
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
He needs to make a decision is he the Sharif of Mogadishu or the Sharif abroad?
-
^^^Che, wont get that he needs the best dance of all time to perform with his uncle..
-
^^^Go back and reread your silly posts on this and see whose mind is twisted. :rolleyes:
-
^^^Che adeer go take Mohamed Abdi yusuf and do those dances for Zenawi. Don’t insult whole states and millions of people out of silly envy…Yes I am tying you to your uncle..
-
Che, you seem to be the one who knows how to attract men, thus maybe you can take Mohamed Abdi Yusuf to Zenawi and do these dances you are suggesting will get the Tigray man going. Your personal fetishes & fantasies have no place when talking about the millions who inhabit the large states of Puntland/Somaliland.
-
" He who has a thousand friends has not a friend to spare, And he who has one enemy will meet him everywhere." To my fellow Puntlanders address issues at hand dont get personal and dont insult a whole region Somaliland is not our enemy.
-
This topic was about addressing the Puntland/Somaliland issue. I always find little Che amusing, his jelousy and envy knows no bounds, adeer Melez is big to you thus you keep mentioning him. The two Somali states make up a large part of the county you claim; even outside NW Burtinle were Che’s family hail from is in Puntland. Thus think before you open your mouth.
-
Quashing the SL/PL debate While this type of debate electrifies the forum, I would like to bring to your attention that these two states and people who reside there are Somali and their development and progress helps the Somali race as a whole. One should be proud of the achievements of his or her people. I the Duke salute my people in Hargaysa and other regions. I detest the secessionist ideology but progress is always something to support and I wish them even more. But politics will continue, so bring it on Shankaroon.
-
Hargaysa: Teachers angry demo at no pay + demo's against Riyaale
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Mudaharaad Lagaga Soo Hor-jeedo Shir Beeleed Uu Soo Abaabulay Madaxwayne Ku Xigeenku Oo Ka Dhacay Degmada Sheekh March 19th, 2009 Sheekh (Somaliland.org)- Waxaa maalmihii u dambeeyay si wayn loo hadal hayay shir beeleed Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin iyo xubno wasiiro ah oo xukuumadda ka tirsani ay qabanqaabinayeen, kaas oo la filayay in uu maanta ka furmo degmada Sheekh. Hase yeeshee, wararka aanu maanta ka helnay degmada Sheekh ayaa sheegaya in shirkaasi isu bedelay xaflad kooban oo Madaxwayne ku xigeenku u qabtay taageerayaal xisbiga UDUB ah, oo ka kala yimi magaalooyinka Burco, Berbera iyo Hargaysa, kaasoo lagu wareejiyay ciidamo koofiyad cas ah oo aad u tiro badan, waxaana habeenkii xalay iyo subaxnimadii hore ee saaka goobta shirkaasi ka dhacay ku sugnaa ciidamada miino baadhista, oo goobtaasi baadhis ku sameeyay kana baadhay miinooyin iyo waxyaabaha kale ee qarxa.. Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo hor-kacaya 7 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Madaxwayne Riyaale kana soo jeeda gobolka Saaxil ayaa saaka gaadhay degmada Sheekh, halkaasi oo la filayay in uu ka furo shir beeleed uu dhawaan ku baaqay, abaabulkiisuna uu muddo ka socday gobolka Saaxil. Baashe Cabdillaahi Yaasiin oo ka mid ah dadwaynaha ku dhaqan degmada Sheekh oo aanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay ayaa noo sheegay in dadwayne ka soo hor jeeda shirka Madaxwayne ku xigeenka ay iyaguna ku dhaqaaqeen isu soo bax ay ku muujiyeen taageerada ay u hayaan xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, iyaga oo sita calanka xisbiga KULMIYE iyo boodhadh ay ku qoran yihiin halku dhigyo ay ku muujinayaan taageeradooda, kuwaasi oo markii dambe isugu tagay xarunta xisbiga KULMIYE ee Degmada Sheekh. Dadwaynahaasi isu soo baxa sameeyay ayaa waxa xarunta xisbiga KULMIYE hortiisa hadalo uga jeediyay Guddoomiyaha degmada Sheekh ee xisbiga KULMIYE iyo odayaasha ugu waawayn degmada Sheekh oo ay ka mid ahaayeen Cheef Caaqil Aadan Yuusuf Xuseen, Cheef Caaqil Axmed Maxamed Ilbir. Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe) E-mail: afqarshe114@hotmail.com Somaliland.org, Hargaysa. -
Macalimiin Mushahar La’aan Ka Cabanaya Oo Isugu Soo Baxay Wasaaradda Waxbarashada Horteeda March 19th, 2009 Hargaysa (Somaliland.org)- Qaar ka mid ah macalimiinta ka hawl gala dugsiyada hoose dhexe ee dawladda ayaa maanta isu soo bax cabasho ah la hor tagay xarunta Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ee Hargaysa, iyaga oo sheegay in aanay muddo saddex bilood ah qaadan wax mushahar ah. Macalimiintan oo aanu maanta kula kulanay xarunta Wasaaradda Waxbarashada ee magaalada Hargaysa ayaa aad uga cawday wasaaradda waxbarashada iyo masuuliyiinta xukuumadda, waxaanay sheegeen in saddexdii bilood ee u dambeeyay aanay qaadan wax mushahar ah. Macalimiintani waxa kale oo ay sheegeen in lacagta yar ee gunnada ah ee ay bixiyaan waalidiinta ardayda wax ka barta dugsiyada dawladda ay wasaaradda waxbarashada iyo maamulayaasha dugsiyadu ay inta badan kala qayb sadaan, macalimiintana la siiyo wax yar oo faro guud kood ah. Isla markaana aanay mushahaarada dawladda si toos ah u helin macalimiintu. Macalimiintan oo isugu jiray kuwa wax ka dhiga dugsiyada hoose dhexe iyo dugsiyada sare waxay aad uga dayriyeen xaalada ay ku sugan yihiin macalimiintu, waxaanay ku taliyeen in si degdeg ah wax looga qabto xaaladaasi. Cabashada macalimiinta ayaa ku soo beegantay wakhti wasiirka wasaaradda waxbarashadu uu labadii bilood ee u dambeeyey ku hawlanaa shir beeleedyo lagu kharash gareeyay malaayiin lacagtii ummadda ah. Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe) E-mail: afqarshe114@hotmail.com Somaliland.org, Hargaysa.
-
Hargaysa: Shipment of printed money arrives for Riyaale
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hargeysa, Mar 19 - Xukuumada Somaliland oo soo daabacatay lacag cusub oo shillinka Somaliland ah, iyo cabsi laga qabo in sarrifka lacagta iyo sicirka maciishadu ay sare u kacaan. Magaalada Berbera ayaa waxaa ka soo degay shixnado lacag cusub ah oo ay soo daabacatay dawlada Somaliland. Gawaarida xamuulka oo sida lacagataas ayaa soo gaaray magaalada Hargeysa, kuna dhaliyey ganacsatada iyo dadka danyarta ah welwel dhinacyada sarrifka lacagaha iyo sicirka maciishada ah. Waxaa iyana sidoo kale cabasho ka muujiyey lacagaha cusub ee ay soo daabacatay xukuumada Somaliland axsaabta siyaasada oo sheegay in xukuumada M/weyne Riyaale ay lacagta cusub u soo daabacatay in ay u adeegsato doorashooyinka bisha May la filkayo in ay ka dhacaan gobollada Somaliland. Ma aha markii uhu horaysay ee Somaliland ay soo daabacdo lacago cusub, mana aha maamulka keliya ee soo daabacda lacaga. Maamulka Puntland ayaa isna daabacda lacago cusub oo shilika Somaliga ah. Ganacsatada Muqdsiho iyo dawlada Somaliya ayaa sidoo kale daabacda shilinka Somaliga ah. Daabacashada lacagaha ayaa aalaaba la la arkaa xilliyada ay jiraan duruufo siyaasadeed iyo kuwa dhaqaale. Ma jiraan bunuug iyo hay'ado dhaqaale oo isu jaangooya daanbacaada lacagaha iyo wax soo saarka dhaqaale ee dalka. Sharikaad ajnabi ah oo ku yaal dalalka Khaliijka iyo Asiyada Fog ayaa u qaabilsan maamulada Somaliya, iyo ganacsatada Muqdisho daabacaada lacagaha, ayna qandaraasyo la galaan, markii iyo sida ay u baahdaanba dalbada in lagaco cusub loo soo daabaco. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. -
^^^He has no balls and forget the photo ops he lives like a King surrounded by buffoons who do his job. Leave Somalia alone old man, we have our own many issues.
-
Hargaysa: Riyaale junta sentences journalist to 5 months
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Riyaale is no problem for me adeer, last time we fought him he was running for cover. He is a big boy in Hargaysa. -
Hargaysa: Shipment of printed money arrives for Riyaale
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qiimaha Dollarka Oo Si Xawli Ah Kor U Kacay Iyo Saamaynta Lacagta Cusub Ee Dalka Timid Hargeysa, March 19, 2009 (Haatuf)- Qiimaha sarifka doollarka ee suuqyada dalka ayaa shalay mar kaliya kor uga kacay suuqyada magaalooyika, iyada oo qiimaha sarifka ee $100 shalay suuqa Hargeysa lagu sarifayey SHSL700,000, halka uu maalin ka hor u maraayey shsl 6800,000 gacanta hore, taas oo ka dhigan tiraba laba jeer todobaadkan guddihiisa inta uu qiimaha sarifka kor u kacay. Hase yeeshee kor u kaca qiimaha doollarka ee shalay ayaa ku soo beegmay maalin ka hor uun markii ay Baanka dhexe ee Somaliland soo gaadhay shixnado lacag ah oo ay xukuumadu soo daabacday. Inkasta oo imaatinka lacagtan cusub ee dalka soo gaadhay ay ka horeysay kor u kaca qiimaha sarifka dollarku suuqyada dalka haddana sida ay Haatuf u sheegeen qaar ka mid ah dadka ka ganacsada sarifka lacagaha qalaad ee suuqyada Hargeysa, waxa kor u kacan dambe ee dollarku shalay uu ka dhashay ka dib markii ay suuqa lagu soo daayey kaash faro badan oo lacagta shilinka SL ah,taas oo ay xuseen inay ka soo baxday Baanka dhexe ee Somaliland. “iyadoo markeedii horeba uu suuqu la ciir ciirayey doolar yaraan ayey xukuumaduna soo daysay lacago kaash ah oo shilinka reer Somaliland ah, taasina waxay sababtay in uu kor u kaco sicirka qiimaha sarifka dollarka”sidaa waxa yidhi mid ka mid ah sariflayaasha suuqa oo ay Haatuf wax ka waydiisay arinta kor u kaca qiimaha Dollarka. Sidoo kale qaar ka mid ah sariflayaashan suuqa Hargeysa ayaa sheegay inay imaatinka lacagtan cusub ee ay xukuumadu soo daabacday lafteedu ay saamayn ku leedahay kor u kaca xawliga ah ee qiimaha sarifka dollarka, waxaanay xuseen in shaki iyo cabsi faro badan oo laga qabo in lacagtaasi lagu soo daayo suuqa ay keentay in kor u kaca doollarku “ horta markasta oo xukuumada lacag cusub soo daabacataba doollarku wuu kacaa, waayo khasab weeyi in ay lacagtaasi soo galayso suuqyada dalka, sicirka dollarkuna wuxuu ku xidhan yahay hadba khaashka Somalilandtu sida ay u taalo suuqa haddii ay badan tahayna dollarkan kor ayuu u kacaa, haddii ay ku yar tahayna hoos ayuu dollarku u dhacaa. Sidaa darteed markii xalay la maqlay lacag cusub ayaa soo gashay dalka ayey markiiba suuqa ka tabaabushaysteen oo uu nin waliba dollarkii yaraa ee u haystay hoosta galiyey. Waxa suuqa ka dhacday in dollarkiiba la waayo ama u yaraado, taas oo keentay in qaaliyoobay sarifka dollarka’ sidaa axa yidhi Aadan Cabdi sarifle suuqa Hargeysa ah. Si kastaba ha ahaatee kor u kacan qiimaha sarifka dollarka ayaa ilaa hadda wax saameyn ah ku yaal uu sicirkii maceeshad ahaa kala duwan ee dalka, haseyeeshee waa suuragal in maceeshad kala duwan ee dalka, kor uga kici doonto qiimaha haddii u sidan ku sii socdo sarifka dollarku. -
NGOONGE, nice one old boy... Admin should keep the art at the top of the topic page..
-
^^^Maybe he does not, who knows why he always speaks out when the West is pissed. Shariah law implementation and this man sends a tape. Leave our country alone.
-
Man who had daughter as a sex slave for 24 years gets life
General Duke replied to General Duke's topic in General
^^^Good point, I read also he even had tenents. Also he raised some of the kids as his own, and said he found them on the street. This whole thing makes no sense whatsoever. The wife should be questioned as well. -
Man who had daughter as a sex slave for 24 years gets life
General Duke replied to General Duke's topic in General
This is the most disturbing thing I ever heard.. -
Josef Fritzl, the Austrian engineer who kept his daughter as a sex slave in a secret cellar underneath the family home for 24 years, has been sentenced to life imprisonment, having been found guilty of a catalogue of crimes including the negligent murder of one of the seven children he fathered with his daughter. The jury at St Pölten court found him guilty on all counts – of negligent murder, enslavement, incest, rape, coercion and false imprisonment. Fritzl quietly accepted the verdicts and waived his right to appeal. It has not been decided exactly where the 73-year-old will serve his sentence, though he will initially be transferred to the psychiatric wing of a prison in the capital, Vienna, for assessment, the court authorities said. The life sentence would entail a minimum of 15 years in prison, according to Franz Cutka, vice president of St Pölten courts. The 11 months he has already spent on remand count towards that sentence, he added. After 15 years, he could apply to three judges for parole, but Fritzl's lawyer said his client expected to spend the rest of his life in prison. The homicide count of "murder by neglect" was the most serious of the charges against him, and the jury gave him the maximum punishment allowed by law. The jury was not swayed by Fritzl's 11th-hour confession of guilt, or his claim to be sorry "from the bottom of my heart". In what was seen as a last-ditch attempt to mitigate his punishment, the 73-year-old defendant had made an emotional statement to court this morning. "I regret from the bottom of my heart what I have done to my family. Unfortunately, I cannot make amends for it. I can only try to look for possibilities to try to limit the damage that's been done," he said. But prosecutor Christiane Burkheiser urged the jury not show mercy just because he had pleaded guilty. She told them: "Don't be duped like Elisabeth was 24 years ago." At a press conference after the verdict, Erich Huber-Günsthofer, the deputy director of St Pölten prison, where Fritzl has been held since his arrest last April, said the prisoner would initially be sent for assessment at the Mittersteig prison in Vienna. At Mittersteig, there is a psychiatric wing where Fritzl's mental health will be assessed. Huber-Günsthofer, said that five questions would be asked: "Can he have therapy? Is he willing to undergo therapy? Can he change his ways? Is he ready to change his ways? And how much of a risk does he pose to others?" Fritzl may then be transferred to another prison or psychiatric institution of his choice. "He has the right to voice an opinion on where he should be sent, but this wish has to tally with any expert opinion and with the directorate of the prison," added Huber-Günsthofer By giving Fritzl a life sentence, the jury ensured he received the maximum punishment for the crimes he committed over more than two decades. Twenty-four years ago, he lured his then 18-year-old daughter into the cellar of their family home. There, in this damp, windowless prison, Fritzl raped her more than 3,000 times, his abuse resulting in seven children. One of the babies, a twin boy called Michael, died from breathing difficulties shortly after being born in the cellar. Fritzl failed to get the boy medical help and later burned his body in an incinerator. It was this failure that resulted in a guilty verdict for the most serious charge against him, that of murder through negligence, which carries a life sentence. Adelheid Kastner, the forensic psychiatrist who spent 25 hours with Fritzl in order to produce a report on his mental health, told the court yesterday that he should be sent to a secure psychiatric facility. Kastner told the jury that locking him up without therapy and treatment could be dangerous, and that there was a real risk he would try to take his own life.
-
Who gave this clown the authority to call for more war. Go away all you do is kill Muslims and hide behind young men in caves. Clown.
-
Osama Binladen oo fariin m/weyne Sheekh Shariif ku socota soo diray London, Norway (Calanka.com) 19-Marso-09 Ossama Binladen ayaa ugu yeeray islaamiyiinta xagjirka ah ee Soomaaliya iney ridaan lana dagaalaan madaxweyne Sheekh shariif Sheekh Axmed, oo dhamaadkii bishii janaayo ku guuleystay madaxweynanimada wadanka Somaliya oo uu dagaalku ka taagan yahay. Wadaadka caanka ah ee Binladen ayaa warkani oo cod cusub ah maanta khadadka internetka kusoo daayay, xilli dhawaanahan la la`aa khabarkiisa. "Wadaadkan (Sh. Shariif) waa in la ridaa lalana dagaalammo", ayuu ku yiri Binladen fariintan cusub ee codka ah uuna soo diray maanta. Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegay Mr. Binladen in uu ku guubaabinayo Shabaabka Soomaaliya iney dagaalka sii wadaan, islamarkaana ey ridaan xukuumadda Sheekh Shariif. "Waa sida madaxweynayaasha wadamada carabta kuwaasoo annaga cadowgeena ah", ayuu hadalkiisii codka ahaa kusoo gaba-gabeeyay Mr. Binladen oo la rumeysan yahay in uu ku dhuumaaleysanayo buuraha xadka Afghanistan iyo Pakistan. Shekh Shariif ayaa heysata shaqo adag oo ah inuu nabad ka dhaliyo wadan uu dagaal sokeeye ka taagnaa ilaa sanadii 1991-kii. Ma ahan markii ugu horeysay oo ururuka Al-Qacida soo saaraan hadal ku aadan dagaalada Somaliya, waxaana mar sii horeysay isna cajal soo diray mid ka mid ah afhayeenada Al-Qacida kaasoo fariin u dirayay kooxda xagjirka ah Al-Shabaab ee Somaliya ka dagaalanta. Xigasho: AFP