Garyaqaan2

Nomads
  • Content Count

    878
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Garyaqaan2

  1. ^^^^ xoogsade sxb dadkii dadka gumeeysan jiray ilaaheey dadka waa ka qabtay. And I agree shayaadinta ilaaheey ma soo celiyo aamiin. lol laakiin wadaada xaqa ah ilaaheey hanoo keeno si ay ubadalaan warlord ka
  2. ^^^^^^^ Emperor Thanks for the up date. reergado maxaa wada meey hubka iska dhigaan dhibla aan lol Koleey waa loo soo socdaa
  3. Jb I thought the etho runs the country. Eliteria polish shoes in hargeysa.. lol what has changed.
  4. ^ How can we confirm that half of your family is from there? As far as I know every nomad in here claims to be from here or the other, not that there is nothing wrong with that, but there is huge possiblity, it could be a lie, in order to advance their point. I just found it funny the part you said, I was at the airport for 20 minutes and all I saw were Ethiopians, what a truthful statement that was? Besides, were you waiting for a ride at the airport, where were half of your family while you were so bored at the airport and stuck there for 20 minutes? lool Mj. sxb don't get confused Iam from the next Door near Dhahar. where your adeero tried to cupture and you know what happen #$%@#$%&* all the way to ceerigaabo. So that next Door is Qardho to cleard things out remembar i didn't said i am half Midnimodiid and half midnimoJaceel As deegaan ahaan half of my family lived in Borco as for the 20 minute at the airport is not enough time for conversation. thus, if you need DNA sample will do for classification As the thePoint said
  5. ^^^^ axmed Gurey you didn't answer my Q? Read again I will repeat For how Long Reer Gedo will stay in Kismayo I kow when alaah says But Time is up Bro....... Disarm disarm .... or run like before. xasan turki said. Magaaladoo Haawaneeyso ayaan soo galnay Cidii jootayna waa ay ka carareen. I am sure you do recall those comanet. Peace and love
  6. ^^^ Geelooooow xabishida adigaa keensaday Gurigaada. Maxaa yeelay soomaali waa hishiin diiday Dadbaana mooday dad xoolihiis in JANADA lagu galaayo.
  7. Great news indeed General Duke maansha alaah buluugii oo ka lulanaayo Burco xaafadaheenii.
  8. Now untill the greater clan [who are fully united] can come and capture the city hadal kuma tallo. Remembers its reer-gedo who are in the city and the af-guduud and koojar you speak of are 35km away from the city Axmed-gureeyooooooow ina adeer you said the above statment. will you tell me for how long reer gedo will stay In kismayo? Time is short. Disarm or face the consequences. Biixi those who saved the Great present Alah Unaxariistee Siyad were Morgan and his ppl Axmed _gureey doasn't remembar or he is too young to know that can history. Remembar Morgan was never chased by Kismayo by reer gado there was always for the help of Abdiqasim, inadhaced Gobaale and soo on the list will contenue.
  9. Meel infront of the whole Soomaalis and the whole world xaaraan lagu balaarsado la rabo, of course sensitive iyo wax ka daran waaye. Haddee xalaal ahaan lahayd, oo la ishubo, waxaas ma dhacayn. Once more, Kismaayo kuwaan ku hardamaayo, labadadooda waa dad soo duulay. Hadduu Ina'uunlaaye u dagaalami lahaa waaba la kasi lahaa. Mr. maskin fadlan iga Jaahil bixi. in your last statment on above quoted you say Hadduu Ina'uunlaaye u dagaalami lahaa waaba la kasi lahaa. so what is wrong if Uunlaaye brother's fought the fight for him. maxaa yeele Far kiliya fool madhaqdaa horay loo yiri.
  10. ^^^ Great steps forward yaa general thanks for the updet. I belive M.dheer is well qualified citezen for these Job. As we recall all of his accomplishement in Jowhar. The man is suitable for Banaadir. He played his appropriate part well congrats goes to Mr Maxamed dheere.
  11. ^^^ Abti isku day marlabaad . wrong Tray again. I bet wiilduco has never been to Somaliland not only have i been to waqooyiland half of my family are from Burco abti remember i didn't said my first time to hargeeysa. but my last trip to somalia
  12. ^^^^ yes indeed the man has cgange he veiws. he spoke alot of his healthe. Dhiigkarbaa igu dhacay afcores hadaa dad xoolihiis ku nooshahay. waa uu kugu dhicin
  13. ^^^^ ethoi runs Burco for long time sxb it is not only that etho controls muqdisho. meesheey ku ilma dhaleen waa somaliland. I remembar my last trip to africa i was in transit in Hargaisa for about 20 minute. all I could see at the airport was Etho.
  14. khalaf Is about time at list to be optumistic and relistic. like the TFG said the war is over. no where in the wold is 100% save. I am sure you recall the recent tragic that happen in Va 32 student shot to death. so that and monay other exsample's will show you that is No where is completly save but you can hope for the best. Somalia know is headed the wright direction..
  15. ^^^ abti N/A somaali waxeey tiraahdaa falaari Gilgilasho kaagama harto . My ppl from gedo very clearly was told to disarm. Whether they agree or disagree is up to them. muqdisho is cleand know. Kismaayo must be dealt the same way (Muqaawin) Dowlad diid , Burcad, was dealt. Hoteel baan kuleeyahay iyo ganacsi baa la iga xabadeey kaama saareeyso. The Governer of Kismayo told the conve that he will not return to kismayo unless the clan militias in kismaayo to disarm.
  16. Originally posted by jimcaale Horn, Did Ugaaska spoke about this incident yet and called on to 'kuwii laga adkaaday' for peace negotiation. I demand the TFG to officially give away the island to my adeeryaalo. Life is not fair walaahi. Gedo is not as much fun as an island. PL has Xaafuun and some other ones all to themselves. GD com'on man. Iga gaarsii fariinta. Jimcaale walaahi this is Brilliant idea let My ppl reer Gedo Keep Kudhaa for God's sek
  17. Breaking News:dagaal ay maleeshiyada Beesha **** ku qaadeen maanta Deegaanka Madhawa oo ay ku dileen 3 qof 9na looga dilay(30-04-2007) Wararka ugu danbeeyey ee kasoo baxaya Tuulada Madhawa oo saaran xeebta degmada Badhaadhe ee gobalka J/hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal xoogleh maata Dagaalkan ayaa waxaa qaaday maleeshiyooyin hubeysan oo ka ambabaxay magaalada Kismaayo kana soo jeeda beesha ****. Maleeshiyadan oo watay Doonyo ay ka qaateen magaalada Kismaayo ayaa isku dayey in ay gacanta ku dhigaan deegaanka Madhawa halkaasi oo ay iska caabin xoogleh kala kulmeen dadka deegaankaasi ku dhaqan. Dagaalkan oo yeeshay Waji qabiil ayaa waxaa ku dhintay sadex qofood oo kasoo jeeda deegaanka una dhashay Beesha Cismaan Maxamuud (**********), waxaana la sheegay in dhinaca maleeshiyooyinka weerarka qaaday oo kasoo jeeda Beesha **** halkaasi uga dhintaan 9 askari. oo ka mid ah maleshiyadii weerarka ahaa Dagaalka ayaa maanta qaboobay kadib markii ay halkaasi isaga baxeen maleeshiyooyinkii kasoo baxay magaalada Kismaayo oo dib ugu noqday halkaa. Baaq ay soo saareen cuqaasha Beesha halkaa ku dhaqan ee Cismaan Maxamuud ayaa maanta lagu sheegay in weerarkaasi gardarada ah aysan u dul qaadan doonin, isla markaana ay ka xun yihiin dagaalka lala beegsaday dhul ay degen yihiin dad nabada jecel. Xaalada magaalada Kismaayo ayaa maanta si weyn looga dareemayaa xiisad colaadeed oo kusoo biirtay xiisadii horey magaalada uga taagneyd. Weerarka maleeshiyooyinkan maanta qaadeen ayaa kusoo aaday maanta oo ay Wafdigii ka socday Dowlada Federaalka uuna hogaaminayay Wasiirka Arr/gudaha Md.Gacmodheere ay u ambabaxeen tuulada Buula Guduud ee Bariga magaalada Kismaayo, halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamadii Dowlada iyo maamulkii gobalka. Xubno ku sugan magaalada Kismaayo oo kasoo jeeda beesha Kabalalax ayaa maanta si weyn u dhaliiceeyey weerarkii lagu qaaday degmada Badhaadhe ee deegaanka Kudhaa waxayna ka digeen cawaaqib xumada ka dhalan karta weerarkaasi ay qaadeen maleeshiyooyinka. Waxaana laga cabsi qabaa in weerarkan uu wax weyn u dhimo waan waantii lagu damacsanaa in magaalada Kismaayo lagu xasiliyo
  18. Khasaarihii ka dhashay Dagaalkii Madhawa ee deegaanka Kudhaa iyo wararkii ugu danbeeyey Last Updated::2007-04-30 15:05:29 Kismaayo:- Wararka ugu danbeeyey ee kasoo baxaya Tuulada Madhawa oo saaran xeebta degmada Badhaadhe ee gobalka J/hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal xoogleh saaka. Dagaalkan ayaa waxaa qaaday maleeshiyooyin hubeysan oo ka ambabaxay magaalada Kismaayo kana soo jeeda beesha ****. Maleeshiyadan oo watay Doonyo ay ka qaateen magaalada Kismaayo ayaa isku dayey in ay gacanta ku dhigaan deegaanka Madhawa halkaasi oo ay iska caabin xoogleh kala kulmeen dadka deegaankaasi ku dhaqan. Dagaalkan oo yeeshay Waji qabiil ayaa waxaa ku dhintay sadex qofood oo kasoo jeeda deegaanka una dhashay Beesha Cismaan Maxamuud (**********), waxaana la sheegay in dhinaca maleeshiyooyinka weerarka qaaday oo kasoo jeeda Beesha **** halkaasi uga dhinteen 9 ruux. Dagaalka ayaa maanta qaboobay kadib markii ay halkaasi isaga baxeen maleeshiyooyinkii ka yimid dhinaca magaalada Kismaayo oo dib ugu noqday halkaa. Baaq Digniin ah Baaq ay soo saareen cuqaasha Beesha halkaa ku dhaqan ee Cismaan Maxamuud ayaa maanta lagu sheegay in weerarkaasi gardarada ah aysan u dul qaadan doonin, isla markaana ay ka xun yihiin dagaalka lala beegsaday dhul ay degen yihiin dad nabada jecel. Xaalada magaalada Kismaayo ayaa maanta si weyn looga dareemayaa xiisad colaadeed oo kusoo biirtay xiisadii horey magaalada uga taagneyd. Weerarka maleeshiyooyinkan maanta qaadeen ayaa kusoo aaday maanta oo ay Wafdigii ka socday Dowlada Federaalka uuna hogaaminayay Wasiirka Arr/gudaha Md.Gacmodheere ay u ambabaxeen tuulada Buula Guduud ee Bariga magaalada Kismaayo, halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamadii Dowlada iyo maamulkii gobalka. Xubno ku sugan magaalada Kismaayo oo kasoo jeeda beesha Kabalalax ayaa maanta si weyn u dhaliiceeyey weerarkii lagu qaaday degmada Badhaadhe ee deegaanka Kudhaa waxayna ka digeen cawaaqib xumada ka dhalan karta weerarkaasi ay qaadeen maleeshiyooyinka. Waxaana laga cabsi qabaa in weerarkan uu wax weyn u dhimo waan waantii lagu damacsanaa in magaalada Kismaayo lagu xasiliyo.
  19. Maleeshiyooyinkii Kismaayo ku sugnaa oo weerar ku qaaday Deegaanka Kudhaa Last Updated::2007-04-30 14:55:30 Kismaayo:- Maleeshiyooyinka Beesha **** oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa saaka weerar ku qaaday Deegaanka Kudhaa ee degmada Badhaadhe. Weerarkan ayay u adeegsadeen doonyo ayadoo la sheegay in ay la beegsadeen tuulada Madhawa ee aaga Kudhaa kana tirsan degmada Badhaadhe ee gobalka Jubbada Hoose. Halkaasi ayaa la sheegay inuu ka dhacay dagaal xoogleh oo dhexmaray dadka deegaanka iyo maleeshiyooyinkii halkaasi weerarka ku qaaday.
  20. KISMAAYO: Dagaallo sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan oo ka dhacay Jasiiradaha Kudhaa iyo Modhowe Posted to the Web Apr 30, 14:21 Kismaayo (PP) – Dagaal sababay dhimashada ugu yaraan 10-ruux iyo dhaawaca in ku dhow 36-ruux oo kale ayaa maanta ka dhacay jariisaradaha Modhowe iyo Kudhaa oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalkan ayaa la sheegayaa inay qaadeen maleeshiyo ka tirsan beesha **** oo duulaan ku qaaday goobtaas oo deegaan u ahayd beel katirsan beelaha *****ga. Dagaalkaan ayaa la sheegay inuu salka ku hayo dagaallo 23-kii bishaan ka dhacay Magaalada Kismaayo dagaalkaas oo dhex maray Beelaha ********* iyo *****ga. Dagaalkaas ayaa ahaa dagaal dhacay waqti Guddoomiyaha Gobolka Jubada Hoose uu safar shaqo uu ugu maqnaa degmada Badhaadhe, hadana ah xubnaha dowlada ee magaalada banaanka uga maqan. Wararka ka imaanaya Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in dagaalladaas ay ahaayeen kuwo aad u qaraar oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dadkaan faraha badan, iyadoo aysan jirin wax waanwaan ah oo lagu dhameynayo colaadaan cusub. Colaaddaan ayaa waxay socotay tan iyo maalintii shalay ahayd iyadoo ku soo beegantay xilliga ay socdaan waanwaanno lagu dhameynayay dagaalladii dhawaan ka dhacday Kismaayo ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad tiro badan. Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmo-dheere) ayaa wuxuu ku howlan yahay daminta qalalaase ka dhacay Kismaayo, kaasoo sababay in maamulkii Degmada Kismaayo iyo taliyeyaashii ciidammada xoogga dalka ee ku sugnaa Kismaayo iyadoo ay ku sugan yihiin Deegaanka Buulo-Guduud oo 35-km u jirta Kismaayo. Ilaa iyo Waqtigii uu maamulka dowladu oo uu soo gaaray magaalada Kismaayo ayaan la gaarin wax heshiis ah oo u dhaxeeya maamulka banaanka uga maqan magaalada iyo kooxaha gacanta ku dhigay magaalada Kismaayo. Warar hoose ayaa sheegaya in Guddoomiha Gobolka Jubada hoose uu ka biyo diiday inuu soo galo magaalada Kismaayo isaga iyo madaxda kale ee maamulka. Wuxuuna Gaboose oo ah Guddoomiyaha Gobolka Jubada hoose uu sheegay in magaalada laga saaro maleeshiyooyinka magaalada qabsaday oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwo ku xadgudbay qawaaniinta gobolka iyo hab-beeleedka loo degan yahay gobolka Jubada hoose. Inkasta oo Wasiirka Arrimamha gudaha Mudane Gacmodheere uu weli raadinayo xal kama danbeys ah , hadana ma muuqato weji nabadeed oo lagu dhamayn karo xaalada gobolka jubada hoose. Waxaana magaalada Kismaayo beryihii la soo dhaafay ka baxay maleeshiyo beeleed ka soo jeeda Beesha *****ga iyo Beesha ****** kuwaas oo abaaray goobaha ay ku sugan yihiin madaxda gobolka. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu
  21. I guss the fighting in kismayo began. Mr. gacmadheere could not slove the issue Kismaayo: Dagaallo khasaare gaystay oo ka dhacay jasiiradda Kudhaa ee Jubbada hoose. 30. april 2007 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Kismaayo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya jasiiradda Madhabo ee deegaanka Kudhaa ee jubbada hoose ayaa sheegaya in dagaal kharaar uu shalay iyo maantaba halkaasi ka dhacay. Dagaalladan ayaa u dhexeeya laba beelood oo ah beelaha wada daga gobolka Jubbada hoose. Warar la xaqiijiyay ayaa sheegay in dagaalkaasi 12 qof ay ku geeriyoodeen. Malleeshiyo hubaysan oo ka timid Kismaayo ayaa weerar ku qaadday xilli habayn ah Jasiiradda, ayagoo doonaya inay la wareegaan gacan kuhaynta halkaasi. Iska caabbin xooggan oo malleeshiyaadkii weerarka soo qaaday ka hor timid ayaa waxay ku khasabtay inay kala firxadaan dibna ugu laabtaan halkii ay duullaanka kasoo qaadeen. Khasaaraha dagaalka ayaa wuxuu u badan yahay malleeshiyaadkii weerarka kasoo qaaday magaalada Kismaayo. Dadka deegaanka Kudhaa ayaa wada abaabul dagaal oo ay uga hortgayaan malleeshiyaadka weerarada kasoo qaadaya degmada Kismaayo. Jasiiradda Madhabo ee Kudhaa waxaa ka jira ganacsi xagga dhuxusha ah , waxaana kusugan ganacsato hubaysan oo difaacda jasiiraddaasi. CCC Farayaamo AllPuntland
  22. xiin, enjoy while it last! kuraaxeeso xoogaa yare. I like the word kuwa laga adkaaday. 1. Anigu nabadaa jeclahay adigu se xabadaa jeceshahay. 2. Adigu waxaa wax ka aragtaa meeldhow anigu se waxaan wax ka arkaa meelfog 3. Anigu madax weeynahaadii baan ahay adigu se shicib keeygii baa tahay. do you see how we ere different
  23. homeboy you are mentaly ill (wax xikmad leh ku hadale )i can see from your pic you chosen you are not okey. may alaah help you.
  24. quote: -------------------------------------------------------------------------------- Originally posted by Kreepy Kid: My point is live and let live There are worse things happening in the world then someones sexual preference. And besides only Allah can judge humanity come judgement day. -------------------------------------------------------------------------------- You took the words right out of my mouth. Alisomali; Don't air the mans business..leave him alone. no, no , no. by any means please let the word go out tell every somali person that you know. let them be causation about these Qoomu luud he could be spreading diseases. :mad:
  25. I hear you Ms Dhucdhuc. I don't really have much of a choice do I? The innocent Somali casualties are the only factor for me, I have to admit that I never was against the Anti-Ethiopia brigade. Our land awalba waaba lagu dul xaarey, I felt that the ET card was used for opportunistic reasons. The same opportunism that made the Late Clan Courts use Islam to justify duulaan lagu qaadayo a certain town or oppressing a whole region. You can see why I haven't been active in the politics section lately. It's best to stay neutral. sxb siyaasad malin ba waa dhan . be active on your believes.