General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Wasiirka Amniga iyo kan arimaha Gudaha Puntland oo guda galay Xal u helida Dagaalka ka dhacay Degmada Ufayn ee Gobolka Bari Nabdoonada Gobolka Bari Bosaso:-Wasiirka Wasaarada Amniga Puntlnad Cabdilaahi siciid Samater iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha General ilkajiir ayaa Maanta Gelinkii Dame wax ka galay sidii loo qaboojin lahaa Xiisada Coladeed ee ka taagan Tuulada Kobdhexaad iyo Degmada u fayn oo aan wax sidaasa u kala Fogayn Waxaana la sheegay inay wasiiradaasi xiriiro la samaynayaan 2dhinac isla markaasina isku dayayaan Inay Marka hore Degaala joojiyaan markaasi ka dibna wax yaabaha la kala tirsanayo ay gogol u furaan. Wasiirkadan ka socda Xukuumada Puntland ayaa Awoodoodu tahay oo kaliya inay xaliyaan Ama sugaan Amaanka lakiin wixii wada Xajooda Ama heshiisyo ah maaha arin ay gali karaan Xaalad beleed owgeed,Lama sheegin ilaa haatan Halka ay wax marinayaan Wasiiradani Lakiin Warar hoose ayaa sheegay inay beelaha wada hadaladoodu ugu damayey ay caawa u fariisanayaan. Dagaalkan ka dhacay Gobolka Bari gaaar ahaan Degaanka Ufayn ayaa waxa uu ka dhashay Arimo baraago ah oo ay isku Maan dhafeen beelo agaasi wada dega Waxana la sheegay inay tirada Dhimashadu haatan sii cagacagaynayso ilaamaa 10 Ruux oo aan la sheegin dhinaca ay u badan yihiin. golaha Wasiirada Maamulka puntland ayaa ka soo Ambabaxay Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland,halka Gobolka Barina uu ka tegey Gudoomiyaha Gobolka Bari Muuse Gelle Yuusf Faroole iyo Xubno kale oo ka mida Maamulka Gobolka Bari. Maxamed Axmed Ciise Radio Dhahar
  2. Masuuliyiin kasocota Puntland Oo boqasho Kutagay deegano kamid ah G/Sool Masuuliyiin kasocda mamul goboleedka puntland ayaa safaro indha indhayn ah kula la bixiyay deegaano kamid ah goboklka sool iyadoo masuuliyiintan ay doonayaan in ay haatan ogadaan xaalada guud ee kajirta gobolka sool oo qaybo mamid ah ay gacanta kuhayso mamulka lamagac baxay Somali land Masuuliyiintan safarka kutagtay degmoyin kamid ah gobolka sool ayaa waxaa hogaminaya wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka badaaENG; Maxed Faarax iyo masuuliyiin kale oo ay kamid ahaayeen wasiirka hawlaha guud iyo sidoo kale wasiirka garoomada iyo diyaradaha iyo wasiiro kale oo kamid ah mamulka Puntland safarka masuuliyiintan ay kutageen deegaano kamid ah ayay lugtooda hore kabiklaabeen Deegaanka buura wadal tuka raq iyo deegaano kale Oo kamid ah gobolka Sool waxana wasiiradan lugtii ugandeeyay ay kutageen deegaanka Ganbarra , Safarkan ayaay masuuliyiintan ay shaaca kaqaadeen in goobaha ay soo wadamareen ay kusugan yihiin Ciidamada mamulka puntland kuwaasi oo goobahaasi kusugnaa Mudo sanado ah waxana wasiirka kaluumaysiga Ee puntland ENG Maxed Faarax Uu shaaciyay In ay warbixino kdhagaysteen Ciidamada Qaranka Ee kusugan deegaanadaasii iyadoo ay sheegeen Ciidamadu in xaakladoodu tahay mid wanaagsan Laakiin waxa uu Daaha kaqaaday wasiirku in ciidamadu ay kacabanayaan Mushahar La’aan Soofoodsaartay Iyadoon Ciidamadu aysan wax mushahar ah Qaadan Mudo Laakiin waxa Uu shaaciyay Wasiirku in ciidankani ay Yihiin rag Muwaadiniin ah Oo hawshooda Gudanaya waxana uu shaaciyay wasiirku in waxii baahi ah oo ay qabeen ciidanku ay soo qareen sida ugu dhaqsahaba wax laga qabandoono Wasiirka ayaan waydiiyay kamaamul ahaan bal waxa haatan uga qorshaysan Gacan kusoo celinta Goboka sool Oo qaybo kamid ah ay gacanta kuhayaan mamulka lamagac baxay Somali land wasiirka ayaa shaaciyay in haatan qorshaha mamulka cusub ay tahay in ay gacanta kusoo ceshaan gobolka sool gaar ahaan magalada lascano oo ah xarunta looga arimiyo gobolka Sool . Safarkan masuuliyiintan ayaa kusoo aadaya xili mamulka Somali land ay Daan daansi xoogan kawadaan qaybo kamid ah Gobolka cayn iyadoo ay gacanta ugujirto sidoo kale mamulka Somali land qaybo kamid ah gobolka sool. Xasan Cabdi Farey (Xasan Gentelman) SBC-International Bosaso
  3. AfricaOwn: I seem bitter? Adeer dont make me laugh I am not a member of Kulmiye nor am I from Burco.... Bitter if for those who insult Siyad Barre and then elect his henchman Riyaale. Red Sea lool, clear winner best out of the five, i.e Shankaroon. Adeer the election, the bad news is coming from Kulmiye and Somaliland.org.. nothing to do with me..
  4. First of all lets not pick fights and inspector is out of line with regards to the comments about Makhir. However our brothers in SSC, need to understand that there is no force in being part of the state, it should be a privilege and that they share all the weaknesses and strengths of the other regions that make up the state. All the recent talk is self defeating and again, some here are just messaging clan egos while taking their eye of the reality.
  5. ^^^Riyaale with the shades looks like the NSS chief spy that he is. Siilanyo pic is of an old fat civilian. And the confused mad man, no one will mugg him. He will tell you stories about a pretty girl called Shankaroon.
  6. Ah, the secessionist is again desperate, the region has many names, but Puntlan is its state as the poster stated. Haylan, Makhir, and so on are names, the state name is Puntland.
  7. Haji, adeer you are not ready but old Siilanyu and his group are ready for the election Today Somaliland opposition leader warns against election delay 1 Mar 1, 2009 - 6:44:00 PM HARGEISA, Somalia Mar 1 (Garowe Online) - The leading opposition figure in Somalia's separatist republic of Somaliland has warned against delaying the upcoming presidential election, Radio Garowe reports. Ahmed Mohamed Silanyo, chairman of the opposition Kulmiye party, told a Sunday press conference in the Somaliland capital Hargeisa that the two house of Parliament must hold an emergency session and "elect a caretaker President." Ahmed Silanyo, Somaliland opposition leader "My advice is that the presidential election be held on time [March 29, 2009], or that President Riyale be removed from office and a caretaker President should administer [somaliland] until the new election date," said Mr. Silanyo, who is widely seen as President Dahir Riyale's main challenger. The Somaliland Election Commission issued a statement postponing the March 29 election. At a meeting with Somaliland's three political parties, the election commission presented a new election date within 91 days. "The planned election delay could bring disorder to Somaliland," Mr. Silanyo warned. He indicated that the "only way to survive disorder" is for the two house of Parliament – the House of Guurti and the House of Representatives – to hold an emergency session and strip power from President Riyale and Vice President Ahmed Yusuf Yasin, who were elected in 2003. Mr. Silanyo condemned the election commission for suggesting a new election date without consultation from the two house of Parliament, saying: "The election commission does not have the authority to set a new election date." President Riyale's government received an illegal one-year term extension in May 2008, after the House of Guurti passed a motion the opposition condemend as unconstitutional. Delaying the March 29 election date would make it the second time the presidential election has been delayed. Somaliland unilaterally declared independence from the rest of Somalia in 1991 but has not been recognized internationally. Source: Garowe Online
  8. Daahir Riyaale Xilka Ha Ka Dego, Ha Kula Tartamo Axsaabta Kale March 2nd, 2009 Somaliland waxay halis u tahay burbur waxana lagama maaarmaan ah in lagu badbaadiyo doorashao xor ah oo loo simanyahay, taasoo ay ugu horrayso in Riyaale xukunka ka dego dalkana loo dhiibo maamul ku meelgaadh ah. Ma jiro xal kale oo aan ahayn in Riyaale xukunka ka dego. :eek: Warbaahintu ma aha weel laga buuxiyo haddallo run iyo beenba leh oo jahwareer ku ridi kara akhristeyaasha. Waxa waajib ku ah in warbaahintu runta ka sheegto wixii jira, mawqif cadna iska taagto hadalada beenta ee keeni kara jahwareerka dadweynaha. Waxa xil naga saaranyahay inaan runta ka sheegno marka xukuumadda dalka ka jirta iyo madaxdeedu ay jebiyaan sharciyada dalka u yaalla. Somaliland.Org waxay go’aansatay inay mowqif cad iska taagto wixii dan u ah Somaliland, oo aanay ka gaabsan inay akhristeyaasha iyo muwaadiniinta u sheegto xaqiiqooyinka. Sidaa darteed waxaan idiin soo qori doonaa qoraallo’aan ku caddaynayno sida ay noola muuqato in lagu badbaadin karo Somaliland. -------------------------------------------------- ------------------------------ Markii lagu dhawaaqay madaxbannaanida Somaliland waxa bilaabmay tirsiga wakhtiga isguraya ee ay ahayd in hoggaanka Somaliland uu kaga midho dhaliyo aqoonsi caalami ah isla markaana gudihiisa ka buuxiyo dhamaan astaamihii lagu qiimayn lahaa ee aynu dunida kaga iibgayn lahayn oo ay ku jiraan dimoqraadiyad taam ah, dhisme hannaan dowladeed iyo kala dambayn, ku dhaqanka shuruucda iyo tixgelinta xuquuqda bini-aadmina. Maamulka Daahir Riyaale intaas oo dedaal ah wuxuu siiyay muhimmad aad u hoosaysa, taas oo keentay in maanta Somaliland aanay haynin shuruudihii qarannimo ee ay isku iibgayn lahayn. Duruufaha dibedda dalka kaga imanayaana waxay ina tusayaan in qiimayntii layna siin jiray ay baaba’day sannadihii ugu dambeeyay wakhtiganna aan qiimaynta la inna siiyo iyo ta la siiyo Soomaaliya, oo ay ka socdaan dagaallo hor lihi, ay isu jiraan cirka iyo dhulka. Inkasta oo dadweynaha reer Somaliland ay noqdeen kuwo ka soo baxa kaalintoodii oo ilaashada nabadgelyada iyo magaca dalkooda, guuldarrada ugu weyn waxay kaga timid dhinaca maamulka dalka haya.
  9. Riyaale in the last 10 years, has amassed a fortune the man’s salary is more than Western Leaders. His friend Cawil [Finance thief] and Mr Fooxle [i want Somalia] Ahmed Yusuf Yassin have all gained princely sums while the region remains dirt poor. The elusive “recognition” is still coming Secessionists are waiting for this November or is it November 2520? Now Riyaale got a couple of months to rig the elections and the rest are foaming from the mouth, important and unable to lift a finger. Its amusing, they got their very own Siyad Barre, oops he aint from their clan.
  10. Komishanka Oo Soo Bandhigay Wakhtiga Ay Ku Qaban-karaan Doorashada Dalka March 2nd, 2009 Hargaysa (Somaliland.org)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta soo bandhigay wakhtiga ay u qabteen in doorashada Madaxtooyadu ay dhacdo (31 May), oo ah bisha shanaad ee sannadkan. Kulan maanta lagu doonayay in mudadan cusub Komishanka iyo Axsaabtu wada saxeexaan ayaan qabsoomin kadib markii uu ka maqnaaday xisbiga way nee KULMIYE oo ah xisbiga ugu Taageerada badan dalka. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in xisbiga KULMIYE ay ka daba tagayaan oo ay ergaynayaan, maadaama uu yahay rukun wayn oo dimuquraadiyada Somalialnd ay ku dhisantahay. Dhinaca kale xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE UDUB ayaa isna sheegay in xisbiga KULMIYE ay ka daba-tagayaan si xisbiyada oo dhami ay u saxeexaan wakhtigan dambe ee 31-ka bisha May. Waa markii saddexaad ee korodhsiimo ay timaado iyada oo wakhtigii hore loogu heshiiyay ee 29-ka March haatan la doonayo in looga guuro 31-ka May. Axmed Maxamed Saleebaan (Ilkacase), Hargaysa.
  11. ^^^Well Shiekh Abdirahman and his father Ismael are historical figures and his descendents are real and have played a major role in the history of the Somali’s. Naphiso, adeer again you lack culture and even the art of comedy is beyond you, live and learn my dear.
  12. Puntland president appoints army veteran as commander 1 Mar 1, 2009 - 12:28:19 PM GAROWE, Somalia March 1 (Garowe Online) - The president of Somalia's Puntland regional government appointed a new army commander Saturday, Radio Garowe reports. Dr. Abdirahman Mohamed "Farole," the president of Puntland, issued a decree appointing Col. Said Abdi Farah "Tuta-weyne" as the new commander of the Puntland army, known locally as Darawish. Puntland Darawish commanders immediately welcomed Col. Tuta-weyne's appointment, saying that the Darawish force lacked effective leadership. Col. Tuta-weyne, 57, is a battle-hardened army veteran. He was born in the coastal town of Eyl and joined the Somali National Army in 1974. He fought in the 1977-1978 ****** War between Somalia and Ethiopia, which erupted after Somali National Army units invaded the Somali-inhabited ****** region of eastern Ethiopia. In the early 1980s, he joined the SSDF (Somali Salvation Democratic Front), the first Somali rebel group to take up arms against Gen. Siad Barre's dictatorship and was a political prisoner for the military regime for two years as a consequence. The SSDF was disbanded in 1998 when the federal State of Puntland was formed to administer Somalia's northeastern regions. Col. Tuta-weyne earned military education at the Soviet Union's Odessa Military District, where he was specially trained in military air defense. He spent much of the civil war years (post-1991) in the Diaspora and returned to Puntland last week to lead the federal state's army. Source: Garowe Online
  13. ^^^Adeer you sound ever so desperate, the President is touring historic sites, seeing plays and the camera loves the man and the locals welcomed the man. Just because you never sight see and have no culture means nothing. Yusuf Yey is enjoying his break from politics, why cant you take a break from the clan hate. Just advicing you sis.
  14. Ururka Xisbul Islaam oo Beeniyay jiritaanka Heshiis xabad joojin ah Afhayeenka Xisbul Islaam Shiikh Muuse cabdi caraale oo u waramayay idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in ay been tahay wararka laga sii daayay Idaacadaha ee sheegaya in ay heshiis xabad joojin ah lagaareen Dawlada Shiikh Shariif Sheekh Axmed. ‘’Waa been waxa uu idaacadaha ka sheegay Madaxweyne Shiikh Shariif mana u aqoonsanin madaxweyne iyo Dawlad midna, sidoo kale ma jiraan Cid kale oo aan heshiis xabad joojin ah la saxiixanay ,hadii ay ahaan lahayd Odayaasha Muqdisho iyo Culumaa u diinkaba’’ayuu yiri Shiikh Muuse cabdi caraale. Afhayeenka ayaa intaasi ku daray in aanay dagaalka joojin doonin oo uu jihaadku socon doono inta ay shareecada islaamka lagu maamulayo dalka islamarkaana ay meesha kabaxayaan wax uu ku sheegay Maamulkii TFG da . Ururka Xisbul Islaam oo ah isbahaysi aan isla socon ayaa maalmahaan waxaa soo kala dhex galay tafaaruq kaasi oo sababay in xitaa ay hadalo kala duwan siiyaan Idaacadaha. Culumaa u diinka Muqdisho ayaa iyagu ka digay dagaal danbe oo dhiig ku daato oo ka dhaca Magaalada Muqdisho ,waxaana ay baaqyo u direen dhamaan qaybaha isaga soo horjeeda Magaalada Muqdisho. Shiikh Cumar Iimaan Abuubakar Gudoomiyaha Isbahaysiga Xisbul Islaam ayaan isagu wali iclaamin Heshiiska xabad joojinta ah ee ay dhinacyada dawlada iyo Odayaashu sheegeen ,Waxaana uu sheegay in ay ka baaraan dagayaan oo ay ka shuuraynayaan. Carmooyin News Desk contact carmooyin2009@hotmail.com
  15. ^^^And its good they do, its a clear message to those in cahoots with the dividers of the nation.
  16. ^^^Che, whats so funny you did not know you was from Yemen, ya African wannabe Who knows who's grave that its?
  17. ^^^Brother one must always choose his people regardless. The President needs to be open with the opposition he knows them and once was their leader. However are the fighters independent? Can they make peace on their own or is there a hidden power that dicattes their actions?
  18. Cabdullahi Yusuf Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo socod kumaray nawaaxiga xarunta uu ku duugan yahay Ismaaciil Jabarti
  19. Booqashadii Cabdullahi Yusuf ee dhulka Taariikhiga ah ee Xatrmawt (Sawiro) Saturday, February 28th, 2009 at 11:09 am Horseed Media Sanca, Yemen Madaweynihii hore ee Soomaaliya Md.Cabdullahi Yusuf Axmed oo dhawaan deegaan ah u wareegay dalkaasi Yemen, ayaa booqashooyin kala duwan ku kala bixiyey goobo qadiimi ah oo ku yaal dalkaasi, isla markaana taariikh gaar ah u leh in badan oo kamid ah Soomaalida. Cabdullahi Yusuf ayaa booqasho ku tagay halka uu ku aasan yahay Ismaaciil Jabarti oo ah Aabihii ay kasoo farcameen beelaha ******* ee hada ku dhaqan geeska Afrika gaar ahaan dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya. Cabdullahi Yusuf Axmed ayaa sheegay inay ahmiyad gaar ah ulleedahay booqashada goobahaasi taariikhiga ah oo uu in muddo ah doonayey inuu booqdo, wuxuuna sheegay inuu tegi doono dhamaan goobaha Taariikhiga ah ee isku xira Soomaalida iyo dalka Yemen oo uu hada ku nool yahay.
  20. Emperor he has to give them time, as long as he can secure the capital he has a fighting chance. The problem is this is his base and its not secure he needs to keep the Upper Shabbele and Banadir as his ground and then through dialogue and offering incentives divide the opposition. I am not saying fight them, but they are the ones coming, organized and motivated.