
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Italy, USA, Sweeden and Belgum invite President Yusuf of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dowlada Jarmalka oo sheegaysa inay iskaashi buuxa la yeelaneyso dowlada cusub ee Soomaaliya. October 17, 2004. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Dowlada Jarmalka ayaa sheegaysa inay iskaashi buuxa la yeelaneyso dowlada cusub ee Soomaaliya, ayna ka caawin doonto adeegyada kala duwan ee dhinaca bulshada. Kulan dhexmaray guddoomiyaha baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo u qeybsanaha arrimaha Soomaaliya ee safaarada Jarmalka, ayaa la iskula soo qaaday xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee Soomaaliya iyo Jarmalka. U qeybsanaha Jarmalka ee Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in dowlada Jarmalka ay gacan ka siin doonto baarlamaanka Soomaaliya arrimaha tababarada, islamarkaana waxa uu intaa raaciyey in dowladda cusub ay taageeri doonaan dibu habeynta qeybaha kala duwan gaar ahaan ciidamada Police, arrimaha waxbarashada, caafimaadka iyo adeegyo kale. U qeybsanaha waxa uu ugu baaqay wadamada kale ee Yurub inay gacan ka geystaan dib u dhiska dalka Soomaaliya. Guddoomiyahay baarlamaanka federaalka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo kulankaasi ka hadlay ayaa ka war bixiyey dadaalkii loo galay shirkii dib u heshiisiinta Soomaalida ee ka soconaya magaalada Nairobi, iyo dhibaatooyinkii Afar iyo tobankii sanno ee la soo dhaafay uu ka dhaxlay shacabka Soomaaliyeed dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay, waxaana la filayaa guddoomiyaha federaalka ee baarlamaanka Soomaaliya inuu dhowaan booqasho ku tago dalka Jarmalka, isagoo ka jawaabaya martiqaad uu ka helay safaaradda Jarmalka ee Nairobi. -
Talyaaniga, Mareykanka iyo Dalal Kale oo Martiqaaday Madaxweyne C/llahi Yuusuf Madaxwaynaha dhawaan la caleema saaray ee Soomaliya Col. C/llaahi Yuusuf Axmad ayaa lagu wadaa in uu booqoshooyin ku soo kala bixiyo waddamo reer galbeed ah si uu ugu bandhigo sharraxaadna uga bixiyo baahida degdega ah ee dawladdiisa . Sida aynu ka helayno ilo wareed o lagu kalsonaan karo wuxuu madaxweynuhu martiqaad ka helay waddamada Talyaaniga , Swedan, Jarmalka,Biljam,Maraykanka iyo dalal kale kuwasoo dhammaantodba u fidiyay madaxwaynaha casuumaad . Wadanka Talyaniga ayuu ku beeganyahay madaxwaynuhu 24-ka bishan isagoo wadahadalo ku saabsan arrimaha Soomaaliya kula yeelanayo halkaa xukuumada Talyaaniga . Isla 29-ka bishan ayuu madaxwaynuhu ka qaybqaadanayaa shir caalma ah oo lagu gorfaynayo sidii Soomali loo siin lahaa dhaqaale ay u kaashato dib u dhiskeeda, kaasoo ka dhacaya waddanka Swedan . shirkan caalamiga ah ayaa waxa ka mid ah ururda ka qaybqaadanaya Bangiga Adduunka ,Q.M, Ururaka Midawga Yurub,Midawga Afrika,Jaamacadda Carabta,waddamada waawayn ee deeq bixiyayaasha ah oo ay ugu horreeyaan Maraykanka iyo Jabbaan. Sida ay sheegayaan wararku waxa uu madaxwaynhu hordhigayaa shirkaa caalamiga ah qorshaha baahiyeed e dawladdiisa cusub iyadoo codsigu uu u badnaan doono sida waddamadaasi kaga qaybqaadan lahayaeen dib u dhiska dalka Soomaaliya. C/llaahi Khadar Budbud33@hotmail.com
-
Northerner, Bro no Somalia has not had a recognised government since Siyad's regime fell. Second I thank you for your kind words in wishing Somalia, your country the best and I hope you work hard ofr it to become a prosporous and thriving state. As for the North West issue I dont wasnt to waste to much time on it, but the fact remains its part of Somalia and insha Allah it will remain so.
-
Who will be the new Prime Minister of Somalia?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Rudy, I think Addow is not even in the running. He is going to work with the government. As for makin the President restless I think its wishful thinking on the part of those who oppose him. Wiilo, its not square one, the PM is an important position and everyone is showing their worth. For example Aydeed's group are making all sorts of promises and vailed threats so that their man's chances are increased. It could be counter productive and I heard that he has been told he wont be PM. -
Who will be the new Prime Minister of Somalia?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gacmo Dheere oo beeshiisu u sharaxatay inuu u tartamo jagada Raiisal wasaaraha Soomaaliya. Nairobi Xildhibaan Maxed Maxamuud Guuleed (Gacmo Dheere) oo ka soo jeeda degamada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa wararka ka imaanayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxay sheegayaan in beeshiisa reer Xaaji Saleemaan ee H/gidir ay u sharaxatay inuu u buuxiyo jagada taiisul wasaaraha Soomaaliya oo lagu wado in loo magacaabo siyaasi ka soo horjeeda beesha ****** . Xildhibaan Gacmo dheere oo lagu tiriyo ragga sida aadka ah ugu dhow dhow madaxweyne C/llaahi Yuusuf dhinaca fekerka siyaasada, horeyna mar u booqday intii uusan furmin shirka Kenya deegaanada Puntland oo farriisin u aheyd madaxaweynaha maamulkii uu horey u hayay ee Puntland ayaa la sheegay inuu aqbalay inuu qabto jagadan kadib markii beeshiisa reer Xaaji Saleemaan u sharaxatay. Xildhibaan Gacmo dheere wuxuu sheegay in haddii looga guuleysta jagadaan uu la shaqeyn doono ciddii ku guuleysata jagadaan, isla markaana haddii uu ku guuleysto uu codsanayo in lala shaqeeyo. Xidhibaanada la hadal hayo inay qabtaan jagada Raiisal wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah, Xuseen Maxed Ceydiid, Maxed Qanyare Afrax, Maxed Cumar Xabeeb (Maxed Dheere), iyo Maxed Maxamuud Guuleed (Gacmo Dheere), iyadoo xafiiska madaxweynaha cusub ay saf ugu jiraan siyaasiyiinta beelaha ****** ee doonaya in loo magacaabo jagada raisul wasaaraha. Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho cabdishakuur@dayniile.com -
The Prime Minister of Somalia will be appointed in three days time. The surprise is that so far Xuseen Aydeed, Mohamed Dhere and Qaynyare are all out of the running. The three individuals named above where touted asbeing the favourites for the position but my source has confirmed that they will be appointed to important posts but not the top job. Many other names are being thrown around however, a Mr Afrah from Sudi’s sub-clan, Engineer Addow who was one of the 26 presidential candidates, MP- Mohamed Ghamadere from Mogadishu are mentioned often. There is also a Dr Collosow [correct my spelling] who is a kinsmen and close confident I am told of Abdiqasin Salad. If you have any further information on the individuals mentioned above please add. SNW
-
Somalia homecoming Story by MBURU MWANGI Daily Nation, Nairobi The new Somalia government of President Abdullahi Yusuf Ahmed will be back in its own country in two months. But from next week the new president will begin a series of visits to countries in the Inter-governmental Authority on Development (IGAD), and then to other overseas states, seeking support, according to his personal assistant Mr Yusuf Ismail. The timing for moving the government back to Somalia, decided by members of IGAD, was "most reasonable", said Uganda's President Yoweri Museveni. "In one month, we believe the president will have appointed a prime minister, who will in turn name the government and in the other, they will be able to have completed plans to move to Somalia," said President Museveni, the IGAD chairman. However, President Abdullahi could not say where the government will be based once it moves to Somalia. He said that it would be up to members of the government to decide whether they will be based in Baidoa or the capital, Mogadishu, which has been left bare by the devastation of the civil war that has lasted 14 years. All government institutions, including Parliament and State House, have collapsed. President Museveni was speaking yesterday at the Grand Regency Hotel, Nairobi, while issuing an IGAD statement on the Special Summit on Somalia. The talks were held at State House, Nairobi, on Thursday, soon after the new president was sworn in. The leaders also issued a statement on the peace initiative in Burundi. The timetable for returning to Somalia will involve the reconstruction of some of the buildings devastated by the war which are crucial to running the government. Also civil servants had to be recruited to tackle emergency services and also troops were needed to oversee security. The UN Security Council, which is considering meeting in Kenya between November 17 and 19 to discuss Southern Sudan, is expected to authorise deployment of the troops to disarm the militiamen and also to retrain the national police and armed forces. Each IGAD country, including Kenya, will be responsible for a number of trainees in the armed forces. Immediately the government moves, it will need at least 1,000 teachers and possibly 500 essential government workers like clerks, an official in the talks told the Nation . Kenya is likely to be asked to contribute immensely to the workforce and in building projects. All the IGAD countries and those in the African Union (AU) are agreed that peace-keeping troops are a priority. In yesterday's statement, IGAD said it had resolved to take collective action against any person or group who directly or indirectly threatened the future of the country. The IGAD countries are also ready in principle to volunteer troops to Somalia but it is feared they do not have the money to keep them there. The African Union has a budget of $400 million (Sh32 billion) this year for peace keeping but it has been almost used up by the peace efforts in Burundi and Sudan. The international community is therefore needed to help foot the bill. IGAD is believed to want around 7,000 peacekeepers, although a deputy speaker of the Somalia Parliament, Prof Mohamed Omar Dalhe, said they needed at least 20,000 soldiers. Council members of IGAD have been mandated to undertake immediate missions to the AU, United Nations, United States of America, the Arab League and the European Union to brief them on the outcome of the election and the formation of an all-inclusive government. "During these mission, the ministers will make a case for a peace-enforcement force in Somalia and funding for this force," said the statement read by Kenya Foreign minister Ali Chirau Mwakwere. Source: Daily Nation, Oct. 16, 2004
-
Col,al-qadaafi of Libiya recognises the new Somali government
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Phone call between the Leader and president of Somalia 2004-10-16/ A telephone call was conducted between the Leader of the Revolution and President Abdullah Yusuf, the new President of Somalia, during which he congratulated him on his selection as president of Somalia. President Abdullah Yusef expressed during the phone call his pride and appreciation of the continuous efforts of the Leader and the pioneering role he played for long years, for reconciliation and national unity of the various Somalis parties, and restoring peace and stability to this African country. Libyan Jamahiriya Broadcasting Corporation WWW.LJBC.NET -
MADAXWEYNAHA LIIBIYA OO AQOONSADAY MADAXWEYNAHA IYO XUKUUMADA CU-SUB EE SOO-MAALIYA. Col,.mucar al-qadaafi madaxweynaha jamaahiirta liibiya oo dhabaal soo gaarsiiyay gudiga IGAD ee daadihinaya shirka soomaalida ee gaba gabada taagan ayaa ku sheegay dhabaalkiisa in uu si buuxda u aqoonsanyahay dowlada cusub ee soomaaliya iyo madaxweynaha ay dorteen soomaalida Col.C/laahi yuusuf Axmed. Sidoo kale Col. Qadaafi ayaa ka dalbaday dowladaha safka hore ee IGAD in ay gacan weyn ku siiyaan xukuumada cusub sidii ay cagaheeda isugu taagi laheyd ayna howsha ku wadaan si ay hada ku awadaan iyagoon ku caajisin isla markaasna aan dayacin guushaa ay ku gaareen ee ah in ay qabyada ka bixiyaan. xaajood dowladdu diyaar ula tahay†ayuu yiri Col. C/llaahi Yuusuf oo ku baaqay in la soo celiyo midnimadii muqaddas ka aheyd ee Soomaaliya..
-
Northern, come on bro, Abdullahi is the president of Somalia. He has much support in the country even in Mogadishu. He has gained international recognition moree than 10 countries so far and its been a week. How long have you guys been crying 14 years???? What is going on in Somaliland is pathetic, there is no strategy. All you guys do is react to events, there is no plan of action, basically you dont have no leaders. Your whole thinking is bankrupt, you control half of what you claim. And chase a phantom called recognition, "oh East Timor got recognised its our turn next" LOL Give us a break lads, we Puntland have been here before and we grown much the wiser for it.
-
Editorial: Another October and another dictator
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
ahem i think you are wrong,,,go listen to his speeches once more before commenting In defence of Nassir, the President only said posative things regarding the North West. While the North West/Somaliland have been saber rattling and calling out names. People take a few breaths no one is attacking you, this is the time of peace and reconstruction. So lets pray for peace and reconcilaition in this holly month of Ramadan. Amin -
JB, how are ya? Ihope all is well. Sudi Yalaxow is on his way out. It seems his alliance is no where to be seen. Uncle Ato is young? Well I know the old dude and he aint young. He is a destructive fellow but his best days are over. Younger more ambitious individuals have emerged and are sidelining him. So far everybody is playing a waiting game. Which rubishes all those predictions of there will be war and havoc. So Abti JB, lets work for peace together handin hand and not waste any more time on draging this game. My mothers kin really do need a respite.
-
Shir ku saabsan dib udhiska soomaaliya oo ka dhici doona Istockholm By C/risaq Maxamed Posted to the web 16-10-2004, 13:38:27 Sweden:-Sida ay sheegtay wasiirka kaalmada xagga dibada ee wadanka Iswiidhan, Carin Jämtin, waxaa magaalada Istockholm ee caasimada Iswiidhan lagu qaban doonaa 29-ka bishan oktober shir caalami ah. Shirkas waxaa lagaga hadli doonaa sidii markale dib loogu dhisi lahaa wadanka soomaaliya ee buruburku ku habsadey. Waxaana ka soo qayb geli doona shirkaas wadamada aduunka intooda badan. Ka qayb galayaasha ilaa hadeer la sheegay waxaa ka mid ah: UN-ta , bangiga aduunka, ururka midowga yurub,, ururka midowga afrika, ururka jaamacada carabta, wadamada waaweyn ee deeqda bixiya, Norway, Mareykanka iyo Jaban. Haweneydaas wasiirada ah waxaa hadaladeedii ay warbaahinta wadanku soo xigteen ka mid ahaa: “ Soomaaliya waa wadan u baahan wax walba, sidaas darteed waa inaan ka wada hadalaa sidii aan isula shaqeyn lahayn, iyo weliba wadan walbaa waxii uu ku tabaruxi lahaa†C/risaq Maxamed Xuseen Gävle- Sweden habdirisak@hotmail.com ............................................................ Conference will be held in Stockholm capital of Sweeden on the 29/10/2004. Major world donors will attend including, Norway, USA and Japan as well as the EU, AU, Arab League and the UN. First of its kind to find ways of helping the reconstruction of Somalia.
-
Maxed Qanyare Xittaa reer Qanyare ka yeeli maayo in aan ka horimaado qaranka cusub, waana ku qanacsanahay qaabkii doorashadu u dhacday Nairobi Guddoomiyaha ururka USC, kana mid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay qaabkii ay ku soo geba-gebowday doorashada madaxweynaha Soomaaliya, isagoo xusay in meeshii ALLE u qadaray uu ka gaaray doorashada, wuxuuna xusay in xildhibaanadu codadkooda ciddii doonaan ay siinayaan, isla markaana ay isagu uga weyn tahay wax kasta qaranka dhashay. Xittaa reer Qanyare ka yeeli maayo in aan ka horimaado qaranka Soomaaliyeed ee curtay, waana ku qanacsanahay qaabkii ay doorashadu u dhacday ayuu yiri Qanyare oo intaasi ku daray in musharax kasta lagaga baahan yahay in uu ku qanco qabka dimuqoraadiga ah ee doorashadu u dhacday, isla markaana uu la shaqeeyo madaxweynaha cusub ee la doortay. Anigu waxaan aaminsanahay waxa la yiraa dimuqoraadiyada, ciddii taa diidana ku fakir ma ihi ayuu yiri Qanyare oo sheegay in siyaasiyiinta ****** uusan ku raacsaneyn in laga horyimaado dowladda, isaga oo ku baaqay in lagu soo dhoweeyo Muqdisho. Maxed Qanyare Afrax oo ahaa musharixii kaalinta 3-aad ka galay doorashada ayaa sheegay in haddii loo magacaabo xilka raisul wasaarenimada uu si wanaagsan u gudanayo xilkiisa, haddii aanan loo magacaabina uu la shaqeynayo ciddii la doorto.
-
Maxamed Qanyare “ aniga waxaan is aragnay Muuse Suudi wax uu ka qabo dowlada cusubna ma aanan arag Caatana Telefoon ayaan kuwada hadalnay wax muuqda oo ah inay maamulka cusub ka hor jeedaana kama dheehan ee waa..†15,October,2004-onkod By:Maxamed Sheekh Nuur. Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ah ragii lagaga guuleystay jagada madaxtinimada Soomaaliya,ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in ay tahay beelaha Soomaaliyeed oo idil gaar ahaan siyaasiyiintu ay taageeraan maamulka cusub ee Soomaaliya u dhashay. Mar uu Maxamed Qanyare ka warramayay sida ay isaga ugula muuqato ka biyo diid la sheegay inay sameeyeen qaar ka tirsan siyaasiyiinta oo ay ka biyo diidsan yihiin guushii raacday Col. C/laahi Yuusuf ,waxaa uu sheegay in raga ka hor jeedo natiijadii ka dhalatay shirka aysan mucaaridnimadooda waxba ku qaadi Karin . Waxaa si gaar ah loo weydiiyay raga la sheegay in ay C/laahin Yuusuf ay xukunkiisa dhaliilsan yihiin oo kala ah Muuse Suudi Yalaxow iyo Cismaan Cali Caato waxaa uu kaga jawaabay “ aniga waan is aragnay Muuse wax uu tabanayayna ma arkin Caatana telafoon ,ayaan kuwada xariirnay marka waxayna igula ekaayeen dad og in Soomaaliya bur burka ku dhacay ayn tahay in loo garaabo wax iiga baxay oo ah in ay mucaarad yihiina ma arkinâ€ayuu yiri Qanyare oo sheegay in dhinaciisa waqtigan laga bilaabo uu diyaar u yahay in hormuud uu ka noqdo nabadda Soomaaliya.
-
Rahima, he was born in Galkacyu to a well off family who kept the date of his birth. Maybe your parents dont know when they where born but his did. Abdullahi Yusuf is 69 years of age, but Rahima always knows better right?
-
Bari_Nomad, thanks for the post. JB, Musa Sudi does not even control Mdina, he has to make peace with the new government not just A/Yusuf. My Abti Ato is a has been his best days are behind him, he is losing out to Abdi Qaybdeed and Said Bulbul. so you see there is no man who controls his own sub-clan, no man with the power to stop the new government. Even the so-called Islmaic courts has so far kept mum. All I am seing is news that says they might do this and that. Mohamed Dhere, Barre Hiiraale and Qaynyare have supported the new president.
-
Somalia: New government gets African diplomatic recognition - Friday, October 15, 2004 at 23:38 NAIROBI, 15 October (IRIN) - Eastern and central African leaders said on Friday they would recognise "with immediate effect" the new government in Somalia, which will be led by the newly elected President Abdullahi Yusuf Ahmed and urged the UN to send a mission to the Horn of Africa country. Their announcement, made following a meeting in the Kenya capital, Nairobi, came a day after Yusuf was inaugurated. The Somali president has not yet appointed a prime minister, who is expected to form the cabinet. At Friday's summit - attended by the presidents of Burundi, Djibouti, Kenya, Rwanda and Uganda and senior officials from Eritrea and Ethiopia, as well as the vice president of Sudan - the leaders appealed to the UN to "take immediate action to deploy a mission to Somalia to assist in securing the new government and also help train security forces for Somalia". They also pledged to give diplomatic, political, technical and financial support to Somalia's transitional government and appealed to the international community to do the same. The leaders, who included South Africa's Deputy President Jacob Zuma, resolved "to take collective action on any person or groups of persons whose actions are directly or indirectly inimical to the achievements" made at the Somali reconciliation conference in Nairobi. Somalia ceased to function as a modern state in 1991 when armed groups overthrew the regime of Muhammad Siyad Barre, precipitating a ruinous civil war that saw numerous warring warlords and their militias carve the country into fiefdoms. The new president is expected to appoint a prime minister before the new administration can relocate to Mogadishu. The president and his government have a five-year mandate, after which, general elections will be held inside Somalia.
-
Bannaanbax ballaaran oo ka dhacay gobolka Sanaag Badhan - 14.October.2004 Bannaanbax ballaaran oo lagu taageerayo dhaarinta maanta loo dhaariyey madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya,Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa ka dhacday magaalooyin ka mid ah gobolka Sanaag. Kumannaan dad ah ayaa isugu soo baxay maanta waddooyinka magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, kuwaas oo ay ku muujinayaan sida ay u taageersan yihiin dawladda cusub federaalka Soomaaliya, ee maanta madaxweyneheedii lagu dhaariyey magaalada garoonka Kazarani ee magaalada Nairobi ee waddanka Kenya. Dibadbaxan ayaa waxaa isku soo dubba ridey soona abaabuley, guddoomiyaha gobolka Sanaag, Md. Maxamuud Siciid Nuur, iyadoo sidoo kale mas'uuliyiinta halkaasi ka hadashay uu ka mid ahaa; Guddoomiyaha degmada Badhan, Maxamed Axmed Cismaan (Bulbul). Waxaa halkaasi ka soo jeediyey ereyo waano duco iyo waddaniyad xambaarsan, duqeyda iyo waxgaradka degmada Badhan. Guddoomiyaha gobolka Sanaag, Md. Maxamuud Siciid Nuur, waxaa uu hambalyo iyo bogaadin u jeediyey madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed, iyo Madaxweynaha Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi. Dhinaca kale, isu soo bax ballaaran oo isna taageero ahaa ayaa waxaa laga oogey degmada Dhahar ee gobolka Sanaag, iyadoo isu soo baxayaashii ay halkaasi ku soo bandhigeen ciyaaro xagga hiddaha iyo dhaqanka ah iyo fardo aad u fara badan iyo gaadiid kale oo iyana qayb ka ahaa damashaadyada. Isu soo bixii demgada Dhahar ee maanta ayaa waxaa ka hadlay duqii hore ee degmada Dhahar, Siciid Xasan Yuusuf, halkaas oo uu ka soo jeediyey ereyo wax ku ool ah oo ku aadan waaga cusub ee Soomaalida u beryey. Maxamuud Faarax Bile
-
Banaanbaxyada lagu taageerayo madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo si weyn isu soo taraya magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka. Muqdisho Waxaa isa soo taraya banaanbaxyada lagu taageerayo madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo si weyn uga soconaya gudaha Soomaaliya waxaana banaabaxyadaasi ay dadku ku muujinayaan sida ay uga goan tahay taageerida dowladda cusub ee dhowaan lagaga dhawaaqay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Dadka Soomaaliyeed oo muddo 14-sano ah ay ka maqneyd dowlad ay u dhan yihiin ayaa waxay sheegeen in dowladdani ay ka duwan tahay kuwii hore, isla markaana ay ka qeyb galeen qabqablayaasha dagaalka ee awal iska soo horjeeday hogaanka dalka.. Meelaha ugu xoogan ee ay banaabaxaydu ka dheceen waxaa ka mid ah Puntland, gobolada dhexe iyo K/Soomaaliya, wallow labo jeer ay baaqatay banaabax lagu taageeri lahaa doorashada madaxweynaha cusub C/llaahi Yuusuf oo ka dhici lahaa magaalada Muqdisho. 90% Soomaalida ku nool gudaha Soomaaliya aad bey u soo dhoweeyeen dowladda cusub ee ka dhalatay shirkii muddada dheer socday ee Kenya, waxeyna sheegeen 5-ta sano ee soo socota inay uga duwanaan doonto sanadihii ka horeeyay ayna ka filayaan dowladan cusub soo celinta ammaanka iyo dib u howl gelinta heyadihii dowlada ee ku burburay dagaalada sokeeye. webmaster@dayniile.com
-
Waxaa intaa xigay erayadii ay halkaasi ka jeediyeen marti sharaftii kasoo qayb galay xafladda dhaariinta oo ay ugu horreeyeen madaxweynayaasha halkaasi joogay, waxaana hadalkoodu u kala horreeyey sidan Madaxweynaha Kenya, Ugandha ahna madaxa IGAD, Nayjeeriya ahna madaxa Midawga Afrika, ka dib waxaa xigay madaxweynayaasha Ruwanda, Burundi, Tansaaniya, Yemen, Jabuuti. Madaxweynayaasha ka dib ayaa hadalkii la siiyey madaxweyne ku xigeenka koonfur Afrika iyo kan Suudaan. Waxaa xigsaday Wasiirrada arrimaha dibadda ee Itoobiya iyo Ereteraya, iyadoo ka dibna hadalkii la siiyay xoghayaha Jaamacadda Carabta Camar Musaa, wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Saxnuuni iyo safiirka Talyaaniga iyo wasiirad ka socotay dalka Norway. Madaxdan oo dhammaantood taageero u muujiyey madaxweynaha iyo dawladda u curatay shacabka Soomaaliyeed ayaa ku kala duwanaa habka hadalka. Inta badan hadalkoodu wuxuu ahaa mid rasmi ama foormal ah. waxaase ay qiiro ka muuqatay hadalkii madaxweynaha Uganda Yoweri museveni oo Soomaalida iyo Afrikaankaba xasuusiyey inaan aduunku maalin kiliya ahayn ee ninkii fursaddani dhaafto ay soo mari doonto mid kale, haatanna ay tahay in laga wada shaqeeyo maslaxadda qaran, wax walbana laga hormariyo,isagoo beesha caalamkana ugu baaqay in ay kaalmeeyaan Soomalida. Haddii taa la waayana ay Afrikaanku waxoogaa lacaga u huri doonaan Soomalida, wuxuuna adeegsaday erayga saldhig oo uu ula jeeday in loo saldhigo dawladda oo salladda salkeeda ka dib wareegeeda la dhammaystiro. Sidoo kale ayaa hadalka madaxweynaha Nayjeeriya iyo ku xigeenta K. Afrika ay ka muuqatay xamaas Afrikaannimo iyo in maanta ay tani tusaale ka tahay sida Afrikaanku ay xal ay leeyihiin ugu heli karaan mushaakilkooda taasoo Soomaalida saaraysa xil ah in aysan dhayalsan miraha shirkan oo ay Afrikaankiiba ku faanayaan inay tahay xal uusan gumaystihii hore lug ku lahayn. Halka ay madaxda Afrikaanku xoogga saarayeen Afrikaanaynta arrinta Soomaalida oo aysanna badankoodu soo qaadin kaalinta Jaamacadda Carabta ayaa madaxda carabta ee halkaasi ka hadashay ay xoogga saarayeen kaalinta iyo walaalnimada saaran shacabka iyo dawladaha carbeed oo uu Camra Muuse sheegay inay jirto lacag iyo miisaaniyad haatanba diyaar ah oo lagu kabayo dawladda Soomaaliya isagoo isku dayeyna inuu erayo Soomali ah ku hadlo sida Soon wanaagsan oo kale.. Waxaa iyana xamaas ka muuqday hadalkii ay halkaasi kajeedisay wasiirad ka socotay dalka Norway oo sheegtay inaysan tii Carte kaalmaynin balse ay tan si xooggan u kaalmayn doonaan, Ra'iisul wasaaraha dalkeeduna uu horey ula kulmay madaxweynaha la doortay laba maalin ka hor mar uu dalka Kenya booqasho ku yimid. Soomaali badan oo Kenya ku sugan ayaa iyana halkaasi joogtay oo ay raynrayn iyo farxadi ka muuqatay, iyagoo weliba sacab iyo sara kicis ku soo dhawaynayey madaxda halkaasi ka hadashay, gaar ahaanna kuwa hadalkoodu ku socday sida Madaxweynaha Yaman, Uganda, Nayjeeriya, Jabuuti, ku xigeenka Suudaan iyo wasiiraddi u hadashay Norway. waxaa kaloo ay sii qiiro ku jirto uga fal ceilyeen khudbadihii C/qaasim iyo C/llaahi yusuf. Waxaa markii hadalkii Martida dhammaaday kalimadda lagu soo wareejiyey madaxweynihii hore ee TNG-da C/qaasim Salaad Xasan oo isna sheegay inuu soo dhaweyno natiijadii tartanka iyo madaxweynaha cusub ee la doortay, wuxuuna sheegay in dawladdiisii ay ka socon waysay taageera la'aanta beesha caalamka, tanina aysan soconayn haddii aysan taageeradaa helin, wuxuuna ugu baaqay kooxaha hubaysan inay hubka dhigaan, dawladdana la shaqeeyaan, isagoo ugu danbaynna ugu dardaarmay Madaxweynaha cusub inuu ka shaaqeeyo dib u heshiisiinta Soomaalida. Gebagabadii waxaa lagu soo dhaweeyey hadalkii Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo isagu u mahad celiyey madaxdii shirkaasi kasoo qayb gashay iyo dawladihii iyo shakhsiyaadkii kaalinta ka qaatay ka miro-dhalinta shirkaasi. Wuxuu sheegay C/llaahi inuusan xantiisa moogayn oo nin dagaal lagu sheego, balse maanta ka dib uu nin nabadeed noqonayo. In yar ka dibba wuxuu madaxweynuhu sheegay inay jiraan kuwa fidnawadayaal ah oo uu ka codsanayo inay dhibka shacabka ka daayaan, haddii ay ka joogi waayaanna la iska qaban doono, taasoo aad mooddo inuu kulminayo dejinta dadka ka walaacsan dagaalyahanimadiisa iyo u cagajuglaynta kuwa laga cabsi qabo inay ka horyimaadaan xukuumaddiisa. Intaa ka dib wuxuu ka codsaday IGAD iyo beesha caalamka in ciidamo la keeno dalka si maleeshiyada hubka looga dhigo. Waxaa kaloo madaxweynuhu ka hadlay arrinta Somaliland oo uu sheegay in markii uu xukuumaddiisa dhiso uu wada hadal la geli doono reer Somali land, xaaraamna ay tahay in dagaal lagu dayo xal u helidda khilaafkaa, isagoo hoostana ka xarriiqay in midnimada Soomalidu muqaddas tahay. ugu danbayn wuxuu shacabka u rajeeyey soom wanaagsan maadaama ay berri oo Jimco ah ay bishii Ramadan billaabanayso.
-
Balanqaad Taageero Ah Oo Dawlada Loogu Yaboohay Maanta ayaa sidii la filayey waxaa ka dhacay Nairobi xafladii dhaarinta madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee shanta sano ee soo socota. Hadaba sidee ayey xafladdu u dhacday? yaa ka hadlay? maxaase ugu muhimsanaa erayadii halkaa laga yiri? maxaase laga aqrisan karaa? Xafladda maanta ayaa lagu billaabay aayado quraan ah oo uu aqriyey xildhibaan ka tirsan baarlamaanka ku meel gaarka ah, ka dibna waxaa xigay duco uu halkaasi ka jeediyey wadaad masiixi ah oo ka socday Kaniisada aKenya. Waxaa la dhaariyey madaxweynaha la doortay Mudane C/llaahi Yuusuf Axmed, waxaana la soo bandhigay ciyaaro dhaqameed Kenyaan ah iyo heeso Soomaali ah iyo buraanbur ay halkaasi ka jeedisay Marwo Maryam Jeceyl.
-
No worries, mates. We shall win the rest of these folks over soon enough... After all they are Somali's.
-
Baidao temporary seat for the new administration
General Duke replied to Saxardiid's topic in Politics
Capital moves from Muqdishu and comes to Baydhabo and moves back to Muqdisho. Whats the fuss about then? No fuss what soever, brother -
Lixkun oo ciidankii hore ee Qalabka sida oo magaalada Muqdisho
General Duke replied to Paragon's topic in Politics
Ciidamadii TNG oo soo dhaweeyey Dowlada cusub ee Madaxweynaha loogu doortay C/laahi Yusuf Ahmed Muqidsho :- Ciidamadii hore ee Qaranka Soomaaliya iyo kuwo badan oo kamid ah kuwii uu isu keenay maamulkii TNGda ee lagu soo dhisay dalka Jabuuti ayaa maanta banaanbax weyn oo ka dhacay Muqdisho kusoo dhaweeyey dowlada Cusub. Ciidamadan oo kumanaan gaaraya ayaa waxaa hormuud u ahaa Gen. Galaal oo asagu u ahaa abaanduulaha ciidamada maamulka C/qaasim Salaad Xassan ee sadex sano kahor lagu soo dhisay dalka Jabuuti. Ciidamadan ayaa sheegay in ay ka qeyb qaadan doonaan dib u dhiska dalka iyo nabadeynta iyo hubka dhigista Maleeshiyooyinka Soomaaliyeed. Waa markii ugu horeysay oo Ciidan ku sugan magaalada Muqdisho ay soo dhaweeyaan maamulka cusub ee Soomaaliya ayadoo ay inta badan maleeshiyooyinka kale ee xarumaha ku leh Muqdisho aysan muujin taageero buuxda oo ay u hayaan dowlada cusub ee Soomaaliya. Ciidanka TNG ayaa mudo saacado ah socod ku maray xarunta Iskuulka Booliiska oo in mudo ah ku sugnaayeen ciidamadii kasoo haray Qarankii Soomaaliya. Maxamed Cabdi HorseedNet.com Muqdisho, Somaliya