Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. ^^^haa...waa i qabatay...riwaayada rajo ee ku jirtaa...laakiin inuu reer gaalgacayood yahay adaa iga taqaanit Wiilo - abayadiis see wax yihiin.....battery low maa tahay...of course MMA aan ka waday
  2. ^^^inanta aad ka hadleysit waa aniga aan umaleena?
  3. sadaqal laahul cadiim, wasadaqa rasuulul kariim!
  4. "It is not easy for a partner to keep up with you, sexually or otherwise" ^^^ hah hah haaaa......I need to go and test if theres any truth to the above statement......my partner can't keep up with me sexually......loooooool
  5. ^^wajiga iga baandhee....magaca ani makuu bixinin ee waxaan ka aqriyay signature kaaga
  6. b4 I attend that protest I would like to know why where they killed in the first place? I mean, you can't just kill people.....they must have had good reason.....i mean this act has not been carried out by individuals/terrorits....it's the Saudi government....the victims (r.i.p.) could be partly blamed.....(not that I am hearless person) but hey....
  7. ^^ina-adeer soo dhawaaw....gabadha meel qaali bey nooga taalaa, boqortooyo buuxdo bey dhaxda uuga jirtaa soo maad garan....cariiriga aad sheegeesidna maba fahmin.....meeshana tartan ma jirto...laakiin xoogaa ilbaxnimadi aa kugu qaloocatay aan umaleenaa....sababtoo ah SOL wexey qabtaa PRIVATE MESSAGING sheekadaada mala ogaan leheen laakiin hada waan wada ogaanay waxaana filanayaa inaad critisism qaadan kartit
  8. ^^hoodeen ugaas malaaq sori waxaan ka waday MMA
  9. Wiilo - by now you should know how much I appreciate our friendship.....anyway I don't know how I could forget you from the list, ( I also forgot Jaceyl_Baro) but seriously don't hold that against my heart hold it against my mind....you know me love you girl....I could never forget you...aight increase the peace hon. Waranle_Warrior - abowgiis....if you are thinking of joining Baro Family...you are more than welcome.....but 1 condition though... YOU MUST HAVE GREAT SENCE OF HUMOUR!
  10. Wiilo_Duco, Duke_Valentino and walaalkey Rokko...ka raali noqda erayga aan ka dhahay magaaladiina Garawe....of course waan u oqoonsanahay iney tahay gobol soomaaliyeed oo dad walaalahey sida idinkoo kale dagan...waana ka xumahay inuu hadalkeygi dhibaato idiin keenay...laakiin walaahi bilaahi naceyb waxyarba xitaa haba ahaate inaasan u qabin. Waxaana rajeynayaa inaad iga gudubtiin raali gelintaan. Laakiin weli waxaan ku adkeysanayaa inaan u rabin Magaalo madaxdeena in LA BADALIN. Is maqal damboo xiisa leh!
  11. ^^Harvard mafia waa gabar (aan umaleenaa)....laakiin xeetahay Wiilo cinwaankeeda meesha lagu weydiiyay :rolleyes: ...Wiilo xitaa waa yaabtay....why kuma lahoo
  12. where is my coffe this morning....coz I don't know what you on about
  13. WLC Waranle baro family are mainly the reason I'm here....baro family are the coolest most outgoing nomads in SOL. Baro members; Tuujiye Check_Mate Nuune Qac Qaac Miskiin Macruuf Akhayaar sweeter than your tea (me) Raula oh yeah we've got new member Ay Kutubeey other reason I'm here is like runaway virgin said sense of community in it.
  14. ^^^ula jeedadeyda dhan ma fahansanit......hal meel baad rabtaa inaad iiga dhagnaatit, laakiin waa caadiyoos
  15. ^^waxaad rabtit u qaado......aniga waan garanayaa waxa aan ka waday, adna uma qalantit inaan kuu fasiro......laakiin dadnimadeyda waxba ka magaraneysit ee iga aamus. Teeda kale waxaan la hadlaayay Wiilo_Duco adi sidii tixsi camal maxaad uugu soo dhaxdhacday :rolleyes:
  16. ^^^ina adeer naceyb aan u qabo ma aha dadka dago Garowe....sababta aan uuga soo jeedo waxaa waaye waxaan ka xanaaqayaa dadkaan isku dayaaya iney burburiyaan Somalia taariiqdeedi.....hadaad caqli leedahay adba maad ogolaan leheen in wadankaaga taariiqdiisa la badalo. Ilaahayow mee ahaato xitaa gobolka ee qabiilkeyga dagaan...100% waan kasoo hor jeedaa waxaan dadka sanka laga gelinaayo. Ma is af-fahannay?
  17. ^^lions eat people, aids kills people, wars destroys people....to me they r all the same CATASTROPHE
  18. ^^^bissinka iyo burdaha! maxaa tixday? :eek:
  19. anything is possible ...Ngone and adultery now that's news. to be honest with you I think you are lying I think you just want t o get some attention here....congrats you have succeeded. Just take UDs advice...."don't come home with new tricks to show her"...otherwise there will be BAC MADOW waiting
  20. ^^^oops i didnt finish my sentence as far as im corcerned garawe doesn't exist
  21. ^^well said lool rudy bruv me agree with u.....i never heard of the place i rather vote for hargeisa becaming the new capital but garadi or whatever is called as far as i'm concerned
  22. ^^^looool @ jaceyl tifqaayo. Soomaaligaaga waan ka helaa