuga hadlaayo mawduucaan meel ayaa lawada gaari lahaa. lawa bilood ka hor koox aan aniga kujiro ayaan ka wada hadleeynayne mustaqbalka somalia. waxaan aheen 80 arday ah iyo 10 oday oo rug cadaa ah oo soomaliya xilal badan u soo qabtay waxaa la isku raacay in aan newska laga sheegin mowduucaan oo aan anaga dhaxdeen kawada hadalno sidaan u aragno mustaqbalka soomaaliya. Kama aaysan maqnee qof qabiil soomaali ku ab tirsada . kuligeen waa aan isku qilaafnay waxyaalah aan kawada hadleenay. marka hadalkeeyga waxaan ku soo koobaayaa soomali makala godo mana kala qeebsanto wax kastoo la iskudayo soomaali meel uma kala socoto.
  5. Saaxiibkeeyga qaaliga ah Aqiyaar Tolstoy waxaan kaaga cudur daaranaa yaa anigoo aan jecleesan in aan kuugu jawaabo luuqada aaan aheey teeda hooyo ayaan waxaan rabaa in aan wax yar kuu caqli celiyo waxaa laga yaabaa dadbadan oo soo gal sol in ay kugu barteen nin aad u jecel in uu waxbadan qora aan micna suubin kuna qora Engilsh waxaan aad iyo aad u aamin sanahay in qofkastoo soo gal sol in ay qori karaan kuna hadli karaan englishg . Hadaan taas ka gudbo waan kuugu mah celinaayaa sida aad ii amaanta .... Consequently, although, I hate to dissalution up-coming kid, in regards to ropes of debates and what have you; but nevertheless, decorum I believe, will dictate for me to say to you, that you should read wide and deeper, if you are intent of drawing any useful parallel anology from any one of these cases with that of Somaliland's case. waxaa laga yaabaa sidii uugu fiicneed oo aad iigu jawaabi laheed in ay noqotay hadalka aad kor ku xustay. Hadalkii oo la soo koobay somaliland oo la aqoonsado waa cirka iyo dhulkoo la is taabsiiyay amaba badoo sonkor laga dhigay. Aricadeey oo cidanka hargeeyso soo dhaafaan waa soomaaliland oo la aqonsaday
  6. Maqaal}20.11-05 Gobolada koonfureed ee USA , nov 1860 , waxaa madaxwayne loodoortay abraham lincoln , wuxuu kasoo hor jeeday ganacsiga adoonsiga , waxaa halku dhig u ahayd (if slavery is not crime ,nothing crime !!!) gobolada koonfurta ee USA waxay doonayeen in uu siijiro ganacsiga adoonsigu ,intaan lagaadhin xafladiisii (inaugurition) 4 march 1861 todobada gobol ee koonfurta dhaca ayaa ku dhawaqay in ay kagoosteen USA oo falaagoobay.......... waxay ahayd xilli aanu soo dhawayn shirka golaha baarlamaanku (koongarayska ) furitaankiisu , madaxawayne abrahan wuxuu amar ku bixiyay ciidamadu in ay talaabao adag kaqaadaan markiiba maraakiib ayaa lagu xeeray dekadohooda, 4 markab ganacsi oo diiday amarkiina waa lala wareegay , waxaana loo bixiyay American civil war !!! , waxaana (koongraysku ) uu ansixiyay april 1981 talaabadii uu madaxwaynuhu kaligiis qaaday , kadibna maxakamada sare ee U S A oo dacwadii loogudbiyay waxay go'aan ku gaadheen in uu madaxwayne abram sax ahaa , waayo qaranimada ayuu difaacay iyo in ay USA kala googodo . kataanga , koongo : moise Tshombe wuxuu goostay kataanga ,july 11/ 1960 ,iyadoo dawladii biljam ku adeegsanayso si loogu jabiyo raysalwasaare patrise lamumba oo uu kasoo horjeeday ilaa 1956 markii uu xabsiga kataanga ku qoray buugii , congo my countery!!! biljam waxay soo direen lamumba waxayna u dhiibeen kataanga , jen 1961 islamaalintiiba waxaa dilay mise tshonb . Dag hammarsky !! markii diyaaradu ladhacday ee loo doortay Uthant U .N general ciidamadu waxay dagaal ku qaadeen falaagadii lana soo xidhay moise tshonbe 9/ janaayo 1963 , moise waa tuu u fakaday dalka isbeyn , jamhuuriyada Biafra , Nayjeeriya sanadii 1966 Maj gen Aguiyi-ironsi kanasoo jeeday qabiilka igbo ayaa nayjeeriya inqilaabay , sanadii 1967 waxaa isgiina sii in qilaabay lieut , sol yakuba gouon may 1967 , lLT col ogukwu oo kasoo jeeday abiilka igbo ayaa arintaas ka xanaaqay wuxuuna ku dhaqaaqay in uu koonfurta nayjeeriya goostay lana baxay (jamhuuriyada biafra) dagaalkaa biafrra ee goostay iyo maad goosan ku salaysnaa wuxuu socday magasoo bilaabo 1967 ilaa 1970 , waxaana ku dhintay dagaalkaa 1000000 hal milyan oo qof , LT col yakuba wuxuu biafra soo fadhiisiyay cagihiisa markii lajabiyay biafra na LT col ojuku wuxuu ufakaday ivery coast , Nov 1995 markii dawlada Nayjeeriya dilka ku xukuntay 8 qof oo uu kamid ahaa kensaro-wigwa . nayjeeriya aduunka oo dhan waa laga canbaareeyay , waxaana laga saray ururka barwaaq sooranka , laakiin markii hal milyan oo qof lagu dilay dagaalkii biafra dawlad canbaaraysay majirin . kasi . kongo : Albert kalonji , wuxuu july 11 / 1960 kii gobolka kasaay ee kamid ahaa koongo goostay isga oo biljim hoosta ka caawinaya , si loo rido lamumba , markii ladilayna lammumba , waxaa lagu wargaliyay in aan koongo lakala goyn karin , laakiin albert waa tii uu diiday , kadibna ciidamada U N tu ay soo qabteen lana soo xidhay seb 1962 kadibna uu ufakaday dalka faraans oo hory wax ulawaday peaple's Democratic Republic of Yeman ( cadan) iyo Yeman Arab Republic (sanca) waxay midoobeen may 22 /1990 iyaga oo ay kala hogaaminayeen labadoodii madaxwayne Cali Cabdale Saaalax iyo Cali Saalim Al-beidh , waxayna la bexeen Republic of Yeman , sanadkii 1993 , xidhiidh koodii waa xumaaday , waa tii Madaxwayne ku-xigeenkii Albeidh uu falaagoobay oo goostay koonfurta Yaman , markii ururka jaamacada carabtu ka hungoobeen dhex-dhexaadintooda july 7 /1994 , waa tii ciidamada yamanta waqooyi ku soo qaadeen dagaal ayna qabsadeen koonfurta cadan Madaxwayne ku xigeenkii cali Saalim Albeidh iyo Madaxdii wehelisay waa tii ay dalka dibada uga yaaaceen oo noqdeen (Exile) oo aan deero deero u hirdiyin ........ lasoco qaybtan tan xigta , waa socotaa ... Widhwidh online info@widhwidh.com (Maqaal}21.11-05 SPLA Southern sudan, John Grang, wuxuu wax badan Aduunyada ku beerlaxawsaday in ay Kiristaan yihin Jinsiyadooduma aysan Carab ahayn, Waxay dagaal ku jireen 21 Sano wuxuuna ahaa dagaalki ugu Dheeraa ee Qaaradda africa, waxaana ku dhintay sadex Millyon Qof, waxaa qaxooti ku noqday Lix Milyan sida ay qortay amnesty Internatiolanal..... Ma jiri Ilaa iyo Haatan Hal dal oo Aqoonsaday, waxaana lagu qasbay in ay ka mid ahaadaan Sudaanta wayn ayna Awooda la Qaybsadaan. Irish Republican Army" Nothern Ireland, waa lix Degmo(Six County) waxay ka Tirsan tahay Boqortooyada UK, Halgan kooduna wuxuu ka soo jeedaa Dagaalkii loo yiqiin Easter Monday ee 1916 kii waa Hal Qarniye garo, marki 1921kii Sothern Irland oo ka kooban 26 Degmo( County) ay Boqortooyada Uk ka go'een lana bexeen Repoblec Of Ireland, Qaybta Waqooyiga ama Nothern Ierland aysan ka hadhin Dagaalkii ee sii wadeen, wuxuu ugu daraa 35 Sano ee ugu danbeeyay, waxaa Dagaalkooda ku dhintay Qiyaastii 25,000 oo Qof, wax Rajo ah oo ay leeyihiin ma jiraan Cid Aqoonsatana warkeedaa. Tamil Tigers, Sirilanka Sanadkii 1956dii Solomon Bandarnaike oo ahaa Ra'isalwasaarihii ugu Horeeyay, wuxuu afka Sinhelise ka dhigay Afka Rasmiga ah ee Dalka, Taamilka oo 18% waxay ka xanaaqeen Arinkaas, Septembar 1959 Prime minister Bandarnaike ayaa la dialay, Marwodiisii Sirimayo Bandarnaike ayaa Xilki la wareegtay, Kacdoonkii Taamilku waa sii kordhaySanadkii 1983 Jabhadii Taamil waxay ka Codsaden Xubinihii ( Taamil United Liberation Front) kaga jiray Baarlamaanka in ay ka soo baxaan si Taamil Gobolada Bari iyo Waqooyi u Goostaan, Xubnihi Baarlanaaka ahaa ee T U L F waa ay Diideen in ay ka soo baxaan Sirilanka . Ka dib Taamil Tagers waxay soo Qaadeen dagaal laxaad leh, waxayna Dagaalamayeen 19 Sano, waxaana ku dhintay 61,000 oo Qof, waxaana qaxooti Noqday in ka badan 500,000 oo Qof, May 1 1995 waxay Dileen Madaxwaynhii Dalka Ranasinghe Premadasa, waxaana soo gaadhay Khasaare Lixad leh, waxaana ugu Danbaynti lagu Khasbay in wada hadal lagu dhameeyo iyo Awood Qaybsi, waxayna Dawladu iyo Taamil kala Saxeexdeen Heshiis Feberwary 22/2002. Party Quebec, Canada wuxuu u dagaalamay in Quebec ay ka Go;do in ku dhaw Sodon Sano, waxay Qiil ka dhigteen in Qaanuunkii Quebec Act ee 1774kii ee Baarlamaanka Ingriisku soo Saaray uu French Territory in Nothern America uu u ogolaaday afkooda( French iyo Diintooda in loo Ilaalinayo) waxay ku Khasaareen Labo Afti( Referendum) oo ay ka qabteen Dawaynaha Quebec labadiiba waa ku guul daraysteen, may 20/1980kii waxaa ku Codeeyay 59.5% in ay Diideen falaaganimo ama Goosad, mar labaadki waxay ahayd Octobar 30/1995kii, waxaa ku Codeeyay 50.6% in ay Diideen Falaagada Party Quebec, waxaana ku Guulaysat Xisbigii Librelal oo Federalist ah. Waxaana taas uga Daraa Ogost 20/1998 markii Maxkamada sare ee Canada ku Xukuntay in aan Quebec ayna Canada ka Go'i karin marka loo eego dastuurka Canada iyo Internatioaln LAW'ga Labadaba, qaanuunkii Quebec Act ee Qarngii 18aad ma uusan Hada Shaqaynayn Halkaas bayna ku dhimatay Halganki Falaagadi Party Quebec. Southern Rhodesia, Ian Smith, Rhodesia waxaa Gumaysan jiray Ingriiska, Magaca Rhodesia waxaa uu ka soo jeedaa Cel John Rhodisia oo ahaa arday Oxford Univesity Dhamaysat, Bilaabayna Shirkadi ka Qoday Macdanta dalkaas, hantidiisiina ugu Deeqay Oxford, isagoo ku Magacaabay Rhodisia Schoolar Ship!!! Dadka wax ka soo bartay waxaa ka mid ah Presdent Clinton iyo Bob Rae( Ex Premer of Ontario. Ingriisku waxay isku dayeen in ay mideyaan ( Federaition) 1958kii Southern, Nothern Rhorisia iyo Nyasland, Laakiin markay arkeen in la Khiyaamynayo Nothernka iyo Nyasland, waxay ka baxeen federation kii Jen 1 1964, waxayna Uk waydiisteen Xoriyad, waxaana Xornimo la siiyay isla 1964, waxyna la kala baxeen Zanbia iyo Malawi, ka dib Nov 11 1965 Ian smith oo madax u ahaa Southjern Rhodisia wuxuu ku dhawaaqay in uu ka Go'ay gacanta UK oo Dalku Xor yahay uma ogolaan dadka Afrikaanka ah in ay ka Qaybgaaln Xukunka Cunaqabatayn ayaa lagu Soo Rogay. 15 Sano ka dib ayuu isku dayay in uu dalka ku wareejiyo Baaderi ay ku Shaqaysan jireen Bishop Abel muzerrewa , iyagoo ku magacaabay mezerewa prime minsterJune 1/1979.. Adduunku ma aqoonsan illaa loo Ogolaaday in ay ka qayb galaan Jabhadihii Xornimo doonka ahaa, Mugabi (Zanu) iyo Joshua Nkoma) (Zapu) April 1980 waxaa la qabtay Doorash Guud waxaa lagu soo doortay Robert Mugabi oo ilaa hada Madaxwayne ka ah, waxaana Magacii dalka loo Bixiyay Zinbabwe, Salisbury waxaa loo bixiyay Harrare, Mugabi ayaa sanadkii 2000 wuxuu soo saaray Sharci lagu Qaybinayo Dhulkii laga dhacay Afrikaanka oo 400 oo cadaan ahi lahaayeen......................,
  7. woooooooow when was it taken these pic... from bardheer? yestarday or during siad bare ragim alaha u naxariistee.
  8. Warar dheeraad ah oo ku saabsan Xarigii Col. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo sheegaya in ay dacweeyeen dad uu ehelladoodii ku xasuuqay magaalada Muqdisho Posted to the Web Oct 17, 19:20 Gottenberg:- (PP) - Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya xarigga Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa sheegaya in hadda uu ku sugan yahay Cabdi Qaybdiid xabsi ku yaalla Magaalada Gotenberg ee dalka Sweden iyadoo la sheegay inay soo dacweeyeen dad uu ehelladooda xasuuq ugu geystay magaalada Muqdisho, sida ay wararku ku soo gaarayaan Puntlandpost. Ciidanka Booliiska ah ee Cabdi Qaybdiid u taxaabay xabsiga ayaa la sheegay inay ka yimaadeen magaalada Gottenberg oo ah caasimadda labaad ee dalka Sweden, waxaana dadka eedeeyay Cabdi Qaybdiid ay mudaaharaadyo ku sameeyeen deegaan yar oo u dhow Magaalada Gottenberg oo ay dadkaasi ku nool yihiin, waxayna dadkaas u sheegeen booliiska dalka Sweden inuu xasuuq ba’an u geystay ehelladooda, xilli uu gacan yar u ahaa Marxuum Gen. Maxamed Faarax Caydiid. Booliiska dalka Sweden ayaa sheegay inay shalay ay ku soo wargeliyeen dadkaas cabanayay in Cabdi Qaybdiid uu ku sugan yahay Magaalada Lund oo uu ka socday shir looga hadalayay arrimaha waddamada ku yaalla Afrikada bari iyo horrumarinta Dimuquraadiyadda ka jirta dalalkaas oo ay soo qabanqaabiyeen koox Soomaaliyeed oo halkaas ku sugan. Cabdi Qaybdiid ayaa la sheegay in xalay 2:30 habeennimo ay yimaadeen Hoteelkii uu daganaaa laba gaari oo ay wataan ciidammada Booliiska dalkaas, dabadeedna ay ku amreen inuu raaco gaari ay wateen, waxayna ula dhaqaaqeen dhanka Magaalada Gottenberg oo ay ka yimaadeen markii hore, sida ay saxaafadda u xaqiijiyeen Booliiska Magaalada Lund ee laga kaxaystay Cabdi Qaybdiid. Col. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa ahaa sida lagu sheegay warbixin ay soo saareen booliiska dalkaas gacan yarihii Marxuum Maxamed Faarax Caydiid oo geeriyooday 1996-kii, waxaana la sheegay in sidoo kale Cabdi Qaybdiid uu gacan yare u ahaa Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato) Markii ay isku dhaceen Gen. Caydiid. Jagadii ugu dambeysay ee uu Cabdi Qaybdiid qabto ayaa ahayd Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo u magacaabay Madaxweynihii dowladdii lagu soo dhisay Carte C/qaasim Salaad Xasan, waxaana uu ka mid ahaa raggii ka qaybgalay shirkii dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee ka dhacay dalka Kenya, wallow uu mar dambe ka soo tagay, waxbana uusan ka noqon dowladda Federaalka oo lagu soo dhisay shirkaas. Wasiirka Amniga Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Qanyare Afrax ayaa u magacaabay Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, waxaase arrintaas ku gacan sayaray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Magacaabistiisu aysan sharci ahayn, sidaa daraadeedna uusan ahayn Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya, iyadoo Ra’iisul wasaaruhu uu u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen. Cali Maxamed Xasan Looyaan (Cali Madoobe). :confused:
  9. Warar faahfaahsan oo ka soo baxaaya xarigii loo geytey Col.Cabdi Qaybdiid Gutenberg- 17.October.2005 Iyadoo Ciidamada Booliiska ee dalka Sweden ay xabsiga u taxaabey Col.Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo Wasiirka Amniga Qaranka uu u magacaabey Taliyaha Ciidanka Booliiska balse magacaabistiisa uu gaashanka ku dhuftey Ra'isalwasaare Cali Max'ed Geedi ayaa waxaa soo baxaysa faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan xariga loo geysytey. Waxaa la xaqiijiyey in xariga Col.Cabdi Qaybdiid uu amrey xeer ilaaliyaha guud ee dalka Sweden, waxaana uu farey ciidamada Booliiska ee magaalada Gutenberg ee dalka Sweden, waxaana Booliiska magaalada Lund uu ka helay codsi Booliiska Gutenberg inay qabtaan Co.Qaybdiid. Col.Cabdi Qaybdiid oo ka mid ahaa wafdigii la socdey Gudoomiyaha Baarlamanka KMG ah Shariif Xasan ee booqashada ku joogey dalka Sweden ayaa waxay ciidamada Booliisku xaley habeenimadii saqda dhexe ay kala baxeen Hotel-ka Concodia oo uu ka deganaa Magaalada Lund ee dakaasi Sweden. Saraakiisha Booliiska ee magaalada Gutenberg ayaa u sheegay saxaafada in qabashada Col.Cabdi Qaybdiid ay ka dambeysay ka gadaal markii ay heleen warar sheegaya in ninkaasi uu dalka Soomaaliya ka geystey tacadiyo iyo gumaad lagula kacay dad rayid ah, waxaana wararku intaasi raacinayaan Ilaa iyo haatan si cad looma hayo waxyaabaha ay ku xireen booliisku Cabdi Qaybdiid, waxaase jira warar sheegaya in xarigiisa uu la xiriiro eedeymo iyo dacwado loo jeediyey oo ku aadan in uu geystey tacadiyo iyo xasuuq uu kula kacay dad Soomaali ah oo kumanaan gaaraya. Jariirada afka dheer ee lagu mnagacaabo aftonbladet ayaa saaka waxay bogeeda hore ku hortey warbixin ay cinwaan ugu dhigtey "War deg deg ah:Cabdi Qaybdiid oo xabsiga loo taxaabey", waxaana wargeysku uu sheegay in qaar ka mid ah Soomaalida qaxootiga ah eek u nool dalka Sweden ay ku dacweeyeen Col.Cabdi Qaybdiid in uu ahaa ninkii ka soo qixiyey Soomaaliya, waxaana dhuftey Ra'isalwasaare Cali Max'ed Geedi ayaa waxaa soo baxaysa faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan xariga loo geysytey.amuurtiisa haatan gacanta ku haya ciidamada Booliiska iyadoo la baarayo dambiyada lagu soo oogey Col.Cabdi Qaybdiid ayaa ka mid ah Hogaamiyaasha Kooxaha hubaysan ee magaalada Muqdisho, wuxuuna Dawladii C/qaasim ka ahaa Taliyaha Ciidamada Booliiska ee Gobolka Banaadir.
  10. Ramadaan wacan oo wanaagasan dhamaantii walaalaheeyga muslimka ahoooooooooooow qofkastoo iskuday ramadaan kaan in uu waxbadan kasiifiicnaado ku wii hore oo ku soo maray.
  11. By Horn It seems we did not have to wait long sxb. I can't understand what Abdulahi Yusuf was thinking when he gave the order to his army to enter Somalia. Whatever his intentions were, it escalated the situation and now every strongman of one of Somalia's biggest Clan-families are yelling war. Dayniile is reporting Muuse Suudi has left the capital is encamped near Jowhar, where it has been reported Yusuf Indhacade will meet up with him. Cabdi Qaybdiid and Qanyare Afrax are out of the country, but have ordered their milities to gear up for war and are now enroute to Mogadishu. Combine that with the fact that all the milities in Xamar are on high alert and will probably be ordered to war by their local warlords. The situation is dire I tell you and there is absaloutely nothing we can do about it. The coming days and weeks in Somalia will lay a new leaf in Somalia's history, all we can do is wait and see. woooow what good analayies sxb horn are the once in kismaayo ready to attack ciidamada qaranka lol couse jaamaca dheere is in jail in Jowhar.
  12. alxamdulilaah my lovely mom and dad have 8 siblings 4 boys and 4 grils.
  13. Kulankii dhexmaray Geedi reysul wasaarah somali iyo wasiirka degmada hargeetyso. Wakiilkii hore ee Somaliland u Fadhiyey Addis Ababa oo Daahfuray Shakiga ku Gadaaman Socdaaladda Qarsoodiga ah ee Wasiirka Maaliyadda Wednesday, 03 August 2005 Hargeysa (Haatuf) Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cawil Cali Ducaale ayaa tan iyo marki iloo magacabay jagadaas ku hawlannaa socdaal aan ujeedadooda shaaca la qaadin oo uu isaga-dab qaadayay Hargeysa iyo qaar ka mid ah caasimadda dalalka Jaarka la ah Somaliland, gaar ahaan caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, taas o ay warar xog-ogaal ah oo uu Wargeyska Haatuf helay xaqiijiyeen inuu kulan qarsoodi ah kula yeeshay Ra'iisal Wasaaraha dawladda Mbagathi loogu dhisay Somalia, Cali Maxamed Geedi. Socdaalladaas oo inta badan aan xukuumaddu shaaca ka qaadin ujeedadooda ayaa keenay dareeno shaki leh, isla markaana loo arko ama uu muuqato fara gelin uu Wasiirku ku samaynayo hawlihi loo igmaday Wasaarada Arrimaha Diabadda. Haddaba, Wargeyska Haatuf waxa uu suurto gashay inuu helo Qoraal cabasho ah oo uu Wakiilkii hore ee Somaliland u fadhiyay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, Cumar Xaaji Maxamuud (Cumar Dheere) u soo gudiyay Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, kaas oo uu kaga cabanayay socdaallada iyo dhaqdhaqaqyada qarsoodiga ah ee uu Wasiirku Maaliyaddu ka waday Addis Ababa, isla markaana uu kaga codsanayo Madaxweynaha inuu wax ka qabto arrintaas. Qoraalka uu Wakiilku u soo gudbiyay Madaxweyne Rayaale, oo ku taariikhaysnaa July 19, 2004, ka hor intii aan xilka laga qaadin wakiilka, isla markaana uu ogeysiin ka siiyay Wasiirka Arirmaha Dibadda, Marwo Edna Aadan, waxa uu wakiilku qoraalkiisa ku sheegay inaanu isagoo wax war ah ka hayn socdaal uu wasiirka Maaliyaddu ku imanayo Addis Ababa, uu si kedis ah ugula kulmay Cawil Hotelka Hilton oo uu waqtigaas ka soo amba-bixinayay wasiirka Xananada Xoolaha, Dr. Idiris Ibraahim, isla markaana wuxu wakiilku qoraalkiisa kaga digay in arrintaas oo kale dhaawac u geysan karayso qadarinta ay dawladda Itoobiya u hayso Somaliland, isagoo isla markaana ku eedeeyay Cawil inuu ku faro geliyay hawlihii uu Wakilku u idmanaa. Qoraalka uu Wakiilkii hore ee Somaliland u fadhiyay Addis Ababa Cumar Dheer u soo qoray Madaxweyne Rayaale, waxa uu isagoo dhammaystiran u qoranaa sidan:- "Ku Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Madaxweynaha JSL, Ogn: Marwo Edna Aadan Ismaaciil, Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL. Addisa Abab, July 29, 2004 Ujeeddo: Warbixin Deg deg ah oo ku saabsan booqashada Wasiirka Maaliyadda JSL Mudane Madaxweyne, waxaan kula socodsiinayaa inaan maanta gelinkii hore oo aan ugu tagay Hudheelka Hilton si aan u soo ambabbixiyo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr. Idiris Ibraahim oo hawshii uu halkan maalmahanba u joogay u dhamaatay, inaan si ka dis ah oo lama filaan ah ugula kulmay Wasiirkii Maaliyadda Mudane Cawil Cali Ducaale, iyadoo ay fajiciso igu noqotay imaatinkiisa aanan wax war ka hayn, ayaa waxa igala sii yaab badatay markaan Wasiirka weydiiyay wuxuu noola soo socodsiin wayay inuu iigu Jawaabo "Haddii aad adigu na ogaan weyday ma kaligaabaa Safaarada jooga, saw rag kaleba ma joogo". Waxaan ugu jawaabay: Wasiir halkan aniguu Madaxweynuhu xilkeeda ii igmaday oo Qaranka matala, waxaana u arkaa inaanay waajibkaaga ahayn inaad ka talaabsato nidaamka dawladnimo oo adigoon waxba nala soo socodsiin hadana aad adeegsato oo aad ii dhafto raga ila shaqeeya. Xasan Daahir oo ag joogay ayaan weydiiyay: Waar haddii laguu soo sheegay maxaad iila socodsiin weyday imaatinka Wasiirka. Isna wuxu iigu jawabay: Maxaa kuula socodsiinayaa. Dhacdadaa oo uu goob joog ka ahaa Wasiirkii aan soo dhoofinayay, waxan aad iyo aad uga xumahay sida ula kaca ah ee uu ugu badheedhay Mudane Cawil inuu igu soo fara galiyo xilkii aan qaranka u hayay ee aad iigu igmatay. Waxa kalo aan iyana aad uga xumahay inuu Wasiirku dhawac kale sii gadhsiyo wada shaqayntii aan Daahir oo uu u horseedo inay meesha ka baxaan jaranjaradii dawladnimo iyo hanaankii aan ku matalaynay inaan kula xidhiidhno Hay'adaha shaqadu naga dhaxayso ee dalkan Itoobiya. Mudane Madaxweyne, Qaranimadeena iyo magaceenuba waxay dawladaha kale ka muuqan karaan oo laynagu qaddarin karaa marka masuulinteenu iyo maamulkeenuba wada socdo ee uu isla jaan qaado. Anigoo mar walba diyaar u ah inaan waajibkayga u guto si hagar la'aan ah, waxan kaa codsanaya, Mudane Madaxweyne, inaad soo fara galiso dhacdadan la yaabka leh ee aanan garan karayn ujeedada uu ka leeyahay Wasiirka Maaliyaddu intaanay dhawicin tixgelinta iyo qaddarinta ay dawladan Itoobiya inoo hayso. Waxaanan ula socodsiinayaa, Mudane Madaxweyne inay dhawr meelood oo ay Wasiirka iyo Xasan iskood ula xidheedheen maanta ay dib iigula soo hadleen iyadoo aanan ka war qabin waxay ka donayeen amma ka dalbadeen. Allaah Mahad Leh. Cumar Xaaji Maxamed Wakiilka JSL". Haddii aad adigu na ogaan weyday ma kaligaabaa Safaarada jooga, saw rag kaleba ma joogo".
  14. Waxaas ookale aan u aqaanaa calaacaal fooqal calaacal sxb are you dreaming or you think everyone will beilve your sheeko baraleeey most nomds in sol are anti_c/yusuf. is every hard to pitcure these. sxb plus you break sol rules . 1. Trolling: don't make posts that are inflammatory just to annoy people 2. Complaints: complaints are only handled by private messages to Admin. You are absolutely not allowed to create complaint topics on the open forums. Moderators will delete it as soon as they see it. Contact Admin if you have questions or concerns i am sure you did not see these rules. olol nooloow sxb lol
  15. waa cajiib how some of us see the future of somalia negative. alaah haduu yiraahdo ohoow waay ahaaneeysaa ayadoo aysan qaadan wax waqti ah. Here we have Jum who is representing ,Mudane qanyare and sees these government weak government. and do not believe somalia will have government once again. Dhankakale we Have Duk who is representing C/Yusuf and thinks these govenment is the best govenment and they will do everything by force. soo meesha waa ijeed aand ku jiidee hadiia Duk iyo Jum oo cabitaan qaboow ku korcaabaayo computerkooda is ku qilaafsan dowlada sidee ku shaqeenlaheed :confused: hadiiba ninmankaa qaxootiga ku ah dhuul shishey oo u arka siyaasada soomalia banooni
  16. No offense, but war isma naqaan? damn horn showe some mercy bismilaah. waaba lagu soo dhaweeye lol <------- bilaasha bare hiiraale adeerkaa uma ah.
  17. Wasiirka Maaliyadda Somaliland Iyo Ra’iisal-Wasaaraha Xukuumadda somalia Oo Kulan Qarsoodi Ahi Ku Dhexmaray Addis-Ababa. Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 26 July, 2005 Sida wargaysku qoray Md. Cawil waxa uu Addis-Ababa tagay dhowr maalmood ka hor imaatinkii Cali Maxamed Geedi, ilaa haddana ma cada waxa ay wasiirka Maaliyada Somaliland iyo Geedi ka wada hadleen, mana jirto ayuu yidhi wargaysku cid ka socota Somaliland oo Cawil ku wehelinaysay shirkaa qarsoodiga ah ee uu la yeeshay Cali Maxamed Geedi. eedi. Wasiirka Maaliyadda Somaliland, Cawil Cali Ducaale, oo kulankaa ka dib ku soo laabtay Hargaysa, ayaa in muddo ahba socdaalo qarsoodi ah oo aan kala go’lahayn ku gaalaa bixiyay Hargaysa iyo Addis-Ababa. Socdaaladaas iyo warkan toona daboolka lagama qaadin ujeedadooda, hasa ahaatee, waxa tuhun wayn dadku ka qabeen howlaha gaarka ah ee wasiirku ugu noqnoqday Addis-Ababa Waa markii ugu horaysay ee ay soo baxaan tibaaxa sheegaya kulamo qarsoodi ah oo dhexmara masuuliyiin ka socota dowlada Somaliland iyo xukuumadda Somaaliya loogu soo dhisay Mbagaati, iyada oo bisha July 11-keedii ay xukuumadda Somaliland madaarka Hargaysa dib uga celisay Cisman Xassan Cali (Caato) oo ah wasiirka howlaha guud ee Cali Maxamed Geedi ra’iisal wasaaraha ka yahay. Xiligaas dowladda Somaliland waxa ay sabab uga dhigtay dib u celintii Caato ee madaarka Hargaysa, xilka uu ka hayo dowladda Somaliya, iyo Somaliland oo aan wax xidhiidh siyaasadeed ah la lahayn maamulkaas. Balse sida wargayska Haatuf qoray arrinta Cismaan Caato dib loogaga celiyay Hargaysa way ka duwanayd taas, waxana warkaasi lagu sheegay in safarka Caato ku yimi madaarka Hargaysa uu la xidhiidhay Biriij ah nooca la rakibo oo Cisman Caato ka iibiyay wasiirka howlaha guud ee Somaliland, Siciid Sulub, Biriijkaas oo isaga oo furfuran la keenay Hargaysa, ka dib markii roobabkii ka da’ay Somaliland bishii May ay burburiyeen Biriijkii labaad ee Caasimada Hargaysa. Mustafe Sh. Omer, Somaliland.Org Hargeisa, Somaliland
  18. ^^^^ not at all my bro, these is just the love I have for my lovely and beutiful homeland. Plus is being very long since we have talk the other side of the plotics .we got tair of the south the news that is caming. So what is the nexst move for my ppl in the north sell the country to Europe? or Just keep dreaming that there is border line between south somalia and north somalia. and oneday hargeysa will be the new capital of self-appointed government. Insha alaah
  19. Somaliland is a democracy with an elected President, local government and now the Parliament. Somaliland and its government, its clan elders and its people never took part in any peace conference to reconstitute the fail state of Somalia, so anything that comes out of any of that conferences does not apply to them. 8. Somalia is clan based country, while Somalialnd had moved away from clans and its multiparty polical system. suldaanka sxb dreaamka noowada. we know life is very hard so make it very smooth and easy for yourself. Maaweeli maskaxdaada. suldaan I am sure you remambar these. Lixdankii nikaaxi aan galnood gacanta soo taagtay Anna aan guddoon kugu aqbaloon kaawada u giijay Guntana aan badweynta u dhignaa goo is leedahaye Ma gil-gili kadhiin boqon sanoo gocosho riintiine Halkaan feylashiinni u gudbiyay amase gaarsiiyay somalilandeey ma gaadhiin Tikrena garanba maayaane Inaad naga go’diin iyo bal daa gaalo raacnimo e’ Gundhiggiyo heshiiskii adigu amaadan soo gaarin Gulufkiyo hinaaskiini waa soo gabaabsadaye Go’aankii Tikrihu somalilandeey waa gabaa hirige Gidaar adag rabaa u dhigay si aan la iiga kaa goyne Intey caradu kaa go’i un baad gooni joog tahaye Inaan gacan labaad kaaga haro iima soo geline
  20. Cabsi soo wajahday Soomaalida ku dhaqan Yurub! NORWAY, Oslo - Cabsi weyn ayaa soo wajahday Soomaalida ku dhaqan Yurub kaadib markii shaaca laga qaaday in ciidamada amniga ingiriiska ay ku raad joogaan niman u dhashay Geeska afrika kuwaasoo lagu tuhunsan yahay in ay ku lug lahaayeen qaraxyadii London. Dhinaca kale sida laga soo xigtay wargeyska (The observer) waxa ay ciidanka sirdoonka u xaqiijiyeen in jimcihii July 22-keedii ay bartilmaameed ka dhigteen guri uu degan yahay nin Somaali ah oo ku nool xaafad ay ku badan yihiin Soomaalida. Hadaba markii laga war helay in dhalinyaro Soomaali ah lagu raadjoogo waxa ay cabsi iyo welwel ku abuurtay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Yurub iyagoo ka cabsi qabo in ay dhib kala kulmaan bulshada ay la degan yihiin. Tusaale ahaan, wadanka Norway waxaa weerar lagu qaaday tareen ay saarnaayeen 6 Soomaali ah oo lagu tuhmay in ay wataan waxyaalaha qarxa kadib markii qof ka shakiyay uu si hoose teleefoon ugu diray Ciidamada Booliiska, nasiib wanaag markii la baaray waxba lagama helin ayada oo markii dambe raali gelin laga siiyay qaladkaas dhacay. Hadaba hadii aad ku nooshahay Yurub waxaa kula gudboon in aad mar walba foojignaato. W/D: Xuseen Yaasiin Gode-Gode Norway - Oslo Political Sceintist
  21. good luck my fellow somalis in uk ilaaheey talada saarta. still I don't beileve the suspected man is somali. saaxiibkeey jamal_11 said it all. Several years ago, a man kniffed a policewoman and the media was quick to judge and say the man was Somali. After few days, it turned out that the man was Sudanese who claimed asylum as Somali. Personally, I cannot buy the news that a Somali will strap a bomb around his waist and blast himself off, alongside other innocent people. It is not because we Somalis are at all good moralists, but its because we are number one cowards when it comes to doing such things as blowing ourselves up. It is not a Somali tradition nor is it a late tendency, nor has there been a suicide bombing that took place within Somalia during all the 15 years the civil war raged.
  22. horaa waxaa loo yiri runta waa lagugu nacaa note like Qudhac put in his respond A/Y and me geeleena isma boodo these is just my views toword my lovely country. from 19991 to 2005 hargeeyso politicions tried their best to sell their Propaganda to the world not even jabuuti does not want to buy forget about eithopia. FyrKanten sxb take deep brith these are just word. dhiigkar yuusan kugu dhicin. SOO MAAL saaxiibadeey hargeeysaniyanka ma ogala in laga hadlo dhabta ka jirta wadankeena hooyo. :cool: " Ictiraafka Dadku ka Doondoonayo Maraykan iyo Ingiriis Cadaaladda Ayuu ku xidhanyahay, Xamar Waxaynu kaga goosanayna waxay ahayd Cadaaaladaro "
  23. Well, we all kmow somali land tried and put alot effort to got their dream became true fro A to Z noything seems to be accomplish. Insulting our lovely and the only truly religion islam. Not even Israel and south afrika wants to pay their Propaganda. So what is left from them to do, sell the two xaafad to israel. Ictiraafka Dadku ka Doondoonayo Maraykan iyo Ingiriis Cadaaladda Ayuu ku xidhanyahay, Xamar Waxaynu kaga goosanayna waxay ahayd Cadaaaladaro"
  24. waagacusb.com Qudhac = Qawdhankacusub.com sxb go get reliable recouse.
  25. For one youre sure not to be picking up a huge student loans as part of your vows if u ship one from back home. They wont ask for a car cuz at least for the first few yr she wont have a license. Your lunch will be diyaar everyday after work. U never have to worry about doing your laundry, and most of all ull never argue about the remote cuz she probably wont know that the heck is on TV lol coooooomn sxb these women r your sis, mom aunt, eedo, ayeeyo. i am sure they deserved better respect then that you mention jaceel dhabah. I am sure you don't mean the way you put in your words I hope so, I know and you know they deserved much love and respect, so watch what you say about your family. giving her new car, taking her to a nice and romantic dinner. taking your cloth to dry cleaner is part of you showing how much love you have for her :confused: and don't want to give her hard time. Am I wrong ? i am sure she would do all you said with out asking her :confused: and remembar they are not animal they are human like you. Peace & love