Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. oo hada naagtaas Mareekanka baan dadkeyga ka daafacayaa mee ka tahay mase iidaabo ******** eh. Laakiin aniga waxaan umaleenayaa rag iyo dumar ineysan kala leheen ********imo.....umad kastaba wey ku jiraan kuwa liita. Mideekale markaad haysatit baazuuke, quf kugu soo saqajaamaayo ma laha....protection ahaan waa loo baahnaay qoryo especially sanadkii 1993.
  2. waxaan u xiisay walaalaheygi aa la kaftami jiray habeen iyo maalin...kuwaas oo kala ahaay Qacda, Tuujiye, Checkmate, Nuune iyo Wiilo.....I miss us guys....baro family.....waa la kala dhumay, dadka qaarkood xitaa hadaan isku dayo inaan la kaftamo qosol maba iga keeni karaano sidaad idinka iiga keeni jirteen. Farxadi aan SOL uugu imaan jiray waa la iga boobay....i dont check doodwadaag anymore...............................and where the hell is my broda qac qaac? I miss him walaahi.......Tuujiye is still around....but he is not as fun as he use to be back then.....Nuune is taking the moderator job too seriously, he is another level.....well what can I say about sister wiilo......I miss our chat sis......the jokes and teasing other baro members.........good old days.......u guys have all changed.....normally change is good....but SOL nowdays is not as lively as it use to be....its suffering lack of VITAMIN BARO FAMILY. I want u all back..........
  3. ^^ok tanal yuu feero armaajo.....markale aan aqrin doonaa insha-allah
  4. ma fiirsateen ruwaayada WADCI...msrkuu makki dhahaayo "moos maku siiyaa"...naagta haa ee dheehee....markaas oo isaga wuxuu dhahaa "qolka noo suubi adna isa suubi, anna waa isa suubinaa, markaas wixii la suubin lahaay aan suubineynaa".............looool xaajiga caadi ma aha yaaqe!
  5. Sayidka....marka hore waxaan ka xumahay inaan san aqrin karin qoraalkaas aad u dheer....teeda kale waxaan iga fiiji'yay topic'ga qoraalkaan....Dhulkii Ilaahyada maxaa laga wadaa.......Hal ilaah lee soo ma jiro
  6. makki xaaji banaadir waa jiraa! mexee eheed horta aayadii Quraanka oo markasto hal qabsi u eheed? something something illaa mataacul qaruur......saas mee eheed MMA?
  7. ^^geel markii loo heesaayo.....shimbir u ala'laas. Somalida ma qurxana maad af-keyga ka xukmisay? :rolleyes:
  8. and ur problem is what...haniif :rolleyes:
  9. ^^^ bravo caleek....waad'ba qori kartaa somali....practice garee lee
  10. ^^^oooc! :rolleyes: :rolleyes:
  11. 6 months did u say? heh heh hee....talk bout chemistry....well they do have it in common lool habarta maxaa chatka geliyay? ii daabo caadi eheen
  12. horta inkastoon aan jecleen inaan u dambeeyo nin cadaan eh inleen wax'ba kama faa'idaayiyee hadaan guursan lahaayna (ka alla magan!) waxaan ku dooran lahaay inuu ciyaal qurux badan iga dhalo.....wax kale iskuma hayno ani iyo cadaan
  13. how you lot miss boxing day? I wait a whole year 4 boxing day to come............anyhow.....I spended so much money on clothes and make-up and some more clothes and make up and more make up.......coz simply u just can not wear the clothes u bought on the summer...u ask y.....well....u cant wear pink n baby blue during winter....and the make up.....well my friends i update my makeup every month.....its a must! Maxfactor...makeup for make up artist
  14. sanad kasto markuu sii dhamaanaayo topic'gaan waa lasoo celieyaa..... :rolleyes: ...wax kale meesha malagu haayo miyaa? Sol canax ee ku soo baxday.......ka'kac dheh!
  15. marriage this marriage that....2 much jada jada on this sh**t....Im doing great with this life of mine. men r hassle! fartun....aw-guuriyo - whatever rocks ur boat girlfriend
  16. ^^^loool qufyehey saxiixaaga waa ka cabso....areey saanna xee eheed....xanjo dhacday aad noqotay xaa la yiraa? manii la yaabo yaasiinka. jeylaani....fadlan xushmey luqadeena....teeda kalena fikrada aad ka haysatit sangub ama singub fadlan adiga lee hakuugu ekaato. caamir - gabay culus waaye walaahi....runta oo taabtay abwaabkaan....inkastoo igu adkeed inaan fahmo erayada qaarkood
  17. adi heesa hee u duubi leheed quf aad jeceshahay....waxa kaliix aan ogahay inaan rabo wexey tahay muusikada iney ahaato kuwaan casriga cusub.....ma rabo wax qarni hore ahaay.
  18. the only somali person that im really proud of and i can say he represents me is Raage Omar.....somalia needs more ppl like him not Imaan. come on now nomads.....she is married to a bisexual geaser...good GOD. she needs to sort out her man first get him straight n all...
  19. ^^^^loooooooool Xmarweyne I salute your Idol (ur-father)...xamarweyne.....no matter how long it took u 2 understand my somali....bottom line bruv u understood me. U knw what i find romantic....whenever I go to a wedding i see somali couple in their 50s dancing tango with the newly weds.....bless.
  20. ^^ i know inuu dalabkeyga ahaay personal laakiinb suggestions xitaa malagaa helaayo miyaa?
  21. ^^^MR Romantic.com xamarweyne....u know waan ka xanaaqaa markaan dhaho i love you oo la iigu jawaabo me 2. shidhis ka dheh! Even hadii ey hoyadiis ee ag-fadhiso oo aan soo waco me 2 ma igu socoto....ma jeceylkaaga aa laga shiixaa? meel sare inuu i gaarsiiyay baan dareemaa markuu igu dhaho waan ku jeclahay cadeey in front of his ma or pa. waxaas aa jaceyl lagaa dhahaa. laakiin xamarweynoow, aniga maku dhici hooyadeey horteeda inaan waxaas ku hadlo...laakiin thank god igama xanaaqo. waxaa ku filaan ogaanshaha oo ogayahay inaan jeclahay.