Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. bal anna aan mid ku daro... nin reer waqooji ah aa wuxuu u soo socday xamar, xaaji qamsiin oo meel kasoo raacay, waxaana fuulo igaarkoo oo reer xamar ah. jid xun oo jajaban baa lasoo maraayay oo markuu baabuurka jagjag dhaho dadka waa isku dhacaayeen. baaburki baa meeshi soo maray, wiilkii reer xamarka ahaay wuxuu ag fadhiyay reer waqooyigi oo wuxuu ku yiri 'exkuusno' (waa talyaani meaning excuse me), ay reer waqooyi waa iskuusay, yacni wiilka ha caaririnin oo is dhahay. hadanana sidi oo kale aa qabsatay ... maanta dhan reer xamarki wuxuu ka bixi waayay 'exkuusno'..maskiin reer waqooyi tacbaan oo noqday oo soo isku kuusaayay nafta aa ka bixi rabtay....marki dambe reer waqooyigi wuxuu 'walaalo dee gaariga mar dhaw ka dhici...bal halkee baan u sikadaa'. reer xam arkina polite nimo oo'ba dhameeyay soo maantoo dhan uugu haayay 'exkuusno'
  2. ahlan wa sahlan walaalaheyga aad qiimada badan oo aan sol daradood u jeclahay (sol family-noolaada), salaan ka bacdi waa la faayaa oo dhib ma jiro xiiso aan idiin wada qabo inta aan ka eheen everything waa cool. waxaan meeshaan uugu hambalyeynayaa walaalkey NUUNE oo soo helay title'ka MODERATOR it was about time these "outlaws" got some sort of recognition.....my ni99a I salute YOU! walaasheey wiilo....hon how is ur summer-holiday, enjoying i hope qq- my main man wus up dude - when we gonna link up cm - akhayaar - adi iyo single mother yaa raay? Tuujiye- magacaaga kaliix aa qosol iigu filan, la'aantaa abaar waaye.... i love u man, shactiroole adiga ka hor ma jirin...keep it up ooh i missed u all so much , u guys r so dear to me....love u loads....n remember increase da peace laters homies
  3. Lakkad wlc bro - u've been missed
  4. ^^ quf yahow ani xitaa sammarkaan waan u socdaa Finland insha-allah...first laakiin waa inaan maraa sweden. hadaad imaaneysit finland hola at me via pm cos u will need some1 ( expert) to show u around....and who is better candidate than me, eh. wiilo north america ma meel barwaaqo aa? walee isma dhihin...intee barwaaqo ka tahay,m waxa kaliix oo ka da'a sida roobka oo kale waa CRIME
  5. ^^common occurance aa? war heedhe umadeeni weli sidaas uma fatahin
  6. ^^^ermm....NO Caveman....ina adeer waxaad iloowday tii uugu muhiimsaneed. musqulaha sii dhaq farxaanow guriga naga sii huufarey...asxaabteyda aa ila soo socoto, eena qashinka dibada u saar, baranda'dana naga bilbil farxaanoow....gorgoradeydi miyaad feereysay aan hadaay kuu dhiibay? iyo dharkii hoose kale
  7. ^^good dial 4 duhur....hope the line is not busy (Istaaqfurullah)
  8. ^LOL....if u give them shocking title...they bound to come n read....it's playing with their mind
  9. ^Chelsea is going to beat Liverpool u'll c
  10. innaa lillaahi waa innaa ilaahi raajicuun! sis may allah grand him jannatul fardows....and may u and ur family find peace and strenghth to survive these difficult times....go with GOD darling
  11. Salaams all guess what I'VE GOT GODS DIRECT CONTACT NUMBER ....shall I give you that telephone number? honestly Im not joking...u dial that number it goes straight to him. ok grab a pen and paper cos this is the most important number u'll ever get....ok it's 24434 got it? ok let me break it down 4 ya 2= 2 rak'a of salaatu Subax 4= 4 rak'a of salaatu Duhr 4= 4 " " " Asir 3= 3 " " " Magrib 4= 4 " " " Isha go on, make that call 2day!
  12. baaldi aan ku qabeesanaa....war meeshaan UK africa oo nabad eh waaye. meesha nalka laga shido musqulaha xerig aa jiidee....Europe waxaa iigu dambeysay 5 sano ka hor markaan Finland kasoo guuray. Tuujiye - adoo gabeesaneedit aa hal mar biyo kulul aad kuu gubaayo...ar meeshaan soomaaliya aa dhaanto
  13. Qacda tanagis for ur duco Tuujiye wiilka ka leexo, wuu kaa qalbi jilacsan yahay wax yahow bulukeetiga eh Ilhaam sis past or present how can any1 4get that torture? me naah...I think if Im ever to experience that ocasion (insha-allah)...I should remember that for the rest of my life
  14. looool at Qacda iyo nuune iyo Tuujiye musuwuradooda. Wiilo macaanto alla gabadhaas ii ekaa, quf yehey noloshii hore maa igu taqaanay Juxa - abaayadiis today im in a good mood...so whatever I said a week ago I apologise...today is a new day...so lets just chill
  15. ^^weli ma fiirsatay ruwaayada find him a wife? Uk waan ka la ahay weli
  16. ^^waan kula raacsanahay...laakiin hal mid kale aan ku dari lahaay ruunkinet.com
  17. @ checkmate.....I agree with u bruv...waxaan xidig awal eheen ma nuuraayo....safka gadaal kasoo qabso dheh
  18. ^^^so r u telling me that you have forgetten all the pain u went through to give birth to her? perhaps I should remind u sis.... PUSH GIRL PUSH....I SEE THE HEAD...GOOD GIRL NOW I WANT YOU TO GIVE ME ONE NICE GOOD PUSH you telling me that is your best feeling? :confused: ....oookkk then....c ya