General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Osman Yusuf;s script should be taught to all Somali's who want to learn it. However the latin script will remain as the main method of writting the Somali language. Its important that many of us learn as much of our heritage as possible. We need to also learn the Af May Somali langauge. Diversity is quite important aspect of strengthening a culture and enriching a civilisation.
  2. Northerner, thats it bro keep up the spirit. How do you go of in comparing Somaliland [North west province] to Somalia? What is Somaliland outside Hargaysa? Nothing, imagine the Somali shilling is the main currency of Burco, the second town of the Burco-Hargays-Berbera traingle. The Somali government so far has the total support of HIIRAAN PUNTLAND, Central regions Middle Shabele-Jowhar GEDO JUBA X 2 BAY & BAKOOL.... It has been welcomed by the people of Mogadishu. Brother stop beliveing in your own myth, Clan X wont fight clan Y or that Mogadishu is offlimits to clan Z. All that is wishful thinking, the average Somali wants a normal life.
  3. Hay’adda nabadda iyo xuquuqda Aadanaha ee Elman oo ka codsatey beesha caalamka.. Hay’adda nabadda iyo xuquuqda aadanaha ee Elman ayaa ugu baaqaysa beesha caalamka inay taageero dhaqaale iyo mid ciidanba la garab istaagaan dowladda Cusub ee uu madaxda ka yahay Col. C/llaahi Yuusuf Axmed, iyadoo la eegayo dhibaatooyinkii laga dhaxlay muddadii 14-ka sano ahayd. Waxay hay’addu ugu baaqaysaan hoggaamiyeyaasha hubeysan inay hubkooda ku wareejiyaan dowladda cusub si looga gudbo marxaladaha adag, waxay kaloo hay’addu ugu baaqaysaa madaxweynaha dowladda Federalka ah ee ku mel gaarka inay wada xaajood la furto cid kasta oo ka hor timaadda dowladda si loo gaaro horumar la taagan karo, iyadoo la eegayo maamulladii la dhisay 14-kii sano sida dowladdii Cali Mahdi Maxamed ee 1991-kii oo dhammaantood la kulmay caqabo xoog badan. Waxay kaloo hay’addu soo dhaweysay dambigii lagu waayay shirkaddii xawaaladda ee Barakaat oo dowladda Mareykanku ka fariisisay hantideeda 2001. waxaa qoraal-kaan ku saxiixnaa Madaxa baarista xadgudubyada Hay’ad-aasi Cali Sheekh Yaasiin (Cali Fadhaa). amiinkhasaaro yuusuf amiinkhasaaro@hotmail.com MUqdisho
  4. You know that you have won your argument when Xarago and Dusty are lost for words.
  5. JB, what we got is an elected President so get over it mate. Be as gracious as your candidate Adow who has pledged his support to President Abdullahi, but hey you are wiser than Adow now right? Another point, Insha Allah this government will be back in Mogadishu soon, what then Abti? Its hight time you showed some back bone and stoped hating on your president. The man is doing his job, he is not wasing time, so I suggest you follow his example.
  6. Golaha guurtida beelaha ****** oo soo dhoweeyay doorashadii Col. C/laahi Yuusuf Axmed. 26,October,2004-onkod By:Maxamed Sheekh Nuur War saxaafadeed ay magaalada Muqdisho ka soo saareen golaha guurtida ee beelaha ****** ayay si aad ah ugu taageereen doorashadii Col. C/laahi Yuusuf Axmed. Waxaa golaha guurtida ee beelaha ****** ay intaa ku dareen in ay aad u soo dhoweynayaan qaabkii loo doortay madaxweynaha cusub. Golaha guurtida beelaha ****** ayaa waxay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida gu baaqeen in qalbi gacmo furan ay ku soo dhoweeyaan dowlada cusub ee Soomaaliya u dhalatay maadaama ay si xur ah u doorteen baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya. Qaybaha ka biya diidsan doorashada madaxweynaha ayay ugu baaqeen inaysan dhib iyo jahawareer u horseedin shacabka Soomaaliyeed ee u baahan dowlad wax u qabata waxaana war saxaafadeedkaasi ku saxiixnaa afhayeenka golaha guurtida C/laahi C/dulle Wehliye. http://www.onkod.com/new26october6.html
  7. Juma, LOL. The borrowed liver belongs to one man, the Somali state is healthy and will never allow this minority group to break the unity of Somalia. As for longevity, its been 14 years and so called Somaliland is in a worse situation than it ever was. SOOL, SANAG & CAYN are gone. Djabouti & Ethiopia have shown their support for the federal republic. 40 MP's of the national federal parliment are from Somaliland. The international community including good ol Britian is rushing to recognise President Yusuf's new government. Its only the start and our boys from the North west are panicking.
  8. No Juma, just ignore them and we shall see how long some of those in the present adminstration last.
  9. Juma, thanks for the answer bro. If Somalia can disarm itself then wonderful, but I think we need an international force to give support to the Somali security forces. I am a proud nationalist and having foreigners in my country is hard to take. But the reality on the ground is harder to bear. We wait and see the reaction of some of our MP's when the PM is announced. This will show if we need international troops or not.
  10. Somaliland is on its last legs, it was never an idea that was well thought of. There is no need for war, all we have to do is offer the people a better alternative to what they have under Riyaale. Mogadishu and the south is the first priority, once thats a chieved Somaliland will be forced by the international community to seek peace.
  11. Smith Every place has its natives and settlers and, you of all people do not need to be told that, do you? Ayoub LOL, most of my family are from and still reside in Mogadishu, I spent most of my child hood in Mogadishu. Generalisation is a dangerous thing.
  12. Smith you can't have your cake and share others'. Hey bro care to explain what you mean?
  13. NGONE, are you Juma's shadow, or was Samurai right?
  14. Hey, funny how people claim lands that belong to everyone as their own. Nationalist and OG, Mogadishu belongs to everyone no single clan or individual has a right more than ever. Juma, Mogadishu is not yours, its the capital of Somalia so get stressed everyone is coming back.
  15. To the Somaliland police well done. NGONGE, stop it man, LOL
  16. Its good news, this group of MP's are within their rights to debate anything in Parliment.
  17. It is an open secret the idea of empowering C/llahi Yusuf will be the benefit of a particular clan and I have every right to question this. After all this is supposed to be a National reconciliation and hence should be impartial You have nothing to fear but fear itself bro. This clan you mention wont have more control than others. I think you are jumping way too early brother.
  18. Muqdisho:Bannaan bax lagu taageerayo dawladda cusub ee Soomaaliya oo maanta ka dhacay magaala madaxda Muqdisho - Sunday, October 24, 2004 at 19:48 Nairobi(Allpuntland)-Tan iyo intii la doortay madaxweynaha cusub ee DKMGF ee Soomaaliya ayaa waxaa gudaha dalka Soomaaliya ka imaanayey taageero ay ku muujinayaan dadweynaha kala duwan ee ku sugan gudaha waddanku taageerada ay u hayaan dawladda cusub,iyagoo quudaraynaya inay mar uun arkaan Soomaaliya cusub oo mar kale ku biirta bulshada caalamka oo ay ka maqnaayeen muddo 14 sano ah. Muqdisho oo ahaan jirtey caasimadaha ugu horreeya dhan kasta ganacsi,ammaan iyo quruxba ayaa waxay isu bedeshay meel guud ahaanba burburtay oo aan nololi ka jirin ,iyadoo markii qof la rabo in lagu sheego xumaan la xiriirta nafta bani aadamka oo degdeg loo jaro inuu hammuun u qabo la yiraahdo meesha ma muqdishaad moodey. Madaafiicda goobta ee loogu talagalay in lagu difaaco qaranka Soomaaliyeed ayaa waxay u noqdeen bartilmaameed hooyooyinkii iyo carruurtii Soomaaliyeed ee ku dhaqnaa magaalada Muqdisho,kuwaasoo u bixiyey madaafiicdaas INDHOOL,kaasoo looga jeedo inuusan kala aqoon maleeshiyo amaba dad ra'yid ah. Haddaba markii dhowaan la dhisay baarlamaanka KMG ,lana doortay guddoomiye,ku xigeenno iyo Madaxweynihii ayaa dadweynaha Muqdisho ku soo dhoweeyeen si kal iyo laab ah maadaama dhibaatada colaadaha sokeeye ay yihiin dadka sida dhabta ah u dhadhammiyey. Bannaan baxyo kala duwan ayaa dhowaan ka dhacay magaalada oo ay sameeyeen ururada bulshada iyo ciidammadii qalabka sidey ee Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho,kaasoo ay ku muujinayeen sida ay u taageersan yihiin dawladda cusub. Maanta ayaa mar kale xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho xaafadda Xamar weyne waxaa isugu soo baxay dadweyne Soomaaliyeed oo isugu jirey qaybaha kala duwan ee bulshada kuwaasoo ku dhawaaqayey erayo muujinaya sida ay ugu faraxsan yihiin in Soomaaliya dawlad u dhalatay,waxaana bannaan baxaas soo abaabuley maamulka gobolka Banaadir oo halkaas hadal ay ka jediyeen ku sheegay inay soo dhoweynayaan dawladda cusub lana shaqaynayaan. Arrintaan ayaa waxay muujinaysaa sida ay dadka reer Muqdisho uga go'an tahay inay mar kale arkaan magaaladii Muqdisho oo magaala madaxyada kale ee Afrika safka hore ka gasha ,taasoo ku xiran helitaanka dawlad awood leh oo soo celisa ammaankii iyo kala danbayntii,iyagoo rajaynaya in dawladda cusubi ay tahay middii soo celin lahayd si nabad gelyo ah qarannimadii iyo midnimadii dalka,waana ogyihiin dadka reer Muqdisho in wax kasta nabad gelyo lagu xallin karo ee aan cidina hammuun u qabin dhiig kale oo ka dhex daata ummadda Soomaaliyeed ee u baahan in maanta la dabaqabto inta harsan. Iimaan Cali Cabdi Allpuntland,Nairobi,Kenya
  19. Banaanbax lagu taageerayo Dawladda cusub oo maanta ka dhacay Muqdisho By Dharbaaxo Posted to the web 24-10-2004, 17:09:40 Muqdisho:-Waxaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho Banaanbax lagu taageerayo Dawladda FKMG Soomaaliyeed ee lagu dhisay dalka Kenya oo ay ka qaybqaateen dadweyne aad u farabadan,iyadoo isu soo baxaas ay ka soo qaybgaleen Ururada rayidka ah iyo Degmooyinka gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/llaahi Xasan Ganey(firimbi) oo hadal u jeediyey banaanbaxayaashii ayaa u sheegay inay soo dhaweeyaan Dawladda KMG ah ee federaalka Soomaaliyeed ,isagoo muujiyey baahida weyn ee dadka reer muqdisho iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed u qabaan helitaanka Dawlad dhexe oo sugta ammaanka,islamarkaasna ay la shaqeeyaan Dawladda si looga gudbo 13ka sano ee dagaalada sokeeye,loona soo celiyo nadaamkii iyo kala dambayntii. Duqa magaalada Muqdisho Ibraahim Cumar Sabriye oo isaguna la hadlay Mudaharaadayaashii maanta ayaa sheegay inay u soo qabanqqabiyeen isu soo baxaan in lagu ayido Dawladda cusub ee u curay Soomaaliya,isagoo intaas raaciyey in dhawaan la magacaabi doono Ra,iisal wasaarihii,islamarkaasna ay ku soo dhaweynayaan Muqdisho,wuxuuna ugu baaqay Hoggaamiyaasha siyaasada ee ku dhaartay inay la shaqaynayaan Dawladda ay ka dhabeeyaan balanqaadkoodii. Jaamac Ismaaciil Dharbaaxo Puntlandpost,Nairobi,Kenya
  20. Gen. Maxamed Cabdi oo ku tilmaamay keenista ciidamo shisheeye Soomaaliya talaabo wanaagsan October 24, 2004. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Gen. Maxamed Cabdi oo kamid ah saraakiisha sare ee militaryga Soomaaliya kuna sugan Magaalada Muqdisho, ayaa ku tilmaamay tirada ciidamada shisheeye ee gaareysa labaatanka kun “20,000†ee askari uuna dalbay madaxweynaha dowlada federaaliga ee Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed, ay tahay xiligan mid ay Soomaalidu u baahan tahay si ay markaa nabadda ugga shaqeeyaan. Gen. Maxamed Cabdi Maxamed oo u waramayey idaacadda HornAfrik ayaa ku tilmaamay dalabka ciidanka tiradooda ay gaareyso labaatanka kun “20,000†ee askari iney Soomaaliya xiligan ugga faa’iideysan karto siyaabo kala duwan, dhaqaale ahaan iyo military ahaanba. Gen. Maxamed Cabdi ayaa dhanka kale saluugay in ciidamada shisheeye ay hormuud u noqdaan amaba ay ku jiraan dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya, kuwaasoo uu ku tilmaamay imaatinkooda Soomaaliya inaaney wax xal ah ku soo kordhineynin xaalada murugsan ee Soomaaliya iney dhibaatada sii kordhiyaan mooyee. Jananka ayaa aragtidiisa ku muujiyey dhaqaalaha ciidankaasi shisheeye lagu bixinayo iney si dadban ugga faa’iideysan karaan ciidamada milatariga Soomaaliyeed, iyadoo dalabka madaxweynaha dowlada federaalka KMG ah uu shaley hal mar ugga dalbaday Midowga Afrika labaatan kun oo askari “20,000†oo shisheeye ah uu ku sheegay iney tahay mid ay soo dhoweynayaan. Gen. Maxamed Cabdi oo sheegay inuu rumeysan yahay ciidanka baxadaasi la’eg iney wax weyn ka qaban karaan dhibaatada afar iyo tobanka sano Soomaaliya ka jirtay, ayaa hddane dhanka kale sheegay iney lagama maarmaan tahay in ciidamada shisheeye aysan iyagu sameynin wax hub ka dhigis ah, hawshaasina ay ugga danbeeyaan ciidamada milataryga Soomaaliyeed, oo ay ka caawinayaan xagga tababarka iyo xaga dhaqaalaha. Wuxuuna jananku ku tilmaamay ciidamadan shisheeye inaaney noqon doonin kuwii UNOSOM oo kale, oo iyagu ahaa kuwo ku ekaa iney caawimada Soomaaliya gacanta ka geystaan, waloow markii danbe ay ku kaceen arrimo kale oo iyagu u gaar ah, taasoo saldhig u aheyd fishilkii ku yimid hawgaladii ciidamadii UNOSOM ee uu Mareykanka hor kacayey.
  21. People of Somaliland have already rewarded those that took part in the real mass murder of Somalia. Dahir Riyaale Kahin comes to mind, he worked for the NSS, at the time, Egal was also working for Siyad Barre but hey lets blame a man who was in jail at the time. Rudy, bro Abdullahi is the President of Somalia, he was chosen by a Parliment which comprised of both his enemies and allies in which his clan had only 12 members out of 275. But hey you and others on SOL are smarter, more informed and honest than those 275 MP's. I support Abdullahi cause he can get things done, he did in Puntland and Insha Allah he will do it in the rest of Somalia. The argument about clan is baseless I did not vote for him, Somali's voted for him. He has a clear vision, to fix that country which you thought did not exist.
  22. It is like saying 2+2= 5, while it is four and saying wait it will get to five. the fact is two years of trying to find a solution for Somalia has gone down the drain. Simple as that. Is that a fact, or what you want to believe?? Dear, this government is only two weeks old, why jump the gun if its not out clan hatred. Why make so much fuss if its not out of fear for the existance of the phantom state. Xarago, I supported Arta, as much as I support this initiave, because there is no alternative than to try and make things work.