Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. ^ani maa af-somaliga igu adag? hah hah haa Ngone- hadaad i dhihi leheed ma ku duugaa, magaalada dhan aan kugu diri lahaay, kan diinta Islaamka oo kasoo horjeedaa aan dhihi lahaay, markaasaa xaafada dhan ee kusoo bursan leheed
  2. xamar aan joogay. skool aan ka imaannay annakoo guriga u soconno waxaanba aragnay dadki oo kala haadaayo
  3. ^^kistaas maad shirka la timit? Ngone lool war heedhe common sence kaagi maxaa ku dhacay? quf dhintay waxa kaliix aduunka uuga dhiman soo ma aha duugis, waa maxay message'ka aad ka fikirtay? although is not your fault...but....
  4. very informative indeed, jazakallah all!
  5. I happen to know that lady.....walaahi she was devastated.....maskiin, I wonder what happend to her elder son, ppl say he killed the man with his father, ppl say alot of stuff
  6. Salaams all Topic'kaan wuxuu ku saabsan yahay is af garad la'aanta dhaxtaalo umada Soomaaliyeed siibo reer Waqooyi'ga iyo reer Koonfur'ta. Inkastoo aan nahay dad Somali ah oo ka dhaxeyso hal luqad isma fahanno marka aan u fiirsanno labo quf oo ka kala yimit waqooyiga iyo koonfur hadalkooda. Maalinbaa hooyadey saaxiibteet soo wacday hooyo. (hooyadey saaxibteeda waa reer waqooyi) Dhar bey gadgadeysay, oo wexey ku tiri; saaxiibti - "heblaayo, dee dharki shalay bey yimaadeen, oo waxaa la soo diray duruuc qurxan oo gorgorado top'eh la socdaan iyo hilqado. hooyadey - "haye, ma xumee hilqadaha ma kuwa waaweyn baa oo asturaat eh oo garbaha dhan qarinaayo inleen marwo baan ahay oo sida gabdhaha yar uma libisan karee?" saaxiibti - "aga, ee maxey leedahay wuxu? naa hilqado oo asturaat noqon kara maba jiraan"......"alla, inleen reer koonfur baan la hadlaayay....naa hilqaduhu waa dhag'dhago! hooyo - "yaah, dhago aa? walaaleey markaad i tiri dirac oo gorgorad la socota aa la keenay, hilqadaha waxaan u maleeyay GABASAAR. another story maalinbaa naag deriskeena eh gurigeena soo wacday oo wexey i warsatay inuu noo yaalo "dusuus" weyn (im thinking to myself naagtaan weyn soomaligeeda waa gaja'gaja) oo cunug baan kuu soo dirsanaa ee iigu soo dhiib. Aniga digsi weyn aan bac uugu riday oo 10kiilo bariis ka rin karo, cunugi waa iga qaaday alaabti 10minute ka bacdi taleefan ee iga soo daba dirtay. "waa maxay waxa aad ii soo dhiibtay?" anigoo yaaban aan waxaan ku dhahay ee eedo soo marabin digsi weyn? iney igu qosoyashay bee wexey weydiisay gabadheeda ninka qabo (oo reer koonfur eh) waxa lagu dhaho dasuus reer koonfur ahaan markaas buu wuxuu ku yiri "kashawiito, ku dheh". looool kashawiito lee mey iska dhahaan dusuus iyo digsi loool subxaanallaah hey nomads waxaan yeclaan lahay inaad igala qeyb qaadataan topic'gaan oo hadii aad heysaan dhacyaloo oo kuwaas oo kale eh inaad nala qeybsataan idinkoo mudan.
  7. ^bismillaahi.....ha isoo marin. dood indhaha la iskiiga bixiyo aa? salaamaat wa kulla aafaat! I prefer shukaansi rather than dood wiilo ma nin kula fiirsanaayo sportska aad rabtaa? waa su'aalee maxaad adiga sports u fiirsanee marka kow? minii la yaabo yaasiinka! wallee bilaash maad iskuugu bixinin magaca wiilo. Tuujiye sxb adiga lee garaneysit quruxda dumarka...gacan aan kuu taagay, inaad expert ku tahay meelahaas aan kuu qiray. sii wad wax barashada, PHD soo qaado (just ku saabsan dumarka)
  8. ^^^ar xaal qaado macaanto....labada quf kaliix aan taway waa kuwee? alla abaayo maanta Nescafe ma cabin haye....baro family aad aan uugu xiisay soo ma eheen hadalkeyga oo kusii dheer xiisitaanka aan idiin xiisay daraadiis inaan kulligiin shumis idiin soo mariyay hawada. checkmate 4 long time maan arkin marka waxaan umaleeyay in la buriyay thats why baan u weydiiyay. macaanto iga daadee qishaadka waad ogtahay inaan meesha kuugu jeclahay. see camalkaane. hugs n kisses 4 u shankaroon
  9. ^run baad sheegday...sheekada dhan ani waxaan ka fahmaa labada sadar uuga horeeso, markaasaa waxaa la iga sugaa 20 page inaan akhriyo...hah hah haa, wallee isma dhihin nuune aniga xitaa shukaansi mar hore baan ka qalin jibiyay maxaa yeelay ninka gacanteyda midigda aan ku haayaa. it's just matter of time when I will invite you to my wedding
  10. allow alle.......dumarkoodi bey dumarkale uuga dooranayaan. alla caqli xumaa kuwaas
  11. SOO DHAWAADA JAALAYAALOOW, SOO DHAWAADA. SOMALIA HANOOLAATO, CADOWGA HA DHACOP, SOMALIA HA NOOLAATO CADAWGA HA DHACO
  12. wakinini kuwa beebe hujana malini, sisanaka kuunto cambuulo wanini. Raula jakle J11 wantaga? lool....ma niki hakuna matata? mahaba ya kitoto sijui. peace n love my sijui ppl
  13. GnP agrees with QQ.....whoow, in that case anything is possible in this world. chauvinist - brother in most of ur posts u seem to be against us (women), something tells me that you have suffered severe heartbreak....am I right? bare in mind we are not all the same....give us some credit will ya, after all the most important person in ur life (ur mom) is female.
  14. farxaan looooooool at qoyn, u made my whole family lough, cheers mate
  15. uni is worth it! sorry northener i didnt read the whole topic
  16. suldaanka yes we do. most of the sodohs try to poison ur husband against you..aarrrgggh, can you blame us? btw im not married but i know that sodohs are evil.
  17. chauvinist....walaahi u crack me up .... ...i like this thread very much...very humorous
  18. lee ilaaha illal laahu maxamada rasuulul laah scw. ma weli aa la wadaa subjectkii shukaansi? alla asxaabteyda caashaq aa wada galay, bada kulligeen waan kuwada jirnaa marka ilaah hanoo sahlo