Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. That's right, it's ur turn now post a city or town, aan guess garaynee.
  2. Somaliland waa qaran madax-banaan, lalamana simi karo Somalia oo ah wadanka adduunka ugu liita.
  3. http://www.youtube.com/watch?v=ZlPAwNrIMm8
  4. Jacaylbaro;732129 wrote: Waar look at the title ,,,,, Awdal, Somalia, Holland
  5. Uganda invaded Somalia!!!! Now Museveni is the real president of Somalia. Check below. http://www.raxanreeb.com/?p=101563
  6. Bal aynu eegno ninka, waxan oo shahaadooyina, iyo waxanoo khibrad ah leh, halka uu ku danbeeyo. Isha Allah
  7. Waxa laga yaabaa, inay soo tahriibtay ka dibna, markay maqashay airport ka markaad tagto ayaa la is dhiibaa, ay si khaldan hadalkaa u fahantay, baleeg siday gacmaha u taagay!, waxay leedahay waan is dhiibay.
  8. That's wonderful news, we need more political parties, new faces and young leaders to achieve our goals.
  9. xaysiin kulaha? gormaan wax xayisiya? xaqooda uun bay u dagalamaayan regionkoodana xaqna u leyihin baan idhi. Somalilandna is a one clan state taasi ma been baa?..hadad been rabtid in aad isku shekeesay wa mesheeda taasi ima quseeso. Bal wali waad sii caytamaysaa walaal, waxaad qortay u fiirso, waa maxay Somaliland is a one clan state? Taasi waa been miyaadan oagayn Somaliland waxay ka kooban tahay qabaa'ilo fara badan sida kuwaas oo kala daga darafyada iyo badhtamahaba, dawladdana xubno kah. gormaan cayay? ka aheen in aan sheego runta oo ah in ay xasuuq xaqdaro dadka umada ssc dagan ku wadaan SSC ayaa dagaalka bilawday nabadiina diiday iyo in la wada hadlo, markaa walaal iyaga ayaa eeda leh Somaliland haday qaran ku tahay wa sheeko ku quseesa. xuduud ay xaq u leyihin oo ka aheen sadexdooda magalana ma jiro. SSC regions dad baa u dhashay oo iska leh dadkaasna ayaa xaq u leh. marka shekada raqiiska aad gadasid ma soconaso. Somaliland waa qaran madax banaanideduna waa mid muqaddas ah.
  10. Aaliyyah walaal sidan aad u hadlayaa ma aha wax quman, waayo Somaliland waxaad ku sheegtay clan militia SSC na waxaad xayaysinaysaa!! Haddii aad doonayso inaad intaa iskaga soo dhawaataan Somaliland, waxa wanaagsan adiga oo aan caytamin inaad waxaad tabanayso sheegato, Waayo isma qabato inaad dacalna cay ka miisayso dacalna aad leedahay walaalkaa la jeclow waxaad isla jeceshahay. Somaliland waa qaran jira, waxayna ku andacoonaysaa xuduudihii uu Isticmaarkii ka tagay, inay xuduudaheeda gaadhana xaq bay u leedahay.
  11. Sabti, June 18, 2011 (HOL) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda haweenka iyo arimaha qoyska Puntland Saynab Ugaas Yaasiin oo ka qayb-gashay kulan lagu xusayay maalinta caruurta Africa ayaa sheegtay in meelaha ugu badan ee caruurta lagu dhibaateeyo ay Soomaaliya ka mid tahay gaar ahaan goobahaa maamul-goboleedyada ay ka jiraan. "Dayaca haysta caruur badan oo Soomaaliyeed waxaan dhihi karnaa waxaa masuuliyadeeda iska leh dadka maanta xilalka haya sida DKMG ah iyo maamulada dalka ka jira "ayey tiri Saynab oo sheegtay in tacadiyo badan ay la kulmaan caruurta ku nool gudaha dalka. Wasiir-ku xigeenka ayaa si gaar ah Puntland ugu baaqday in caruurta loo sameeyo fursado gaar ah oo ay ka faa'daystaan sida waxbarasho lacag la'aan ah iyo daryeel caafimaad oo dhamaystiran, iyadoo ka digtay in caruurta siyaabo khaldan loo adeegsado. "Sida aan wada ogsoonahay danbi badan ayaa laga galay caruurteena qaarkood maanta ma haystaan nolol iyo waxbarasho ,qarkoodna waxaa loo isticmaalaa dagaalada ka jira gudaha Soomaaliya," ayay mar kale tiri, iyada oo kooxaha ku dagaallamaya Soomaaliya ugu baaqday in caruurta ay daryeel gaar ah siiyaan. Gudoomiye ku xigeenka barlamanka Puntland ayaa kamid ah masuuliyiintii sida faah-faahsan uga hadlay dhibaatada lagu hayo caruurta Africa, waxaana uu sheegay in Soomaalida looga baahanyahay sidii ay ugu fiirsan lahaayeen mustaqbalka ubadkooda. "Anigu waxaan qabaa in dayaca caruurta uu qayb-ka yahay guurka oo aan laga fiirsan sidaa daraadeed, waa inaan xil gaar ah iska saarnaa caruuteena," ayuu yiri Salaad Xareed oo sheegay in Africa oo dhan ay ku dayacan yihiin caruur malaayiin ka badan. Maalinta caruurta Africa oo ku beegnayd 16-kii bishan ayaa siyaabo kala duwan waxaa looga xusay meelo badan oo kamid ah deegaanada Puntland,waxaana magaaloyinka gobolka marka aad booqato ku arkaysaa caruur badan dhibaataysan, iyadoo ay jirto in caruurta qaar loo diido laguna bahdilo khidmaha ay ka shaqaystaan magaalooyinka qaar. Faisel Maxamed Hassan,Hiiraan Online boston@hiiraan.com Boosaaso, Soomaaliya Source: http://www.hiiraan.com/news/2011/Jun/wararka_maanta18-13927.htm
  12. Saaxiib mahadsanid, waan ka faa'idaysanay. Jazakalaah
  13. More pics please, I do love pictures of buildings