Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. Tuujiye...see kaa noqotay, hada leebo la gaaray hotelka ciyowbo aboowe waan kaa helay, abaayo waan kaa helay maa laga bilaawaa sheekada? Inkastoo la is xiiseenaayo ....qufna meesha ma is qarxinaayo....Tuujiye hadaad CK u kulshahay quftaas waa laguu soo helaa...marka waa adi iyo ragnimadaada. Jb aad wuxuu uugu kulul yahay Wiilo...Ilaaheey walaalkeen ha u fududeeyo amuurahiisa, QQ naagaha diyaarada aa? lool waxaan ma anaa fiirsan karo....gabar oo wadaad eh aan is naqaanaa, marka iida aan hori usoo wadaa. kaalaya, Checkmate maxaa loo casumi waayay? mase isaga baro family waa laga kansalay?
  2. nacalatallah calaa wajhak yaa qoomu luud! runaway, you should ignore her totally, u should not be her friend let alone allow her visit ur home, disgusting where do these ppl come off? :mad: YOU SHOULD SPIT ON HER FACE...u better be careful girl who u hang around with, Somalis say "u r what ur friends r"....keep far away sis
  3. heeey maryooleeydi wey ilbaxday....hadalki ee barteen in ey xariijin kor mariyaan....hormar.com maxaa kale oo cusub aad soo barateen?
  4. Bernie Mac Chris Tucker Bill Cosby Eddie Murphy Chris Rock I aint seen u for awhile stpaulchick....wlc bk hon
  5. waaw sheekada so far waan ka helay...anaa insha-allah sii wadi doonno laakiin hada xisad ee tahay inaa galaa
  6. thank you gacaliso...I missed 2day.. (i should've fasted 2day ....my dad even told me to fast these 2 days....if I only listened 2 him)...I'll fast 2moro insha-allah, n I shal pray 4 u sis ameenah
  7. ^^^thank you.....laakiin jaceylka dhabta hal mar lee oo kusoo maraa ma ogid miyaa? Aniga jaceylka aan difooso aan u ahaan lahaay..laakiin waalidkeyga waan qancin lahaay
  8. ^^^nice 1.....i really enjoyed reading that. Nuune now its your turn inaad sii wadid....and by the way adna abowgiis malaa'ig haku soo salaanto
  9. ^^anba waan jeclaan lahaay inaan la kulmo nabi ciise calaeyhi salaam..laakiin waxaan aad usii jeclaan lahaay inaan la kulbo nabi da'ud caleyhi salaam.....horta nabi da'ud qoom kiisa soo mala halaagin?
  10. ^^end of part 1 lee waaye...wee soo socotaa....Jb lee hada lala kulmay...idinka diyaaradiina weli cagaha masoo dhiganin....sheekada adi ila qorhee nooh pls....caawitaan aan ubaahanahay.
  11. ^^^today must be ur lucky day ....gabdhihi SOL attentionkooda adi lee heshay....talow meeshaan wiilashi kalay malaga xiray?
  12. yaa Allah, how true n how sad.....Forgive us Lord Rahima thnx sis
  13. ^^^ok adi waan ku sugaa, laakiin iskaabulada wexey yaqaanaan markii midkood la casumo kuwa kale iney hori usoo wadaan, marka saas ha igu sameynin..ee kaligaa is keen
  14. ^^the answer is YEEEESSSSS, so bring ur-self gacalka
  15. intresting arguments going on between FF and UD
  16. ^^sori waan ilooway inaan wax ku siinin, i guess cunto aan kuu niyoodo abaalkeeda waa duco niyadeed, jazakallah
  17. ^waad ku mahadsan tahay ducada (inkastoo aan u jeedin meel aad duco iigu qortay)
  18. ^now n then iskaabulada waa in la dhaqaaleeyaa....
  19. ^^waa su'aal mudan in aan ku weydiiyo "The Foundations of the *** Group of Clans" xidigyada meesha ey qarineyso maxaad ku dhax qarisay? Eraygaas hoostiisana waxaad ka hadleysaa qabiilada H-A-W-I-Y-E, waxa kaliix oo maskaxdeyda ku soo dhacaayo waxaa waaye in sadaxdaas xidig laga waday a$$, Quantum Leap ma saxsanahay? :mad: :confused:
  20. May the peace and mercy of God be upon you After salams, if you had the GOLDEN opportunity of meeting any 3 prophets (caleyhi salam), who would you choose? I'd choose 1. Ibrahim (caleyhi salaam) 2. Musa " 3. Mohamed (caleyhi salaatu wa salaam) I'd be privileged meeting them May Allah grant us our wish (in Janna)
  21. ^^bariis iyo dooro, baradho la shiilay iyo mixed vegetables with sabiib iga gudoon .... aaaah, tutti frutti
  22. last year I was the only person representing Somalis in my Uni, this year luckily there 2 more girls....but no Faarax, me miss me faaraxs!