
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Hargaysa: Shipment of printed money arrives for Riyaale
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Guddoomiyaha oo ka warbixiyey lacagta ay soo daabacdeen oo Salaasadii Dorraad bangiga dhexe la soo gaadhsiiyey ayaa waxa uu yidhi; “Waa lacagtii awalba la soo daabici jiray bay la mid tahay ee marka lacagta jeex-jeexanto ama baanka dhexe keyd yeesho ku bixin jiray mashaariicda iyo kharashka dawladdu soo gudbiso, dabcan uu diyaar u sii noqdo. Markaa lacagtan waxaannu dalbanay muddo haantan laga joogo siddeed bilood, illimaha dhaqaalaha dalka oo aan fiiceyn awgeed, ayaa haddba shirkadii aannu wax u diranaa ay nagaga raagtaa oo ay ku timi waqtigan. Noodhka lacagtaasi waa tii shan-shanta boqol ahayd.” Container of fake money is normal according to the secessionist bank I mean robber in chief. -
More tears from the Mugged ones Garabka Isbedel Doonka UDUB Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Masuul Ka Tahay Dibu Dhaca Doorashada Iyo Ku Tumashada Shuuruucda Dalka March 19th, 2009 Cawil Shandad Baa Ka Taala Dalka……. Waana Ninka Rayaale Iyo Qoyskiisa Musuqmaasuqa Baray” Ismaaciil Yare Hargeysa March 19, 2009 (Haatuf)- Garabka isbedel doonka ee xisbiga UDUB ayaa xukuumadda Rayaale ku eedeeyey dib u dhaca doorashada, musuqmaasuqa hantida dalka, ku tumashada shuruucda dalka iyo inay khalkhal gelinayso nabadgelyada iyo deganaashaha dalka. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen xubno door ah oo ka tirsanaa golaha dhexe iyo fulinta ee UDUB balse haatan ah kuwo isbedel doon ah ka dib markii ay u cuntami wayday qaabkii loo maamulay shirwaynihii 2aad ee UDUB iyo natiijada doorashadaasi ka soobaxday. Shirkaas o ay shalay ku qabteen Hotel Xaraf ee magaalada Hargeysa Wasiirkii hore Arrimaha Gudaha Somaliland Md Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo ka tirsan xubnihii xisbiga UDUB ee laga reebay shirweynihii labaad ee xisbigaasi oo halkaas kahadlay ayaa wuxuu Labada Gole ee Baarlamaanka ugu baaqay inay xilka ka xayuubiyaan Madaxweyne Rayaale, oo uu sheegay inuu si qayrul sharci ah ku fadhiyo kursiga madaxtinimada dalka, isla markaana isaga iyo wasiirka maaliyadu ku takri faleen hantida qaranka, Ugu horayna Wasiirkii hore daakhiligu wuxuu sheegay in ninka Madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale jarka ka tuurayaa uu yahay Wasiirkiisa Maaliyadda Cawil Cali Ducaale, isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi “Cawil laba waxyaabood oo qudha ayuu u hayaa Riyaale, wuxuu ku yidhaahdaa ***** anigaa aqaana sida loola macaamilo been buu kuu sheegayaa ee walaahi inaanu aqoon ee wuu iska hadlayaa, ma aha tii Siyaad Barre ee uu u shaqayn jiray ee uu dadka sanaaduuqda ugu guri jiray, isagaa sanduuq halkan lagaga ridi doonaa, ta labaad ee uu yaqaanaa oo uu ku yidhi anigaa lacag kuu samaynaya, dharaar dhawayd wuxuu yidhi Cawil Anigu Kenya waxba kuma lihi oo waan bakhtiyayaa Riyaalena waxba kuma laha. Afar Guri ayuu Kenya ku leeyahay Cawil kaligii, Todoba baabuur oo Volve-na wuu ku leeyahay ninkaasi Jabuutina Company ayuu $350,000 saami ah uu ku leeyahay, Rayaale Ta uu Kenya uga furay saxaafada dambe ayaan ku sheegayaa, Rayaale aqal kuma laha laakiin wuxuu ku leeyahay waan ogahay.” Eng Ismaaciil Aadan Cismaan, wuxuu sheegay in Wasiirka Maaliyada cilmigiisu uu gudhay oo uu ku xidhan yahay kii 1960-kii berigii la xidhay ee uu isagu inqilaabkii ka dhuuntay, waxaanu yidhi “Cawil-na cilmigiisu waa kii gudhay oo uu ku xidhan yahay kii 1960-kii berigii la xidhay ee uu isagu inqilaabkii ka baxsaday, dadku waxay moodaan inuu inqilaab dhigayay wuu ka baxsaday isaga oo baxsad ah oo dhuumanaya ayaa la qabtay intii heshiiskii la galay kuwii fashiliyay ayuu ahaa inqilaabkaasi. Cawil-na waa ninka Rayaale iyo Qoyskiisa musuqmaasuqa baray.”
-
Hargaysa: Shipment of printed money arrives for Riyaale
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
AfricOWN: Again you dont understand whats going on, keep up lad. -
Bin Laden urges Somalis to topple new president
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^Adeer this is the father of the "Mujahidin" of Somalia and thus his words are law. Anyhow these clowns need to mind their own business. -
Hargaysa: Shipment of printed money arrives for Riyaale
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool, again you do not know what inflation is, you must think its a good thing huh. Riyaale is making sure that he gets another term, remember he won by only 80 fake votes last time. Now he will win by another 80 fake votes. -
Djibouti: Dr Faroole's official visit and deep talks with leaders
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Faroole oo ka dagey Jabuti 18 Mar 18, 2009 - 4:25:06 PM Madaxweynaha DGPL Dr.Cabdiraxman Farole iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta duhurkii ka dagey wadanka Jabuti halkaas oo uu ka jawaabayey casumaad uga timid Madaxweyne Ismaacil Cumar Geele. Madaxweynaha Puntland oo kasoo duuley magaalada Addis Ababa halkaasoo uu booqasho qadatey 9 cisho ku joogey wadanka Ethiopia ayaa waxaa ku soo dhoweyey Jabuti Wasiiro ka tirsan Xukuumada Ismaaciil Cumar Geele. Mr. Farole ayaa intii uu ku sugnaa wadanka Ethiopia kulamo kula yeeshay madaxda dalka Ethiopia sida Raísal wasaare Meles Zenawi iyo Wasiirkiisa arrimaha dibada Sayoum Mesfin. Waftiga Madaxweynaha Puntland hogaaminayo ayaa kulamo la yeelan doona madaxda dalka Jabuti oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele maalmaha soo socda. Magaalada Jabuti ayaa waxaa sidoo kale ka dhici doona kulan ay isugu imaan donaan ganacsatada Somalia kaasoo ay soo qaban qaabisay QM. Puntland ayaa ah mid aan ka go'in Somalia balse shacabkiisu tageersan yahay nimaadka Federaalka. GAROWE ONLINE -
Jabuuti: Madaxweynaha Puntland oo maanta la kulmaya madaxda Jabuuti 19. marts 2009 Jabuuti (AllPuntland)- Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo maalintii shalay gaaray dalka Jabuuti ayaa lagu wadaa inuu maanta kulamo la qaato madaxda dalka Jabuuti. Warar wafdiga madaxweynaha ka imaanaya ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland uu maanta la kulmi doono madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo waliba masuuliyiin kale oo ka tirsan dalkaasi Jabuuti. Labada dhinaca ayaa ka wada hadlaya xiriirkooda iyo arimaha Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland ayaa safarka Jabuuti ka hor soo maray dalka Itoobiya oo uu ku joogay booqasho soo qaadatay dhowr maalmood. Muuse Cali AllPuntland
-
Dr Faroole's official trip to Ethiopia Djibouti: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Faroole oo ka dagey Jabuti 18 Mar 18, 2009 - 4:25:06 PM Madaxweynaha DGPL Dr.Cabdiraxman Farole iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta duhurkii ka dagey wadanka Jabuti halkaas oo uu ka jawaabayey casumaad uga timid Madaxweyne Ismaacil Cumar Geele. Madaxweynaha Puntland oo kasoo duuley magaalada Addis Ababa halkaasoo uu booqasho qadatey 9 cisho ku joogey wadanka Ethiopia ayaa waxaa ku soo dhoweyey Jabuti Wasiiro ka tirsan Xukuumada Ismaaciil Cumar Geele. Mr. Farole ayaa intii uu ku sugnaa wadanka Ethiopia kulamo kula yeeshay madaxda dalka Ethiopia sida Raísal wasaare Meles Zenawi iyo Wasiirkiisa arrimaha dibada Sayoum Mesfin. Waftiga Madaxweynaha Puntland hogaaminayo ayaa kulamo la yeelan doona madaxda dalka Jabuti oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele maalmaha soo socda. Magaalada Jabuti ayaa waxaa sidoo kale ka dhici doona kulan ay isugu imaan donaan ganacsatada Somalia kaasoo ay soo qaban qaabisay QM. Puntland ayaa ah mid aan ka go'in Somalia balse shacabkiisu tageersan yahay nimaadka Federaalka. GAROWE ONLINE -
Dr Faroole's official trip to Ethiopia Djibouti: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Faroole oo ka dagey Jabuti 18 Mar 18, 2009 - 4:25:06 PM Madaxweynaha DGPL Dr.Cabdiraxman Farole iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta duhurkii ka dagey wadanka Jabuti halkaas oo uu ka jawaabayey casumaad uga timid Madaxweyne Ismaacil Cumar Geele. Madaxweynaha Puntland oo kasoo duuley magaalada Addis Ababa halkaasoo uu booqasho qadatey 9 cisho ku joogey wadanka Ethiopia ayaa waxaa ku soo dhoweyey Jabuti Wasiiro ka tirsan Xukuumada Ismaaciil Cumar Geele. Mr. Farole ayaa intii uu ku sugnaa wadanka Ethiopia kulamo kula yeeshay madaxda dalka Ethiopia sida Raísal wasaare Meles Zenawi iyo Wasiirkiisa arrimaha dibada Sayoum Mesfin. Waftiga Madaxweynaha Puntland hogaaminayo ayaa kulamo la yeelan doona madaxda dalka Jabuti oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele maalmaha soo socda. Magaalada Jabuti ayaa waxaa sidoo kale ka dhici doona kulan ay isugu imaan donaan ganacsatada Somalia kaasoo ay soo qaban qaabisay QM. Puntland ayaa ah mid aan ka go'in Somalia balse shacabkiisu tageersan yahay nimaadka Federaalka. GAROWE ONLINE -
Hargaysa: Riyaale junta sentences journalist to 5 months
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^First understand what’s going with the topic its self, you seem to be suffering from delusional grandeur. -
Hargaysa: Riyaale junta sentences journalist to 5 months
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^lool. My blood, no adeer he cant Mugg me we chased him all over the place. The man has Burco and Kulmiye all over the place. :eek: -
Hargaysa: Riyaale fake money causes inflation in NW Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Newly printed money , in containers, arriving in the middle of the night. :eek: Riyaale trip was to buy time, and the secessionists here were debating about an Amin Ammir pic. Well these reports are from your own extreme secessionist mouth pieces. -
Dr Faroole's official trip to Ethiopia Djibouti: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha Puntland oo ka hadley safarkiisi Itoobiya Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo soo geba gabeeyey booqashadii uu ku joogay dalka Itoobiya ayaa wareysi uu bixiyey ku sheegay in kulamadii uu la yeeshay mas’uuliyiinta dowlada Federaalka ee Itoobiya ay kusoo dhamaadeen is afgarad. Dr.Faroole ayaa sheegay in labada dhinac ka wada hadleen sidii isaga kaashan lahaayeen arrimaha Amniga, Ganacsiga iyo Aqoonisweydaarsiga labada maamul. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in xuduud dheer ay kawada dhaxeyso labada dal, isla markaana loo baahan yahay in labada dhinac ay iska illaaliyaan in aan dhibaato uga kala imaan. Faroole Madaxweynaha Puntland oo mar uu la hadlayey idaacada BBC-da la weydiiyey in dowlada itoobiya ay dadka Soomaaliyeed in badan u arkaan inay qeyb ka tahay dhibaatada ka jirta dalka Soomaaliya, ayuu sheegay in dowlada Itoobiya aysan wax xumaan ah la rabin dalka Soomaaliya isla markaana ay dooneyso in dalka Soomaaliyeed uu xasilo, taasina horumarkeedu uu ku xiran yahay. Cabdiraxmaan Faroole oo hada u duulay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa sheegay in sidoo kale ay Dowlada Itoobiya kawada hadleen xiisada ka dhextaagan Puntland iyo Somaliland. Faroole ayaa sheegay in Dowlada Itoobiya u cadeysay inay dooneyso in si nabad ah lagu xaliyo khilaafka u dhaxeeya labada dhinac. -
Ceelbuur: Al Shabaab lose more ground to Ahlu Sunna?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Al Shabaab are in trouble. But the poor people of Galgaduud/Hiiraan areas are suffereing. This should all stop. No one will remmeber both these groups in a few years, like Qaynyare, IndaCade and Co. -
Hargaysa: Riyaale junta sentences journalist to 5 months
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Its as fake as Shankaroon and Riyaales's fake money. But secessionist will turn a blind eye, only Siyad Barre use to arrest people, oops Riyaale was the one doing the arresting back in those days now he has others doing it. -
Hargaysa: Riyaale junta sentences journalist to 5 months
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Editor of Somaliland’s Yool paper sentenced to 5 months 18 March 2009 | News | Tags: Press Freedom, Somaliland Hargeisa (Somaliland Globe) — The Hargeisa Regional Court has sentenced Mr Mohamed Abdi Guled (Curad), the editor of Yool daily paper, to 5 months in jail for running “an unregistered” newspaper and printing what the prosecutor called a “fabricated information”, a politically loaded term that often refers to publicizing information that is critical of government officials. The case against Mr Curad rests on an article printed on Yool under the title “The truth about planned covert assassinations against national leaders“. Mr Curad, has been in custody for more than 3 weeks at the CID prison in Hargeisa. Attempts to release him on bail failed after the prosecution objected. In Somaliland it is extremely unlikely for a judge to grant bail without the government prosecution also agreeing to it. Despite the constitutional guarantees, the press freedom in Somaliland has been severely eroded by the numerous arrests of reporters on flimsy cases. -
Hargaysa: Riyaale junta sentences journalist to 5 months
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maxkamadda Hargaysa Oo Xadhig 5 Bilood Ah Ku Xukuntay Tifaftiraha Wargayska Yool March 17th, 2009 Hargaysa (Somaliland.org)- Maxkamadda gobolka Hargaysa ayaa maanta 5 bilood oo xadhiga ku xukuntay tifaftiraha Wargayska Yool ee ka soo baxa magaalada Hargaysa Maxamed Cabdi Curad, kaas oo muddo 20 maalmood ah ku xidhnaa xarunta CID-da ee magaalada Hargaysa. Tifaftiraha Wargayska Yool Maxamed Cabdi Curad waxa lagu eedeeyay in uu soo saaray wargays aan sharciyaysnayn iyo in uu qoray war been abuur ah, taas oo ay ku soo eedaysay xeer ilaalinta gobolka Hargaysa. Xeer ilaalinta gobolka Hargaysa ayaa la sheegay in ay hor-joogsatay in ehelada Suxufigani ay bixiyaan qiimaha xadhigiisa lagu xukumay, waxanay sheegeen in ay ambiil ka qaadanayaan xukunka lagu riday Maxamed Cabdi Curad. Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe) E-mail: afqarshe114@hotmail.com Somaliland.org, Hargaysa. -
Somalia: Somaliland editor sentenced to five months in jail 18 Mar 18, 2009 - 2:12:14 PM HARGEISA, Somalia Mar 18 (Garowe Online) - The editor of an independent newspaper in Somalia's breakaway republic of Somaliland has been sentenced to five months in jail, Radio Garowe reports. Mr. Mohamed Abdi "Urad," editor of the Yool weekly newspaper, was arrested by police on Feb. 27 in Hargeisa, the capital of Somaliland. In court, Mr. Urad was charged with operating an "illegal newspaper" and "publishing false reports" by the attorney-general, our correspondent reported. Furthr, the Yool newspaper has been ordered to shut down. Relatives of Mr. Urad called the sentence unfair and demanded an appeal. Mr. Urad is well-known in Somaliland journalism circles, as he once served as the editor of the independently-owned Jamhuuriya daily newspaper. Somaliland's government has tough restrictions against the free press, including a complete ban on independent radio stations. However, newspapers and Websites operate freely in the breakaway region as source of independent reporting. Somaliland declared independence from Somalia in 1991 but has not been recognized internationally.
-
Hargaysa: Shipment of printed money arrives for Riyaale
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Shankaroon, adeer you can compare the perfromance of Faroole in which inflation has gone down to Riyaale in which case it has increased. Also even in Burco the Somali shiling is strong where no one else uses the fake money of Riyaale outisde the clan area of Hargaysa-Berbera-Buro. -
Xukuumadda Gabbal-dhaca joogta ee Rayaale Waxaan Kula Talin-lahaa Inaanay Sabab U Noqon ‘Gobanimadoo Ooyda March 17th, 2009 Goto comments Leave a comment Marka aad maqashid ‘Gobanimadii baa Ooydey’ waxa hubaal ah in si fiican u xasuusan doontid; heestii Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Hibo Maxamed Guddoon (Hibo nuura) - halka laga yaabo qaar kalena ineey is weydiiyaan Gobanimadu ma ilma caruur ah baa…aan idin xasuusiyo qaar ka mid ahaa erayadii heestasi oo ka soo maaxatey maskaxdii AHN Xuseen Aw Faarax- “Markii ay gabnowdee godol qaadi weydee gobanimadu ooydee gujo loogu daray…aaynu se marka hore isla qirno in Gobanimadu ooydo…ilmo dhagac ka siiso…gudh-dho oo qaadh-dho, waxaaneey u nugushahay dhamaan ficilladda ku aroora caddaalad-darrada, musuqmaasuqqa, eexda, aargoosiga iyo cabbudhinta ra’yul caamka. Dhamaan waxyaabaha xagal-daaciya Gobanimada, waxa gundhig u ah ku tumashada ‘Shuruucda’ oo keeni karta cawaaqib xumo aan la mahadin! waxaa wax lala yaabo ah in Afhayeenka Madaxweyne Rayaale, Ninka magaciisa la yidhaahdo, Siciid Caddaani Mooge, inuu muwaadin codsigiisa si faseex ah ugu gudbiyey warbaahinta ugu hanjabo inuu xidhi doono. More secessionist tears shed for the Mugged ones.
-
Hargaysa: Riyaale fake money causes inflation in NW Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Hargaysa: Riyaale fake money causes inflation in NW Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somaliland Shilling Falls Against The Dollar 18 March 2009 | News | Tags: Somaliland The Somaliland Shilling (SlSh) has fallen against main foreign currencies including the U.S. dollar in the last few days amid reports of newly printed money arriving in the country. The U.S. dollar rose by 8.57% against the SlSh in recent days. One U.S. dollar currently buys around 7,000 Somaliland shillings, up from 6,400 few days ago. Traders say reduced availability of the U.S. dollar is among the main reasons for the devaluation. The plummeting Shilling also prompted a sudden rise in prices of the basic foodstuffs in Hargeisa markets putting most food items beyond the reach of the ordinary people. An anticipation of a drop in value of the SlSh is believed to have prompted businesses to hoard foreign currencies. Reports of the newly printed money will surely worsen the economic problems in the country and could derail attempts to stabilize the soaring inflation. The drop in the value of the local currency historically accelerated around the weeks before and after elections when the government spends large sums of printed Somaliland shilling on its political campaign activities. -
Hargaysa: Riyaale fake money causes inflation in NW Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Secessionists have caused mass inflation in NW Somalia with the printing of more fake and illegal money. These reports are coming from secessionist mouth pieces who used to laud the criminal behavior of Riyaale. This is not news from Afnugaal or Dayniile, but from Hatuuf, Jamhuriye and Somaliland.org leading secessionist outlets who’s inside info within the secessionist junta is deep rooted and profound. -
Qiimaha Sarifka Doolarka Ee Suuqyada Hargeysa Oo Cirka IskuShareeray Iyo Ascaarta Baddeecadaha Qaarkood Oo Hoos U Dhacay Hargeysa, March 17,2009 (Haatuf)- Qiimaha sarifka lacagta adag ee doolarka ayaa dhawrkii maalmood ee u dambeeyey suuqyada Hargeysa kor uga kacay waxaanu qiimaha $100 doollar shalay suuqa sarifka ee Hargeysa lagu sarifaayey ShSl 682,000 halka uu markii hore sarifka qiimaha $100 laguugu beddelayey SLSH 640,000 -650,000. lama oga sababta rasmiga ah ee uu sarifka doolarku kor ugu kacay, hase yeeshee sida ay Haatuf u sheegeen qaar ka mid ah sariflayaasha lacagaha qalaad ee suuqa Hargeysa, waxa uu qiimaha doolarkii kor u kacay, ka dib markii uu suuqyada ganacsiga ee dalka ku yaraaday lacagta doolarka, taas oo sababta doolarku ugu yaraaday suuqyadaasina ay ku macneeyeen dhawr arimood oo ay ka mid yihiin iibka dhoofkii xoolaha oo joogsaday iyo shaki iyo walaac ka dhashay xaaladaha siyaasadeed ee dalka , taas oo kaliftay in ganacsatada waaweyn ee dalku ay dhimaan xaddigii lacagaha doolarka ee ay suuqa soo gelin jireen “ waxa qiimaha sarifka doolarka kor u kiciyey waa mida koowad ee waxa hore joogsaday iibkii xoolaha ee dibadaha loo iibgeynayey kaas oo lacagta ugu badan ee dolarka ah ka soo gali jirtay suuqyada magaalada mida labaadna waxa ay tahay sida aad la socoto waxa dalka ka jiray xaalado cakiran oo siyaasadeed sida murankan xisbiyada ee mudada doorashada, taasi lafteedu qayb weyn bay ka qaadatay doolarkan qaaliyoobay, waayo waxa aad arkaysaa in shaki jiro dee ganacsatada waaweyn laftoodu way joojiyeen lacagtii adkayd ee suuqa sarifka soo galin jireen. Sidaa darteed labadaa arrimoodba qaybweyn ayey ku leeihin xarkaadka qiimaha sarifka doarka ee fadhisan waayey” sidaa waxa yidhi mid ka mid ahsriflayaasha waaweyn ee suuqa Hargeysa o Haatuf uga waramy sababta kor u kala qiimaha sarifka doorlak ee suuqa Hargeysa. sidoo kale kor kaca qiimaha sarifka doolarka ee maalmahan dambe hadheeyey suuqa Hargeysa aya sababta lagu xidhiidhinayaa in ay ku lug leedahay sicirka dolarka o or uga kacay sayladaha dunida. Halka ay sidoo kale lacagta Euro-da iyo Bound ay hoos uga dhaceen srifka qiimahodii hore. Maaha markii u horeysay ee uu qiimaha sarifka doolarku u kor u kaco ama uu hoos uga dhaco suuqyada dalka, haseyeeshee marka loo eego qiimahan u hada cagacagaynayo dolarku ayaa ka dhigan markii kowaad ee halkaasi gaadho muddo haatan laga joogo laba sadaxdi sanadood ee u dambeeyey. Dhinaca kale waxaa isaguna hoos u dhacay qiimaha maceeshada daruuriga ah iyo shidaalka gaar ahaan naaftada, taas oo suuqa dhawrkii cishe ee ugu dambeeyey laga dareemayey. Qaar ka mid ah baakharada waaweyn oo aanu wax ka waydiinay ayaa sheegay in ay saamayn ku leedahay shidaalka jabay, kuwaas intaas ku daray in safarkii yimaadaba ay hoos u sii socoto “ runtaa waa iska caadi oo maceeshadu korna sare ayey u kacdaa marna hoos ayey u dhacdaa oo imika baryahan hoos ayey u sii socotay maceeshadu”sidaa waxaa yidhi Cumar Cabdi oo ka tirsan baakharada waaweyn ee Caare Store. Mar aanu waydiinay sababta hoos u dhacan keentay waxa uu sheegay inay ku xidhan tahay shidaalka caalamka ka jabay ee hoos u dhaca. Waxaanay maceeshada daruurigu marayey sidatan: Sonkortu waxay maraysaa $25 doolar, Bariiskuna waxa uu marayaa $38 iyadoo marar badan gaadhay $51, daqiiqdu iyaduna waxay maraysaa $25.5, iyadoo hore u gaadhay soddameeyo, 10 litterlayda saliida cuntada ah $9.5. Maceeshadan hoos u dhacday waxay afartii bilood ee la soo dhaafay ayey hoos u socotay iyadoo sababta ugu weyn ee hoos u riday loo malayno inay kaliftay shiidaalka jabay. Sidoo kale waxaa iyaduna hoos u dhacay shidaalka gaar ahaan naaftadii taas oo la sheegay inay aduunka hoos uga dhacday waxana halkii litter ee naaftada ahaa lagu iibinayey 4000 SHSL, halka ay hore u gaadhay 6500 shSl.
-
Riyaale Oo Aan Doorasho U Diyaar Ahayn Ilaa Sannadka 2010 March 18th, 2009 “Shacab Allow Miyay Is Qabataa In Ninkii 80ka Cod Kursiga Loogu Haneeyay Maanta Yidhaah Doorasho Dalka Ka Dhici Mayso, Anigana Mar Sadexaad Xukunka Halay Kordhiyo” Waxaa laga hayaa mar 2007 kii uu Madaxweyne Riyaale la shiray, aqoon yanada iyo wax garad taageera Xsibiga UDUB, oo ay wax ka waydiiyeen sida Xisbigiisa UDUB ee uu masharaxa ka noqon doono mar kale loo soo dooran karo, maadaama mucaaridka iminka kasoo horjeedaa aad u xoogaystay, laga hayaa in uu yidhi “Doorasho dhacaysaa ilaa 2010 ma jirto, mudadaas ka horna wax badan baa is badali doona”. Markaa oo dadkii halkaa joogay fahmi kariwaayeen hadalkaa madaxweynaha iyo waxa uu ugala jeeday doorasho dalka ka dhacaysaa ma jirto 2010 ka hor. Wargeyska Somaliland Times ee ay wargeyska Haatuf mataanaha yihiin, ayaa isaguna sanadkii hore sii sheegay in Daahir Riyaale aanu diyaar u ahayn in doorasho dalka ka dhacdo oo uu damacsan yahay inuu meermeeriyo qolada mucaaridka, Komishanka Doorashooyinka Qaranka (KDQ) iyo deeq-bixiyeyaashaba inta karaankiisa ah oo dhan ilaa uu gaadhayo hadafkiisa dhabta ah oo ahaa ilaa haddana ah in uu doorasho qabto marka ay wax walba isugu hagaagaan ee uu hubiyo in uu doorashadasi heli doono.