Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,244
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    63

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by ThankfulSP: Again this is your interpretation. I was in Lascaanod in 2006 Aaar kuwii meesha laga eryaday baa SOL ku jira ,,,,, ma anaan garan ,,, loooool
  2. Maaday somalinimad ma wax laga baxa marna la so gallo manay ahayn wax lo dhasho mise to proof your somalinimo wa inad isbaaro badda iyo bariga dhigatiid. Inaadeer cambahaga iyo muuskaga iyo waxaas oo dhan iska haysta anagu maba cunno waxaas Geelena ino kala sooca ma ceeb ba waxaasi sxb?
  3. Originally posted by Jacaylbaro: Hmmmmmmmmmmm ,,,, Koonfur iyo hagaag hada waa kala dheer yihiin ,,,,, isma oga
  4. Wont change anything alshabaab is superior to xisbal xasuuq. Black flag it is.
  5. Garaad jamac garaad cali is the supreme leader and I don’t think he will be coming to boosaaso, if he does he will lose those who support him that support an independent state called ssc and they will see him just a puntland sympathiser and they don’t want that. That will just push them further away.
  6. Riyaale can stay in office he has the blessing of the people of somaliland and the house of elders till the Electoral commission set up a date anything from that he will stay president till election happens. Our government is doing everything to secure the big cities. Like they always did. This is the work of criminals and Somaliland police does not tolerate criminals.
  7. so garaad abshir and garaad cali buraale, are a jabhad lol.
  8. this is the work of the koonfurians fashyada dadka reer somaliland ma qataan. waba reer rwanda oo kale
  9. Mr red sea Reerka faanka wa lugu yaqaana ha la yaabin wa wax ay ab iyo isir ay u leeyihin. odaygi ina cabdulla xassan ba arkay u sheegay lol
  10. I am still waiting for an response wanaanigi ku jawabay mise affarti erey eeh aad khalif Maxamuud ka xafiiday ba ka kala daatay.
  11. Xildhibaan C/laahi Cali Cismaan Oo Caawa Boosaaso Lagu Dilay ,Laba Qof Oo Loo Qabtay Dilkan Written by Jidbaale.com Tuesday, 05 January 2010 21:17 Boosaaso(Jidbaale.com):- Waxaa caawey lagu dilay magaalada Boosaaso ee Xurunta Gobalka Bari Xildhibaan C/laahi Cali Cismaan oo loo yaqaan Karaad xildhibaanka ayaa la dilay asaga oo salaaddii cishe ka soo baxay meel aan saas oga fogayn Masaajid uu ku soo tokoday salaaddii cishe. Waxaa soo badanaya weerararada loo gaysanayo masuuliyiinta ka tirsan Dowladda Puntland iyada oo magaalooyinka waaweyn uu maamulka Puntland la daala dhacayo sidii loo adkeyn lahaa amaankooda. Xildhibaanka ayaa noqonaya xildhibaan kii labaad ee la dilo waxaa horay loo dilay Xildhibaan Ibraahim Cilmi warsame iyo Wasiirkii warafaafinta Puntland Warsame Abdi shirwac Seefta banaanka waxaa kaloo weerar lagu gaaciyey oo miinooyin loo dhigay wadada Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi. Maamulka Puntland ayaa wada dadaalo lagu adkaynayo ammaanka Puntland .War haatan na soo gaaray ayaa sheegay in ciidanka Amaanka ee magaalada Bosaaso ay gacanta ku dhigeen laba qof oo geystay dil ka dhacay caawa Boosaaso Wararka ayaa intaa ku daraya in laba qof haatan lagu hayo Saldhig ku yaal Dekkada Boosaaso oo su,aalo la weydiinayo. Saraakiisha Amaanka ee Boosaaso ayaa diiday in ay wax tafsiil ah ka baxshaan dilka iyo cida ka danbeysa balse waxaa ku soo badanaya Puntland dilalka aanada ah oo ku salaysan qabiilka taas oo ay adeg tahay in xal loo helo. Dad joobjoogayaal ah ayaa sheegay in ciidanka ay qabteen laba qof oo loo badinayo in ay dilka iyagu geysteeen ka dib markii ay ceyrsadeen shacabka ayna mid ka mid ah dhaawaceen midna uu galay guri ku yaal Boosaaso ka dibna ay ciidanka ay xoog ku galeen guriga. Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa ah haatan mid degan waxaana ay ka dhacay banaanbax rabshado wata ka dib markii ay shacabka maqleen in dil uu ka dhacay Boosaaso. Jidbaale.com jidbaale.com@gmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it Last Updated on Wednesday, 06 January 2010 00:12
  12. http://www.youtube.com/watch?v=lqCYovx7Pug&feature=player_embedded
  13. Originally posted by Jacaylbaro: Waan joogi jiray ,,,, maxaase ka dambeeyay ?? Aniga ku sheegaya waxa ka danbeyey Anagu xammar dooni meyno xumaana uu geysan meyno xoriyo iyo xera dawladiyo xuduud ba naga dhaxayso
  14. Xildhibaan Lagu Diley Bosaso iyo Dad Loo Qabtey Falkaas January 5, 2010Waxaa fiidnimaddii caawa lagu diley magaalada Bosaso Xildhibaan Cabdullaahi Cali Cismaan. Xildhibaanka ayaa toogasho lala beegsadey xili uu ka soo baxay goob masaajid ah, kadib waxaa weerar ku qaaday nin hubaysan. kaas oo rasaas la beegsadey Xildhibaanka ayaa la sheegay in uu isla goobta ku nafbaxay, waxaana isla markiiba goobta gaarey ciidanka amaanka ee Puntland. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in ciidanka amaanku ay isku gedaameen goob lagu tuhunsan yahay in uu ku jiro ninka geystey, waxaana la sheegay in lagu rajo weynahay in gacanta lagu soo dhigo waqti dhaw. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegay in Boolisku ay u qabteen falkaas laba nin kuwaas oo lagu tuhmey in ay xiriir la leeyihiin falkaas. Xildhibaan Cabdullaahi ayaa kamid ahaa xildhabaanada Baarlamaanka Puntland, waxaana uu ka soo galay Gobolka Bari gaar ahaan magaalada Bosaso. Waa xildhibaankii labaad oo lagu dilo gudaha Puntland muddo laba bilood gudaheed ah, sidoo kale waxaa la isku dayey in la dilo Gudoomiyaha barlamanka Puntland, Cabdirashiid Maxamed Xirsi, kadib markii qarax lala beegsadey gaarigiisa waxaana ku dhintey mid kamid ah ilaaladiisi. Faahfaahinka filo Hoseed Media…….. News Desk
  15. Somaliland launching debitcards Somaliland exporting live stock again things are good.
  16. Originally posted by Jacaylbaro: That is 26 years ago ..... silly xamar waliga ma tagtay it used to be a nice place.
  17. Originally posted by Qudhac: indeed theres only somaliland and somalia la sheeg
  18. From lawya cade 5 km away from Djiboutian border all the way to yoocade 5 km from garowe
  19. Jigjiga is not necessary in this case because The British re shaped the border of Somaliland in the 50s, and the area known today as Somaliland is the right Somaliland., how ever the tribes of Somaliland all do want secession, from lawya cade ila yoocade. And Suldan Maxamud cali shire had a treaty with the British. The garaad also wanted a treaty but the dervishes killed him before he could make a deal with the British. When jamac jangali was the mayor of burco in 1936 he had some sort of treaty with the British
  20. General duke Wali ma Generalki ku dhalay baad day dayeysa Ingreeska ha ka dayin talyaaniga ka day
  21. What’s the point if he steps down another puppet will take his place let him enjoy his time and after that a new reconciliation deal will be some where in Djibouti or Kenya Marka ha dag dagina somaliyey.
  22. Kooxo wasiiro ah oo maanta lagu dhaariyey madaxtooyada ka dib markii ay mudo qaarkood xilka hayeen iyagoon dalka u dhaaran sida dastuurku dhigayey SDWO (Hargeisa 04/01/2010) Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa u qornaa sida tan “Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Mudane Maxamed Xirsi Oomane waxa uu maanta si rasmi ah ugu dhaariyey Madaxweynaha hortiisa Mudane Daahir Rayaale Kaahin wasiiraddi Cusbaa ee dhawaan xilalka loo magacaabay. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibada oo la dhaarinayo Wasiirka Dib u Dejinta oo la dhaarinayo Wasiirul dawlaha Macdanta iyo Biyaha oo la dhaarinayo Wasiir ku xigeenka Hidaha iyo Dhaqanka oo la dhaarinayo Wasiirul dawlaha Arrimaha Gudaha oo la dhaarinayo qaar ka mid ah wasiirada maanta la dhaariyay Wasiiradaasi oo qaarkood ay la wareegeen xilalkii wasiiraddii geeriyooday Illaahay ha u naxariistee, kuwa kalena ay la wareegeen wasiiraddii xilalka laga qaaday. Wasiiradda maanta la dhaariyey waxa ay kala yihiin kuwan hoos ku xusan Xuseen Caynaan Faarax W/Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha. Cabdi Xirsi Ducaale Wasiiru Dawlaha Wasaadda Kalluumaysiga. Saleebaan Warsame Guuleed W/Wasaaradda Gaashaandhiga. Farxaan Jaamac Ismaaciil Wasiiru dawlaha Arrimaha Gudaha. Maxamed Axmed Faarax Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dalxiiska. Muuse Cabdi Muxumed Wasiiru Dawlaha Macdanta iyo Biyaha. Maxamed Yuusuf Cismaan Wasiirka Dib-u-dejinta. Axmed Aadan Ismaaciil Wasiir Xigeenka Arrimaha Dibadda. Cabdi Yuusuf Aadan Wasiir Xigeenka Dhalinyarrada iyo Ciyaaraha. Wasiiradaasi maanta uu guddoomiyaha Maxkamada Sarre uu ku hor dhaariyey Madaxweynaha JSL hortiisa waxa kale oo isaguna goob joog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Axmed yuusuf Yaasiiin. Waxana uu madaxweynuhu wasiiradaasi cusub oo qaarkood ay in mudda ah xilka soo hayeen uu u rajeeyay in Illaahay ku guuleeyo xilka ay Qaranka u hayaan”.