Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. ^^^ana fahamtun....cindahaa af-carabiyun jacburisun kathiir.....dayib, ana laa fiirsashun waladun qacqaacatun jarjarun....sabab, ana calool jileecun, laakiin anta cindahaa madax faluuqatun
  2. waraa Tuujiye laasha istaare, intee ii burinee? odigaagaan qanjaha weyn (ur avatar)....... CM- xajar fooqal xajar! maxaa uugu raaxeesanee qac2 oo la jarjaraayo
  3. L.O.M.B.A.R.D = LOTS OF MONEY BUT A RIGHT DICK HEAD
  4. "wax dhaama ma ii haysaa?".....su'aal caadi ehba ma aha. football maa wax kale kula qiimeenee? Faalo yaan kuu galin Aniga mar mar aa laga yaabaa inaan fiirsado banooniga, waxaana igu kalifa ninkii quruxda badnaa, timaha bisbiska lahaay, murqaaniga ahaa oo ku magac dheer FIGO.... *sigh*
  5. ^^^caqliga aan kugu jeclahay......aabahaa la janee, ilaaheey hortaada qeer ha dhigo bishaaro - horta maku caawiyay mase maku caawinin?
  6. KFC ka farxi caruurta good 1 shyhem - OMG, and I thought at that age they are busy at reading/writing....but noooh....u r way ahead of the game
  7. ^^ur avatar and ur signataure tells me alot about you
  8. ^^^oo hada waxaad i leedahay waxaas baan fiirsadaa? niman banooni bursanaayo? entertainment kale ma waaysay?
  9. ^^oooh ok (didnt know that) I got one more PHAT = Pretty Hot And Tempting
  10. salaams Topic'gaan wuxuu ku saabsan yahay erayada lasoo gaabiyo macnahooda FANTA = F**KING ARAB NEVER TASTED ALCHOHOL NIGGA = Never Ignorant Getting Goals Accomplished I forgot what ADIDAS STANDS 4 have u got any?
  11. horta koobki mala qaaday? waxaan ka yaabay niman waaweyn oo banooni bursanaayo...caaqabo xumaa, kuwa fiirsadana kaba daran
  12. ^waxaan jeclahay inaan dadka caawiyo, when they can't see the obvious ...ajir raadiska maka heshay
  13. ^qabiil kuma dhihin wiilka.....wuu tilaab dheereyay oo gabar kula dhagan eheen iyo kula jinsi eheen oo haayaa. marka bal hada go'aami....ma dooneysa gabar ka fiican gabdheheena Soomaaliyeed? haa hadaad dhahdid, waan iska ooynaa
  14. Maasha allah bro Nur...aniga xitaa waan rabay inaan ogaado su'aashaas jawaabteeda, waxaadna ku mahad santahay waqtigaaga qaaliga eh inaad alla daraadiis noogu soo jawaabtay. Wax aan kuugu abaal mariyo garan maayo...laakiin hadaan niyada ilaah kaaga waeydiiyo inuu abaal marin kaaga dhigo Jannatul Fardows wax maa ka qabtaa.
  15. ^I'm guessing 7 (I didn't know he was married) alla diinteyda walaahi waa inaan si fiican u bartaa
  16. Bob J_11 Instinct_poet dawoco Ms_word we also got alot of ppl who r talented....but the above nomads contribute alot to this forum....so guys keep up the good work
  17. Ngone - Sol ku dhawaad 5 kun oo members bee haysataa, ok. kun kiiba hal quf aa laga yaabaa inuu luqada carabiga ka saayo......ma fahansan tahay ula jeedadeyda?
  18. ^luqad ee dadka badankood garaneynin markaad wax noogu soo qortit....waxbo kama faa'ideeno. (This applies to Ngone as well)
  19. what is going on ppl.....labadi quf aan jeclaay baa isku xanaaqday? ma jecli waxaas......so im just gonna leave
  20. thats very good news! thumps up for the sister who didn't give up fighting for her religion thnx 4 sharing it diamante