General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. MUUSE SUUDI “ C/laahi yuusuf waxaa uu ka mid yahay ragga xaqa u leh in la doorto in lala shaqeeyana xaq ayuu u leeyahay Muuse Suudi yalaxoow oo ka mid ah xildhibaanada soomaaliyeed ahna gudoomiyaha golaha samatabixinta qaranka soomaaliyweed ayaa isagoo u warmayay idaacada Honafrik waxa uu sheegay inuu ictiraafsan yahay dowadda cusub ayna tahay mid lagu oortay si rasmi ah. “C/laahi yuusuf waxaa uu ka mid yahay ragga xaqa u leh in la doorto in lala shaqeeyana sidoo kale xaq ayuu u leeyahay†ayuu yiri Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow oo dhanka kale qiray inuu kulan gaar ah la yeeshey C/laahi yuusuf isla markaana waxay ka hadleen ay isku afgarteen. Sidoo kale mar wax laga weydiiyay sida uu u arko ciidamo shi sheeye oo dalka la keeno ayuu sheegay in wixii baarlamaanku ansixiyo uusan isagu ka hor imaanayn uuna ogolyahay inkastoo uusan hoos uga hadlin shaqsiyan sida uu u arko wallow laga dha dhansan karo inuusan jeclayn hadiise xildhibaanadu ansixiyaan uu ku qasban yahay. “aniga C/laahi yuusuf waa I sharfay wuxuuna iigu yimid hotelka aan ka deganahay Nayroobi waana aan la shaqeynayaa haduusan is badlin†ayuu mar kale yiri Xildhibaan Xaaji Muusu Suudi. Muqdisho Times mogtimes1@yahoo.com KOR TAG
  2. MUUSE SUUDI “ C/laahi yuusuf waxaa uu ka mid yahay ragga xaqa u leh in la doorto in lala shaqeeyana xaq ayuu u leeyahay Muuse Suudi yalaxoow oo ka mid ah xildhibaanada soomaaliyeed ahna gudoomiyaha golaha samatabixinta qaranka soomaaliyweed ayaa isagoo u warmayay idaacada Honafrik waxa uu sheegay inuu ictiraafsan yahay dowadda cusub ayna tahay mid lagu oortay si rasmi ah. “C/laahi yuusuf waxaa uu ka mid yahay ragga xaqa u leh in la doorto in lala shaqeeyana sidoo kale xaq ayuu u leeyahay†ayuu yiri Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow oo dhanka kale qiray inuu kulan gaar ah la yeeshey C/laahi yuusuf isla markaana waxay ka hadleen ay isku afgarteen. Sidoo kale mar wax laga weydiiyay sida uu u arko ciidamo shi sheeye oo dalka la keeno ayuu sheegay in wixii baarlamaanku ansixiyo uusan isagu ka hor imaanayn uuna ogolyahay inkastoo uusan hoos uga hadlin shaqsiyan sida uu u arko wallow laga dha dhansan karo inuusan jeclayn hadiise xildhibaanadu ansixiyaan uu ku qasban yahay. “aniga C/laahi yuusuf waa I sharfay wuxuuna iigu yimid hotelka aan ka deganahay Nayroobi waana aan la shaqeynayaa haduusan is badlin†ayuu mar kale yiri Xildhibaan Xaaji Muusu Suudi. Muqdisho Times mogtimes1@yahoo.com KOR TAG
  3. MUUSE SUUDI “ C/laahi yuusuf waxaa uu ka mid yahay ragga xaqa u leh in la doorto in lala shaqeeyana xaq ayuu u leeyahay Muuse Suudi yalaxoow oo ka mid ah xildhibaanada soomaaliyeed ahna gudoomiyaha golaha samatabixinta qaranka soomaaliyweed ayaa isagoo u warmayay idaacada Honafrik waxa uu sheegay inuu ictiraafsan yahay dowadda cusub ayna tahay mid lagu oortay si rasmi ah. “C/laahi yuusuf waxaa uu ka mid yahay ragga xaqa u leh in la doorto in lala shaqeeyana sidoo kale xaq ayuu u leeyahay†ayuu yiri Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow oo dhanka kale qiray inuu kulan gaar ah la yeeshey C/laahi yuusuf isla markaana waxay ka hadleen ay isku afgarteen. Sidoo kale mar wax laga weydiiyay sida uu u arko ciidamo shi sheeye oo dalka la keeno ayuu sheegay in wixii baarlamaanku ansixiyo uusan isagu ka hor imaanayn uuna ogolyahay inkastoo uusan hoos uga hadlin shaqsiyan sida uu u arko wallow laga dha dhansan karo inuusan jeclayn hadiise xildhibaanadu ansixiyaan uu ku qasban yahay. “aniga C/laahi yuusuf waa I sharfay wuxuuna iigu yimid hotelka aan ka deganahay Nayroobi waana aan la shaqeynayaa haduusan is badlin†ayuu mar kale yiri Xildhibaan Xaaji Muusu Suudi. Muqdisho Times mogtimes1@yahoo.com KOR TAG
  4. Rahima seems to inhabit another dimension. LOL As for the news....here is more Muuse Suudi: Arrimuhu sidii hore ma aha dalka waxaa Madaxweyne ka ah C/llaahi Yuusuf, Waxaan diyaar ula ahay inaan la shaqeeyoâ€. Xildhibaan Muuse Suudi ayaa xalay sheegay inuu la shaqeyn doona Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo dhawaan loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay inuu dhamaaday tartankii ama loolankii Siyaasadeed mar haddii la doortay Madaxweyne. :Arrimuhu sidii hore ma aha wax badan ayaa is bedelay,dagaalna xilligan looma baahnaâ€ayuu yiri hogaamiye kooxeedka hubka faraha badan haysta ee Muuse Suudi, kana mid ah ragga maanta awooda ku leh Magaalada Muqdisho. :C/llaahi Yuusuf Loolan ayaa naga dhaxeeyay balse hada kaas waa dhamaaday, hadana C/llaahi Waa madaxweynaha Soomaaliya, dhawaan waxaa ka mid noqon doona dowlada imaanayso Muqdishoâ€ayuu yiri Muuse Suudi oo kulamo is daba joog ah la yeeshay C/llaahi Yuusuf una muuqday Nin laga qanciyay danihii uu lahaa, waxaana la sheegay in isaga iyo C/llaahi Yuusuf gaareen heshiis hooseed aan la shaacinin. Dhanka kale Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa wada in wada tashiyo uu la yeelanayo hogaamiyaasha Muqdisho, isagoo beesha Caalamka ku cadaadinaysa inuu soo magacabo Wasiirka koowaad ee dowlad, iyadoo laga filayo inuu soo magacabo Nin karti badan leh oo ka bixi kara marxalada haatan soomaaliya ka jirta, taas ayaa keentay inuu shirar la yeesho hogaamiyaasha ****** . Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
  5. Rahima seems to inhabit another dimension. LOL As for the news....here is more Muuse Suudi: Arrimuhu sidii hore ma aha dalka waxaa Madaxweyne ka ah C/llaahi Yuusuf, Waxaan diyaar ula ahay inaan la shaqeeyoâ€. Xildhibaan Muuse Suudi ayaa xalay sheegay inuu la shaqeyn doona Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo dhawaan loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay inuu dhamaaday tartankii ama loolankii Siyaasadeed mar haddii la doortay Madaxweyne. :Arrimuhu sidii hore ma aha wax badan ayaa is bedelay,dagaalna xilligan looma baahnaâ€ayuu yiri hogaamiye kooxeedka hubka faraha badan haysta ee Muuse Suudi, kana mid ah ragga maanta awooda ku leh Magaalada Muqdisho. :C/llaahi Yuusuf Loolan ayaa naga dhaxeeyay balse hada kaas waa dhamaaday, hadana C/llaahi Waa madaxweynaha Soomaaliya, dhawaan waxaa ka mid noqon doona dowlada imaanayso Muqdishoâ€ayuu yiri Muuse Suudi oo kulamo is daba joog ah la yeeshay C/llaahi Yuusuf una muuqday Nin laga qanciyay danihii uu lahaa, waxaana la sheegay in isaga iyo C/llaahi Yuusuf gaareen heshiis hooseed aan la shaacinin. Dhanka kale Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa wada in wada tashiyo uu la yeelanayo hogaamiyaasha Muqdisho, isagoo beesha Caalamka ku cadaadinaysa inuu soo magacabo Wasiirka koowaad ee dowlad, iyadoo laga filayo inuu soo magacabo Nin karti badan leh oo ka bixi kara marxalada haatan soomaaliya ka jirta, taas ayaa keentay inuu shirar la yeesho hogaamiyaasha ****** . Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
  6. Rahima seems to inhabit another dimension. LOL As for the news....here is more Muuse Suudi: Arrimuhu sidii hore ma aha dalka waxaa Madaxweyne ka ah C/llaahi Yuusuf, Waxaan diyaar ula ahay inaan la shaqeeyoâ€. Xildhibaan Muuse Suudi ayaa xalay sheegay inuu la shaqeyn doona Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo dhawaan loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay inuu dhamaaday tartankii ama loolankii Siyaasadeed mar haddii la doortay Madaxweyne. :Arrimuhu sidii hore ma aha wax badan ayaa is bedelay,dagaalna xilligan looma baahnaâ€ayuu yiri hogaamiye kooxeedka hubka faraha badan haysta ee Muuse Suudi, kana mid ah ragga maanta awooda ku leh Magaalada Muqdisho. :C/llaahi Yuusuf Loolan ayaa naga dhaxeeyay balse hada kaas waa dhamaaday, hadana C/llaahi Waa madaxweynaha Soomaaliya, dhawaan waxaa ka mid noqon doona dowlada imaanayso Muqdishoâ€ayuu yiri Muuse Suudi oo kulamo is daba joog ah la yeeshay C/llaahi Yuusuf una muuqday Nin laga qanciyay danihii uu lahaa, waxaana la sheegay in isaga iyo C/llaahi Yuusuf gaareen heshiis hooseed aan la shaacinin. Dhanka kale Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa wada in wada tashiyo uu la yeelanayo hogaamiyaasha Muqdisho, isagoo beesha Caalamka ku cadaadinaysa inuu soo magacabo Wasiirka koowaad ee dowlad, iyadoo laga filayo inuu soo magacabo Nin karti badan leh oo ka bixi kara marxalada haatan soomaaliya ka jirta, taas ayaa keentay inuu shirar la yeesho hogaamiyaasha ****** . Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
  7. Rahima, I agree thw word Mujahid is used out of context even by the SNM. As for legends the people of SOOL are true patriots, their fore fathers fought alongside the nationalist hero Sayid Mohamed against the British. It was this fact that the brother was explaining, Somaliland is built on British colonial memory, SOOL is built on the blood of the dervishes.
  8. Rahima, I agree thw word Mujahid is used out of context even by the SNM. As for legends the people of SOOL are true patriots, their fore fathers fought alongside the nationalist hero Sayid Mohamed against the British. It was this fact that the brother was explaining, Somaliland is built on British colonial memory, SOOL is built on the blood of the dervishes.
  9. AHLU SUNA WAL-JAMEECA OO TAAGEERTAY IN CIIDAMO SHISHEEYE DALKA LA KEENO Warsaxaafadeed ay maanta soo saareen Culimaa’uddiinka Ahlu Suna Wal-Jameeca ayaa lagu sheegay iney taageersan yihiin in ciidamo shisheeye oo hub ka dhigis ku sameeya maliishiyooyinka Soomaaliyeed dalka la keeno. “Hiil iyo hoo ayaan la garab taaganahay Dowladda cusub ee lagu dhisay dalka Kenya†ayey yiraahdeen Culimaa’uddiinka Ahlu Suna Wal-Jameeca oo shuruud ku xeray ciidamada shisheeye ee dalka la keenay, shuruudahaasi oo kala ah. · In la baaro ciidamada shisheeye ee dalka la keenayo marka hore. · In aysan ku jirin ciidamadaasi dalalka Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti. · In Taliyaha Ciidamada uu noqdaa nin Muslim ah. Warsaxaafadeedkan ayaa sidoo kale lagu sheegay iney jiraan kuwo ay yiraahdeen waxay ku qaraabanayaan magaca culimaa’uddiinka Soomaaliyeed iyadoo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqeen iney ka fogaadaan kuwa sheeganaya magaca culimada Soomaaliyeed. Sidoo kale waxaa ay warkooda ku sheegeen iney ka dalbanayaan maamulada Somaliland iyo Puntland iney joojiyaan colaada kasoo cusboonaatay deegaanka Ari Cadeeye ee Sool. Warsaxaafadeedkan waxaa ku saxiixnaa culimaa’uddiin magac iyo maamuus ku leh dalka kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Sheekh Cismaan Xiddig, Macalin Nuur Maxamed Siyaad, Sheekh Maxamed Abba, sheekh C/risaaq Yuusuf Aadan, Sheekh Maxamuud sh. Xasan Faarax iyo kuwo kale. Cali Muxiyaddiin Cal alisomali@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
  10. MIDKA MID AH WASIIRADA SOMALILAND OO CIIDAMADIISA KU BIIREEN PUNTLAND Ciidamada Wasiirka Horumarinta iyo reer miyiga ee Somaliland Fu’aad Aadan Cade ayey wararku sheegayaan in ciidamadaasi iyo hubkoodiiba ay saakay ku biireen ciidamada Daraawiishta ee Puntland. Ciidamadan ayaa waxaa hoggaaminaya labo Sarkaal waxaana magaalada Xudun ku soo dhoweeyeen guutooyin ka tirsan ciidamada Daraawiishta Puntland, iyadoo ciidamadan tiradooda lagu sheegay in ka badan 50, iyagoo markii horeba fariisin u aheyd tuulada Oog oo ay shalay ka soo amababaxeen iyadoo horay halkaasi looga saaray Wasiirkii horumarinta reer miyiga Fu’aad Aadan Cade dabayaaqadii sanadkii hore. Dhinaca kale ma jiro ilaa iyo haatan wax dagaal ah oo ka socda deegaankaasi, kadib markii 48 saac ee lasoo dhaafay ay halkaasi ka da’ayeen roobab lixaad leh taasoo keentay in dagaalka iskiis u qaboobo. Cali Muxiyaddiin Cal alisomali@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
  11. MIDKA MID AH WASIIRADA SOMALILAND OO CIIDAMADIISA KU BIIREEN PUNTLAND Ciidamada Wasiirka Horumarinta iyo reer miyiga ee Somaliland Fu’aad Aadan Cade ayey wararku sheegayaan in ciidamadaasi iyo hubkoodiiba ay saakay ku biireen ciidamada Daraawiishta ee Puntland. Ciidamadan ayaa waxaa hoggaaminaya labo Sarkaal waxaana magaalada Xudun ku soo dhoweeyeen guutooyin ka tirsan ciidamada Daraawiishta Puntland, iyadoo ciidamadan tiradooda lagu sheegay in ka badan 50, iyagoo markii horeba fariisin u aheyd tuulada Oog oo ay shalay ka soo amababaxeen iyadoo horay halkaasi looga saaray Wasiirkii horumarinta reer miyiga Fu’aad Aadan Cade dabayaaqadii sanadkii hore. Dhinaca kale ma jiro ilaa iyo haatan wax dagaal ah oo ka socda deegaankaasi, kadib markii 48 saac ee lasoo dhaafay ay halkaasi ka da’ayeen roobab lixaad leh taasoo keentay in dagaalka iskiis u qaboobo. Cali Muxiyaddiin Cal alisomali@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
  12. Muqdisho:Culimada diinta qaarkood oo ku sugan magaalada Muqdisho oo soo dhoweeyey in ciidammo ajnabi ah dalka la keeno si hubka looga dhigo maleeshiyooyinka hubaysan - Sunday, October 31, 2004 at 18:08 Muqdisho(Allpuntland)-War saxaafadeed ay maanta soo saareen culumada diinta ee Ehlu Sunna wal jamaaca ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayay ku soo dhoweeyeen inay taageersan yihiin ciidammo ajnabi ah in la keeno dalka. Culumadaan ayaa waxay sabab uga dhigeen warsaxaafadeedkooda inay ku muujiyaan inaan dalku marna hurayn in hubka laga uruuriyo si loo soo celiyo ammaankii iyo nabadgelyadii ,taasina aysan suurtagal ahayn in Soomaalidu fuliso maadaama 14sano oo dagaallo sokeeye ka socdeen dalka in la waayey cid ka dhigta maleeshiyooyinka hubka . Culumadaan ayaa waxay sheegeen inaysan isku mid ahayn xilligii ay dagaalladu dhexmareen ciidammadii UNOSOM iyo maleeshiyooyinkii Soomaalida ee ku dhaqnaa magaalada Muqdisho sababtoo ah waagaas ma jirin wax dawlad ah oo laga amar qaato oo metesha Soomaaliya ,maantase ciidammo kasta oo la keenaa waxay ka amar qaadanayaan dawladda cusub ayay yiraahdeen. Waxaa iyagu jirey koox culimo Soomaaliyeed oo 7aadkii la soo dhaafay baaq ay ka soo saareen magaalada Muqdisho ku sheegay inay ka soo horjeedaan in dalka la keeno ciidammo shisheeye ,sidaa darteed culimadaan ayaa iyaguna muujinaya bedelkii culimadaas in loo baahan yahay in si ammaanka loo sugo la fuliyo keenitaanka ciidammo ajnebi ah oo maleeshiyooyinka ka aruuriya hubka . Iimaan Cali Cabdi Allpuntland,Nairobi,Kenya
  13. Culumaa'udiinka Ahlu Suna oo Maanta Taageeray in ciidamo shisheeye oo hub ka dhigis sameeyo la keeno dalka October 31, 2004 -------------------------------------------------------------------------------- Dalladda culimaa'udiinka Ehlu Sunna wal-Jamaaca ayaa maanta hadal ay soo saareen ku sheegey in ay ka soo horjeedaan hadal dhowaan ka soo yeeray qaar ka mid ah culmaa'udiinka Soomaaliyeed, iyaga oo sheegay in ay soo dhoweynayaan in ciidamo shisheeye oo nabad sugid sameeya ay dalka yimaadaan. Culumaa'udiinka oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa culimaa'udiinku waxay sheegeen in aanay hobboonayn in ay waddaadadu ka hor tagaan wixii dhibaatada amaan ka saaraya dadka Soomaaliyeed. Culimaa'udiinka Ehlu Sunna Wal Jamaaca waxay sheegeen in ay amaan xumidu gaartey heer dadka lagu diley masaajidda dhexdooda, isla markaan loo baahan yahay in la taageero cid kasta oo amaanka sugeysa. Dalladan ayaa gaashaanka u daruurtay hadal ay horay u jeediyeen qaar ka mid ah culimada oo sheegayey in ay ka soo hor jeedaan in dalka la keeno ciidamo amaanka suga, taas oo ay ku sheegeen mid aan xilkasnimo ku dhisnayd ee laabu kac uun ah. Dallada culimaa'udiink Ehlu Sunnah Waxay intaasi ku dareen in aanay wadaadadaas sheegay in ay ka soo hor jeedaan ciidamada aanay meteli karin culimada Soomaaliyeed. Culimaa'udiinka soo saaray warsaxaafadeedkan ayaa ah qaar si weyn looga yaqaano koonfurta Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho sida; Shiikh Cismaan Shiikh Xiddig iyo Shiikh Abba. Culimadu waxay sheegeen in ay taageersan yihiin dawladda cusub ee federaalka ah ee Soomaaliya ee uu madaxda ka yahay Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Maxamed Cali Maxamuud (Madka) Xafiiska Markacadeey ee Muqdisho xafiiskamuqdisho@hotmail.com
  14. Lascaanod: Ciidamadii Daacada u ahaa Wasiirka Hormarinta Reer Miyiga ee Maamulka Riyaale oo ku soo Biiray Ciidamada Daraawiishta Puntland - Sunday, October 31, 2004 at 14:19 Lascaanod, 30.10.04 - Waxaa saakay soo gaadhay magaalada Xudun ee gobolka Sool ciidamo beeleed u daacada ahaa wasiirka hormarinta reer miyiga ee maamulka Riyaale Fuad Adan cade kuwaas oo ku soo biiray ciidamada mujaahidiinta ah ee Daraawiishta Puntland si ay uga qayb qaataan difaaca dalkooda . Ciidamadan oo wata noocyada kala duwan ee hubka oo ay kala soo baxsadeen maleeshiyada Riyaale ayaa ay ku sheegeen sababta ay u soo baxsadeen ka dib markii ay ka war heleen in uu duulaanka gobolka Sool lagu soo qaaday yahay mid ku saleeysan xaga qabiilka si awadeedna waxaa ay goaansadeen in ay kala qayb qaataan tolkoda difaaca dalka . Ciidamada oo ay hogaaminayaan laba sarkaal ayaa wararku shegayaan in si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Xudun oo ay joogeen guutooyin ka tirsan ciidamada daraawiishta Puntland waxaana ay ku wareejiyeen gawaadhidoodii iyo hubkiiba ciidamada daraawiishta . Ciidamadan oo ay tiradoodu kor u dhaafeyso ilaa 70 askari ayaa ahaa ciidan beeleed uu watay wasiirka hormarinta reer miyiga ee maamulka Riyaale kuwaas oo uu sameeyey ka dib markii magaalada Laascaanood laga saaray wasiirka dabayaaqadii sanakii hore. Ciidanku waxaa uu fadhiisin u aha atuulada Oog halkaas oo ay shalay ka soo ambabaxeen iyada lagu war geliyay in aysan jiida uu dagaalka ka socda shalay aysan soo aadan taasina ay shaki ku abuurtay ciidamada ugu danbeytiina goaansaday in ay ka soo wareegan maadaama uu dagaalku yahay mid ahli ah oo ka baxay siyaasad iyo maamulba. Dhinaca kale wararka naga soo gaadhaya magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ayaa sheegaya in ay bilaabeen shacabka magaalooyinkaas iyo weliba maamulka Riyaale caga jugleyn iyo cabsigelin lagu hayo shaqsiyaad ka so jeeda beelaha gobolada SSC oo ku sugan halkaasi. Warku waxaa uu intaa ku darayaa in ilaa haatan xabsiga dhexe ee magaalada hargeeysa loo taxaabay ilaa 40 oo rayid ah oo aan waxba galabsan . Dhinaca magaalada Laascaanood waxaa maanta qoraal canbaareyn ah soo saaray qaar ka mid ah ardayada gobolka Sool oo ku socda maamulka Riyaale . Baaqa ayaa waxa aay ardaydu ka soo saareen xariga iyo afduubka loo geystay arday iyagu ku sugnaa degaanka Adhicadeeye oo ay shalay qafaasheen maaulka Riyaale iyaga oo ku tilmaamay in ay yihin ciidamada Daraawiishta . Baaq ayaa ay ardydu ku sheegeen in aysan ahayn markii u horeysay oo uu maamulka Riyaale uu xidhxidho arday ayada oo ay u danbeeysay gabadha 16 jirka ah ee Hargeysa lagu hayo oo weliba jir dil iyo kufsiba lagula kacay. Xigasho: Radiolaascaanod.com
  15. Lascaanod: Ciidamadii Daacada u ahaa Wasiirka Hormarinta Reer Miyiga ee Maamulka Riyaale oo ku soo Biiray Ciidamada Daraawiishta Puntland - Sunday, October 31, 2004 at 14:19 Lascaanod, 30.10.04 - Waxaa saakay soo gaadhay magaalada Xudun ee gobolka Sool ciidamo beeleed u daacada ahaa wasiirka hormarinta reer miyiga ee maamulka Riyaale Fuad Adan cade kuwaas oo ku soo biiray ciidamada mujaahidiinta ah ee Daraawiishta Puntland si ay uga qayb qaataan difaaca dalkooda . Ciidamadan oo wata noocyada kala duwan ee hubka oo ay kala soo baxsadeen maleeshiyada Riyaale ayaa ay ku sheegeen sababta ay u soo baxsadeen ka dib markii ay ka war heleen in uu duulaanka gobolka Sool lagu soo qaaday yahay mid ku saleeysan xaga qabiilka si awadeedna waxaa ay goaansadeen in ay kala qayb qaataan tolkoda difaaca dalka . Ciidamada oo ay hogaaminayaan laba sarkaal ayaa wararku shegayaan in si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Xudun oo ay joogeen guutooyin ka tirsan ciidamada daraawiishta Puntland waxaana ay ku wareejiyeen gawaadhidoodii iyo hubkiiba ciidamada daraawiishta . Ciidamadan oo ay tiradoodu kor u dhaafeyso ilaa 70 askari ayaa ahaa ciidan beeleed uu watay wasiirka hormarinta reer miyiga ee maamulka Riyaale kuwaas oo uu sameeyey ka dib markii magaalada Laascaanood laga saaray wasiirka dabayaaqadii sanakii hore. Ciidanku waxaa uu fadhiisin u aha atuulada Oog halkaas oo ay shalay ka soo ambabaxeen iyada lagu war geliyay in aysan jiida uu dagaalka ka socda shalay aysan soo aadan taasina ay shaki ku abuurtay ciidamada ugu danbeytiina goaansaday in ay ka soo wareegan maadaama uu dagaalku yahay mid ahli ah oo ka baxay siyaasad iyo maamulba. Dhinaca kale wararka naga soo gaadhaya magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ayaa sheegaya in ay bilaabeen shacabka magaalooyinkaas iyo weliba maamulka Riyaale caga jugleyn iyo cabsigelin lagu hayo shaqsiyaad ka so jeeda beelaha gobolada SSC oo ku sugan halkaasi. Warku waxaa uu intaa ku darayaa in ilaa haatan xabsiga dhexe ee magaalada hargeeysa loo taxaabay ilaa 40 oo rayid ah oo aan waxba galabsan . Dhinaca magaalada Laascaanood waxaa maanta qoraal canbaareyn ah soo saaray qaar ka mid ah ardayada gobolka Sool oo ku socda maamulka Riyaale . Baaqa ayaa waxa aay ardaydu ka soo saareen xariga iyo afduubka loo geystay arday iyagu ku sugnaa degaanka Adhicadeeye oo ay shalay qafaasheen maaulka Riyaale iyaga oo ku tilmaamay in ay yihin ciidamada Daraawiishta . Baaq ayaa ay ardydu ku sheegeen in aysan ahayn markii u horeysay oo uu maamulka Riyaale uu xidhxidho arday ayada oo ay u danbeeysay gabadha 16 jirka ah ee Hargeysa lagu hayo oo weliba jir dil iyo kufsiba lagula kacay. Xigasho: Radiolaascaanod.com
  16. Because sxb he is now the elected President of Federal Republic of Somalia. His close relation with Ethiopia will undermine so many issues which are outstanding between the two nations. That baffles me for real. Having a good relationship with Ethiopia would undermine outstanding issues? How so, would an enemy of Ethiopia help resolve outstanding issues? Thats contrary to how the real world works bro, I belive its important that we have a new relationship of cooperation with all our neigbours. We live in a very poor region and through understanding can we address our needs.
  17. WARAYSI UU WARGAYSKA SSI EE KASOO BAXA ETHIOPIA UU LAYEESHAY MADAXWAYNAHA DKF SOMALIYA, C/LLAHI YUSUF AXMED. http://www.mudugonline.com/2004/october/301004maanta1.htm -------------------------------------------------------------------------------- An interview with the President taken while he was in Ethiopia, should be of interest to many Nomads in SOL.
  18. Jumatu, so we agree on the pre 1978 character of the President. That he fought for the interest of the Somali nation, right? As for post 1978 relationship with Ethiopia, well what organisation or rebel movement that fouught against the Siyad regime did not have a relationship with Ethiopia? If we go back a bit, the SSDF,SNM,USC three of the main groups which fought against Siyad where all based in Ethiopia. That means individuals such as, the late Aydeed,Siilanyo and others had sought support from our worst enemy. The President has had a rocky relationship with Ethiopia,serving 6 years in prison until the EPRDF released him in 1991. Since then he has had a good undertsanding with the Tigray government. However all Somali leaders have sought close ties with Ethiopia, including Somaliland, USC and others. So what differentiates the President?
  19. Princess OG, my dear if the President is that ****** would he have survived so long in politics let alone win the elction? Second the question of Ethiopia or foreign troops, why do we need them? who's fault is it but Somali's? Third, as a soldier President Abdullahi fought Ethiopia on two wars, 1964 and 1978 in which his bravery and valour have never been questioned. Now people are trying to convince us that as President he will sell out his country, does that make sense? People you are either too naive or too full of hate in your easoning.
  20. Yusuf, I thank you for your comment brother. Howeverlets clarify a few points. There is no such thing as Italian/British Somaliland that ended with the unification of the Somali republic. Now this federal formula works for the interest ov everyone wether they are in Hargaysa or Hobyo. Hargaysa control is waning, as for not taking part in the peace conference over 40 members of the parliment are from the North Weast i.e. areas west of SOOL, SANAG & CAYN. Remember that the first President of Somaliland the late Abdirahman Tuur defected to Mogadishu when he thought things would change. What would happen when things do change? Forget SOOL, how long will Borama and Awdal stay quite?
  21. This must be part of that Puntland propoganda?
  22. Juma, thanks as ever for your reply. Horn, brother why would I want anyone to be excluded from power. I totally agree with the federal formula and the power sharing mechanism. I disagree with JB on many things but I dont want any clan least of all my kin from the USC to be excluded from power. JB, wait a bit Abti, the capital, the PM and many top posts will no doubt go to the USC. The President has to make a choice as you know there are 26 individuals all wanting to be named PM, there are whole clans and Leaders such as Musa Sudi who will go crazy if they dont get what they want, so what should he do? Ignore everyone? Many folks here jump to conclusions, the President if he excludes any clan will go the way of Abdiqasin and Ali Mahdi. If he blatently does this then he wont get my support. What gets me angry is when people jump at every statement, as if he [presidnet] has to please everyone.
  23. Long Live the Third Republic! Hanoolaato Jamhuuriyada Sedaxaad! Nuff said..
  24. Yusf, brother thats if they had any British support. Somaliland myth will unravel soon. How can one clan expect to occupy the lands of another?
  25. So President Yusufand Puntland like Ethiopia more than the rest of the Somali race, is this what your arguments is all about? Remember the President went to consult the AU members based in Ethiopia and not just Ethiopia. I also think that having Ethiopia, Kenya and Djabouti supporting this government is very important. Consider what happened to Arta and other peace initiatives and one understand's that this is a coup for the new adminstration. Its silly that some are just out to attack the President on everything he says and even those things that he might say My advice to Jumatu and JB is you supported the process, your candidates lost gracefully now support your government.