Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. Isha allah In 12/13 years I will be the richest man in Somaliland... and isha allah father of five kids.
  2. Waa yahay ee haddaba guryahooda calanka Somaliland ma sudheen?...Oo ma la dabaal dagaan dadka reer Somaliland 18th May?
  3. ^^^ Ma ogol yihiin madaxbanaanida iyo qadiyadda gooni isu taaga Somaliland???
  4. Somaliland ha mustaafuriso, kuwa soo galootiga ah ee Xamar ka yimina, waayo wax faa'ido ah oo lagu qabaa ma jirto.
  5. Allow Siyaad uga warama caawa waxataagan Allow yaa wax lama caasiyee, Caadka uga qaada Allow yaa cibaarada jirtiyo muuja cidhif-keeda Cashadii wedkii ku cuskadaa Cawda loo jaraye Nimankii SNM ee uu carqaladeeyay Ee uu codkoodaba ka dhigay, ciyaw dhawaaqaaya Inay gobolo soo xooriyeen Caawa ya u tabiya Waqooyi inuu dabadaa xornimo qaatay, oo xawaareeyay Oo cirkaa sare u baxay, calana uu yeeshay, Madaxweynayaal daacadana, dimiqraadi lagu doortay Oo shacabkii damaashaaday, daasadana wada qaatay. Ciidamadaadii Xamar, sidii bay hadhuudh - Ugu casheeyaane Canjeerada kolay tahay ma jirto – Calaf ay quutaane Wax cadabiya mooyiye – Ma arag ruux ka caafiya’e Cutubyada waxa hagga – Ninkii caarifee adag’e Indha-cadde inuu taliye yahay – Caawa yaa u tebiya.
  6. ^^LOOOL, that's impossible... B'cause Turks have been in Mogadishu, for the last couple of months only.
  7. Alpha Blondy;749013 wrote: on the 5th floor now. Alpha Blondy sxb what's this building? Is it hotel or Office for a compnay?
  8. Rule kii topic-ga u yaalay waa jabiseen!...Dad yahow horta maxaa idinka siya? Miyaydaan si quman wax uga jawaabi karin, @ Kool kat, Walaal agabta ma yaacsanaysaa?
  9. @ Nuune Djbouti ba intaas waad wadaagtaan, haddana kala laba wadan baad tihiin! Waar waxaan ku idhi waxaasi socon maysee, Miyaadan ogayn Somaliland have a point. Dawladdii military ga ahayd waxay, ku xasuuqday, ka sheekee, iyo sababta aan illaa iminka cidina uga hadlin??
  10. Marka hore salaan, kal iyo laab ah, ayaan idin salaamayaa... Intaa ka dib waxaan doonayaa inaan laba su'aalood idin waydiiyo, bal isku daya haddaba inaad si waxan uga jawaabtaan, idinkoo aan twist-garayn. Waa kuwan su'aalihii. 1. Fadlan ma ii sheegi kartaan, sababta aad ugu dhagsan tihiin, ama aad u doonaysaan, inay Somaliland mar labaad idin la midiwdo. Maxay se tahay faa'idada halkaa ku jirtaa? 2. Haddiiba Somaliland iyo dadkeeduba ku adkaystaan gooni isu taaga, maxaa idiinka meel yaala? Caano-Geel Dhame
  11. Gheelle.T;748302 wrote: Midkan Google Earth-ka ku cusub miyaa?
  12. Somaliland Capital Hargeisa Kaliya waxaanu u baahanay proper wadooyin
  13. Laakiin waxa is waydiin leh, goorma ayay Somalia na deeqsi noqonaysaa... Oo qadarin doontaa madax-banaanida iyo gooni isu taaga Somaliland??????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????
  14. Source: Qarannews AKA Qudhunnews, that website is unreliable and most useless web Don't ever take serious sxb qarannews, waa mucaarad aan garayan xataa sidas wax loo mucaarado!... Inantan yarna dhagac baa ku dhacay, illeen xabaddu ajashaba way ka iibsan lahayde.