General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
LOL. I like the analysis.
-
I want ask a question, our media in the UK keeps on telling us that Bush will win that he is a ahead in the polls and so on. What is the feeling in the states, is it game over for Kerry? What about the issue of the key states, who is a head in them?
-
The guy went there, he did for a reason and these people in Somaliland are in denail. They dont want to ask for what reason has he visited Nairobi for over 5 times since the meeting started. There are rumours that he met Kallune and Buuba on a number of occasions. Also its a fact that when Kallune left Mogadishu and visited Somaliland he was not arrested, nor questioned by the authorities as was the case of Mohamed Jamac Ghalib, but he [Kallune] was invited to dinner by Riyaale and met both Awil and Qaybe there. Again no one in Somaliland's media want to acknowledge this, why?
-
Maxaa ka Jira Socdaalka Wasiirka Maaliyada iyo Xanta in uu qaybo Xubnaha Shirka Jooga ah La Shiray? Waxaa dhawaan socdaal aan la cadayn ugu baxay dalka Kenya wasiirka Maaliyada Somaliland mudane Xuseen Cali Ducaale( Cawil). Socdalkaas oo ay aad uga hadashay saxaafada Somaliland iyo qaybo ka mida saxaafada dadka afka Somaliga ku hadla oo ka soo wariyay imaatinkiisa iyo saamaynta uu ku yeeshay dalalka IGAD iyo faalada ay ka bixiyeen kuwa ku shirsan halkaa ( Kenya). Waxaa laysla dhex xulayaa in uu la shiray ama ay kulmeen qaar ka mid ah dadka ka soo jeeda Somaliland ee ka qaybgalay shirka oo uu ka mid yahay Cismaan kalluun iyo Ina Buubaa iyo Cabdale oo intuba ah kuwo Somaliland ka soo horjeeda. Arrintan xaqiiqadeeda oo aan la hubin laakiin laysla dhex marayo dalka Kenya ayaa ah mid aad ugu adkaatay dadka Somaliland in uu masuul dalka Somaliland metela uu la kulmo dadka cadawga u ah Somaliland iyo jiritaankeeda. Waxa hadaba lays waydiinayaa in su,aal ah in noqnoqoshada uu wasiirku ku noqnoqonayo Kenya, haddiise ay tahay diblomaasiayad muxuu Cawil dadka ugu warami waayay? Hadeer inkastoo arrintan iyo aqbalaadeedu ku adkaatay shacbiga Somaliland hadana waxaa welwel geliyey noqonoqoshada wasiirka oo gaadhaysa mudo 5 jeer ah intii shirku socday, Suaal kale oo meesha taala ayaa ah arrintan Madaxweynaha Somaliland muxuu ka og yahay, mase la socdaa noqnoqoshada wasiirka maaliaya Cawil ee Kenya, mise waa dhuuntaa Cawil madaxweynuhuna ma oga? Saleebaan Sulub Maxamed Kenya, Nairobi
-
Press Release – Upcoming Visit to Galkayo by a Team of Medical Doctors and Journalists - Friday, October 01, 2004 at 22:24 C O M S E D Cooperation for Medical Service and Development www.comsed.org 20 Via Verdogne, 88074 CROTONE, ITALY Tel: +390962-23193 Fax: +39-0962-2960 E-mail: info@comsed.org or amsalwe@hotmail.com Galkayo Medical Center (GMC) Gaalkacyo, PL Somalia C O M S E D Boston, USA Tel: (617) 259-7163 C O M S E D/GMC Kenya Liasion Office P.O.box 22522 – NAIROBI, KENYA 28 September 2004 Dr. Abdulcadir M Giama (Dhagacadde), a Gynaecologist and General Practitioner along with a team of Medical Doctors and journalists are scheduled to visit Galkayo, Puntland State of Somalia on the 9th of October. Dr Dhagacadde, the founder and chairman of COMSED along with five other Medical Doctors with medical and clinical practices in Italy will be undertaking surgical practices for the period of the 10th through the 26th of October at Galkayo Medical Centre (GMC) locally known as Dr Dhagacadde Hospital. Dubbed as the “Fight Against FGM and Eradication of its Practicesâ€, the initiative comprises of general medical treatment, surgery, public awareness, and dialogue towards the complete eradication of female circumcision: an ancient, non-Islamic tradition. Travelling with Dr Dhagacadde on his expedition are: - Prof. Bencivenga Alberto (Bones Specialist - Kenya Medical School) - Dr. Giuseppe Zinzi (General Anaesthetic - Catanzaro University) - Dr. Sebastiano Lannini (Surgereon/General Practitioner - Catazaro University) - Dr. Stellario Capillo (Pediatrics - Catazaro University) - Dr. Amoruso Gianfaranco (Gynaecologist - Catanzaro University) Also accompanying Dr Dhagacadde is a team of journalists and scholars from great learning seats in Italy including: - Prof. Gallo Antonio Maria (Pertini Technical Institute) - Mr. Locci Efisio (President of “Salute e Suiluppoâ€) While conducting surgery and general medical practice, the Doctors will be offering training sessions and seminars for the medical professionals in general hospitals and clinics in the region. Dr. Giuseppe Zinzi, an Anesthesiologist of Catanzaro University will be training local doctors, nurses and other medical professionals in the application, administration, and monitoring of Anesthesiology apparatus. A collaborative effort and the largest medical undertaking of its kind in recent years, the initiative is a joint exertion by a number of organisation including: * University of Catanzaro, Italy * Antiche Officine, Cratone, Italy * Pertini Technical School, Italy * Salute e Suiluppo, Italy * MediSend International, Dallas, TX USA * Guure Guest House, Galkayo, * Yamayska Foundation, Galkayo, * Iyo Radio Daljir, Galkayo, Puntland State of Somalia. COMSED, GMC and Dr. Abdulcadir M Giama (Dhagacadde) continue relentlessly in availing terribly needed medical practices and services in Somalia as they had done over the years. COMSED & GMC Boston, MA _____________________________________________
-
The Future of Somalia is in the Hands of Tribal MPs
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
Walaal a two-story building going up there or a single streetlight in one village in Somalia hardly compares to the rate of developement the rest of the world is experiencing. We are deceiving ourselves if we think so. A very good point, look at India and China's development in the last 7-8 years of even the UAE and lebanon. We havent built a new Road since I dont know? -
A/Qasin and Mohamed Dhere make a joint press conference
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
An interesting take on the agreement between the former TNG boss and Mohamed Dhere http://www.somaali.com/News.php?art_ID=1018 -
The Future of Somalia is in the Hands of Tribal MPs
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
OG. Girl, its not about who will be president but that we get back our country. We should all pray, hope and be optimistic about getting out of the situation that we are in Insha Allah. I want my country to be normal, I want the kids going to school, I want to walk in Mogadishu with no run down buildings. I want to see that blue flag flying high in the sky. I want my people to move on and forget the past......So if it takes this not so perfect Parliment, to get me one of the above then I am all for it. -
The Future of Somalia is in the Hands of Tribal MPs
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
ALL I can say is " what started with wrong NOW wont preduce right Ending ". The question is what is the alternative, another 15 years of misery and waste? -
A/Qasin and Mohamed Dhere make a joint press conference
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
How much do you agree with the above statement Smith, bearing in mind that Dheere maxamed Dheere is an ally of Colonel yeey, or is it 'was'? Am loosing track now. I think this was a posative development. The two men have been bitter rivals for a while, Mohamed Dhere use to say that Abdiqasin was a terrorist and Abdi used to call him an Ethiopian stooge. So what you have is a shifting of positions, which proves to the Somali's that these leaders, groups and clans have very little differences between them. As for the Liboi Road to Galkacyu statement, why not between the two geographic points these men represent some of the most Powerful clans and armed factions. -
Saraakiil iyo ciidan ka tirsanaa maamulka Somaliland oo u soo galay Puntland Laas Caanood Laas Caano :- Wararka ka imanaya magaalada Laas Caanood ee gobolka Sool ayaa sheegay in ay maanta halkaasi soo gaareen sarakiil iyo ciidamo Somaliland ka tirsanaa si ay ugu biiraan maamulka Puntland. Sarakiisha iyo ciidammada ka soo baxsaday dhinaca Somaliland ayaa waxaa hoggaaminaya ninka lagu magacaabo Yuusuf Cabdillaahi oo ku magac dheer (Ina Quuje), kaas oo ka mid ahaa ragga ugu firfircoon ee ku sugnaa jidda hore ee ay ku sugan yihiin ciidanka Somaliland. Sarkaalan oo maanta u warramayey SBC ayaa shaaca ka qaaday oo sheegay in ay go'aansadeen in ay dib ugu soo laabtaan dhulkooda kadib markii buu yiri aanu aragnay tallaabooyinka ay wadaan madaxda sarsare ee maamulka Somaliland ee gardarrada iyo dhul ballaarsiga huwan. Dadweynaha magaalada Laas Caanood ayaa si diirran u soo dhoweeyey saraakiisha iyo ciidammada ka soo galay dhinaca Somaliland dadweynaha magaalada Laas Caanoodna waxay ku tilmaameen tallaabo loo baahnaa in mar hore la qaado. Ciidanka daraawiishta Puntland ayaa soo dhoweeyey soo gelitaanka raggan, sida uu SBC u sheegay taliyaha hawl gelinta jiidda hore ee ciidanka daraawiishta, G/le Sare, Deyr Cabdi. Saraakiisha iyo ciidammada u soo galay Puntland ayaa gaaraya 45, waxanay sheegeen in ciidamada ka tirsan Somaliland ee u dhashay Puntland ay gaarayeen ilaa 200 oo askari hase yeeshee ay haatan ay ku noqdeen dahnahooda halkaasna ay iskaga tageen. Radio SBC
-
A/Qasin and Mohamed Dhere make a joint press conference
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dr. C/qaasim & Maxed dheere oo galabta shir Jaraaid oo ay ku cadeynayaan in ay ka heshiiyeen khilaafkii u dhexeeyey ku qabtay Nairobi Maxed dheere "Waxaan wakiil ka nahay Libooya ilaa Gaalkacyo Nairobi Waxaa galabta shir jaraaid si wadajir ah ugu wada qabtay hotelka Grand Regency ee magaalada Nairobi madaxweynaha dowladda KMG ah C/qaasim Salaad Xasan oo ka mid ah musharixiinta u taagan doorashada madaxweynaha ee loo balansan yahay 10-ka bisha Oktoobar & xildhibaan Maxed Cumar Xabeeb (M/dheere) oo isaguna ka mid ah xubnaha musharixiint ah, iyadoo labada nin saxaafadda ay u qeybiyeen qoraalo ay ku cadeynayaan 7 qodob oo ay ku heshiiyeen waxaana qodobadii ay ku heshiiyeen ay u qornaayeen sidatan: In ay si buuxda isku cafiyaan oo wixii dhexmaray labada hogaamiye aan dib loo fiirin In ay si wadajir ah ugu hambalyeeyaan guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka & ku-xigeenadiisa & dhammaanba xubnaha baarlamaanka In ay si wadajir ah u taageeraan shirka dib u heshiisiinta ummadda Soomaaliyeed si loo gaaro heshiis & nabad kama dambeys ah, isla markaana si niyad furan ay u taageeraan wixii shirka ka soo baxa Labada hogaamiye waxey ugu yeerayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay guud ahaan is cafiyaan isla markaana bog cusub loo furo nabadda lagana baxo tartanka habka qabiilka ku dhisan. Labada hogaamiye waxey ka codsanayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Muqdisho, in ay ku soo dhoweeyaan gacmo furan dowladda cusub ee la soo dhisi doono, isla markaana ay siiyaan taageerada ay u baahan tahay dowladaasi. Labada hogaamiye waxey ka codsanayaan dhammaan dadka hubeysan in ay hubkooda dhigaan, isuguna diyaariyaan hub ka dhigis dalka oo idil, si Soomaaliya u noqoto meel dowladi ka talin karto, sharcigana loo hogaansamo. Waxey labada hogaamiye si wadajir ah u cadeynayaan in ay daacad ka yihiin in shirkan lagu gaaro is-afgarad nabadgelyo dhaliya, isla markaana ay shirka ka soo baxaan natiijooyin dhaxalgal ah & in ay yeeshaan aragti mideysan si loo gaaro xal kama dambeys ah. Waxaana qoraalka ku saxiixnaa madaxweynaha dowladda KMG ah Dr. C/qaasim Salaad Xasan & guddoomiyaha maamulka gobolka Sh/dhexe Maxed Cumar Xabeeb (M/dheere). Qoraalkaas kadib ayey Saxaafadda la hadleen labada nin waxaana ugu horeyn hadalka qaatay Maxed Cumar Xabeeb (M/dheere) oo hadalka ku billaabay. Waxaa qoraalka la idiin qeybiyey soo saaray aniga & madaxweynaha dowladda KMG ah C/qaasim Salaad Xasan, waxaana mid isaga noqonay jidka lagu soo nooleynaayo qarankii Soomaaliya farqiyada noo dhexeysana intaas ayey aheyd, waxaan kaloo ka heshiinay oo xalay dhalay aan ka dhignay wax kasta oo dhibaata ah ee na kala gaartay aniga & C/qaasim, waxaana isla garanay in aad dib isula baadi-goobno qarankii Soomaaliya ka burburay, xilka mugaasi lehna ma ahan mid fudud maadaama aan wakiil ka nahay Libooya Kenya ilaa Koofurta Gaalkacyo awooda u dhexeysa anaga ayaa wakiil ka ah, dowladnimada marka la helana waa in la helaa cid sharcigaas fulin karta, waana in la tixgeliyaa miisaanka dowladnimada ee aanan la lumin" C/qaasim Salaad Xasan oo isna fadhigaasi ka hadlay waxa uu yiri "Waajibaadka na saaran oo 2 sano halkan loo fadhiyey waxey aheyd dib u heshiisiin, heshiiskaasoo ummadda Soomaaliyeed dan u ah ILLAAHEY xagiisana qiima weyn ka leh waana isaga midka aan maanta hortiina ku saxiixnay oo la idiin qeybiyey hadaad saxaafada tihiin, heshiiskanini wuxuu xoojinayaa dowladda halkan ku dhismi doonta in ay tagto caasimadii haddii ALLE yiraa oo dadkiina ay iyagu hubka iskood u dhigaan oo aanan loo baahan ciidamo shisheeye oo dhibaato u geysta dhaqanka dadka & dalka, balse is afgarad wax waliba lagu dhameeyo lana tago caasimadii iyada oo gacmaha lays haysto" -
Nairobi:C/Qaasim iyo Maxamed Dheere oo maanta si wadajir ah shir jaraa'id u qabtay - Thursday, September 30, 2004 at 19:18 Nairobi(Allpuntland)-Waxaa galabta si wadajir ah shir jaraa'id ugu qabtay Hotel Grand Regency ee ku yaal magaalada Nairobi C/qaasim Salaad Xasan iyo Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere),oo labaduba u taagan tartanka madaxweynenimada Soomaaliya ee dhici doonta sida lagu wado 10ka bisha Oktoobar. Labadaan nin oo hore u kala aragti duwanaa dhanka siyaasadda ayaa waxay ku sheegeen qoraal ay saxaafadda ugu talagaleen oo ay labadoodu ku saxiixnaayeen inay ka gudbeen khilaafaadkii hore ugu dhexeeyey,isla markaana ay taageersan yihiin doorashada Guddoomiyaha baarlamaanka KMG ah iyo xildhibaanadaba iyo guud ahaan natiijada shirka ka soo baxda,waxayna ummadda Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada Muqdisho ugu baaqeen inay soo dhoweeyaan ,taageeraana dawladda halkaan ka soo baxda. Labada nin ayaa waxay warxaxaafadeedkooda ku sheegeen baahida loo qabo in kooxaha hubaysani ay hubka iska dhigaan isla markaana dalka oo dhan laga fuliyo hub ka dhigis si dawladdu ugu shaqayso si habsami ah . Iimaan Cali Cabdi Allpuntland,Nairobi,Kenya
-
Tacsi: Col Xassan Cabdulle Qalad died today in dubai.
General Duke replied to Liqaye's topic in Politics
Ilaahy ha u naxariisto. -
Its not an SNW article Aniga & Profosooriintuba musharaxeenu waa "The Son of the Jackal" Abdulrazak Osman dirie -------------------------------------------------------------------------------- Qormada Prof. M.S. Said ee "Somalia : African problem child" ee uu qoray intii ka horeeysay dhismihii Puntland somalital, ayaa wuxuu ku sheegay in haddii shir lagu ballnasanaa in lagu dhiso maaamulkaas uu ku soo baxo Kol. Abdullahi Yusuf uu wax ka qaban karo arrimaha Somaaliya, kuna soo kordhin doono isbedel cusub. Saadaashii Profosoorkuna meel cidla ah ma ay dhicin, waxaana dhacday in Abdullahi uu abuuray maamul goboleedkii ugu ballaaran ee dalka,una taagan midnimada dalka & caawinaadda Somaalida laga gardaran yahay sida RRA iyo kuwo kaleba. Waxaa kaloo jira, Profesoor kale oo qalbi-xaaran (liberal) oo ku gabya afka Ingiriisiga ee degen Canada lana yiraahdo Prof. Moxamed Said Togane. Prof. Togane gabayadiisaas wuxuu marar badan ku weeraray Kol. Abdullahi Yusuf inkastoo si gooni ahna u amaano degaanada Puntland. Laakiin, waxaa dhacday in maalin dhoweyd ay wax iska bedeleen mucaarid -nimadii Profesoorka ee madaxweynah PL ee uu horay ugu bixiyey "The Punk of Puntland". Taasna waxaa ay ku cadahay gabayga uu dhowaan tiriyey ee uu sida gaarka ah ugu magacaabay Abdullahi Yusuf(Yeey) in uu yahay - The Son of the Jackal - ee lagu soo daabacay Mudugonline & Mudullood . Togane wuxuu qoraalkiisaas ku sheegay in maanta ninka keliya ah ee Somaaliya wax ka qaban kara amaba samata bixin kara uu yahay Abdullahi, isagoo intaas ku daray in uu yahay qof aan duceeysneyn laakiin si fiican ula tacaali kara koonfurta, waxna ka qaban kara bakhbakhda reer Hargeeysa .Gabagabadiina, Togane wuxuu ishaaray in shirka Kenya uu ku soo bixi doono Ina Yusuf Yeey (Son of the jackal). Haddaba, waxaan soo aragnay argtidii aqoonyahanadu, ee aniguna maxaan ninkaas ku doortay? Anigoo ah qof nabadda & midnimadaba jecel ayaa waxaan halkan ku soo qaadaya sababahaas :- Intuu ku soo biiray siyaasadda Somaaliya oo aheyd xilli adag oo dalku ka wada socday dagaalkii sokeeye, Abdullahi Yusuf wuxuu qeyb weyn ka qaatay sugidda nabadda ee degaanadii ay SSDF magac ahaan u sheeganeeysay in ay ka taliso, runtiina maamulkaas gudoomiyaha u ahaa Gen. Abshir wuxuu ahaa mid ciladeysan oo daciif ah. Intaas ka gadaalna, wuxuu ka sameeyey Mudug nabadeyntii ugu sareeysay ee Somaaliya ka hirgasha ee keentay in Galkacyo la soo dejiyo reerihii laga saaray oo magaaladii ku camirantay.Intaas ka sokowna, wuxuu aasaasay maamulka ugu mugga weyn Somaaliya ee lafta dhuunta gashay ku noqotay waqooyiga iyo damacooda Somaali diidka ah.Waxaana u sii dheer isagoo ah qof arrimaha Somaalida wakhti badan ku soo jiray, xiriir fiicanna la leh qeybaha Somaalida ee kala duwan oo runtiina u sahleeysa khibraddaas in uu isticmaalo si dalka wax uu uga qabto.Tusaale fiicanna waxaaba u ah sidii uu u kala furdaamiyey qolooyinkii C/qasim ee hakadka geliyey maamulka Puntland ee hadda isla maamulkii kaba tirsan! Marnaba, waxaan la illaawi karin in Puntland ay ka dhacday cadaalad aan Waqooyiga ka dhicin, Koonfurna kuba riyoon oo aheyd in askari Daraawishta PL ka mid ahaa oo loo qisaasay markuu nin ka soo jeeda beesha Jareerta ah ee aan hubeysneyn, taasoo uu ku heli karo Abdullahi codka Somaalida dhacan ee xoogga lagu heysto oo u ooman dawlad gacan bir ah ku qabato dadka xaaraanta xalaashaday. Marka murashaxeenna codkarka ah ee tiro badan oo xildhibaanada ah soo qortay, una dheer tahay isagoo doorasho noocan oo kale ah ku soo guuleystay ayaa waxaan u badinayaa in tanina uu ku guuleysan doono haduu Eebe idmo..... Abdulrazak Osman dirie bakool55@hotmail.com
-
Xarago, I support neither Morgan nor Hiiraale, trust me on that. However much I detest the JVA its not a hatred of the clans of Galgaduud. I made that point to you a number of times, but you dont want to understand thats you Che, I believe Abdullah is the best candidate in the race, he has his detractors and I respect their point of view. However if the security situation that exists in Puntland could be replicated to the rest.. South in Particular then you agree this would be a posative step towards the restoration of the state right? Now the only man who has the strength and tracke record to build up a Police force and security apparatus in the race is Abdullahi, not Adow, and definetly not Abdiqasin. My support for him aside I think its practicle and necessery for Somalia, to have a government that is all inclusive, supported by the international community, recognised and has the strength and commitment to disarm the various millitas that exists.
-
I do not support Morgan or any other warlord who I am in some fashion related to. I thought I made that very clear, but it seems you are unable to comprehend that Xarago, Morgan was wrong, Hiiraale is wrong both of them are wrong because those who suffer are the people wether from gedo or any other part. Is that good enough for you or do you wnat us Southerners to keep on shooting at each other
-
Che, thanks for your reply. I understand your stance, however while I agree that Somalia as a whole needs new leaders to support I see no alternative to Yey, he is after power yes, but atleast he also brings order and security. What is the alternative to strength of Yey, Jama's weakness, Jinni's confusion or the idealism of Abdirizaq Hagi Hussain? We need strong leadership in Somalia, not just paper pushers, exile's in London & MPLS who think they can do better, while lining up for the dole.
-
Bari_Nomad, bro how you doin I like the pics The people of LAS ANO ready to defen thei region against the entity that call itelf SOMALILAND. http://www.radiolascaanod.com/demo/index.php?art_id=1279&categ=&expand=&file=view_article.tp
-
SmithnWestern...Well bro, you seem very subdued, but atleast you try to be graceful in defeat. Many thanks Che, howeve I dont believe I got defeated or that I was even fighting in the first place. I struggle or fairnes and for peace and I hate this cleaner than clean argumnts that seems to come up all te time. For example its sad that one labels an individual a tyrent, a butcher or even a cold blooded killer because it fits in with ones poltical aspirations and aims. If you dont like Abullahi or your father/clan dont like Abdullahi he is a cold blooded killer, however those who worked for Siyad are not, Adow is not, Abdiqasin is not, Dahir Riyaale is not, Yusuf Inda Cade is not. This is where it gets silly for I support no killer, tyrent, butcher or mass murdere. I support a leader who has protected us, who has presided over the most stable region in Somalia aginst many forces wo would do us harm. The truth is Che, that it was not Abdullahi that kicked my family out of Mogadihsu, that killed my kinsmen in Hargaysa, that attacked Galkacyu killing 400 of my elders. It was not Abdullahi who occupies peoples homes in Xamar, who plants drugs, who loots villages. I support Abdullahi Yusuf Ahmed as the President of Puntland as my nomination for President of Somalia and as the man wo struggled so that my famly could live peacefully in Galkacyu.
-
And do you realise that in the scenario you depict there will be no room for either JVA and Morgan in Kismayo, but the real indigenuos inhabitants of Juba will control their area. It would be a wonderful development, I neither want Morgan nor the JVA, SSDF,USC,SNM or any other acronym. I want peace in Somalia and economic development. Like J11 asked what do you want?
-
Hence I question this change of heart which was absent when there was peace, and present now at the face of defeat and after so much bloodshed..where is the responsabilty and accountability.? There will no peace untill all factions in Juba and throught Somalia are disarmed and that the people get back control. For I disagree that the JVA and others have a right to control Kimsayu, Just like Horn is totally against Morgan controling Kimsayu we want the people to control the city, region and country. Every man has a right to his home. As far as I am concerened its better to get a negotiated settlement. I am glad you are pleased for us Somali's to get back on our feet.
-
Xarago, in conflict things get clouded, emotion get high. However what we have done botth myself and Horn was report the events as they happened. I was against the conflict as I am any conflict wether my clan, region or country is in the wrong or in the right. Now this article posted above Hiiraale made some posative remarks I comend him for that. I welcome the moves by IGAD to get Morgan to negotiate as we are in the final phase of the peace conference. So Xarago, what are you barkin about? Does it bother you so much that the people of Kismayu are chosing peace and that the factions are being forced to negotiate.
