General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. JB: Thanks, anymore pics lads? where is North. Kadawo adeer Bosaso is as cool as can be.
  2. ^^^Suldanka, Somaliland is real like Minnesota and Texas and any other state within a state. No one doubts that, the issue here as you agree it is not recognised and the realities of the world dictate that it probably will never be. You have to come to terms with this my old secessionist friend. AfricaOwn Somaliland is NW state of the republic of Somalia. How is that?
  3. Any latest pics from this beautiful town? Maybe good ol JB has some, or Norf. Would be much appreciated lads.
  4. Wasiirada ugu Miisanka Culus Xukuumada Rayaale oo ka Sasay Go’aamada Ka soo Baxay Shirkii Burco Burco (Jam)-Wasiiradda ugu misaanka culuc xukuumadda Madaxweyne Rayale ee dhalasho ahaan ka soo Gobolka Togdheer, ayaa markii u horaysay dareen isku mid ah ka bixiyey shirkii ay Burco ku qabsadeen beelaha Galbeedka iyo Bariga, iyaga oodareen sas leh oo walaac badani ku dheehan yahay ka bixiyey qaabka shirkasi u qabsoomay, waxayna Xisbiga KULMIYE ku eedeeyeen in uu dalka ka wado abaabul shirar beelaysan oo ay ku sheegeen in aanu danta dalka iyo dimuqraadiyada faa’iido ugu fadhiyin. Wasiiradan oo kala ah wasiirka maaliyadda Md. Cawil Cali Ducaale iyo wasiirka Hawlaha Guud Md. Siciid Sulub,ayaa si gooni gooni ah dareenkooda ku waajahan shirka Burco u cabiray, ugu horayn Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Md.Siciid Sulub ayaa shirka ka socday magaalada Burco ku tilmaamay in shirbeeleed siyaayadaysani ugu horeyn ee kii Garadagba uu jiray waana dhaqanka Siyaasadeed ee Xisbiga KULMIYE, sidaana waxa ka sheegay mar uu galabta ku hakaday Burco isagoo ka yimi dhinaca Oodweyne oo maanta lagu qabtay Munaasibad loo sameeyay Ceel qodis uu ka bilaabay Riigii Dalka Imaaraadka.
  5. Addis Ababa: Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Madaxda Wasaarada arimaha dibada ee dalka Itoobiya. 13. marts 2009 Addis Ababa(AllPuntland)- Madaxweynaha dawlad gobaleedka Puntland oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa la kulmay Madaxda dawladda Itoobiya, oo ay ka wada hadleen waxyaabo badan. Saraakiisha la socota Madaxweynaha Puntland ayaa usheegay AllPuntland in uu Madaxweyne Faroole la kulmay Wasiirka arimaha dibada ee dalka Itoobiya & Madax kale oo uu kala xaajooday xaalada xiriirka labada dhinac, ayagoo isla gaaray go'aamo muhiim ah oo ku aadan danaha labada dhinac. Masuulkan wuxuu sheegay in uu Madaxweyne Faroole & wafdigiisu ay Xukuumada Addis Ababa kala hadleen xaaladaha amaanka, ganacsiga & Siyaasada, ayadoo dhinac walba uu soo bandhigay sida ay la tahay in wax looga qaban karo xaaladaha ka dhaxeeya Maamuladan. Puntland & Itoobiya waxaa ka dhaxeeya xiriiro dhinacyo badan leh, waxaana Maamulkii hore ee Puntland uu heshiisyo lagalay dawladda Itoobiya, kuwasoo ku aadanaa dhinacyada amaanka, Siyaasada & Dhaqaalaha. Madaxda Puntland ayaa lafilayaa in ay maalinta beri ah galinka hore ay la kulmaan Raysalwasaaraha dawladda Itoobiya Meles Zanewi oo ay la yeelan doonaan kulamadooda ugu dambeeya, waxaana warar Hoose ay sheegayaan in ay ka wada hadlayaan xaaladaha amaanka, Siyaasada & dhaqaalaha. Safarka Madaxda Puntland ay ku joogaan dalka Itoobiya ayaa soo dhamaan doono maalmaha nagu soo aadan, waxaana ka dib ay ukicitimayaan dalka Jamhuuriyada Jabuuti oo ay kala hadli doonaan xukuumada wadankaasi, xaaladaha Maamuladooda. F. C. Geylan AllPuntland
  6. JBlool. Of course it concerns me old boy this about local elections in a Somali province or state. Again you are making a meal of it. Your silence is an important development here. What is the Udub reaction to the rebeling brewing in Burco? Bilan: if you look at the report its from a secessionist website called Somaliland.org and not from the Duke.
  7. ^^^Ok thats a valid opinion of yours adeer. Now what was the meetings agreement? Can you at least expand on this Mr Secessionist?
  8. Mudaharaad Hadheeyay Socdaalka Wefti Xukuumada Ah Oo Oodweyne Booqday March 12th, 2009 Burco (Somaliland.Org)- Wararka ka imanaya caasimada gobolka Daad-madheedh ee Oodweyne, ayaa xaqiijinaya in uu mudaharaad iyo guux hadheeyay xaflad ay xukuumada iyo xisbigeeda UDUB ku doonayeen in ay ku sheegtaan hirgalinta riig biyood ay hay’ad Islaami ahi hore ugu qoday dadweynaha deegaankasi, sida ay Somaliland.org caawa fiidkii u xaqiijiyeen dad ku sugan deegaankaasi oo iyagu goob joog ka ahaa. Warku waxa uu intaasi ku darayaa in weftiga xukuumada oo ka koobnaa wasiirro iyo xoghayaha guud ee xisbiga UDUB oo wata raxan baabuur sita calanka xisbiga xukuumiga ah, ay qaylo iyo mudaharaad kala kulmeen dadkii ay halkaasi ugu tageen taasi oo lagu sababeynaayo fulin-waaga balamihii ay hore ugu qaaday xukuumada madaxweyne Riyaale. “Riigga mahadiisa Carab iyo cid kalaa leh, iyo UDUB doonimayno iyo hadallo caynkaas ah ayay dadku ku qaylinayeen, laakiin waxba may shiidin” sidaasi waxa yidhi mid ka mid ah odayaasha deegaankaas oo goobtaasi joogay kana cudur-daartay in magaciisa la sheego Goob-joogayaal kale ayaa xaqiijiyay jiritaanka warkani, kaasi oo la sheegay in qaar ka mid ah wasiiradani oo ay ka mid ahaayeen wasiirka hawlaha-guud iyo guryaynta Somaliland Siciid Sulub Maxamed iyo wasiirka macdanta iyo biyaha Qaasim Sheekh Yuusuf oo uu xoghayaha xisbiga UDUB wakhti badan ku qaadatay aamusiinta shacabkii mudaharaaday. Waxana socdaalka weftiga weheliyay qaar ka mid ah warbaahinta dawladu maamusho. Weftigan ayaa ka amba-baxay magaalada Burco saaka subax, iyada oo la sheegay in ujeeddada socdaalkooda Oodweyne ahaa, in ay munaasibad u-qabtaan riig biyood ay hay’ad Islaami ahi ka hirgalisay deegaankaasi, kaasi oo ka mid ahaa mashaariicda ay hay’addaha samofalka ahi ugu deeqaan Somaliland. Hasa yeeshee weftigan, oo ku guul-daraystay isku day ay ku baajinayaan shirka aaye ka tashiga ahaa ee beelaha bariga iyo galbeedka Burco uga socday hoteel City Plaza, ayay maanta sababta ay u tageen Oodweyne ahayd sheegashada dhismaha Riigga si xisbigooda ay shacabka reer Oodweyne ugaga kasbadaan taageero siyaasadeed. Dareenka noocan ah ayaa wararku sheegayaan in ay sabab u tahay fulin-waaga ballamo badan oo xukuumadda madaxweyne riyaale hore ugu qaadday shacabka deegaankaasi kuwaasi oo ay ka mid yihiin dhismaha waddo-isku xidha Oodweyne iyo Hargeysa, iyo furitaanka cusbitaalka guud, iyo ka shaqaysiinta adeegyada bulshada oo ah mid uu dayac badani ka muuqdo. Foosi saleebaan Aw-bindhe Somaliland.org Burco e-mail-foosi36@hotmail.com
  9. Ibti; again you are having dialogue with yourself. Thus if its news worthy on Somaliland,org its not important to us avid political hacks? Also did you read the clan meeting agreement or are you as usual just spouting hot air to sound vaguely knowledgeable? You just blew of your legs love. Read the news and analysis then comment. JB: Adeer its your actions and unusual loss of cool that suggest there is more to this story than meets the eye.
  10. JB: No you are not adeer, why are there these clan meetings in Burco, and what was the agreement of the meeting yesterday? Is it not contrary to the posponement of the elections? Thus against Riyaale and thus a rebel act. Ibti as usual you are clueless, if Burco was just tolerating him as you say for two terms, can we not say that what is happening now is a full blown no more toleration and thus highly news worthy? :confused: Burco is the second most important secessionist town in the triangle and even Somaliland.org is lapping up this. Go ask them why its news worthy.
  11. ^^^Just reporting on the new developments coming from NW Somalia, dont get upset and jumpy and stick to the topic old boy.
  12. ^^^I dont know how they can stop Riyaale either the man is on a mission to keep the loot. PS: People read no one is talking about war in Burco, just that the clan is getting upset with old Dhahir. secessionist seem allergic to this news, why?
  13. ^^^^Suldanka you are clutching to straws as usual, dear lad dont confuse yourself. Somaliland is part of Somalia much like Puntland and the areas controled by Al Shabaab and so on. Its just a symptom of the war my brother and nothing more. Oodweyne adeer get a deeper voice and also all the nonsense you write hardly gets you anywhere JB’s copy and paste is more effective if I had to critique the secessionist. A witless pretentious secessionist does not make the grade with the Duke. You know that already though.
  14. Who fears Nigerians? Anyhow this is part of being a minority. I remmeber as a kid in London, other groups used to use the words, Somali as a diss, "you skinny Somali" was an insult those days. In SA, they are brutal and poor and thus they will kill you if they can. Nothing major this is yet another one of thise stories of the Diaspora.
  15. quote: 1. 1-In labada beelood u wada noolaadaan si nabadgelyo iyo walaalnimo ah lana xaliyo arimaha taagan ee xasiloonida waxyeelikara, sida falkii Riyo-xidho ka dhacay. 2. 2-In la-dhiirigeliyo wax wadaqabsiga bulshada iyo horumarinta adeegyada guud ee degaanada labada beelood. 3. 3-Waxay labada beelood u arkaan natiijadii diwaangelinta codbixiyayaasha ee ay soo saareen Komishanka in si xun loo maamulay oo aan layla ogayn iyadoo ujeedo gaar ah laga leeyahay sidaa darted waxay isla garteen inaan la aqbalikarin hadii aan lasixin. 4. Waxay aragti-midaysan ka yeesheen labada beelood arimaha Siyaasada ee taagan :- A) In doorashadii madaxtooyada wadanka laga qabto wakhtigii loo mudeeyay ee ahaa 29 march. B) Waxay labada beelood u arkaan dib u dhigista doorashada ee soo noqnoqtay mid lagu majara-habaabinayo umada dalkana lagaga abuurayo khalkhal siyaasadeed siaa darteedna waxay kasoo horjeedaan wax mudo kordhin ah. C) Hadii doorashadu ku qabsoomiwaydo inta kahoraysa 6th April, oo ah wakhtigii sharciga ahaa ee hore laysula qaatay waxay labada beelood soo jeedinayaan in Golayaasha sharcidejintu go’aan ka gaadhaan hogaaminta dalka iyo ciddii doorashada gaadhsiinlahayd, waxaanay labada beelood ugu baaqayaan beelaha kale ee Somaliland inay mawqif midaysan kayeeshaan. 5. Waxay labada beelood si wada jir-ah u magacaabeen gudi kashaqaysa danaha labda beelood, hirgelisana go’aamada shirka lagu gaadhay gudiga oo ka kooban 18 xubnood . 6. Gebagebadii shirka Sulaadiinta iyo ergada shirku waxay baaq nabadeed u direen degaanada shiqaaqadu dhexmartay ee ceelbardaale, Galgal iyo cagaarane waxaanay ilaahay u waydiinayaan in uu beerkooda burcad isu mariyo ssj
  16. Go’aano Culus oo ka Soo Baxay Dhamaadka Shirkii Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco March 12th, 2009 6-April Iyo Bustaha Riyaale+Buuriga UDUB Iyo Badka Doorashada Burco (Somaliland.org)-Shirkii Wada tashiga ahaa ee ilaa Iyo shalay uga socday Burco beelaha Bariga Iyo Galbeedka ayaa maanta si rasmi ah loo soo gaba-gabeeyay, iyada oo lagu doortay gudi ka kooban 18 Xubnood oo laga xulay Ergadii Shirka ka Qayb-gashay oo 200 oo Xubnood Ahyd Isla markaasina laga soo saaray Sideed Qodob oo qaar ka mid ahi si dhab ah u taabanayaan Marxalada Siyaasadeed ee Xiligan Dalku ku Sugan yahay, iyadoo qaar ka mid ah Qodobadu Digniin Culus u Direen, Komishanka Doorashooyinka Iyo Golayaasha Qaranka Si looga Badbaado Wax ay ugu Yeedheen Burbur Dalka ku Yimaada Nuxurka Qodobadaasi oo ay ku Xardhan yihiin Saxeexa Lix Suldaan Iyo Boqor ka Mid ah Beelaha Gobolka Togdheer ayaa Waxay kala ahaayeen Go’aanada Shirka Labada Beellood Falanqayn iyo dood dheer kadib waxaa ergooyinka shirkani si buuxda isula qaateen go’aamadan soo socda:-
  17. Lool. Oodweyne the man with the soft squeeky voice . You know one only starts with and resorts to insults to mask his impotence and I know you have many issues with regards to Shankaroon. No recognition as you predicted years ago, no real progress in development, mere talk and NSS Chief Riyaale is at top of his game smothering the wishes and ignoring the cries of the Mugged ones. Corruption is high, the voter registration drive was a fraud and even the donors are quite upset at the waste of money. Some clans have been ignored others over emphasized some even have been registered twice. I wont insult you dear lad, I pity the fool who after 20 years believes NW Somalia is going anywhere but be apart of the state of Somalia as it has been these past 48 years. Shankaroon, needs a new leader will Riyaale go that’s the big question in Somalia today, will Riyaale go?
  18. The same old weak and meaningless arguments. There is no such thing as republic of Somaliland and never was , Somalia on the other hand has existed since 1960 as a sovereign independent state. The secessionist arguments while romantic in London and other British haunts have no real bearing on the reality on the ground. 1. “Somaliland” is ruled by members of the former Siyad barre regime, thus the argument for victim hood is out of the window. 2. There has not been any successful forthcoming recognition from anyone least of all neighbouring states or the African union, without this it’s a pipe dream of Shankaroon proportions. 3. Large segments of the populations that make up a huge part of what was the British Somaliland colony, do not agree to secession and have opposed it through the barrel of the gun.
  19. Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad Ee Golaha Wakiillada Oo Sheegay In Madaxwayne Riyaale Lagala Quustay Fulinta Iyo Ku Dhaqanka Distoorka March 12th, 2009 Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa sheegay in Madaxwayne Riyaale lagala quustay fulinta iyo ku dhaqanka distoorka iyo shuruucda dalka. Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale waxa uu ka waramay xaaladda haatan dalku marayo, taasi oo uu ku tilmaamay in Xukuumadda Madaxwayne Riyaale ay gabtay xilkii ummadu u igmatay, isla markaana ay ku guul-daraysatay in ay dalka ka hirgeliso doorasho wakhtigeedii ku dhacda oo xor iyo xalaal ah. Mudane Samaale waxa uu sidaasi ku sheegay hadal dheer oo uu maanta ka jeediyay xaflad loo sameeyay furitaanka dugsi cusub oo maanta lagu qabtay magaalada Hargaysa. Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale isaga oo daba socda hadal uu Wasiirka Duulista iyo Hawada Cali Waran-cadde ku sheegay in wakhtiga doorashooyinku soo dhawaadaan ay siyaasiyiinta mucaaridku bilaabaan arrimo lagu khalkhal gelinayo nabad-gelyada, ayaa Samaale waxa uu sheegay in aanay jirin cid nabadgelyada wax yeelaynaysa, waxaanu ku taliyay in marka la gaadho 6-da bisha April loo baahan yahay in ay labada gole baarlamaan kulan isugu yimaadaan. Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe) E-mail: afqarshe114@hotmail.com Somaliland.org, Hargaysa.
  20. Press release on the clan meeting in BurcoWhy? source
  21. ^^^Again the Duke is not the news lads, nor do I care for Udub whats their name against Kulmiye.. Shirqool Dhagaraysan Oo Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsani Soo Maleegeen Oo Burco Ku Fashilmay March 12th, 2009 Hargaysa (Somaliland.org)- Qaar ka mid ah Cuqaasha, Odayaasha iyo waxgaradka beelaha galbeedka magaalada Burco ayaa ku eedeeyay xukuumadda Somaliland in ay magaalada Burco ka wado olole ay dib ugu soo noolaynayso colaado iyo aanooyin u dhexeeyay beelahah bariga iyo galbeedka Burco. Garyaqaan Mukhtaar Cabdillaahi iyo Caaqil Maxamuud Maxamed Warsame oo ka mid ah madaxdhaqameedka iyo waxgaradka beelaha Galbeedka magaalada Burco ayaa noo xaqiijiyay in masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland oo uu ka mid yahay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsigu ay maalmahan ugu dambeeyay ku hawlanaayeen sidii ay dib ugu soo noolayn lahaayeen aano dhawaan dhex martay labada beelood ee bariga iyo galbeedka Burco, waxanay sheegeen in magaalada Burco gudaheeda laga abaabulay koox dhalinyaro ah oo la hubeeyay oo ay isku hayb yihiin reerkii dhawaan dhibaatadu gaadhay ee Galbeedka Burco, si ay u aarsadaan, taasi oo looga golleeyahay bay yidhaahdeen si uu u fashilmo shirka Burco uga socda beelaha bariga iyo galbeedka Burco, shirkaasi oo xukuumaddu ku hawlanayd sidii ay u fashilin lahayd. garyaqaan Mukhtaar Cabdillaahi iyo Caaqil Maxamuud Maxamed Warsame waxa kale oo ay sheegeen in ay ka hortageen dhalinyarada hubka loo dhiibay, isla markaana ay hubkii ka qaadeen, dhawaana ay warbaahinta hor keeni doonaan si dhalinyaradu ummada ugu caddeeyaan in masuuliyiinta xukuumaddu ay hubka u dhiibeen. Dhinaca kale masuuliyiinta xukuumadda oo aanu isku daynay in aanu la xidhiidhno si aanu arrintaasi wax uga waydiino ayaan noo suuro gelin. Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe) E-mail: afqarshe114@hotmail.com Somaliland.org, Hargaysa.
  22. So why dont we get the situation stable instead of forever wasting time? Yes I do agree we have allot to offer and could be a power house even surpass Kenya as the regions leading economy in no time. But we do waste time, clans to religious clan movements and so on.
  23. ^^^can you get the Chinese to come and pave the roads for Somalia as well, we sure need it?