
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^Maybe he knows that and also knows Somali's did not get him to the position he is in. It was the international community and now he is playing his role. Mindless people
-
So is he bad? Or mad, ****** maybe? Or are you lot just confused? Many question’s few answers.
-
Garowe: The making of a new Capital: Faroole's plan..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Indeed, its important, but we ned to also see the plans for the new development that would be a great thing. -
Al Shabaab carries out corporal punishment in Mogadishu.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
I like the way he is posing, "saxib, you hit me hard that time take it easy".. A play among friends. -
Its nothing major, they got injured defending him. I dont think he should be attacked for this, because he is a leader of country that is part of the AU, and thus is playing his role as a memeber fot this entity.
-
Haddii Xilka Loo Kordhiyo Rayale Markasta; Maxa Ku Khasbaya Inuu Doorasho Qabto (Korodhsiga Ayay Ugu Badisaa Isaga). March 8th, 2009 Dimuqraadiyada waxa ugu muhiimsani waa in qofka muwaadinka ahi helo fursad uu ku bixiso codkeeda ama codkiisa si ay doortaan madaxdooda. Waxyaabo badan oo ay ka mid tahay tiro koobka, xisiyada tartamaya, xoriyada qofku ku hadlayo, sharciga hagaya doorashada sida loo gelayo, iyo dadka maamulka doorashada gacanta ku haynaya sida “gudida doorashada”; intuba isku soo wada duuboo waxay sahlaan sidii ujeedada ugu weyn oo ah in “muwaadinku helo fursad uu codkiisa ku bixiyo” ay u dhici lahayd. markii hore madaxwaynaha waxa la doortay shan sanadood, xilka ugu weyn ee loo doortay waxa ka mid ahaa inuu doorashada qabto, shan sanadood ka dib, Rayale wuxu yidhi doorashada diyaar looma aha oo tiro koob ayaa la qabanayaa (shantii sanadood muxuu u qaban waayay ayaa is waydiin leh), wuxu sababo ka dhigtay wax aan maskaxda gelaynin, waayo tiro koobka uu qaban waayay ee ku dhamayn waayay shan sanno, daacad kama aha. source
-
Bossaso: Explosion in city injuries reported
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Faahfaahino Dheerad oo ka Soo Baxaya Qaraxii Caawa ee Boosaaso Sunday, March 8th, 2009 at 8:08 pm Horseed Media News Desk Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya qaraxii caawa ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhaawacmay qaraxa ay sii korortey. Wararka ugu dambeeya ee Horseed Media ay ka heleyso taliska booliska ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhaawacmay qaraxa ay gaarayaan 13 qofood oo isugu jira askar boolis iyo dad rayid ah. Taliye ku xigeenka booliska Puntland Maxamed Siciid Jaqanaf oo goor dhoweyd xiriir ay la ameysey qeybta Warqabadka ee Horseed Media ayaa u sheegay in 13 qofood ee dhaawaca ah 7 ka mid ah ay yihiin askartii booliska ee ku sugneyd goobta uu qaraxu ka dhacay iyadoo 6-da kalena ay yihiin dad rayid ah oo ka ag dhowaa goobta uu qaraxu ka dhacay oo ahayd Isgoyska Gaaca oo ku dhow xarunta dowlada hoose ee Boosaaso. Taliye ku xigeenka booliska waxaa markii aanu la xiriirney uu joogey cusbitaalka weyn ee Boosaaso halkaasi oo la geeyey inta badan dadka dhaawaca ah si daweyn loogu sameeyo. dhaawaca askarta waxaa ku jira ciidanka traffic-da ee wadooyinka oo iyaguna ka shaqeynayey wadada markii qaraxu dhacayey. Qaraxa ayaa isaguna la sheegayaa inuu ahaa bambo lagu tuurey ciidanka booliska ee joogey isgayoska Gaaca oo markaasi ku jirey hawl baaris ah oo ay wadada ka sameeyaan habeenkii. Taliye ku xigeenka booliska Puntland waxa uu sheegay in weli ay wadaan baaris ku saabsan bambada ciidanka lagu tuurey, mana uu san sheegin in cid ay u qabteen falkaasi caawa iyo in kale. Cusbitaalka guud ee Boosaaso iyo goobo kale oo caafimaad oo dadka dhaawaca la dhigey ayaa waxaa ku sii qulqulaya ehelada dadkaasi dhaawaca si ay usoo eegaan dhaawaca, waxaana meelaha qaar magaalada la dhigey ciidan boolis ah oo amaanka ilaaliya. Markii qaraxu dhacay ka dib waxaa qeybo ka mid magaalada laga maqlayey rasaas u muuqatey inay askarta kor u ridayeen. Wixii ku soo kordha kala soco Horseedmedia.net -
Wacaal Daray ah : Bossaso, Mar 08 - 4 qof oo ku dhaawacantay qarax ka dhacay isgoyska Gaaca ee bartamaha magaalada Bossaso, iyo tuhun ah in uu qaraxu ahaa mid is-miidaamis ah. Inta la og yahay 4 qof ayaa waxyeelo ka soo gaartay qarax caawa fiidkii ka dhacay agagaarka is-goyska Gaaca ee magaalada Bossaso. Dhaawaca ayaa la geeyey cisbitaalka guud ee Bossaso, oo hadda lagu dabiibayo. Kooxina ma aanay sheegay qaraxa, lamana oga cidda ka dambaysay, inkasta oo uu jiro tuhun ku saabsan in qaraxu uu ahaan nooca is-miidaamiska ah ee kooxaha Islaamiyiintu ay caanka ku yihiin. Bishii Oktoober ee kal hore ayaa 2 qarax oo is-miidaamis ahi ay ka dhaceen magaalada Bossaso. Sidoo kale ayaa qaraxyo kuwaan la mid ahi ay isla xilligaas ka dhaceen magaalada Hargeysa. Ciidanaka bilayska ee magaalada Bossaso ayaa isku gadaamay goobta uu qaraxu ka dhacay, hadana ka wada baatinaano ku saabsan cidda ka damabaysay qaraxa. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
-
President Rayaale's Speech at Chatham House + Photos
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
lool. This is another desperate move. So Oodweyne was there when he was shaking the FM hand? Give us a break, it all looks kind of sad for the secessionists and good for Riyaale's attempt to Mugg them again. -
London: Like children Riyaale plays with the secessionist SNM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Yeah I am old enough to smell bull adeer. -
Garowe: The making of a new Capital: Faroole's plan..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
So far so good, the one thing he needs to do is mobilise the power of the Diaspora. If he achieves this he will achieve much of his aims... -
London: Like children Riyaale plays with the secessionist SNM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
loool. But you dont doubt Riyaale background. Thats telling... -
London: Like children Riyaale plays with the secessionist SNM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Puntland got educated man with a PHD in finance, a founding father of the state. Who has done a great job thus far. You have a man who used to arrest SNM agents and beat them for the NSS. Who never graduated from High School and who's only private job was as Qad merchant. :eek: The funny thing is this man keeps making rings around the rest. lool. Again you are using a spoon in a gun battle. -
The victims of the Mugging have started to speak out “Marka ay madaxweynaha muddadu ka dhamaato distoorku ma banaynayo wax muddo kordhin ah, mudadii shanta sanadood ee Rayaale xilka madaxweynaha loo dhaariyeyna hore ayuu u dhamaaday, labada gole ee Baarlamaankuna…” Md:Rayte, waraysi Hargeysa, March 06,2009 (Haatuf)- Mudane Ibraahim Jaamac Cali Rayte ka mida mudanayaasha golaha wakiilada xisbiga KULMIYE ee laga soo doortay gobolka Sanaag kana tirsan guddida joogtada ayaa sheegay in marka la gaadho 6 April ee muddadii xilku sanadku kaga dhantahay madaxweyne Rayaale iyo madaxweyne ku xigeeka aanu distoorku ogolayn muddo kordhin isago intaa ku daray in muddo kordhin intii hore ee Guurtiddu isagoo intaa ku dara in muddo kordhin intii hore ee guurtidu hore u samaysay aanay sharci ahayn Rayaalena shantii sanadood ee xilka madaxweyne loo doortay ay ku eegayd 15 ka May. Md: Ibraahim Rayte waxa uu sidaasi ka sheegay mar uu shalay Haatuf xog waraysi kula yeeshay xarunta golaha Wakiiladda. Md: Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) oo ka mid ah xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland ee xisbiga Kulmiye uga soo baxay gobolka Sanaag, kana tirsan guddida joogtada iyo anshaxa oo aanu shalay wax ka weydiinay khilaafka haatan muddo kordhinta ay komishanku ku sameeyeen dib u dhaca doorashada madaxweynaha iyagoo ka soo saaray baarlamaanku go’aan ah in labada gole (Guurtida iyo Wakiiladdu), isaga yimaadaan ciddii sababta dib u dhaca leh iyo cidda sii wadaysa ee dalka doorashada gaadhsiinaysa.
-
London: Like children Riyaale plays with the secessionist SNM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^A nice attempt lad but Dr Saleebaan, and his friend Nuridin Diriye have chosen not to partake in the new government, while others from their regions have chosen to work with the government. Anyhow Riyaale is playing nicely, making money is good its a shame it has to be at the expense of the people. -
London: Like children Riyaale plays with the secessionist SNM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Africaown, Adeer if you think this is agression then you have to live a little. As for Ilka-Jiir he was my candidate and now is the Interior Minister of the state of Puntland. I will support him again, thus your point as ever is null and void. -
London: Like children Riyaale plays with the secessionist SNM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. Again you dont even know what the issue is here. Riyaale is your problem, as for taking arms, I dont even think that would do anything to the man. Anyhow, tell your cousin in Burco not to worry Siilanyu [if he is from that part] still has a good chance. -
Garowe: The making of a new Capital: Faroole's plan..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Garowe is changing -
London: Like children Riyaale plays with the secessionist SNM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Guuxa Jaaliyada Somaliland ee Ingiriiska Iyo Dhuumaalaysiga Madaxweyne Rayaale March 7th, 2009 London (Somaliland.Org) Madaxweyne Dahir Rayale Kaahin ayaa labadii maalmood ee ugu danbeeyey socdaal ku joogay magaaladda London ee caasimadda dalka Ingiriiska. Madaxweynaha iyo wasiirkisa arrimaha dibedda Cabdilaahi Maxamed Ducaale ayaa shalay kulan uu la yeeshay wasiirka arimaha dibedda ee Ingiriiska aya waxa xukuumada Ingiriisku walaac xoogan ka muujisey geedi socodka dimuqraadiyada ee Somaliland iyo doorka xukuumadda Madaxweyne Rayale ku leedahay. Saraakisha xukumadda dawladda Ingiriiska ayaa shaki badan ka muujiyey sida xukuumadda Dahir Rayale daacad uga tahay doorashoyin inay wadanka ka qabato. Hase yeeshe Madaxweyne Rayale ayaa u sheegay wasiirka arrimaha dibedda Ingiriiska inay ka go an tahay in dalka doorasho ka dhacdo. Dhinaca kale waxa jira warar sheegaya in jaaliyadda reer Somaliland ee UK ay ku hawlan yihin mudaharaad ku lidi ah Madaxweyne Rayale. Wararkaas ayaa intas ku daraya in Madaxweyne Rayale ka guuray hotelki uu ka deganaa magaaldda London, isaga oo habeenki Jimcahu soo galay ku hoyday guri ku yaala galbedka magaaladda London. Hase yeeshee sida shebekadda wararka Somaliland.Org u xaqiijiyen ilo xogogaal ah ayaa Madaxweyne Rayale waxa uu wali ku sugan yahay hotel kii uu kusoo degay. Somaliland.Org London Bureau © 2009 -
London: Like children Riyaale plays with the secessionist SNM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The man has many tricks, look they were angry because he pushed the elections back for a year, they warned him , Siilanyu and Warrabe held hands and said enough. Now he got a three months extension from his hand picked electoral commitee led by a dude named Sweden, we await Norway's arrival. There was loathing, fear and anger and mass demo's in Burco What did Riyaale dude, when confronted by the SNM, he fliped the script like a master. He took a nice holiday to London, took the family out and met a few English MP's, and lord behold. Silence and celebrations from the same secessionists who were pissed a few days ago. forget recognition lads the Queen herself will Knight Sir Dahir Riyaale for his work on behalf of the Monarchy. -
Puntland: 60 students graduate from Journalist school
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Puntland media has taken a great stride over the past two years notably on the net. Now we have Allsbc.com, Horseednet, Garoweonline, Dhahar.com, AllSanaag.com and many others. Local radio stations are popping in every region. The media is an important tool that can alliviate poverty and educated the masses. -
London: Like children Riyaale plays with the secessionist SNM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The big dog in his element with his lady and a few entertainers Have you noticed that when ever there is an issue with the election or change or there is a timetable to be had, Riyaale flies of to London to seek that illusive recognition from the old Colonial masters? The secessionists and specially Kulmiye are silenced by this simple fact. The Mugger sure knows how to play with their minds, all the demonstrations, all the clan hype and anger goes away. least they the angry destroy the prospect of getting recognition. "Its close real close they say, so be good lads and dont spoil the dreams of Somaliland" and like the vegetables they are they forget the problem, the illegal one year extention, the corruption, the new 3 months adition to the year. All the while the big boss Riyaale is working on fine tuning his next move. The man is not brilliant he just got soft people to toy with. -
London: Like children Riyaale plays with the secessionist SNM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Rayale Oo Soo Gaadhay Ingiriiska Iyo Wajigabax Uu Kala Kulmay Jaaliyadda Somaliland March 5th, 2009 London (Somaliland>Org) Madaxweynaha ku meelgaadhka ah ee Somaliland Md Daahir Rayale Kaahin ayaa xalay fiidkii kazoo degay gegeida dayuuradaha ee London. Md Daahir Rayaale Kaahin ayaan loo soo dhoweyn sidii hore loogu soo dhoweyn jiray marka uu safar dibad ah u baxo, sida ka muuqata sawirkan hoose. Waxa Md Dahir Rayale oo ay safarka ku weheliyan xaaskiisa iyo wasiirka arrimaha dibeddu kusoo dhoweyey gegida dayuuradaha laba shakhsi oo uu Md Rayale xilal kala duwan ugu magacaabay inay uga qabtaan dalka Ingiriiska, kuwaas oo kala ah Maxamed Aar Cabdilahi oo ku magacaaban inu yahay ergayga wareega iyo Cabdifatax oo ku magacaban xidhidhaya xukumada iyo jaliyada. Waxa haba yaraatee aan gegida dayuuradaha kasoo xaadirin sidii hore looga baratay masuuliyinta ururada jaaliyadaha Somaliland iyo shacabweynaha reer Somaliland ee ku nool Ingiriiska oo iyaga oo ubax sita Madaxweyna safaradiisi hore kusoo dhoweyn jiray gegida dayuuradaha. Muddada uu ku sugan yahay dalka Ingiriiska ayaa waxa la filaya inuu Md Rayale kulano kala duwan la qaato masuuliyinta wasaaradda arrimaha dibedda ee Ingiriiska. Arrimaha Madaxweynaha iyo masuuliyintasi ka wada hadli doonan ayaa la sheegay inay tahay iyada oo wadanka Ingiriisku uu walaac xoogan ka qabo maamulka iyo hanaan socodka xukuumadda Md Rayale u maamulayso hawlaha doorashada. Arrinkaasna la filayo in lagala hadli doono Md Rayale. Waxa jira warar laysla dhex marayo iyo abaabul xoogan oo ka jira jaaliyaddaha Somaliland ee Ingiriska kuwaas oo la sheegay in ay qorsheynayaan mudaharaad ka dhan ah Md Rayale. Waxii war ah ee kazoo kordha arrinkan kala soco Somaliland.Org -
The Mugger Riyaale in London to get "recognition" Riyaale iyo Weftigiisii Oo Gaadhay Xalay Fiidkii Magaalada London London, March 05, 2009 (Haatuf) – Madaxweyne Rayaale iyo Weftigiisii oo shalay subaxdii ka amba-baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa ka dagay Airport-ka Heathrow halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen saraakiil ka tirsan wasaarada arimaha dibada ee dalka Igiriiska iyo wakiilada Somaliland u jooga dallka UK iyo Ireland. Waxaana ka mid ah saraakiisa soo dhaweysay madaxweyne Rayaale mbasadoor Dr Mohamed Aar, Safiirka Somaliland u fadhiya Ireland Mudane Cabdifataax Siciid Axmed iyo ku xigeenka safiirka Somaliland ee UK mudane Daahir Tukaale. Madaxweyne Rayaale ayaa maalintii isniintii ka dhoofay Dalka isaga oo ay safarkiisa Igiriiska ay ku wehelinayeen wasiirka arimaha dibada ee Somaliland mudane Cabdilaahi Maxamed Ducaale, xoghayaha khaaska ah ee madaxweynaha mudane Axmed M.Essa, iyo marwada madaxweynaha marwo Huda Barkhad, kaas oo kusii hakaday laba cisho dalka Djibouti. Weftigan Madaxweyne Rayaale ayaa ugu dambayntii Xalay fiidkii gaadhay London waxaana socdaalkiisa lagu macneeyey sida ay sheegeen masuuliyiin ka tirsan xukuumaddiisu inay marti qaad ka heleen wasiirka Arimaha dibada Ingriiska,. Hasa yeeshee lama sheegin waxa ay ka wada hadlayaan Rayaale iyo xukuumadda Britain.