Garyaqaan2

Nomads
  • Content Count

    878
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Garyaqaan2

  1. I wonder why puntland doesn't alow freedom of speach in puntland. You can't speak you Idea you can't say Any thing that is anti_government. I thought Cade Muuse will give freedom to his ppl but that was dream is not realtiy. Laba ka mid ah hawlwadeennada Idaacadda SBC oo xalay laga kaxaystay Xarunta SBC Boosaaso - 25.May.2005 Abbaarihii 10-kii iyo barkii fiidnimo ee xalay waxaa xarunta Idaacadda SBC laga kaxaystay laba ka mid ah Shaqaalaha warbaahinta madaxa bannaan ee SBC, Markii ay xarunta Yimaadeen xubno ka tirsan mas'uuliyiinta hay'ad lagu magacaabo PIS oo la dagaallanta waxa loogu yeero argagixisada. labadan hawlwadeen ee ka tirsan warbaahinta SBC ayaa kala ah Agaasimaha iyo Tafatiraha Idaacadda iyo bogga Internet-ka ee SBC Eng: Mowliid Xaaji Cabdi iyo Maxamuud C/raxmaan Rood oo isna ah madaxa qaybta dhaqaalaha, kana tirsan wariyeyaasha idaacadda ayaan ilaa iyo iminka si rasmi ah loo garanayn u jeedada ka dambaysa xariggooda iyo sababta xilli habeennimo loogu soo guureeyay. Labadan hawl wadeen ayaa waxaa ay xalay ku bariyeen isla markaana weli lagu hayaa xarunta BIS-ta iyadoo aan la ogayn xaaladda ay ku sugan yihiin. Idaacadda SBC oo isku dayday inay khadadka mobilo ay siteen kula xiriirto labadaasi hawl wadeen ayaa u suurto geli wayday inay khadka isku helaan ka dib markii sida muuqatay ay dansan yihiin Telefoonnada. Ma ahan markii ugu horaysay ee ay PIS-tu sidan oo kale xarunta SBC uga kaxaystaan Agaasimaha iyo Tafatiraha idaacadda iyo Bogga SBC. iyadoo aan la sheegayn sababta dhabta ah ee ka dambaysa xarigga mar walba lala soo doonto hawl wadeennada Idaacadda SBC. Waxayna tallaabooyinkaasi oo kale u muuqdaan mid lagu doonayo in lagu khal khal geliyo hannaanka shaqo ee Warbaahinta SBC, laakiinse Idaacadda SBC ayaa horey wacad ugu martay inaysan u dhutin doonin falalka noocan oo kale ah, ayna si madaxbannaan oo waafaqsan sharciga saxaafadda u wadi doonto hawsheeda. SBC News Desk ... Mas'uuliyiintii Idaacada SBC ee la xiray oo lagu siidaayey amar Madaxweyne Boosaaso-25.May.2005 Agaasimaha Idaacada SBC Eng.Mowliid Haji Abdi iyo Madaxii qayta Dhaqalaaha oo xalay si sharci daro ah loogu xiray magaalada Boosaaso ayaa la siidaayey. Siidaynta Mas'uuliyiintan Hay'ada Warbaahinta ayaa waxaa bixiyey Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi(Gen.Cade). Xarigga Mas'uuliyiinta Idaacadda SBC ayaa waxaa uu daba socdey war Idaacadda ka baxay maalintii shalay kaas oo ay maamulka gobolka Karkaar kaga hadleen dhaqaale xumo soo food saartay gobolkooda iyo in gobolka Karkaar uu yahay magac u yaal aan waxba dawladdu u qaban. Abbaarihii 10-kii iyo barkii fiidnimo ee xalay waxaa xarunta Idaacadda SBC laga kaxaystay laba ka mid ah Shaqaalaha warbaahinta madaxa bannaan ee SBC, Markii ay xarunta Yimaadeen xubno ka tirsan mas'uuliyiinta hay'ad lagu magacaabo PIS oo la dagaallanta waxa loogu yeero argagixisada, taas oo ay dadka intiisa badan u arkeen arrin aan khusayn hay'addaas balse ay uga dhoweyd in haddiiba war deelqaaf ku jiro uu ka baxay idaacadda ay dabagalkeeda leeyihiin wasaaradda wafaafinta, CID-da iyo booliiska Puntland. Mowliid Haji Abdi iyo Maxamuud C/raxmaan Rood ayaa u xaqiijiyey Idaacada SBC in intii lagu hayey Xarunta Hay’ada PIS aan loo geysan wax dhibaato sida jir dil, balse waxay sheegeen in sisilad lugaha lagaga xirey, taasi oo ay ku tilmaameen mid lid ku ah shakhsiyadooda bacdamaa aysan ahayn maxaabiis dagaal ama dad wax diley. Hawlawadeenadan Idaacada SBC ayaa waxaa markii dambe lagu siideeyey amar uu bixiyey Madaxweynaha Puntland Maxamuud Muuse xirsi. Hay’ada Warbaahinta Soomaaliyeed waxay ku tilaamaysaa tallaabooyinkaasi oo kale u muuqdaan mid lagu doonayo in lagu khal khal geliyo hannaanka shaqo ee Warbaahinta SBC, laakiinse Idaacadda SBC ayaa horey wacad ugu martay inaysan u dhutin doonin falalka noocan oo kale ah, ayna si madaxbannaan oo waafaqsan sharciga saxaafadda u wadi doonto hawsheeda. SBC waxay ugu baaqeysaa maamulka iyo dhamaan qaybaha kala ee bulshada in dhamaantood ay tixgaliyaan hanaanka shaqada ee Saxaafada, iyadoo saxaafaduna ay dhawri doonto shuruucda Saxaafada. SBC Online.net
  2. is amezing how we feel about the injustice of african americans But our own somalis we don't care what hapen to them spcial the 6 men be headed ilaaheey janadii ha kawaraabiyo Guri kale intaada fiirin wa in aad fiirisaa gurigaaga siduu u eg yahay. :mad: Dil fool xun oo loogaystay gabar soomaaliyeed magaalada sanca ee dalka yemen Yemen ,May - 18, 2005 - Allsomali.com Magaalada Sanca ee wadanka yemen ayaa wararka ka imanayo ayaa sheegayaan in ay ciidamada booliska dalkaasi yemen ay dileen haweenay soomaaliyeed iyagoo u isticmaalay dilkeeda kurunto sida la soo sheegayo. Haweenaydaan ay dileen ciidanka yemen ayaa waxaa lagu magacaabaa Marxuumad Xaliimo Cabdi waxaana ay markaasi ay damiinatay sida la sheegay haweenay shaqaala ah oo ay isku reer ahaayeen si ay ugu shaqayso guri kala oo lahaayeen reero carbeed waxaana haweenaydii la damiintay ay ka qaatadatay gurigii ay ka shaqaynaysay dahab ka dibna ay iska dhuumatay sida la sheegay . Reerkii carbeed ee yamanta ahaa ayaa waxay soo dacweeyeen haweenaydii damiinatay tan wax ka xatay iyagoo ku soo dawceeyay ciidanka booliska ee aagaasi waxaana ka dib markii ay haweenyadii sheegi wayday tii ay damiinatay ay ciidanku isla markiiba ay ku dileen haweenaydaasi lagu magacaabi jiray xialiimo cabdi iyagoo u isticmaalay dilkeed koronta ama electaric ka dibna ay dhimatayba. Ciidanka booliska mid ka mid ah ayaa sheegay in dileen haweenaydaan ka dib markii laga ag helay gurigiida buursadii dahabku ku jiray sida ay sheegeen taasi oo cadeaynaysa in ay lug ku leedahay falkaasi balse ayda ayaa sheegtay in aysan wax lag ah ku lahayn falkaasi xaditaanka ah inta aan la dilin. Warar lagu galsoon yahay oo laga halay magaalada sancaa dadka soomaaliyeed ee ku nool ayaa sheegay in hawenaydii dahabka ka soo xatay reerkii laga damiintay ay iyado iminka ku sugan tahay magaalada xamar xalkaasi uu ay u soo baxsatay sida ay sheegeen waxaana dadka ay intaasi ku dareen in haweenaydaan la dilay ala ha u naxariistee ay qarabadeedii qaar ka mid ah ay xirteen ciidanka policeka wadanka yaman. Dalkaan ayaa ku soo beegmay xili oo Madax waynaha yemen cali cadala saalax uu sheegay in ay la dagaalami doonaan sida uu sheegay oo ay layndoonaan cid kasta oo soomaali ah lagu soo dhaceeyo arimo burcad nimo ah ama tuuganimo ah iyadoo bilihii aan soo dhaafmay lagu dilay wadanka xadka la leh yemen ee saudi arabia 6 dhalin yaro soomaaliyeed ka dib markii lagu soo oogay dacad ah in ay dhac gaysteen sida la sheegay ka dibna ay dawlada sucuudiga ay surka ka wada jartay ragaasi dhalin yarada soomalida ahayd
  3. Ex-Xisbiga Lets not forget Ahmed Ali Cigaal was shot in the leg by his own brother and was forced to go into hiding for several years for marrying Maryan Mursal. There's no guaraantee all of us would be that lucky. woow when sxb i never heard these before. Axmed ali Cigal was shot in the leg by his brother :confused: Where in somalia or in Asia or America please give us more infor...... These is new input. Indeed these is very sad ilaah dhibka hana ga saaro . i belive somalia will be the way it is right know for 60 more years. watch the new government 4.5 what is that mean .
  4. Rahima walaalo i don't like in aan idin soo kala dhaxgalo you and my bro. " But" My family, friends and acquaintances have their properties-it must be my good luck . I know i'm wonderful! Uuups xanuun badanaa ina hooyo ma isku dayi kartaa in aad anigana sida aad u heesato ku waaga aad iigu raadiso kuweeygana IF it is not to mutch to ask??? I like you opinions it doasn't seem like you are spurting Qabiil you are very good at Difference keep up heating the depate. One minute you seem like you are anti Muqdisho worlord the other minute comes you are Anti Yeey government. Oh well afcorse Plus reer borame aad aheeed.
  5. Insha alaah let us not loose our hope oneday we will stand together and defind our land . Buuto waxaa kahadleeysaa waa point fiican lakiin insha laah we will be strong again. waaa arin aad looga noxo cadaalad darada loola dhaqmo soomaalid meelkasta ay joogan waxaa mid aad looga naxo ah sida loola dhaqmay gabadhaan soomaalid ah. iyadoo oo muujisay inta aan la dilin geesinimo ilaaheey ha unaxariisto marxuumada ehelkeedanah samir iyo iimaan alaha ka siiyo aamiin
  6. Dil fool xun oo loogaystay gabar soomaaliyeed magaalada sanca ee dalka yemen Yemen ,May - 18, 2005 - Allsomali.com Magaalada Sanca ee wadanka yemen ayaa wararka ka imanayo ayaa sheegayaan in ay ciidamada booliska dalkaasi yemen ay dileen haweenay soomaaliyeed iyagoo u isticmaalay dilkeeda kurunto sida la soo sheegayo. Haweenaydaan ay dileen ciidanka yemen ayaa waxaa lagu magacaabaa Marxuumad Xaliimo Cabdi waxaana ay markaasi ay damiinatay sida la sheegay haweenay shaqaala ah oo ay isku reer ahaayeen si ay ugu shaqayso guri kala oo lahaayeen reero carbeed waxaana haweenaydii la damiintay ay ka qaatadatay gurigii ay ka shaqaynaysay dahab ka dibna ay iska dhuumatay sida la sheegay . Reerkii carbeed ee yamanta ahaa ayaa waxay soo dacweeyeen haweenaydii damiinatay tan wax ka xatay iyagoo ku soo dawceeyay ciidanka booliska ee aagaasi waxaana ka dib markii ay haweenyadii sheegi wayday tii ay damiinatay ay ciidanku isla markiiba ay ku dileen haweenaydaasi lagu magacaabi jiray xialiimo cabdi iyagoo u isticmaalay dilkeed koronta ama electaric ka dibna ay dhimatayba. Ciidanka booliska mid ka mid ah ayaa sheegay in dileen haweenaydaan ka dib markii laga ag helay gurigiida buursadii dahabku ku jiray sida ay sheegeen taasi oo cadeaynaysa in ay lug ku leedahay falkaasi balse ayda ayaa sheegtay in aysan wax lag ah ku lahayn falkaasi xaditaanka ah inta aan la dilin. Warar lagu galsoon yahay oo laga halay magaalada sancaa dadka soomaaliyeed ee ku nool ayaa sheegay in hawenaydii dahabka ka soo xatay reerkii laga damiintay ay iyado iminka ku sugan tahay magaalada xamar xalkaasi uu ay u soo baxsatay sida ay sheegeen waxaana dadka ay intaasi ku dareen in haweenaydaan la dilay ala ha u naxariistee ay qarabadeedii qaar ka mid ah ay xirteen ciidanka policeka wadanka yaman. Dalkaan ayaa ku soo beegmay xili oo Madax waynaha yemen cali cadala saalax uu sheegay in ay la dagaalami doonaan sida uu sheegay oo ay layndoonaan cid kasta oo soomaali ah lagu soo dhaceeyo arimo burcad nimo ah ama tuuganimo ah iyadoo bilihii aan soo dhaafmay lagu dilay wadanka xadka la leh yemen ee saudi arabia 6 dhalin yaro soomaaliyeed ka dib markii lagu soo oogay dacad ah in ay dhac gaysteen sida la sheegay ka dibna ay dawlada sucuudiga ay surka ka wada jartay ragaasi dhalin yarada soomalida ahayd
  7. In shalaah I want to see Jum And Duc when these game finishes where they stand as somalinimo. Daroogo iibshe/beenaale Shariifxasan ----> Jum Dhiigya cab/kaligii taliye C/Yusuf------> Duk
  8. Wiil_duco <----- will be the next somali president insha alaah. Or Cumar Faaruuq <---------
  9. Maanta yaa u baahan in ay soomaalia dowlada ka dhalato I beileve the answer is everyone. But the Question is Who is realy in need ?????? Soomaaliland -------> there gone in there on way. Puntland --------> Moving frowed to reach there gooooooooooool. Jowhar is very peaceful place ------> that puts them ahead. Baladweeyn --------------> They now their own interst. Kismaayo --------> ninkii soo gaara ayaa is kaleh. Baydho---------> waligood waxaa kudagaalami jiray dad dano gaarha wato So they are not in the Map. couse they don't have a Gool. Muqdisho -------> who will contrioll Caato may be Oh wait Yalaxoow no way may be Qanyare ups he is from weak Clane May be In dhacade. May be Ali mahdi will gain power again or C/qasim and Cadow will take over who knows we have to wait an see cames out from the gaim if the government fails. Somali waxeey tiraah daa ciyaari waa galinka danbe.
  10. US supports establishment of Somali transitional govt WASHINGTON, May 11 (Xinhuanet) -- The United States on Wednesday offered its support to the transitional federal government of Somalia, saying "it's time to bring the Somali people out of a very long period of civil conflict." Announcing a joint statem ent with the European Union, the StateDepartment spokesman Richard Boucher said the US "strongly supportthe establishment of a functioning central government in Somalia." The United States is joining hands with the EU "to reestablish effective government for Somalis, so that they can live in peace and prosper. And we'll continue to work together with them in thatregard," Boucher said. The United States is the largest bilateral donor to Somalia -- 30 million dollars in the last year, according to Boucher. Boucher made the remarks after Somalia's parliament in exile approved on Wednesday the deployment of Ugandan and Sudanese peacekeepers to the troubled Horn of Africa nation, and also authorized the government's relocation plans. Somalia has been without a functioning government since 1991, when the administration of Mohamed Siad Barre was toppled. The newtransitional government was formed in Kenya last year, but has so far been unable to move back to Somalia because of security considerations. Enditem Source: Xinhua, May 12, 2005
  11. abuuti: Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele Oo Kala Hadli Doona Mareykanka Arimaha Soomaaliya - Thursday, May 12, 2005 at 23:34 Jabuuti (AllPuntland)- Warar laga helaayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle in dowladda Mareykanka uu kala hadli doono arimaha Soomaaliya. Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo maalmahan ka qeybgalayey shirkii dalalka Jaamcadda Carabta iyo kuwa Laatiin Ameerika ugu socday dalka Brazil ayaa la filayaa inuu u kicitimo dalka Mareykanka. Xiriirka u dhaxeeya Jabuuti iyo Mareykanka ayaa aad u sareeya iyadoo Mareykanku uu saldhigyo ciidan ku leeyahay dalka Jabuuti, waxayna wararka aanu heleyno sheegayaan in Ismaaciil Cumar Geelle uu Ameerikaanka ka codsan doono iney gacan siiyaan dowladda cusub ee Federaalka Soomaaliya, si Soomaaliya iyo geeska Afrikaba loogu helo nabad waarta, iyadoo dawladaha dariska la ah Soomaaliya ee kuwada jira urur goboleedka IGAD ay dadaal badan u galeen sidii Soomaaliya loogu soo celin lahaa sharci iyo nidaam. Shacabka Soomaaliyeed ayaa tan 15 sanno ku jiray dhabaatooyin ka dhashay dagaalada sokeeya ee dalkaasi la ahaa dawlad la'aanta tan iyo markii ay dhacday xukuumada Maxamed Siyaad barre 1991-kii. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  12. US-EU joint statement on Somalia - Thursday, May 12, 2005 at 00:33 Richard Boucher, Spokesman Washington, DC May 11, 2005 "The United States and the European Union welcome Somali efforts to conclude an agreement on the relocation of the Somali Transitional Federal Institutions to Somalia, including the efforts of the Somali parties to facilitate demilitarization in Mogadishu, which should be incorporated into a national plan as soon as possible. "The Somali reconciliation process is at a critical stage. There is an urgent need for a viable agreement on relocation and security endorsed by the Transitional Federal Institutions. In order for this process to succeed, the Somali people, through the Transitional Federal Institutions, must make their own decisions regarding how best to relocate to Somalia and begin the gradual process of establishing governance. "The European Union and United States urge all Somali parties to continue their efforts towards reconciliation and dialogue and quickly come to an agreement that will facilitate the relocation of the Transitional Federal Institutions to Somalia. "The European Union and the United States also welcome the visit of Prime Minister Ali Mohamed Ghedi to Mogadishu. This visit represents a positive step forward in the reconciliation process. We deeply regret, however, the incident of May 3rd at Mogadishu Stadium during the Prime Minister’s visit and we extend our condolences to the families and relatives of the victims." 2005/504 Source: http://usinfo.state.gov/xarchives/display.html?p=washfile- english&y=2005&m=May&x=200505111303381CJsamohT7.587832e- 02&t=livefeeds/wf-latest.html ------------------------ Daily Press Briefing Richard Boucher, Spokesman Washington, DC May 11, 2005 INDEX: SOMALIA : US-European Union Joint Statement on Somalia MR. BOUCHER: Good afternoon, ladies and gentlemen. If I can, I'll talk about a couple of things. It's a tough one. We've put out a statement with the European Union together on Somalia and support for a process underway there that Somalis are undertaking... QUESTION: Can you anything more about the genesis of the statement on Somalia that you put out today? Is there -- is there a working group between the U.S. and EU? MR. BOUCHER: We have been in close consultations with the European Union in order to support the Transitional Federal Government of Somalia. We strongly support the establishment of a functioning central government in Somalia. It's time to bring Somali people out of a very long period of civil conflict and address the international community's concerns regarding terrorism. So we have worked together with them, consulting frequently with the Europeans. I don't know if you know, but the United States is the largest bilateral donor to Somalia -- $30 million in the last year -- and that goes to provide assistance to Somalis, but not any direct assistance to the Transitional Federal Government. So we work closely with the Europeans. I think we're all looking at the same goals that -- to reestablish effective government for Somalis so that they can live in peace and prosper. And we'll work -- to continue to work together with them in that regard. QUESTION: Obviously, you know, the draft of the statement is encouraging the transitional government to set up in Somalia. Would the United States and EU be willing to support this financially? MR. BOUCHER: As I said, we are indeed trying to help Somalis. You'll have to ask the European Union about whether -- to what extent they're willing to support the government itself. But I think as we said, the installation of government in Somalia, as you see in the statement, is really a matter for the Somalis to decide how to go about that and to decide how to do that with the support of different people inside Somalia and in the best possible manner so that the government is established effectively and accepted in Somalia. Source: http://www.state.gov/r/pa/prs/dpb/2005/46058.htm
  13. Laas Caanood - 27.April.2005 Waxaa magaalada Laas Caanood lagu diley sarkaalkii ugu sarreeyey magaalada Laas Caanood ee hay'adda miino baadhista ee Hello Trust. Falkan dilka ah ayaa waxaa lagu beegsaday Cabdiweli Xuseen Caarshe abbaara 8:00pm ee habeenimadii xalay, waxana wararkii ugu horreeyey ee halkaasi ka soo baxay ay sheegayaan in dilkani uu la xiiro aano qabiil. Waxaa saaka magaalada Laas Caanood lagu arki karayey bileyska iyo laamaha kale ee amaanka oo gaaf wareegaya kuwaas oo ku raad jooga gacan ku dhiiglihii falkan geystey kaas oo aan ilaa iyo haatan gacanta lagu hayn. Geerida ku timid mas'uulkaasi ayaa waxay sababtay in albaabada loo laabo goobihii ganacsiga iyadoo ay dadweynaha la soo deristey cabsi dhinaca aargiisiga ah, xaaladduse waxay caadi ku soo noqotay goor dambe oo xalay ah. Hadalhaynta dadweynaha magaalada Laas Caanood ee saaka ayaa waxay u badnayd dilkii loo geystey Cabdiweli Xuseen Caarshe iyo dhibaatada suurta galka ah ee ka dambayn karta. Geerida mas'uulkaasi ayaa waxay ka dambeysey rag haatan ka hor ay laba beelood isaga kala dileen, jawiga magaalada Laas Caanoodna haatan waa mid aad u wanaagsan. Nuux Muuse Birjeeb SBC Laas I Know it happens every where in somalia But I have to give it up for somaliland being # one chat Mogadishu, Somalia, 04/26 - Among the many things that the civil war left as scars on Somaliland are changes in the role of women. In traditional Somali culture men are known as the sole breadwinners of families; they are supposed to provide the basic needs of food, shelter and clothing for members of their families. But when the war that rocked the breakaway republic erupted in the late eighties, women`s roles and in the society changed for the worst. On top of grave social injustices like dis-inheritance, female genital mutilation (FGM), polygamy, domestic violence and illiteracy suffered by Somaliland women, most of them were forced to assume the harder economic role of providing basic family needs. A recent World Bank survey done in major towns in the country shows Somaliland women being breadwinners in almost 70% of households, a function which became inevitable though a major departure from tradition. This new turnaround was necessitated by several factors that include deaths of their spouse due to the war, widespread use and abuse of Khat (a stimulant chewed by most men in Somaliland) polygamy, displacement and divorce. Other factors that compounded their predicament included family negligence by husbands and poverty. The low-keyed event to observe 8 March 2005, International Women`s Day that is unknown to many in Somaliland, unmasked the need for tremendous task to redress the manifold challenges that Somaliland women continue to face. Women in Somaliland continue to be pushed to the fringes by abject poverty and minimal education opportunities for girls and women compared with boys and men. In addition, increasing reports of grave social injustices against women in the self-declared republic is an indication that years of debates on women issues have not yet changed the social perception about women. Some women even questioned the validity of a specific day (International Women Day) set to address women issues when they continue to face myriad of problems and their struggle continues to be hampered by entrenched social, religious and cultural barriers. In a random observation at Hargeysa market, jewellery shops, Khat stands, groceries and some other business stalls, this reporter saw a significant number of women vendors, selling every conceivable item ranging from fresh groceries, jewels, foodstuff, clothes, beauty items, Khat, fresh milk and tea. Moreover, some of them still manage to juggle roles as the breadwinners with that of being housewives and loving mothers. Most of them start the day as early as 4 a.m., virtually being the passengers on the public buses streaming to Hargeysa from various suburbs. They hurry to alight and rush to their places of business to set up their stalls, open their shops, and sell their fresh foodstuffs to customers who amazingly comprise a large number of women. As most of them decried the harsh conditions facing them, some told PANA that they are forced to toil in such manner due to abandonment by their husbands who have decided not to care in providing for basic needs for families. They also cited lack of public toilets for women selling at marketplaces. Despite dozens of public toilets in Hargeysa town, women are using none of them, due to cultural barriers that discourage women to mingle with men in public areas and thus most women shun from using the public toilets. "When I arrive here, I am forced to hold back my self, I can`t even afford to go for a short call; and recently I was diagnosed with kidney complication which was likely caused by these situation I am finding my self in," narrated Fatima Ibrahim, a mother of four who ekes out a living through the sale of Khat. She complained that all her customers are men who sometimes refuse to pay the full price she demands for her Khat. "If I stop coming here, nobody would care for me and my children and we will suffer deeply," she concluded. Asha Mohammed, a fresh vegetable and milk vendor at Hargeysa market, said things started going bad for her in 1995 when her husband got addicted to chewing Khat for long hours. In so doing, he started deserting his well-paying job in one of the aid agencies operating from Hargeysa and he was eventually sacked before he abandoned the family for Ethiopia. "Since then things have been very tough for me and my children; and I can only provide food, cloths and shelter for them but schooling. Most of the women told PANA that both government and humanitarian organizations have not done much to help address their plight. They said the trend continued to increase and only few of the latest Somali returnees benefited from a micro-credit project offered by the US-based agency-CARE International. Ms Shukri Harir Ismail, executive Producer/Trainer of Health Unlimited -- a women media project based in Hargeisa, lamented that most men in Somaliland have forsaken their families and become addicted to chewing Khat. She regretted the huge amount of cash Somaliland men spend on buying Khat, saying the amount could have made a great impact on living standard in the country. All the Khat chewed in Somaliland are brought from neighbouring Ethiopia. Latest statistics available at one of the leading money transfer companies, Dahabshill, show that Khat companies remit some $200,000,000 daily to Ethiopia from the sale of the stimulant in Somaliland. Even though the Somaliland government has set the tone for women participation in politics by offering them two ministerial posts, the reality is that majority of Somaliland women remain submerged in poverty. Source: Angola Press, Apr 27, 2005
  14. like there was any doubt waa kannaa dadkaan ookala aa iska jiro Jambal aa loodhig horuu ka qaatay suldanka
  15. This is SOL - try to post OPINIONS as opposed to propaganda pieces, regardless of who they support and who they oppose. When "some" people repetitively post negative news from Muqdisho, I'm bound to be suspicious. Why Muqdisho and no where else? wind, ina hooyo sxb I have the same saypthy for all somalis where ever they are. If these horrbl news happend same where else I would posted the same way sxb. So I don't know where you are getting these Idea :confused: You are right I wish I could do something for the poor kids in somalia. and insha alaah I will. Fyr-Kanten Daily incidences occurs throughout the Somali peninsula some to the same extend as Mogadishu ones, and some to lesser extend. Some reach the Somali news sites some don’t but deep inside of us we are all aware of what really happens. yes it does happen sxb but it is better to post and know what is going on your homeland, what is wrong with posting the negative and the passitive news. haddad wind and fyr said what i was going to say to you please stop insalting the six beheaded man.
  16. Gabar Uur leh oo saakay lagu dilay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho Muqdisho Gabar lagu magacaabi jirey Nimco Jeylaani, calooshana ku siday Uur 8 bilood ah ayaa saakay nin dabley ah oo ku hubeysnaa qori AK-47 uu ku toogtay nawaaxiga degmada waaberi ee magaaladan Muqdisho. Marxuumada oo isla goobtii uu falkaasi naxdinta leh ka dhacay ku geeriyootay, ayaan si rasmi ah loo ogeyn sababaha keenay dilkaasii foosha xun, hase ahaatee warar dadka deegaanku ay isla dhex marayaan ayaa sheegaya in ay jirto xurguf hore oo ka dhaxeysey marxuumada la dilay iyo xaaska ninkaasi dableyda ah.taasoo loo aaneynayo in ninkaasii dableyda ah ay ku xambaartay in uu falkaasii dilka ah uu kula kaco marxuumadaasi. Dadweynaha iyo waxgaradka deegaankaaasii ayaa falkaasii dilka ah aad uga carooday una cambaareeyey, iyagoo ku tilmaamay fal waxashnimo ah oo ka baxsan shareecada Islaamka iyo dhaqanka soo jireenka ah ee ummada soomaaliyeed, waxayna soo jeediyeen in sharciga la soo taago kuwa ku kaca falalka noocan oo kale ah ee arxan daradu ay ka muuqato. Mar aanu saaka la xiriirnay xafiiska ciidamada madaniga ah ee deegaankaasi waaberi ayaa mas’uuliyiintii aanu halkaasii kula kulanay ay ka gaabsadeen in ay arintaasi wax faah faahin ka bixiyaan. Dilalka noocan oo kale ah oo loo geysto dadka aanan waxba galabsan ee Birimageydada ah ayaa ah mid had iyo jeer ka dhaca dalka gudihiisa, tan iyo intii ay bilowdeen dagaaladii sokeeye ee dhacay dalka, iyadoo aysan jirin wax sharci ah oo ka jira meelaha qaar Nasrudiin Caydiid Salaad(Diini) Dayniile, Muqdisho E-Mail:Diinicadde@hotmail.com
  17. Cowramaleh, these could also be clan name. good one
  18. araboowe willka yar daaya asagoo yarbuu siyaasada ku soo biiray. wind sxb are you confused. markeey dadka kahadlaayaan naxariis iyo current issue you came up cuqdada caloosha kuu gu jirto Boosaaso, muqdisho, jowhar, baidabo, kismaayo imw waa iskumid waxaa looga wada naxaa isku si. It is realy very sad to hear the death for those poor kids in muqdiasho as well as those who were efected the fighting in galkacyo.
  19. Very sad walaahi cadiim :mad: Ilaahoow unaxriiso una dambi dhaaf
  20. Illahow qadiro waxiido weyno kitabkiisa midigta ka sii carrurtisana olaad salax ah oo wadada xaqa ah oo tosan racda ka dhig....amiin.! juma sxb ducadii aduunka adigaa dhameeyay..... aaamiin aamiiin very sad indeed. a weak ago 6 somalis . today an educated brother :mad: Ilaahoow noo naxariiso nagana qabo cadowgaaga iyo cadow geena. Iaahoow unaxariiso marxuumka intuu katagayna samir iyo iimaan kasii
  21. Alxamdulilaah these is what I wanted to see. My strong somalis in one side. Juma and all my fallow Eurepona's do your thing. Ilaah inkaar iyo jiro aysan ka kicin ha kurido the sacuudi government :mad: :mad: Maanta mmaanta maaaanta waamalin mudaahiraad maanta :mad: let us keep our speared up
  22. waryaada nacalaa sanduuqiina kuyaale aan idin arko idinkoo kuhadlaayo af hindi. wareer badanaa ciyaal beerjileec hindi afxumidiinaa. goobiyo doomo madax in la idiinka istaago aad ubaahan tihiin.
  23. good info I must say thanks . Is wonderful to see our sister do their thing. Great news bro April 8, 2005 Hawa Aden Mohamed will receive the 11 th annual Ginetta Sagan Award, awarded for outstanding contributions to the human rights of women and children, at Amnesty International’s Annual General Meeting in Austin, Texas Great news
  24. Somali_Patriot homeboy wax soconaayo la soo shirtag sheekooyinka eedooyinkaa hanoola imaan. Islaamah sheekooyinkooda aad sixun udhageeysataa. too bad macalinka don't please the good night stories :cool:
  25. Yes. What you have missed is, this is a Somali forum, mostly frequented by Somalis- therefore, priority must be given to Somali issues and news. The picture in question is about Sudan. I have searched the forum for a similar picture about the Baydhabo children who perished in a similar fashion or worse; the result was negative. That's what you have missed. If the poor Kid in the picture was his natinalty arba MR haddad will be sadden since the picture is skinny african boy he has no sympathy what so ever. :confused: sxb take your frustration in your house sh$$$$$t. subxaanalaah ilaahoow unaxariiso adoomadaada.