Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. ^^oo hada maxaad leedahay, reer koonfur waa "chicken"?.....geesinimadaba annaka aa nalaga keenay.... marka ina adeer dooro makugu casumaa? waan u jeedaa inaad jeceshahay
  2. ^^waa sheeko fiican waxaana jeclaan lahaay inaan ogaado meesha ey ku dhamaandoonto sheekada, hasayeeshee, sheekadaan clear ma aha, paragraph'ka koowaad yaa hadlaya? wiil Muqtaar la saaxiib eh? mase his fiance?
  3. loooooooooool at gabdho kil kilo weyn.....salaamaat wakulla aafaat, waraa Tuujiye adi caadi ma tihit. waxaas xaad ka wadaa? anoo fahmin aan iskiiga qoslay. Ka soco....London aan u soo socdaa maa hada i leedahay? alla aboowe maanta waad iga farxinoysaayee.....alla jeclaan lahaayaa inaan idinla kulmo, Wada kulankeena sidaan buu i dhici lahaay; Aniga iyo Nuune aa inleen reer ingriis eh, waan isla ballami leheen labadeena sidaan hal mar idiinkiiga soo doonno airportka. QQ, Tuujiye, Wiilo iyo Jb aa imaanooyo marka ma fadhi aa noo yaalo? jawaabta waa maya. Nuune maalinti iigu horeysay waaye aan arkaayo (airtportka dhaxdiisa)waxaan u jeedaa wiil da'diisa tahay 25-28, waa wiil dhaxdhaxaad eh dhirirkiisa, ma madoowa mana cado, waxaa shaki iiga jiro inuu isagi yahay magaciisa runtana ma garanaayi waan ka xishoonaa inaan ku dhaho nuune maa tahay lacalla oo quf kale igu noqdo. waan iska fadhiistay.....wiilki aan u jeeday baa igu soo socdo (quickly waan is jeegi gareenaa sidaan u ekahay, wiilki waa igu soo dhawaaday, cod yar oo macaan oo naxariis ka dhadhamin kartit aa igu leh "abaayo, su'aal maku weydiin karaa?" codkaas macaantiisa baa wexey igu qasabtay inaan indha ku eego, maxaa iga raacay, indhihiisa quruxdooda daraadeed baan ka dhaxbaxay...anigoo is ilooway oo wiilki aad u fiirinaayo baa codkii macaanaa wuxuu igu dhahay mara labaad "abaayo", qalbada aa i qaboobday, markaas baan waxaan ku dhahay haa aboowe i weydii su'aasha. wuxuu igu yiri "Dad baa iiga imaanaayo North America, gabarna inta waan kula ballansanaay" hadalkii isagoo dhameynin baan waxaan la soo booday "alla, adi Nuune miyaa?" ceybteyda wiilki xitaa jaanis maan siinin oo ku dhameysto hadalkiisi, laakiin jawaabtiisa baa iga farxisay "JILAATO CAMBO" oo hab i siiyay, anna waxaan ku haayaa "Nuune" isagana "jilaato", 5 minute hadalkeena saas oo ahaay. Waxaan ilownay in diyaaradii Jaceyl Baro ey soo dagday 10 min ka hor, meeshi baan raaraadis ka galnay....15minute ka bacdi waxaan u jeednaa wiil Soomaali eh, nuune baan waxaan ku iri "talow, kaas ma jb baa?" .....wiilka aan u jeedo waa nin suit ga shan, jaakada suitka garabka buu gacanta kula haystaa, surwaalkana dhaxda baa in laga soo dhuujiyay oo waxuu kasoo xiray sida soomaalida oo kale xudunta korkeeda (loool)...nuune iyo ani wiilki baan u tagnay, annakoo afka kala furin baa wiilki wuxuu na weydiiyay "waxaan filanayaa inaad tihiin SOL nomads" nuune'na wuxuu uugu jawaabay "annakana, waxaan filaneynaa inaad tahay macalinkii jaceylka" end of part 1....... Yaa rabo inuu sheekadaan meesha kasii wado?...imaginationkeena aan isticmaalno
  4. ^^ar ina adeer intee ka dhacday........feynuusti wey sii daciiftay ee bal noo dheerey
  5. well said Tahlil, big vocabulary yet little dictionary!
  6. ^^^waa caadiyoos....lecture kale lee ha ii soo qorin...n plz stop correcting me Mr I know everything Bob - walaahi waa runtaa, dooro lee maa la iska dhaho....digaagad weligey tanoo kale. waxaa kasii daran micnaha ee u yaqaanaan dooro, annakana dooro dad aaba ku casumnaa....salaamaat wakulla aafaat. Rayaana - erayga waxaan uuga jeeday kashawiito ( laakiin erayga aa xoogaa iga qaldan
  7. why do guys bother....just get ST IVES appricot scrub, does wonders to ur skin. love it!
  8. Masha'allah.......this poem shows she is 1 strong individual/muslim who is proud. (2 thumps up for that kid).....keep it up sista! bb thnx 4 sharing it
  9. ^^oo marka maxaad leedahay "colkaan" naago baa ka dambeeyay? :confused:
  10. this thread's gone ugly, very ugly....very disapointed in some of you....ngone did you 4get ur signature ( its only words on the screen, words on the screen)
  11. HornAfrique ma fahansanit ula jeedada topic'ga, markaad soo fahanto plz kasoo qeyb qaado. Wax fasiraat eh laguma weydiinin, sheeko qosol eh hadaad haysatit oo rabtit inaad nala qeyb satit soo dhawaaw, wixii halahaas dhaafsiisna waa mowjad kale.
  12. thnx bb..it was nice poem to read
  13. very touching.....nice 1 guys
  14. you guys are talented walahi....those poems are very powerful and touching....makes you wonder whats wrong with the world
  15. read I can.....but to understand the language.....well.... show the exit door please
  16. Beautiful absolutely beautiful....thnx Bob, I liked it so much I had it printed out