Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. ud- hadii aan bilaash isku difaacaayo that means adna bilaash baad seefta la booday which makes this conversation bilaash. Soo ma'aha? anyway caadiyoos waaye
  2. dadkiinaan iga koreeya soomalida filinkeedi aad fashileysaan...meeshaan dad kale aa soo gali karo oo aqrin karo so pls wax aan iskula harno Maskiin if theres any truth to that story then may God ease his pain.
  3. Baashi - ina adeer foorjo ee iga eheed nooh marki aan ku dhahay busti afrika aa kugu taalo maybe ulajeydadeydi si fiican uma fasirin...Soomaligaaga heerka oo gaarsiisan yahay aan ka hadlaayay basicly quf wadani eh aan kaa dhigay you should take that as a compliment Juxa - walaashiis qufka marka kow waxaa la weydiiyaa hadalkaas maxaad ka wadaa intaad la soo boodi leheed afrika aa laga faanaa....allow alle, me of all people baa maanta la igu sheegay in aan afrika ka faanaayo.....hadaladaas oo kale markaan maqlo oo san run ku saleesneen waxba kama'ba soo qaado. waad fahantay aan umaleenaa? Kaftan'ka noo sii wada aqayaarta. Baashi - New Jersey ku lahaa! horta maba araktay maad i dhahdid ...kaabbo xikmada kugu jirto hanaga xaasidin ee pls wax naga bar
  4. ^^u r right midgaan in other word is nasab-dhiman - how harsh can ppl get nowdays
  5. GO Man U .....Huray Huray! 4 - 1 what do u think of that suckers! go man u go go, go man u go
  6. ud- u think that I don't think of the less fortunate ppl? :rolleyes: I'm not even gonna go there with you...but for your information I know that I am truly one of the blessed ones and yes I do count my blessings but just because after long day at uni I am not in the mood to talk about poverty does not mean that I don't think about the poor people....don't read between the lines ud. salaama
  7. ^^^dadki si fiican aad u kala dhigdhigday. LST aan ka yaabay - geesinimo aan jirin oo sheeganaa allow yaa real life igu tuso biiq hortiis ma jirin aan umaleenaa lool @ Nur waxaad ka sheegday....the guy is on a mission Ilaah hala garab galo Baashi - lool bustii africa aa weli ku taalo....gabay nineteen oore oorihi oo nala daba joogaa Tuujiye - noolaaw abowgiis.....mar kasto waad iga qoslisaa
  8. ^^Rudy is a married man... I salute you Rudy
  9. ^^^4get Bankgog....why is there so much fuss nowdays about Wayne rooney's fiance? in every tabloid theres something about her....ok they had a raw (rumour has he slapped her)...i mean every couple have their downs.....why do they have to bombard us with that. huh? are they the new posh n becks? I hate them 2....victoria sida soomaalida camal bey u ilmo badan tahay. Soomaalida ilmo dhalkooda waanba fahmay....intii soomaaliya ku dhamaatay dagaaladii bey soo kabaayaan laakiin victoria maxaa haayo? Northener am I in the wrong section?
  10. do you 2 have to get this serious? Poverty n sh!t for goodnes sake it's FRIDAY ppl! :rolleyes:
  11. ^^sorry maan aqrinin article'ka....laakiin meeshaan duco aa kasocoto aan umaleenaa aamiinta aan idinku kabaa! aamiin, aamiin, aamiin ma sii wadaa?
  12. ^^^I really thought you were joking.....
  13. ^^ar adigaa wax aan la oqoonin lee sheegee. Seeraale ne xee eheed ani waaba yaabee? haadii un af-soomaaliga lagu baranaayo iskey geey waan u baahanahayee
  14. ^^^Nafta - sidaad u ogtahay'ba Soomaalida badankood wexey u badan yihiin dadka waxba qorin iyo aqrinin. Hasa ahaatee...diinteena daraadeed hadaan soomali nahay weligeenba waxaan soo dhigan jirnay Dugsi Quraan..taas waad ka hadli kartaa...hope u find this lil info useful (I'm in a hurry now therefore can't talk about it in more depth) Ps, did u mean nxt wk thursday....or am I 2 l8?
  15. maanta soo ma aha banaanbixi? hmmm...ani un ma u socdi...I gotta worry about my research proposal
  16. screw the whole lovey dovey thing screw how the sun shines in the morning screw making love the best feeling any1 can ever experience is when you graduate from University with Honours degree....I mean to wear that outfit and to hold your degree on your right hand after 15 odd years of education and you think to yourself I DID IT! ...that to me is the best feeling I could ever experience and that's what I'm working towards and insha-allah with the help of God I'll get there soon. (and it's motivating as well)
  17. "caleema saaroosaa"??? soomaaliga aad buu iigu yaryahay
  18. that is soooooooooo long ago.......maxaa kaloo cusub
  19. Mob Deep - qufka see looo caawinaa hadaanan garaneynin meesha aan ka caawinaayo? dadka kuu soo wada jawaabay wexey rabaan iney caawiyaan walaalkaan laakiin adi faafaahin dheeraad baa lagaaga baahan yahay. Hadii ee tahay kaliix in familkiisa loo raadsho waxaan kugula talin lahaay inaad ka baafisit BBC'da ama laanqeerta cas.
  20. naagta bool maa maskaxdeeda ka dabacsan?
  21. I would like to do BAAFIN on these 2 ppl ACTION_JACKSON LAKKAD