
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
lool Juje adeer, Who made the mistake?
-
I think they requested the troops the PM knew the President knew and th cabinet knew. But then thy say one thing to the Western media and another to the Somali media and think its smart policy. Why did he tour, Burundi, Uganda, Ruwanda if he was not requesting troops and assistance? Why were there a fresh batch of 500 new AU troops in Mogadishu just last month?
-
R/W Sharmarke" Mr Oomaar Waa in uu Raligelinka bixiya Hadalkii ka sooyeeray" Raiisul wasaaraha Dowlada Soomaaliya Mr Cumar Cabdi-rashiid Cali Sharmaarke aya Jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeeray Wasiir ka mid ah Golahiisa Wasiirada Soomaaliya Wasiirka Arimaha Dibada kaasi oo ahaa in Dowlada Soomaaliya ay ciidamo ka Dalbadatay Beesha Caalamka . Waxuuna R/Wasaaruhu sheegay in hadalkaasi uu ku fududaaday Wasiirka Arinaha Dibada oo aysan la Qabin Golaha Wasiirada Soomaaliya waxuuna intaasi raaciyay in kulankii Maanta Golaha Wasiirada ay isgu yimaadeen Looga Wada Hadlay Amurtaasi ayna ka soo saareen in wasiirka Hadaladaasi ku dhawaaqay Waa wasiirka Arimaha Dibade ee uu raaaligelin ka bixiyo asagoo la hadlaya Idaacadaha Caalamka . Raiisul wasaare Sharmaarke Ayaa Sheegay in hadalkaasi uu wal wal iyo walaac ku abuuray Gebi ahaan Umada Soomaaliyeed Gaar ahan Umada Soomaaliyeed eek u dhaqan Magaalada caasimada Ah ee Muqdisho “Hadalkani waxaa uu xasaasiyad ku kiciyay Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed, waxaana amreynaa Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Midnimada Qaran Mr Oomaar in uu sida ugu dhaqsiyaha Badan Raali gelin ka bixiyo Arintaasi” Sidaasi waxaa yiri Raiisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke . Ugu dambeytii tan iyo Markii ay Soo baxday in Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Soomaaliya uu Ciidamo Shisheeye Dalbaday inla keeno Gudaha Dalka Soomaaliya ayaa waxaa siweyn uga Hadlay culimaaudiinka Odayaasha Dhaqanka iyo weliba Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed kuwaasi oo kalsoonida kala noqongaaray Dowlada Midnimada Qaran ee Soomaaliya . Cali Max’ed Axmed Cali Luckyman SBCInternational- Muqdisho
-
^^^how was it resolved? Did he apologise and retract his long statement? Also why did he make that statement if he did not have the support of the PM, cabinet and President? Do explain saxib.
-
Sirta iyo sababta tanaasulka Sheekh Yuusuf Indha Cadde ( Xisbul Islam)
General Duke replied to Juje's topic in Politics
IndaCade is a clown and as long as he is around nothing will change. -
Khilaaf markii ugu horeysay soo kala dhexgalay dowladii qunyar socodka ahayd ee SH. SHariif Posted to the MOL March 23, 2009, 10:59 am Waxaa markii ugu horeysay soo ifbaxay khilaaf ka dhexjira dowlada SH. SHariif. Khilaafkaan ayaa la xiriira baaq uu dhawaan magaalada New York ka sii daayay wasiirka arimaha dibada ee Somaliya Maxamed Cabdillaahi Omaar. Baaqaas oo uu ku sheegay Mr. Omaar in Somaliya loo soo diro ciidamo ka socda beesha caalamka oo dowlada ka caawiya sidii loo soo celin lahaa kala dambeyntii. Waxaa isla markiiba hadalka wasiirka arimaha dibada ka soo horjeestay wasiirka warfaafinta oo sheegay inaysan qorshaha ugu jirin dowlada in ciidamo dambe oo ajnabi ah la keeno. Waxaa kaloo hadalka wasiirka arimaha dibada ka soo horjeestay Qaar ka mida xubnaha Barlmaanka Federaalka Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya iyo culumaa’udiinka Muqdisho ee xulufo la ah sh. Shariif. Sheekh Bashiir Sh. Axmed oo ah guddoomiyaha Hay’adda Culumaa’udiinka Soomaaliyeed , oo ah hay’ad dhawaan Muqdisho looga dhawaaqay ayaa shir-jaraa’id oo uu shalay qabtay ku sheegay in codsiga ka soo baxay xukuumadda dib loogu noqdo, isaga oo dhinaca kalena beesha caalamka ugu baaqay in ummadda Soomaaliyeed ay go’aan ka gaareen ciidan shisheeye. Waxa uu sheegay in aan loo baahnayn kuwo cusub, isla markaana ay tahay in la celiyo kuwa hadda jooga waddanka. Hadalkaas sheekh Bashiir ayaa maanta waxaa ku raacay Sh. Shariif lafahaantiisa oo magaalada Khartuum ka sheegay inay wadaan qorshe ay ku saarayaan ciidamada Amison ee hadda Muqdishu jooga. Mudugonline.com
-
Che, what utter nonsense first of all you are incorrect the internal service is a local entity. But if your argument is correct so what? You and your family live in the US, pay taxes to it If the US is so bad why don’t you leave? Your argument is as baseless as your hate for Puntland and its people.
-
IBTI: Adeer no one is following anyone and the President is close to the Ulema special our biggest sheikhs including Abdulkadir Gacamay. Thus these subtle insinuations are out of place. This is a security crackdown; it should have been dealt with more vigorously to protect the innocent within our society from the fitna of the confused folk. Also I don’t know what Somaaliland does but this is not our problem, we have to address the security issue and in a fair and balanced way.
-
Against the rule of Faroole? What an abusrd statement, was it not reer Bossaso who lined up for the President only a month ago? This is a security action and will be taken, anyone who has any links with the bombings and assasinations will be dealt with and targeted. Regardless if he has a beard or wears Puma shorts and plays in the beaches. No one is above the law.
-
Ibti: adeer there are many Shiekhs and Ulema in the city of Bossaso, if one is arrested for questioning then why this one and not the rest? Anyhow there have been bombings in the city, some targeting police officers and assasinations, this is the issue. And being a "Shiekh" does not make you above the law. If the authorities are wrong then there will be action taken to correct any harrasment against civilians.
-
Ibtisam: The same people who bombed Hargaysa. There is a small network that needs to be dealt with. Other than that nothing major. The people are angry because of some arrests and yes NGOONGE is corrcet the PIS is the internal service of the state.
-
Madaxweyne Ku Xigeenka PL Oo Ka Hadlay Mudaharaadka kasocda Boosaaso Halkan ka dhageyso Wareysiga Madaxweyne Ku Xigeenka (Cilck Here) Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdi Samad Cali Shire Ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay Dhacdadii Iyo Mudaharaadyadii Galabta Casar Liiqii Ka Dhacday Magaaladatan Bosaso Waxaana Uu Sheegay In Arrintaasi Ay Tahay Mid Jirta Laakiin Ay Socdaan Baaritaano Iyo Dadaalo Dheeraad Ah Oo Arrimahasi Lagu Xallinaayo. Cabdi Samad Cali Shire Waxaa Uu Sheegay In Uu Si Aada Uga Xunyahay Dhi Atada Xiligani Ka Taagan Magaalada Bosaso Taasi Oo Ku Sheegay In Ay Tahay Mid Aan Loo baahnayn Waxaana Uu Dadweynaha Bosaso Ugu baaqay In Ay Is Dejiyaan Oo Ay Ka Warsugaan Ciidanka Amaanka Iyo Dowladda Oo Dadaal Ballaaran Ugu Jirta In Ay Wax Walba Xaqiijiso. Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Waraysi Gar Ah Siiyay Warbaahinta SBC-International Goor Dhowayd Ayaanu Waxaanu Waydiinay Waxa Ka Jira In Qaar Ka Tirsan Ciidanka Amaanku Ay Xabsiga u Taxaabeen Nin wadaad Ah Oo Caan Ka Ah Magaalada Bosaso . Madaxweyne Ku Xigeenka Ayaan Sidoo Kale Waydiinay Arrinta Xariga Ah Ee Loo gaystay Wadaadkaasi Waxa Ka Danbeeyey Iyo Sababta Ay Ku Timid Waxaana Uu Sheegay Madaxweynuhu In Ay Baaritaan Ugu Jiraan Gudi Gaar Ahna Ay U Samayeen Arintaasi . Waxaan Sidoo Kale Wax ka Waydiinay Warar Laysla Dhex Marayo Oo Tilmaamaya In Ninkaasi Wadaadka La doonayo In Dowladda Maraykanka Gacanta Loo Galiyo Waxaana Uu Sheegay Madaxweynuhu In Arrimahaasi Oo dhan Ay Yihiin Warar Kutiri Kuteen Ah Oo Aan Waxba Ka Jirin Dadweyanahana U uu Sheegayo In Wararkaasi Ay Yihiin Kuwo Been . Waxaana Uu Sheegay In Ninkaasi Iminka Ay Gacanta Ku Hayaan Ciidanka PIS-ta Ah Ee Magalada Bosaso Baaritaanona Ay Socdaan Xaqiiqdana La Ogaan Doono Balse Lo Baahan yaahy In Xaaladda La Dejiyo. Waxaa Uu Noo Xaqiijiyay Madaxweynuhu In Ciidanka Ninkaasi Wadaadka Xiray Ay Yihiin Ciidanka PIS-ta Ee Saldhigayada Kala Duwan Ku leh Magaalada Bosaso Waxaana Uu Madaxweynuhu Dadweynaha Ugu Baaqay In Ay Xaaladda Dejiyaan . Ugu Danbayntii Madaxweynaah Ayaanu waydiinay Diyaarad la Eli Kobtar Ah Oo Galabta Dul Heehaabaysay Magaalada Bosaso Waxa Ay Ahayd Iyo Meesha Ay Ka Soo Kacday Waxaana Uu sheegay Madaxweynuhu In Arrimahaasi oo dhan Ay Gudi U Saarayaan Sida Ugu dhakhsaha Badana Wax Loga Ogaan Doono . SBC-International- News Desk
-
edited...
-
Today is not yesterday and thats why Puntland must be commended. Its moving with the times. Also Faroole admin is not Cade's or Yusuf's and thus has its own stance which is important. I know JB is afraid and is scoring points but I wonder why the little man A&T would open his mouth Ethiopians are securing his clan areas if thats good he should keep them.
-
Garowe: " Soomaaliya ubaahna ciidamo Caalami ah, Madaxda DF la heshiiya dhinacyada idinka soo horjeeda" Wasiir ka tirsan dawladda Puntland. 23. marts 2009 Garowe(AllPuntland)- Dawladda Puntland ayaa ka soo horjeesatay in ciidamo caalami ah la keeno dalka Soomaaliya, waxa ayna ku sheegtay talaabo ciidamo caalami ah lugu keenayo dalka Soomaaliya mid aan waxba soo kordhineyn. Cabdi-Shakuur Mire Aaden oo ah Wasiir kuxigeen ka tirsan Wasaarada Warfaafinta ee Puntland ayaa usheegay saxafaada in aysan Soomaaliya ubaahneyn ciidamo shisheeye, loona baahan yahay in ay dadku ilaalsadaan dawladooda. Mr. Cabdi Shakuur wuxuu sheegay in sidoo kale looga fadhiyo dawladda Soomaaliya in ay heshiis la gasho dhinacyada dagaalada kala soo horjeeda, balse aysan muhiim aheyn in ciidan cusub loo dalbado, ayadoo horay loogu hungoobay ciidamo fara badan oo la keenay dalka Soomaaliya. " Soomaaliya uma baahna ciidamo caalami ah waxa ay ubaahan tahay in dad walbaa ay maamulkooda ilaalshadaan, hadii cid walbaa ay ilaalsato Maamulkeeda ma dhaceyso in ciidan loo baahdo, dadka ka soo horjeeda dawladdana waa in ay dawladuu la heshiisaa wayaa waa dadkeedii" Ayuu yiri Wasiir kuxigeenkan. Wasiir kuxigeenka Warfaafintu wuxuu intaasi ku daray in ay Puntland uaragto in wax laga qabto kooxaha ka soo horjeeda dawlada Soomaaliya, ayadoo loo furayo wada hadalo oo aan marnaba xabad iyo xoog lugu keeneyn xal Soomaaliya ah, balse loo baahan yahay in dhinaca nabadgalyada loo maro oo la fududeeyo dhigida gogasha nabadgalyada. Warkan ka soo baxay dawladda Puntland ayaa ku soo beegmaya xili uu wasiirka arimaha dibada Soomaaliya C/laahi Oomaar ka codsaday golaha amaanka ee Qaramada Midowbay in ciidamo lasoo diro dalka Soomaaliya, kuwasoo caawin doono dadka Soomaaliyeed korna kala socon doona dhaqdhaqaaqyada looga soo horjeedo dawladooda, inkastoo hadalka wasiirkaasi uu la kulmay dhaliilo xoog leh. F. C. Geylan AllPuntland
-
Jabuuti: Madaxweynaha Puntland oo afmeeraya saacadaha nagu soo aadan socdaalkiisa. 23. marts 2009 Jabuuti(AllPuntland) - Sida ay xaqiijinayaan wararka laga helayo aqalka Madaxtooyada ee Puntland, waxaa saacadaha nagu soo aadan soo afmeeraya booqasho qaadatay 7 in ka badan Madaxweynaha Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud oo uu ku mariyey dalalka Itoobiya & Jabuuti. Madaxweynaha Puntland ayaa maalmihii ugu dambeeyey wada hadalo dalka Jabuuti kula lahaa madaxda dalkaasi oo uu kala hadlay xaaladaha amaanka, siyaasada, dhaqaalaha & wax-wada qabsiga dhinacyadan, waxaana lasheegay in ay dhamaanba qodobadaasi go'aamo ka gaareen. Faroole wuxuu la kulmay wasiirada dalkaasi qaarkood oo uu kala xaajooday arimaha amaanka iyo burcad Badeeda dhibka ku haya biyaha Soomaaliya, markaasna saameynta weyn ku yeelatay xaalada ganacsi ee dalka Jabuuti, waxa ayna isku afgarteen in dagaal wadajir ah ay dhinacyadu qaadeen ayna bogaadiyaan talaabadii ay QM ciidamo ku keentay biyaha Soomaaliya. Warar madax banaan oo ka soo baxaya Madaxtooyada Puntland ee Garowe ayaa sheegaya in uu Maaxweyne Faroole soo xiray booqashadiisa,isla markaasna uu maalinta beri ah ku soo fool leeyahay caasumada Puntland ee Garowe, isagoo markaas ka dib lafilayo in uu la hadlo saxaafada ugana warbixiyo safar uu ku tagay dalka Itoobiya oo aan faahfaahin badan laga heyn. AllPuntland warar si hoose loogu soo gudbiyey ayaa lasheegay in uu sidoo kale Madaxweyne Faroole kula kulmay dalka Jabuuti madax ka tirsan beesha caalamka oo uu kala hadlay xaalka Soomaaliya, waxa ayna si gaar ah iskula soo qaadeen siyaasada Soomaaliya ee markan markii Jabuuti lugu dhisay dawlad loogu magac daray Midnimada Qaran, taaso aan ka farxin dawlad gobaleedka Puntland. " Madaxda uu la kulmay Madaxweynuhu waxa ay naga codsadeen in aan si cadaalad ah utaageerno dawladda Soomaaliya, anuguna mawqifkeena ayaan usheegnay, waxaana usheegnay in magaca dawladda Soomaaliya loo daayo oo laga tago waxa lugu sheegay Midnimo Qaran, waayo mahan Midnimo qaran" Ayuu yiri masuul sare oo la socda Madaxweyne Faroole. Madaxweynaha Puntland maalmihii uu joogay Jabuuti wuxuu si toos ah uweeraray dawladda Soomaaliya, isagoo sheegay in hadii wax laga badalao axdiga udagsan dawladda Soomaaliya ay go'aan cad ka qaadan doonaan, wuxuuna ugu yeeray QM, Midowga Yurub & Midowga Africa in ay ka fiirsadaan talaabooyinka ay wadaan ee ku aadan arimahaasi, mar uu ka hadlay ku dhaqanka Shareecada Islaamkana wuxuu xaqiijiyey in Soomaaliya 100% islaam tahay ayna jirin cid cusub oo diinta la barayo. Booqashada Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ku tagay dalalka Itoobiya & Jabuuti waa tii ugu horeysay, waxaana lafilayaa inuu dhawaan ku soo laabto Caasumada Puntland ee Garowe oo uu ka bilaabo howlaha horyaala dawladiisa. F. C. Geylan AllPuntland
-
Bosaso: Efforts to improve security and relations at Panaroma conference
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Thanks brother, the best thing I read in a while. More needs to be done and every community should rise up and develop its area.. -
President Faroole's clear statement on Federalisam
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The government is still TFG but expanded. As for Faroole statement it is clear and simple. Peace to Somalia. -
Muqdisho, Mar 22 - Is-maandhaaf nuxurkiisu yahay 'ciidamo suga amniga Muqdisho ma loo baahan yahay, mise looma baahna?' oo ka dhex curtay xukuumada R/wasaare Sharmaarke. Waxaa maalmihii la soo dhaafay soo ifbaxay is-aamndhaaf siyaasadeed oo u dhexeeya xukuumada R/wasaare Sharmaake oo nuxurkiisu yahay in loo baahan yahay ciidamo suga amniga Muqdisho iyo in kale. Wasiirka arrimaha dibedda Maxamed C/llahi Oomaar ayaa kulan loogana hadlan arimaha Somaliya oo uu yeeshay Golaha Ammaanka ee QM, ku soo bandhigay warbixin la xiriirta qorshaha sugidda amniga ee xukuumada Somaliya, kana hadlay baahida loo qabo xoojinta iyo kordhinta ciidanka AMISOM ee ku sugan Muqdihso. Md. Oomaar oo ka sababeeyey baahida ciidan ayaa sheegay in 'Haddii Somalidu heshiin karto, aan ciidamo shisheeye loo baahdeen", waxaana uu cabiray in dadka oranaya in Somalidu xallili karto mushlilaadka amnigu ay khiyaali iyo riyo ku nool yihiin, aanayna fahamsanayn xajmiga mushkilada amigu inta uu le'eg yahay. Wasiirka warfaafinta ee isla xukuumada Somaliya oo u jawaabay Md. Oomaar ayaa sheegay in xukuumadu ay taageersan tahay go'aamadii culimada Muqdisho ee nuxurkoodu ahaa in ciidamada AMISOM dalka ay kaga baxaan muddo 120 cisho gudahood ah, kana bilaabanaysa 1-da bisha March, dalkana lagu soo rogo shareecada Islaamka. Waxaa ay tani muujinaysaa in xukuumada R/wasaare Sharmaarke aanay lahayn qorshe siyaasadeed oo cad oo ku aadan suggida amniga Muqdisho oo ah halka keliya ee la oran karo waa ay ka talisaa. Waxaa sidoo kale ay muujinaysaa jaahwareerka siyaasadeed ee hoggaanka M/weyne Shariif ee mugdiga badina uu hareeyey. Waxaa iyana muuqata gebi-dhaclayn siyaasadeed oo siyaasada dibedda iyo tan gudaha ee dawlada oo aan is-waafaqsanayn, madaxdana aanay u kala cadayn halka midi ka bilawdo, ku kalena ku dhamaado. Waxaa iyana sii murginaysa xaajada warbixinaha madaxda dawlada ee loogu talagalay deeq-bixiyayaasha bulshada caalamka, iyo waraysiyada loogu talagalay dalka gudihiisa oo aad moodaa in ay khilaafsan yihiin, isna burinayaan. Madaxda ayaa marba xog gaar ah siiya hadba ciddii ay markaa la joogaan, ama la hadlayaan, taasina ay bud-dhig u tahay jaahwareerka siyaasadeed ee dawlada M/weyne Shariif iyo xukuumada R/wasaare Sharmaarke. Mas'uul u hadlay culimada Muqdisho, oo hore u soo saaray baaq ay ku amrayeen in ciidamaa AMISOM ay kaga baxaan dalka 4 bilood gudahood, ayaa sheegay in aanay daw ahayn in dawladu ay dalbato ciidamo hor leh, iyada oo uu jiro qorshe la doonayo in dalka ay kaga baxaan kuwii hore u joogay. Waxaa xusid mudan in murankii ugu horeeyey ee ay kula qaybsameen madaxda dawlada Somaliya uu ka dhashay baahida ciidamo shisheeye sannadkii 2004-tii. Sida muuqata waxaad moodaa in doodu weli halkeedii taagan yahay, horumar siyaasadeedna aan la gaarin, aan ka ahayn jilayaasha masraxa siyaasada oo is-badelay. Waxaa Muqdisho ku sugan 3,500 oo ciidanka AMISOM ah oo ilaaliya amniga madaxda dawlada iyo xarumaha dawlaha ee Muqdisho. Waa su'aale, Shariif & Sharmaarke waa iyama cub iyo cir? Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
-
^^^Indeed why are Ministers speaking against each other? Did the foreign Minister go rogue?
-
Info Minister contradicts FM, rejects peacekeepers 22 Mar 22, 2009 - 11:01:09 AM MOGADISHU, Somalia Mar 22 (Garowe Online) - The dispute over foreign peacekeepers deepened in Somalia on Sunday when the country's new information minister contradicted the foreign minister, Radio Garowe reports. Information Minister Farhan Ali Mohamud told reporters in the capital Mogadishu that Foreign Minister Mohamed Abdullahi Oomar is "alone" in his request for additional peacekeepers to boost the understaffed African Union force (AMISOM) serving in the Somali capital since March 2007. "The Government supports the Muslim scholars' decision that AMISOM leave within 120 days," the Information Minister stated. READ: Islamic scholars' council demands African Union pullout 'within 120 days' He rejected Foreign Minister Oomar's appeal at the U.N. Security Council for the deployment of additional peacekeepers, saying: "Somalia does not need more foreign troops." But Minister Oomar defended his call for more peacekeepers, telling the VOA Somali Section that it is "surprising" for Somalis to reject the world's assistance in a country where "2 million people" have fled the civil war since the 1990s. "AMISOM peacekeepers came [to Somalia] at the government's request…and they will stay until peace is restored," the Foreign Minister declared. READ: Disagreement in Somalia over U.N. peacekeeper plan Somalia's new government, which controls only a few neighborhoods in Mogadishu, came to power in January after the conclusion of U.N.-facilitated peace talks. The government's authority is increasingly challenged by Islamist hardliners, who have demanded the withdrawal of AMISOM, and regional administrations in the northern sub-states of Somaliland and Puntland. Islamic law and AMISOM Somalia's parliament which was expanded to 550 MPs to incorporate Islamist moderates under the terms of the Djibouti Agreement is expected to open debate on the introduction of Islamic law, as requested by the government of President Sheikh Sharif Ahmed. On Sunday, a group of MPs held a press conference in Mogadishu to reject Foreign Minister Oomar's peacekeeper plan. MP Abdinasir Garane, who spoke on behalf of the lawmakers, told reporters that the government's decision was to train and equip Somali soldiers. "Islamic law and foreign soldiers cannot go hand-in-hand," MP Garane said, adding that there is "no necessity" for additional peacekeepers. He called on President Sheikh Sharif's Government of National Unity to "remove" AMISOM peacekeepers currently serving in Mogadishu. Foreign peacekeepers are deeply unpopular in Somalia, a Horn of Africa country with a long history of violence against foreign troops. In the mid-1990s, a U.S.-led U.N. peacekeeping mission failed to restore national order and the plunged the country deeper into political chaos. Most recently, Ethiopian troops ended a two-year military intervention that sparked a bloody Islamist insurgency in Mogadishu, with upwards of 16,000 people reportedly killed in the conflict. Source: Garowe Online
-
^^^He is being pushed by two powerful opposing forces. The supporters and clan heads who dont want foreign troops. The international community and his own needs which is dependent on foreign troops. Its difficult but he has to make a decesion.
-
Jabuuti: Madaxweyne Faroole oo sheegay in maslaxada Somalidu ay ku jirto hirglinta dawlad federaal ah, kase digay in dawlada M/weyne Shariif aanay danaynayn nidaamka federaaliga ah. 21. marts 2009 M/weyne Faroole waxaa uu sheegay in danta ummadda Somalidu ay ku jirto hirgelinta nidaamka federaaliga ah, iyo dhismaha dawlad goboleedyo hoos yimaada, sidaasna kaalin weyn ay uga qaadan karto dib u heshiisiinta. Waxaa uu intaas ku daray in nidaamka federaaliga ahi uu kaalin xoog leh ka qaadan karo midnimada ummadda Somaliyeed, oo uu sheegay in xitaa Somaliland oo muddo raadinaysay in ay ka go'odo Somaliya ay ku qanci karto nidaamka federaaliga ah. Gobollada Bay & Bakool ayaa uu sheegay in ay iyana aad u danaynayaan nidaamka federaaliga ah, muddana ay naawliyeen hirgelintiisa. Mar wax laga weydiiyey waxa Puntland ay yeeli doonto haddii la bedelo nidaamka federaaliga ah, waxaa uu sheegay in ay taasi ku khasbi doonto Puntland in ay qaadacdo dawlad aan federaali ahayn, taasina ay kala fogayn doonto dib u heshiisiinta iyo midnimada ummadda Somaliyed. Waxaa uu shaki ka muujiyey sida ay daacad uga tahay dawlada M/weyne Shariif hirgelinta nidaamka federaaliga ah, oo uu sheegay in ay muuqato in dawlada M/weyne Shariif ay aad u danaynayso dawlada dhexe oo aan ku dhisnayn nidaamka federaaliga ah, uuna socdo qorshe ka duwan kii sannadkii 2004-kii lagu gaaray Kenya. Mar wax laga weydiiyey hirgelina shareecada Islaamka oo la sheegay in Somaliya lagu soo rogi doono, waxaa uu sheegay in ummadda Somalidu ay Muslim tahay, dastuurka federaaliga ahina uu ku salaysan yahay diinta Islaamka, sida ku cadna qodobkii khilaafsan la waafajiyo. Waxaa uu shaki ka muujiyey waxa loola jeedo 'ku dhaqanka shareecada Islaamka' oo u sheegay in aanay u cadayn ujeedada laga leeyahay, isaga oo intaas ku daray in dawlada Puntland ay ka dhur sugi doonto halka ay taasi ku dambayso. M/weyne Faroole ayaa maalimihii la soo dhaafay safaro ku marayey dalalka Ethiopia iyo Jabuuti oo uu hadda ku sugan yahay. M/weyne Faroole ayaa u waramay wakaalada wararka ee VOA, qissimka English-ka. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
-
Disagreement in Somalia over U.N. peacekeeper plan 21 Mar 21, 2009 - 11:13:48 AM MOGADISHU, Somalia Mar 21 (Garowe Online) - The long-standing dispute over foreign troops has resurfaced in Somalia following reemergence in the interest of expanding the under-staffed African Union peacekeeping mission (AMISOM) into a full-fledged U.N. peacekeeping force, Radio Garowe reports. Mohamed Abdullahi Oomar, Somalia's new foreign minister, told the U.N. Security Council during a Friday address that the Government of National Unity's top priority is restoring security across the war-torn Horn of Africa country. "The people of Somalia and the international community have paid a high price to reach this point, and we see it as the moment of truth," the Somali Foreign Minister was quoted in a VOA report. Foreign Minister Oomar appealed to the U.N. to continue supporting AMISOM peacekeepers and Somali government troops, who are currently being reorganized under the terms of the 2008 Djibouti Agreement. U.N. Secretary-General Ban Ki-Moon is expected to present a report to the Security Council in April, detailing whether security and political conditions in Somalia have improved to deploy U.N. blue helmets. Minister Oomar reportedly said the Somali government would welcome the U.N. peacekeeper plan. 'Remove AMISOM' Mr. Ahmed Abdullahi "Fanah," a Somali lawmaker, told reporters that Foreign Minister Oomar is "alone" in his comments. "Parliament did not ratify the Foreign Minister's call for U.N. peacekeepers," MP Fanah said, adding: "Somalia does not need new foreign troops, but we need help in building Somali security forces and to remove AMISOM, since the government has approved Islamic law." The Government of National Unity is led by ex-Islamic Courts chief, President Sheikh Sharif Ahmed, who supports the introduction of a Shari'ah, or Islamic law, as the country's national constitution. The 550-seat expanded Somali Parliament, composed of clan-based and Islamist politicians, is expected to debate and ratify President Sheikh Sharif's request for Shari'ah law soon. Somali MPs have always been divided over the issue of foreign peacekeepers, reflecting on the country's general distaste of foreign soldiers. The Ethiopian army's unpopular two-year military intervention in south-central Somalia, which concluded in January, has further deepened the sentiment and provided fuel for the growing power of Islamists. Violent opposition The issue of foreign peacekeepers has been a cornerstone of Somali politics since 2004, following the election of Col. Abdullahi Yusuf as the interim President of Somalia. He called for a 20,000-strong peacekeeping force that year, but the African Union later approved 8,000 peacekeepers to deploy in Somalia. About 4,000 soldiers from Uganda and Burundi have been serving in Mogadishu since March 2007, where they help protect major infrastructure like the capital's international airport and the main seaport. But Islamist hardliners, namely Al Shabaab and Hizbul Islam [Party of Islam], have refused to recognize the authority of President Sheikh Sharif, after accusing him of being a "puppet" of the West. Combined, Al Shabaab and Hizbul Islam control vast regions in south-central Somalia, including strongholds in Mogadishu neighborhoods from where they routinely launch attacks on AMISOM peacekeepers. Both groups are factions that broke off from the Islamic Courts movement, which at one point united all of Somalia's various Islamist groups. Somalia has been mired in political anarchy since 1991, when the country's last effective government collapsed. President Sheikh Sharif's Government of National Unity is the international community's 15th attempt to restore national order. The new government faces violent opposition from Islamist hardliners in the south-central regions, and political challenge from regional governments in the northern sub-states of Somaliland and Puntland.
-
Sharif abroad With the local lads