Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. theres a 1 guy called Ali Jimcale who lives in NY and he is a Professor in one of New Yorks universities (i dont know which university though)...if I find out more info about him I will PM you
  2. nuune saqiir suujiska aad sheegeysit xooyahay? maandhoow aniga ma ihi gabdhaha is yareeya believe me da'da waan isku soo dhawnahay. Waraa nuune meel ha iiga dhicin, eena dumaashigaa ka xishoo. why aad u leedahay iskuma raageysiin....maxaa ii xaaside? wiilkaan inuu fiican yahay lee kuu sheegay oo ii wanaagsan yahay, taas problem mee keeni kartaa? horta ma taqaana dadka lagu tilmaamo "caano madaadshe"? bal aan kaaga faaloodo...waxaa laga wadaa dadka aqlaaqdooda aad u wanaagsan tahay, oo dadka ku xad gudbin, una roon ehelkooda iyo asxaabtooda. ma is af-fahannay? Laakiin aniga kama dhigin xarfaankaan hal bacaad lagu lisay.....xarfaankaan sida oo ii qanciyay daraadeed baan aqlaaqdiisa ku faanaa ee iga ma eheen inaan ragnimadiisa meel uuga dhaco. taasna ma suurtooweyso sababtoo eh isaga waa 100% rag rag dhaafay, teeda kalena anaa mustaq bal la sameysanaayo soo ma aha?
  3. ^^qaxwo somali ma gaareyso Nescafe Original......lagama yaabo taas! wiilo dhareer aa iga keentay, alaabta igu socoto aa adna kugu socoto...girl we are gonna get along just fine, so bring your fine a$$...me really wanna get to know you better
  4. Juba why not? did u know Benjamin is Prophet yusuf's (cs)little brother? and yes I do like the name to be frank with you
  5. ^^waxaa arrinkaa ka dambeeyay dad wadaniyaal eh.....marka ina adeer adna waad salaaman tahay
  6. ^scw dadow aan idinla taliyo....la yiri la yiri waa lagu naar tagaa, marka ka fiirsada hadaladaan salka leheen
  7. I think gabadha uma bagin wiilkaan...waanna ka xumahay
  8. ^how do you know his father aint white? (hint)
  9. ma ceynkaa baa? (now you are suppose to say waa qoyn kaa)
  10. ^waxaas aa lagaa dhahaa saaxiibtinimo.....ululullaa (alalaas). alaa ya cizzak
  11. ^^^^midkaan waa baariyow, hadii aan hal mar ku dhaho xabiibi ma hadalkeyga aad aamineynin wexey isaga la tahay aduun gadoon, markaas oo wuxuu galaa inuu i qanciyo.....abayadiis midkaan waa caano madaadiye, farta afka loo galiyo ma qaniine. jaceyl caadi eheen aan ku abuuray...jecliyaa, kanoo kale lee'ba iga dago. nuune iyo wiilo labadiina aa insha-allah goobta la idinkiiga baxayaa, niiko iyo wax kastaba idinkaa ii qaabilsan, just dont let me down nuune maxaa tiri, mid spare ma haysataa aa? would uou like to volunteer?
  12. ngone.....waxaan sugaayay inaad ka mid tahay ragga soomaaliyeed oo geesinimada lagu yaqaanay, laakiin my bad, quf aan garaneynin aan wax ka sugaayay
  13. hanad sharmaake yaasiin saadiq zakariya yaxya suleyman cabdilxamiid Abaadir firstly congratulation for your information, secondly I'll tell you what I would name my boys insha-allah (if God blesses me with children) Tarikh Sami Akram Saabir Michael Yonis Naasir and also Benjamin
  14. ngone u r acting like a white person......."sweaty n disturbed by flashing dreams and disconcerting images"..............that is soooooooo cadaan!
  15. naceybka dhaxyaalo umada soomaaliyeed waa cajaa'ib