General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Koontiinaro Lacag Xukuumaddu Soo Daabacatay ah oo Xalay Bangiga Dhexe Lagu Rogay Hargeysa (Jam) - Afar Koontiinaradda waaweyn ah oo ay ku jirto lacag shilinka Somaliland ah oo xukuumadu soo daabacatay, ayaa xalay lagu rogay xarunta Bangiga dhexe ee Somaliland ee magaalada Hargeysa, kuwaasi oo dhinaca magaalada Berbera lagaga soo daabulay baabuurta xamuulka lagu raro. Ma jiro war rasmi ah oo ay xukuumadda Somaliland ka soo saartay lacagtan ay soo daabacatay iyo xadigeeda toona, balse wariyayaal ka tirsan Jamhuuriya ayaa xalay indhahooga ku arkay koontiinaradan ay ku jirto shixnada lacagta ah oo xarunta bangiga lagaga rogayey afar baabuurta xamuulka qaada ah ee loo yaqaano shaamboo xayraanka, waxaana ilaa magaaladda Berbera lagu soo galbiyey tigniko hubaysan oo ilaalinayey ammaanka lacagtan, iyada oo ilaa xalayna ciidamo milatari ahi gaadh ka hayeen Bangiga, kuwaasi oo lagu arkayey wajahada hore ee Bangiga lacagta lagu rogayey. Mar aanu xalay isku daynay in aanu lacagtan dalka la soo galiyey ee la soo daabacay wax ka waydiino Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland iyo Wasiirka Maaliyada Md. Cawil Cali Ducaale ayaanay noo suurtogelin in aanu khadka telefoonka ku helno, haseyeeshee sida ay ilo xogogaal ahi Jamhuuriya xalay u xaqiiyeen, ujeedada ka dambaysa lacagta xilligan xukuumaddu soo daabacatay ayaa lagu sheegay in ay tahay mid loogu talogalay in xukuumadda iyo xisbigeeda UDUB ku galaan ololaha doorashada Madaxtooyada ee la filayo in ay dalka ka qabsoonto, lacataasina maaha mid daabacadeeda laga ansixiyey Golaha Wakiiladda Somaliland oo dastuurku xaq u siiyey in ay ogolaadaan lacag kasta oo dawladu soo daabacayso, haddii kale ay noqonayso mid qayru sharci ah oo isticmaalkeedu xaaraan yahay. Warbixin ay dhawaan Gudida Dhaqaalaha ee golaha wakiiladu ka diyaariyeen miisaaniyad-sannadeedka 2009-ka ayaa waxa ay ku sheegeen in dhammaan lacagaha uu bangigu soo daabacday aan laga ansixin Golaha Wakiilada sida uu dhigayo qodobka dastuurka 54 farqaiisa 3 oo ka hadlaysa awoodaha golaha dhinaca maaliyada, waxaannu qodobkaasi odhanayaa sedan, “In la daabaco lacag, lana soo saaro shahaadooyin rahmadeed iyo kuwo kale oo leh qiimo dammaanadeed” arintani waxa ay u baahantay in goluhu go’aan sharciya ka gaaadho. Maaha markii u horreysay ee xukuumaddu soo daabacato lacago aan loo marin sifihii sharciga ahaa ee dastuurku jideeyey, balse dhawr jeer oo hore ayey xukuumaddu lacago soo daabacday, taas oo aan Golaha Wakiilladu ansixin, isla markaana mudanayaasha golahaas iyo xisbiyada mucaaradku ku eedeeyeen inay sifo suuq madow ah ku daabacdo. Dhinaca kale, sarifka lacagaha qalaad, gaar ahaan Dollarka ayaa maalmihii u dambeeyey circa isku shareeray suuqyada magaalada Hargeysa, iyada oo halka doolar uu gaadhay in lagu sarifayo 6800 shillinka Somaliland ah (lix kun iyo sideed boqol oo shillin), halka markii hore lagu sarifi jiray 6200 shillin. Kor-u-kaca sarifka doolar ee suuqyada Hargeysa ayaa loo aanaynayaa inay masuul ka tahay lacag badan oo kaash ah oo suuqyada soo gashay, taas oo keentay in doolarku yaraado, kadibna sarifkiisu cirka isku shareero. Waxaanay arrintani keenaysaa inay wax ka beddesho nolosha aasaasiga ah, gaar ahaan cuntada daruuriga ah oo ganacsatadu ku iibiso lacagta doolarka, iyada oo si gaar ah saamayn ugu yeelan doonto dadka danyarta ah oo aan awoodi karin sicir-barar mar kale ku yimaada raashinka daruuriga ah. Jamhuuriya Online
  2. JB: is talking trash, we have Riyaale bringing fake money to cover even moe fake money. We have a Somaliland website eporting this and JB is laughing, he is crying deep down no doubt. Riyaale is becoming a tyrant.
  3. Barakac ballaaran oo saaka ka bilowday Degmada Matabaan, kadib markii la dareemay cabsi dagaal. Dadka ku dhaqan Degmada Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, isla markaana xuduuda uu Gobolka Hiiraan la wadaago Gobolka G/gaduud ayaa saaka waxaa ka socda barakac ballaaran, taasoo la xiriirta cabsi laga qabo dagaalo halkaas ka qarxo. Sida ay sheegayaan wararka barakacan ayaa ka dambeeyay kadib markii la dareemay saan saan dagaal oo u dhaxeysa Ahlu Sunah Waljamaacah iyo Ururada Alshabaab iyo Xisbul Islaam oo isku dhinac, kuwaasoo maalmo ka hor ku dagaalamay deegaano u dhow Degmada Ceelbuur. Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in barakaca dagaalka uu yahay mid ku qotonta xiisada dagaal ee ka dhex taagan dhinacyadii dagaalada ku dhex maray Gobolka G/gaduud, iyadoona laga cabsi qabo in dagaaladaas ay ku sii fiidaan Deegaanada u dhow degmada Matabaan oo u dhow G/gaduud. Sidoo kale cabsida dadka deegaanka ayaa ka dambeysay kadib markii dhaq dhaqaaqyo ciidan laga dareemay hareeraha Degmada Matabaan, iyadoona halkaas ay ka gudbeen ciidamo iyo gaadiid dagaal. Xiisadaha u dhaxeeya ururka Alshabaab oo markan taageero ka helaya Xisbul Islaam iyo Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa ku baahay inta badan deegaanada Gobolka G/gaduud, iyadoona haatan laga cabsi qabo in Gobolka Hiiraan uu saameyn ku yeesho dagaaladaas, isla markaana uu ku soo fido. Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Gobolka G/gaduud inay joojiyaan dagaalka, oo ay u turaan shacabka ku dhaqan halkaas oo haatan ay la soo gudboonaatay abaaro daran iyo cuduro kala duwan.
  4. Alshabab iyo Maxkamadaha oo uu Xilligaan dagaal culusi ku dhex marayo magaalada Beled weyne ee goboklka Hiiraan. (17-03-2009)Dagaal leysku adeegsaday hubka culus iyo midka fudud ayaa wuxuu xilligaan ka socdaa galbeedka magaalada Beledweyne, gaarahaan xaafadda Buundo weyn, dagaalkaasi oo u dhexeeya Xoogaagga Islaamiyiinta ah ee Alshabab iyo Maxkamadaha Islaamiga ee ka arrimiya gobolka Hiiraan. Dagaalkaan oo si xowli ah ku bilowday ayaa la ogeyn cidda bilowday, waxaana goobahaasi uu dagaalku ka socdo ka bilaabatay barakac baahsan, iyagoo dadweynihii aaggaas ku noolaa ay hilfohooda iyo calfahooda gurteen. Madaafiic iyo Rasaas Xooggan ayaa waxay ku hoobanayaan Xaafado ka fog goobta ay dirirtu ka socoto, sidoo kale weli lama oga sababta uu dagaalkaani u dhexeeya Alshabab iyo Maxkamadaha ku bilowday. Wararka naga soo gaaraya magaalada Beled weyne ayaa sheegaya in la arkay meydadka 3 ruux oo rayid ah oo ay Rasaastu haleeshay, inkastoo uu khasaaruhu intaas aad uga badan yahay. Beled Weyne ayaa hadda kahor ka caafimaad qabtey dagaallo kooxeysi diimeed ah oo ka dhaca, inkastoo ay jireen dilal si gooni gooni ah uga dhaca magaalada, waxaana ilaa iyo hadda aan wax war ah ka soo bixin Maamulka Maxkamadaha ee ka arrimiya gobolka Hiiraan iyo dhinaca kale la dagaallamaya ee Alshabab.
  5. My secessionist brothers are upset for no reason. No one should e against Somaliland state but of cousre there are deeply held strong views that oppose secession in all its forms.
  6. Dhinaca kale Xukuumadda madaxwayne Riyaale ayaa shixnad lacag cusub ah oo la soo daabacay maanta ka soo dejisay Dekeda magaalada Berbera, lacagtaasi cusub oo caawa la soo gaadhsiiyay magaalada Hargaysa isla markaana si qarsoodi ah loogu xareeyey xaruta Banka dhexe ee Somalialnd. Shipment of false money to be aded to more false money which is casuing inflation. Magical Riyaale is at it again.
  7. Xukuumadda Oo Soo Daabacatay Shixnad Lacag Ah Iyo Sarifka Lacagaha Qalaad Oo Kor U Kacay Hargaysa March 17th, 2009 Hargaysa (Somaliland.org)- Sarifka Lacagaha qalaad ayaa dhawrkii maalmood ee u dambeeyay kor uga kacay suuqyada dalka, gaar ahaan Caasimadda Somaliland ee Hargaysa, iyada oo halka doolar ee Maraykanka ahi gaadhay ilaa lix kun iyo siddeed boqol oo shilin, halka uu markii hore ka ahaa 6200 oo shilin. Kor u kaca sarifka lacagta adag ayaa saamayn wayn ku yeelata qiimaha maceeshada quutal daruuriga ah oo marka doolarku qaaliyoobo cirka isku shareera, taas oo dhibaato soo gaadhsiisa bulshada danyarta ah ee Somaliland. Lama garanayo sababta dhabta ah ee xiligan keentay kor u kaca qiimaha sarifka lacagta doolarka. Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ka ganacsada suuqyada magaalada Hargaysa oo aanu wax ka waydiinay sababta keentay kor u kacan sarifka qiimaha doolarka ayaa sheegay in qiimaha doolarku kor u kaco marka xukuumaddu suuqyada ku soo dayso lacag kaash ah oo Somaliland Shilin ah, taas oo loo isticmaalo ololaha doorashada. Dhinaca kale Xukuumadda madaxwayne Riyaale ayaa shixnad lacag cusub ah oo la soo daabacay maanta ka soo dejisay Dekeda magaalada Berbera, lacagtaasi cusub oo caawa la soo gaadhsiiyay magaalada Hargaysa isla markaana si qarsoodi ah loogu xareeyey xaruta Banka dhexe ee Somalialnd. Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe) E-mail: afqarshe114@hotmail.com Somaliland.org, Hargaysa.
  8. Suldanka My audiance is the wider Somali's not just the SNM gang [their reformed ones of course]die hard secessionist of course not, they are just a group within the NW Somali groupings. You dont have monopoly on Somaliland lad.
  9. Qalbi-Adeyg: I believe you are a fake individual, you’re inconsistent and confused. Your deleted post highlights your complete detachment from reality. Even if you are a Somali from Puntland your behavior and insults are a shame to you and only you, grow up and act your age.
  10. ^^^You are probably one of these brothers who are weak and keep changing their names in SOL. You are no Puntlander and stop insulting other clans its obvious what you are doing lad.
  11. Sayid*Somal you can’t have it both ways sis, we are all either one family or our individual self’s. Also the Duke is clearly not related to that individual, Oodweyne, is a total bore, witless and has a soft voice. While the Duke gives an order the ground shakes. Oodweyne what’s with the long ting lad, you know you only raised your heads when the warior went to Mogadishu. Qalbi - Mr mole adeer don’t ask ****** questions, Hargaysa is a Somali city, the second capital of Somalia and I for one love that place. I don’t buy into your confused talk saxib.
  12. Kadawo: adeer it’s not the English that’s the problem with Oodweyne, its just that he has a tendency to have dialogue with himself. Don’t mind the poor fella with the soft squeaky voice; he is here to impress no one but himself. Kadawo the queen will never recognise you, so don’t bother impressing her. "An ignorant person is one who doesn't know what you have just found out."
  13. KadawoAgain you are making a meal of it, you think it’s a joke, but that’s your opinion and you have a right to it. You have been spewing lyrics all day, but alas we all have a right to our own opinion but not to our own facts. Again if you can not contribute to the topic, what’s the use of all this waffling?
  14. NABAD: the south is your country as well, dont let this mole try get to you. He is all over the place and is seeking attention.
  15. ^^^loool. Adeer it was all in your head. If you want to be more than an associate to the Duke then by all means we can advance a little. But I had no problems or dislike towards you let alone war.
  16. This is self defeating talk. The south has done nothing, the people of the south are victims.
  17. ^^^loool. Again you are confusing yourself. I am not a simple man, thus you trying to understand my motives and strongly held views is one thing. Also you seem to be having problem with the English language. Like I said to you before I aint a pacifist and would take your teeth out if you attacked me. But I aim not an agressor nor care for war. Again do you have any pics?
  18. ^^^Lool. I am not a pacifist but I hate war adeer, war is useless, what have we fought for and as for Yusuf he a hero to me and will remain so, I am not here trying to get votes or support from anyone, I tell it like it is kid. Now the topic is about a Somali town in Somaliland state I wanted to get some pics, do you have any? No then whats with all the talk and the discussion?
  19. ^^^Kadawo, I never had war with you lad, thus no need for a truce, it seems you were fighting all by yourself. Also I dislike secesionists but never had anything but love for NW Somalia i.e Somaliland. AfricaOwn: Adeer most of my family live in Mogadishu and have throughout the war. It may suprise you lad, but its no bragging.
  20. AfricaOwn, adeer Somaliland is part of my country no different to me than Bay & Bakool or Hiiraan.
  21. Norf: Adeer you think westerners would come to Puntland to "search" for oil. Its known that there is oil there and they are preparing the way to exploit it. We need it and insha Allah we shall get it. It took a small company to get Yemen's oil out and it is westerners who made Dubai what it is. So like Sarah Palin once said "Drill,baby drill"...
  22. ^^^lool, good one, the Riyaale one looks like he is at home with his shirt unbuttoned, which one is photoshoped?
  23. ^^^Edit your post saxib, heed the advice you are grown man.
  24. ^^^I think you are talking from your backside again lad. I never think any war least of all with Somali's is good, and I see you are upset that I want to know about a Somali town. Why do you think its not part of Somalia or it is not a good town? Or are you as usual just transfixed at the Duke's motives? Also it seems you do not know what the word war means Lads more pics are needed so far so good. Thanks Nabad.