
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Garowe: The making of a new Capital: Faroole's plan..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The local company that will do the construction of the new site -
Garowe: The making of a new Capital: Faroole's plan..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Garowe: The making of a new Capital: Faroole's plan..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The man with the master plan -
Xarumo cusub oo loo dhisayo Laamaha DGPL. Friday, 06-Mar 2009 Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPl ayaa maanta booqday buuraleyda Galbeedka ka ah Magaalada Caasimada ah ee Garowe halkaasi oo awal hore looga dhisay xarun Labo dabaq ah wasaaradda Caafimaadka DGPL. Meeshan ayaa waxa la damacsan yahay in looga dhiso xarun labo dabaq ah oo ay yeeshaan golaha wakiilada DGPL,kaasi oo uu maanta indho indhayn ay ku tageen Madaxweynaha DGPl Mudane Cabdiraxmaan SH. Maxamed Maxamuud iyo Guddoomiyaha golaha wakiilada DGPl oo ay weheliyaan ku xigeenadiisu,Duqa Degmada Garowe iyo xubno kale oo ka tirsan Xukuumadda. Dhismayaashan la damacsan yahay in dhowaan la dhiso ayaa mas’uuliyiintu sheegeen in ugu horraynba la dhisi doono xarunta Baarlamaanka oo ah mid casri ah iyo labo wasaaradood oo kale. Madaxweynaha ayaa sheegay mar uu saxaafadda la hadlayey in dhulka sidiisaba ay dawladdu leedahay maanta laga bilaabo halkan aan taaganahay oo ah buuraleyda Galbeedka Magaalada in aanay jirin cid u soo dhowaan karta ama dhisan karta waxaana ku wargelinaynaa dadweynaha dhagxaanta dhigtay in ay ka gurtaan haddii kale ay dawladdu la wareegi doonto laguna dhisi doono Xabsiga Garowe,dawladda hoosena ay shuqul ku leedahay guristooda dhowaana aanu ka soo saari doono xeer mamnuucaya in la dhisto meeshan aanu damacsanahay in laga dhiso xarumaha dawladda oo laga soo dhex saaro shacabka,meeshana waxaa hore u qoondeeyey Madaxweynihii hore markii la dhisay Puntland Mudane Cabdillaahi Yuusuf Axmed annaguna aanu taasi hadda hirgelinayo haddii alla idmo. Sidoo kale waxaa isna goobtaasi ka hadlay guddoomiyaha golaha wakiilada mudane Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in golaha wakiiladu ay yeeshaan xarun cusub oo ka baxsan Magaalada,wuxuuna u sheegay shacabka ay dhagxaanu u taal in ay sida uga dhakhsaha badan uga gurtaan,Madaxweynaha hadalkiisana aan ku raacsanahay in ay halkani noqoto xarumaha dawladda Puntland. Waxaa isna halkaasi ka hadlay Duqa Degmada Garowe Cabdiqaadir Cusmaan Samatar oo sheegay in ay dawladda hoose ay si dhakhso ah u fulin doonto amarka Madaxweynaha DGPL,wuxuuna sheegay in ay kaga gurtaan muddo shan iyo toban Beri ah wixii hadda ka bilaabmana uu dhulkan Buuraleyda ahi ay yihiin Dhul dawladeed. Intaasi ka dibna waxaa halkaasi naqshadii xarunta golaha wakiilada ku soo bandhigay Injineerka dhisaya xarumaha Dawladda Cabdiqaadir X.Ciise oo ah madaxa shirkadda Mubaarik wuxuuna sheegay in uu mar hore diyaarshay una soo bandhigay Madaxweynaha iyo gudiga joogtada ah ee golaha wakiilada layskuna raacay naqshadaasi. IngCabdiqaadir ayaa sheegay in uu si dhakhso ah u bilaabi doono dhismayaasha xarumaha marka uu helo xuduudaha dhulka la doonayo in laga dhiso xarumahaasi. Madaxweynaha ayaa beryahan waxa uu ku hawlanaa sidii ay dawladdu u heli lahayd dhismayaal quruxsan kana baxsan magaalada loogu dhisi lahaa dadaal weyna geliyey isagoo meelo badan maray asbuucan.
-
Wonderful pics.
-
Puntland’s dirty Money to sabotage Somaliland Presidential Election
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Gen IlkaJiir is a Puntland leader and your accusations and fear against him highlights why we support him and hold that he is the near future of the state insha Allah. As for the Pirates are an independent network they are a clever bunch who have made money out of taxing the rich western ships. You [secessionist] on the other hand have Riyaale who has got rich on the poor taxes collected from the clans of the traingle. Thus keep talking. -
The Government of rich Sudan expells 10 western Aid agencies
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Western aid agencies are snakes. -
In Ka Badan 60Arday Oo Ka Qalin Jebisay Kulliyada Tababarka Saxaafada Ee Puntland>>>> Allidamaale Puntland News Center Maxamed Cabdi Xabeeb Khamis 05 March 2009 Tan iyo markii uu burburku ku yimid Jaamacadiihii dalka oo ay ka soo bixi jireen Dhaqaatiir, Ingineero, Dhaqaalayahan, Sharciyaqaano iyo suxifiyiin ayaa waxaa soo baxay Jaamacadu Machadyo iyo Dugsiyo sanad walba ay ka soo qalin jabiyaan arday wax ka soo barata macadyadan Haddaba Kulliyada Tababrka saxaafad Puntand aya waxa ka soo baxay suxufiyiin iyadoo ay maalinba malinta ka dambeysa ay sii kordhayaan warbaahinta dalka, gaar ahaan dhinaca Idaacadaha, taleefishinada, wargeysyada iyo weliba Bogoga-internet-ka, sidaa darteed maantay Kulliyada Tababrka Saxafada Punland waxa ka qalinjabiyay Dufcadii ugu horeysay ee wax ka barata Kulliyada ah waxayna xaflada yar loo qobaty ardayda kadib markii ay kassoo baxeen imtixankii qalin jabinta ka dhacday Xarunta Kulliyaad Tababarka saxafad Puntland ee Bosaso waxaana ka qaybgalay Macallimiin, arday, Waalidiin iyo marti sharaf kale Waxaan ugu horeyntii halkaasi warbixin ka soo jeediyay maamulaha Kulliyada TAbabrka Saxada Puntland Cabdullahi ayaanle Maxamuud wuxuuna sheegay in dufcadaani ay tahay dufcadii 1-aad ee ka qalinjabisa Kulliyaada wuxuuna sheegay in ardayda la baray shuruucda saxaafadda, qaabka wararka loo soo tabiyo, qaabka wararka loo qoro iyo mas’uuliyadda looga baahan yahay qofka saxafiga ah isagoo sheegay in saxaafaddu ay tahay Midi labo afle ah dhinaca wanaaga iyo dhinaca xumanta loo isticmaali karo ah, isagoo ardayda kula dardaarmay in ay mihnadooda u adeegsadaan dhinaca samaha, isagoo sheegay in mar kasta saxafiga looga baahan yahay in uu tixgeliyo diintiisa, dhaqankiisa iyo waddaniyada oo ah midda ugu muhiimsan ee looga baahan yahay ninka saxafiga ah Cabdullahi Ayaanle Maxamuud waxa uu sheegay in sababaha ay fureen Kulliyadan ay tahay in ay buuxiyaan booskii ay ka soo bixi jireen Warbaahinta isagoo sheegay in arday fara bada oo kulliyada wax ka baran jiray in ay u shaqeeyaan qaybaha kala duwan ee warbaahinta ee dalka iyo dibadiisa wuxuuna kula dardaarmay kooxdii ardayda ahayd ee qalin jabinaysay in xirfada saxafinimo ah ee ay barteen ay ugu shaqeystaan si daacadnimo oo aaminnimo ku dheehan tahay, wuxuu sheegay in saxafiga looga baahan in waxa uu qorayo ama uu baahinayo ay noqdaan kuwo run ah si uu u helo shacbiyad fara badan waayo ninka saxafiga ah waxaa warkiisa aqrisanaya ama dhagaysanaya ama daawanaya dad kala duwan kalana heer ah kuwaas oo uu sheegay in ay qiimeyn ku sameynayaan Kulliyadan oo ku taal Magalada Xeebta ee Bosaso ayaa waxa ardayda ka qalinjabinaysa dhinaca Saxafada ay helaan wixii talsiilaad ah oo ay u baahnaayeen ama baraatiko ah, sida Studio Idaacada kan Telefishinka iyo weliba kan Journalka "Waxaa ku taala Idaacad la yiraahdo ITS" (Idaacada Tababrka Suxufiyinta) oo ay ardaydu ku samayn jireen tijaaboyinka si siman qaybaha kala duwan ee ay bartan Sidoo kale ardayda Qalinjebisay aya waxa wejiyadooda laga dareemi karay farxad iyo ray-rayn ay ku qaban in ay ka qalin jebiyan barashada xirfada saxafada waxan loo balansan yahay in loo qobta ardaydan ka qalin jebisay kulliyada xaflada ad u balan oo lagu godonsiiindoono shahadooyinkooda taasi oo ay ka soo, qayb geli doonan qaybaha kala duwan ee bulshda, mamulka iyo weliba warbahinta Si kastaba ha ahatee kulliyada ayaa ah kulliyadii ugu horeysay ee lag furo magalaad bosaso ee lagu barto xirfaad saxafad tasii oo la filaayo in ay ka soo baxan suxufin faro badan kuwasi oo ****oli doona bahida loo qabo in helo suxufiyin xirfad leh Maxamed Cabdi Xabeeb Allidamaale.com
-
Burco:Thousand clan supporters of Siilanyo hold huge demo...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo shir albaabadu u xidhan yihiin caawa la yeeshay Salaaddiin, Cuqaal iyo Odayaal reer Burco ah March 5th, 2009 Hargeysa (Somalilandfuture) Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa shir albaabadu u xidhanyahay la yeeshay salaadiin, cuqaal, waxgarad, Aqoonyahano iyo odayaasha beelaha gobolka Togdheer. Kulankan oo caawa ka dhacay Hotel City Plaza ee magaalada Burco isla markaana ahaa mid albaabadu u xidhanyahay oo aan loo ogolayn saxaafada waxay wararka ka imaanaya ay sheegayaan in gudoomiye Axmed Siilaanyo uga xog waramay waayeelka gobolka Togdheer marxalada siyaasadeed iyo dhaqaale ee dalku marayo iyo sidoo kale hawlaha doorashooyinka madaxtooyada oo sida wararku sheegeen uu ku war geliyay Mudane Siilaanyo in maamulka M/weyne Riyaale aanu diyaar u ahayn in dalka ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ku dhacda isla markaana xisbi ahaan ay go’aansadeen in hadii inta ka horeysa 6-da bisha April ee sanadkan oo ku beegan mudada xilka M/weyne-nimo ee M/weyne Riyaale ee sanadkii dambe ee loogu daray ka dib markii ay suurtoobi weyday inay sanadkii hore doorasho ka dhacdo dalka aanay ka qayb gelayn wax doorasho ah ilaa la helo xukuumada ku-meel gaadh ah oo dalka gaadhsiisa doorashooyin oo ka timaada golayaasha sharci dejinta (Guurtida iyo Wakiilada). Waxayna wararku intaa ku darayaan in kulankani uu ahaa mid ay u dhamaayeen dhamaan beelaha dega gobolka Togdheer, kuwaas oo la sheegay inay si weyn u soo dhaweeyeen xog warankaasi uu gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Siilaanyo ka siiyay xaalada dalka. “Wuxuu gudoomiyuhu nooga waramay xaalada siyaasada dalku marayso iyo in maamulka Riyaale aanu diyaar u ahayn in dalka ay ka dhacdo doorasho isla markaana ay xisbi ahaan mawqif iska taageen oo aanu ka gobol ahaan ku taageerno go’aankaa xisbigu gaadhay arintaa waanu la qaadanay hadaanu nahay reer Togdheer oo dhamaan beelihiisu ay u dhan yihiin” Sidaa waxa yidhi Caaqil ka mid ah cuqaasha gobolka Togdheer gaar ahaana beelaha galbeedka Burco oo ka gaabsaday in magaciisa la shaaciyo. Waxaanu intaa ku daray “Burco waxay ahayd seyladii xoolaha nool, xoolihiina Riyaale wuxuu kooto ugu xidhay nin carbeed sidaa awgeed waxa lagama maarmaan ah in dalka ay ka dhacdo doorasho si xor iyo xalaal ah ku dhacda markaa waxaanu kuwa maamulka M/weyne Riyaale ku jira leenahay ilaaliya nabad gelyada oo dadkan iyo dalkan halgenka dheer loo soo maray ha u horseedina dhibaato, teeda kale qaabka maamulkani wax u wadaa waa mid doonaya in dalku galo fawdo iyo halaag taana kama yeelayno M/weyne Riyaale oo waxaanu leenahay si nabad gelyo ah baa lagugu doortay oo weliba 80-cod oo sidaad ku heshay la ogyahay baad ku timi waad qaban weyday doorasho mar kale baa laguu kordhiyay hadana maantana ii kordhiya kaa yeeli mayno ninkii aad 80-ka madmadowga ah kaga heshay baan weliba wax aanu ahayn ku sheegaysaan markaa Ina Riyaaloow dalkani isaga oo nabad ah baad timi isagoo nabad ahna waad ka tageysaa ee taas ku bishaarayso”Ayuu hadalkiisa ku soo geba gabeeyay Caaqilku. Liibaan Maaweel Shire Somalilandfuture Online -
SOOL: Puntland delegation and officers visit region....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^Africown respect the site no clan names, we all love Shankaroon. As for your comment, dont complain for the man dear lad, he is now a strong interior Minister and a future national leader. The Duke will continue to support the General, we did not get there but insha Allah we will. -
SOOL: Puntland delegation and officers visit region....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Siilanyo might get Mugged again, I hope he does win to spare us the nonsense that is Riyaale and Warrabe. But I am not hopefull. -
SOOL: Puntland delegation and officers visit region....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Thanks for the picture of the third president of Puntland looking sharp. What a man to have handed over power without fuss, unlike some people who’s NSS dictator keeps bullying the hell out of Shankaroon. Che: and his fashion critic mode, when it comes to Puntland that is -
SOOL: Puntland delegation and officers visit region....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Suldanka, the region will come into the fold, you and I know its a matter of when. Faroole has already made great changes. -
I still don’t get why people are afraid of him? He seems to be a fat racist who is stuck in the past. Steele is also another clown with all his "Hip-Hop" talk. American politics is childish, but never the less entertaining.
-
^^^Brother Somaliland or NW Somalia is my country and of course I must give it attention. Now I disagree with secessionists and the Mugger must go. Also you are getting better at responding at least you are not calling for Godane to blow people up in Hargaysa. As for President Yusuf, he is out and about enjoying his retirement as you could tell from the report.
-
^^^^loool.That was some funny stuff, I like the way she replied back to the cartoon.
-
SOOL: Puntland delegation and officers visit region....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Puntland Oo Xoog Ku Banaysay Isbaarooyin Yaalay Laascaanod Iyo Garoowe {Laascaanood} 4-3-09"Waxaa lugu guulaysatay in la qaado jid gooyooyin yiilay inta u dhaxaysa Magaaladda Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool iyo Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobalka Nugaal halkaa isbaarooyin ay dhigteen Maleeshiyaad hubaysan oo aan cidna ka ama qaadan. Qaadida Isbaarooyinkan ayaa ka danbaysay kadib markii Xubana ka tirsan Golaha Xukumada Puntland socdaal ku tageen wadada isku xidha Magaalooyinka Garoowe iyo Laascaanood, waxayna ku guulaysteen in ay qaadaan Kaantaroolo aan sharci ahayn oo ku teedsanaa deegaankaas,kuwaasi oo dhibaatooyin ku hayey dadka socotadda ah iyo Gaadiidka. Waxaa ay sidoo kale wasiiradu kulan dheer la qaateen ku xigeenka Duqa Degmada Laascaanood Maxamed Warsame Cabdi Guraase,kaasi oo madaxda uga xog-waramey xaalada guud ee deegaanka iyo arimaha keenay Isbaarooyinka waxuuna sheegay in loo bahan yahay in la siiyo kaalmooyin si ay uga tanasulaan waxa keenay in ay dhigtaan isbaarooyin. Wasiiradu waxa ay balan qaadeen inay dhamaystirayaan dhamaan dhaliilaha ay dadku tabanayaan gaadhsiin doonaana xukuumadada dhexe wixii ay wax ka qaban kari waayaan inta ay joogaan xubnahan ayaa sidoo kale sheegay in loo bahan yahay in laga shaqeeyo amaanka iyo kala danbaynta si looga udbo waxii amandari keeni karra waa markii ugu horaysay tan iyo xiligii la soo magacaabay Golahaan cusub. Widhwidh Online News Desk..Media Center -
^^^Now Mr AfricaOwn, you are all over the place as usual. Now stop repeating the fake talking points and get to the truth of the matter. Today in Burco there was a huge clan demonstration by the supporters of the Mugged You dont belive me huh ? Burco (Somaliland)- Isu soo bax balaadhan oo ay ka qayb galeen kumanaan qof oo ka mid ah dadwaynaha ku dhaqan magaalada xarunta gobolka Togdheer ayaa maanta ka dhacay Burco. Isu soo baxan oo lagu taageerayay mawqifka xisbiga siyaasiga ah ee KULMIYE uu iska taagay muddo kordhinta mar saddeexaad ee la wado in loo kordhiyo xukuumadda Madaxwayne source :eek:
-
Burco:Thousand clan supporters of Siilanyo hold huge demo...
General Duke posted a topic in Politics
Isu Soo Baxa Lagu Taageerayo Mawqifka KULMIYE Iska Taagay Muddo Kordhinta Oo Ka Dhacay Burco March 4th, 2009 Burco (Somaliland)- Isu soo bax balaadhan oo ay ka qayb galeen kumanaan qof oo ka mid ah dadwaynaha ku dhaqan magaalada xarunta gobolka Togdheer ayaa maanta ka dhacay Burco. Isu soo baxan oo lagu taageerayay mawqifka xisbiga siyaasiga ah ee KULMIYE uu iska taagay muddo kordhinta mar saddeexaad ee la wado in loo kordhiyo xukuumadda Madaxwayne Riyaale, ayaa ahaa isu soo baxii ugu balaadhnaa ee inta la ogyahay ka dhaca magaalada Burco, waxaanay dadku siteen boodhadh ay ku qoran yihiiin erayo muujinaya sida ay uga soo hor jeedaan muddo kordhin dambe, oo ay ku tilmaameen tallaabo la doonayo in qaranimada iyo dimuquraadiyada Somaliland lagu fashiliyo, iyo kalsoonida ay la barbar taaganyihiin xisbiga KULMIYE mawqifka uu arrintaasi ka qaatay. Isu soo baxan fagaare waxa dadwaynaha halkaasi hadalo uga soo jeediyay xubno ka mid ah masuuliyiinta sare ee xisbiga, masuuliyiinta heer gobol iyo xubno kale oo odayaal ah, waxaanay xubnahaasi dhamaantood ugu baaqeen golayaasha qaranka in ay waajibaadkooda ka gutaan marxaladan siyaasadeed ee dalku galay. Axmed Maxamed Saleebaan (Ilkacase), Hargaysa. E-mail: afqarshe114@hotmail.com