Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Weli lama gaadhin,u yara kaadi, Abu. Sheekhii jacda ahaa isna xog iyo xalwad ayaa iigu maqan. Markaa waynu dhowri uun?!
  2. Degmo weynta madarena waxa ka sii sita oo ka dad iyo duunyo badan caasimad weynta Ceeljiir!!
  3. Cilmi baaris lagu sameeyay maroodiga waxaa la garan waayay sababta uu geedaha ugu waa wayn xididada ugu siibo. Dadka duurka ku nool markii la weydiiyayna waxay ku jawaabeen caqli malahan very simple, waayo bini aadamku waxna waa dhisi karaa waxna waa burin karaa, miyaynaan ka mid ahayn aadanaha hadaba caruuray intad riwaayadan aan dhamadka lahayn iska dhaftaan wax barta aan barwaaqo iyo dawladnimo gaarnee.
  4. Gabdhihii duulay tolow ma soo nabad dageen? :rolleyes: Reerihii meelahan jogi jiray, miyey iyana wada duuleen mise maanta waa Sunday oo waa la wada jamaadayaa....Jam Jam Jiif macana. Warya Jacacda bal jooji fartan dhexe eed dhagta uun kula jirto oo aabihii la janee reerihii duul-duulayey xog iyo xalwad nooga keen niyow !?!
  5. Sheeekoy sheeko, Sheeko xariir. Shini baa wax qortay, Gofanaa akhriyey. Sheekooyin wanaagsan ayaad dhamaantiin soo bandhigteen, halkaa ka sii wada mararka aad wakhti firaaqo ah heshaan ama marka aad caajistaan. Sheekooyinka aa soo bandhigaysaan ha gaabnaadan,kuwo aad alifteena ha ahaadaan. Bal hadda ana tayda tuuran lahaa,laakiin waxaan maanta ka soo tagay pepsidii marka int aan hal pepsi ah meelahan dhow ka soo qabsan rabo kuraastiina soo jiita oo sii fariista shanqartana yareeya marka aad qoslaysaana gacmaha saara dhafoorka marka aad ilmayn rabtaan iyadna gacmaha saara dhegahiina marwalbana shahaadada yaan la hilmaamin. Waxaan idiin soo wadaa sheekooyin badan oo idin ka qoslin doona, idinka farxin doona, idinka oohin doona, idinka caraysiin doona, isku dhex yaac, acmal. Waxaa suuro gala in aan isticmaalo magac yadiina SOL, gaar ahan akhyarta magacyadoodu ku xusan yihiin hoos: Baashe, Bishaaro,Mafia, Wiilo, Tuujiye, Jabarjaan Xiin, Fandhaal, Kulmiye, iyo Afro. Qofkii aan rali ka ahayn in magaciisa loo isticmaalo sheekooyinka soo socda isla haddaba horay hangu soo wergeliyo inta aanaan ka laftaha kala bixin magaciisa. Sheekooyinka aan idiin soo wado waxay u badnaan doonaan kuwo aydaan horay u maqal oo jacbur ah. Sidooni a ahaate iska soo dhawaada, aan isku afuufnee.
  6. Cabdiyo, I first came along the word Farancab, reading Dune, by Frank Herbert. It came up in reference to Farancab Emperor Shaddam VII, and its been a favourite Forum, MSN, AIM and all purpose nick for me. It means 'High King' or 'Great King', and was used by Persian and Turkish Kings.
  7. The TFG is full of old farts that need to retire.
  8. mowduucaan dumarkuu khaas u yahay lakiin maxay hablaha soomaaliyeed ragoodii ku naceen intay sawir nin shisheeye naaska hoostiisa kalasoo baxayso?!
  9. DOBBS hadal macaaneey warbaan kuu hayaa afkeena hooyo in aad barato wax kaaga ayaan badan ma leh. Mowduucaan waxuu ahaa non-af- Somali thread? Hadana jacaylkii cilmi dilay buu isu badalay. Diin iyo dhaqan fiican yaad leedahay waana shayga ugu muhiimsan oo qof lagu jeclaado meesha layga taabtay waa halkaas. Laakiin nasiib wanaag odaybaan ahay oo intaad biyaha ii kululaynayso yaa laga yaabaa inaan iska seexdo. Wiilashaa yaryare chatinka ee afka qalaad ku hadla markay kaasoo xanaajiyaan maskiinkaa sheekh Faran iyo eededii Kool haku cadho baabi'in. Soo dhawow hadal macaaney oo eedo Koolna bal isa sii waraysta inta aan halkan dhow ka soo laaban rabo.
  10. Kamaavi

    Today I....

    Maanta, waxan go'aansday in aan madax- masax usoo galo golaha hablaha iyo dumarka. Hablow haddii aan idiin sheegi laha waxaan ilaa maanta usoo geli la'aa golahan, waxaa kuna in dhamaantiin firixda ay idinka dhamaanlahayd. Kuusha gabadhada soo bar-baar dheh, eedo.
  11. Cabdow taladayda ku qadi mayside, qardho is gee baan ku dhay sxb. Originally posted by Abdinasir Kadawo: lol, taladaada qaatay
  12. LOL^ Alfa tan yar anaa laba usbuuc wax ka yar ku bari doona'e, ha la iigu faatixeeyo adeer.
  13. LOL^ Kuusha Aamino cadeey intay ku dheheen, dabadeed ma kaa dhaqaaqeen.
  14. DOBBS, wax ku garta inaad gabar tahay anigaa ugu horeeya sidaa awgeed bal reerka u sheeg inaan soo socdo.
  15. LOL^Qalanjo haday noqoto in aad aragto dee meel ay ku nasato aa horta la geyn jiray, kadibna waa la doogsan jiray. Markaa ha quruurux layne, qorshaha ku darso inad Qardho ku laabato oo qalanjooyinkaanaga soo arag niyow.
  16. LOL^ war qardho qalanjooyin wada dhaylo ah aa kaa jooga, sidaa awgeed halkaa dib ugu noqo, sxb!
  17. Gabdhuhu Insha'Allahu way soo nabad degi doonan, markayse soo dagaan halqabsigu wuxu noqon doona: "way soo dagtay for real"! Sababtoo ah, hadda duulitaankooda waxa inooga muhiimsan daadagooda. Ibti & Faheema nabad ku soo daadaga, I'A
  18. Ma lafaaya eedayaal iyo aabboyaal. Maxaa la sheeg-sheegay, ......
  19. Ya dhahay Alshabaab waa wada wadaad miiran ama waa wada 'wanted'? Redka dagaalkii dhooblay ka dib waxa la dhahay kuwo badan oo adeerka u horeyo aa baaritaan culus ku socdaa, ma'aadan maqlin miyaa ?!!
  20. Lacagow, aabbo meelo badan aan ka siman nahay keliya aan ka ahayn magacayga oon marnaba ku darsan ciyaarta & beenguurka!!
  21. Aaabo mar ay ka kala dhici doontaba, hadda Shariifka way ugu jirtaa. Aaabo dee ninba dhan u badi weye sheekadu, sababtoo ah abidkeen laba nin oo Somali ah oo isku dhan wax u wada aanba ina soo marin. Ku walba reerkiisa iyo tiisa aa ugu daran. Haddii amxaaro, cadow-cadow iyo sheekadaa la aaminsanyahayna, Somalidaan arkay tiradeeda dee amxaar ma aynan dabbada iyo weliba futadda u wada dhaqdeen. Hafan oo wax hafan go'e !! Aabbayaal haddaba dee Shariifku waa fariid yar oo googa'ay oo weliba dantii garad ah, markaa miyaan ka xunahay guusha uu gaaray. Waa mayaa, abadan, maya!! Waxaa taas kaaga daliila ducada aan mar walba la dabbo tukubayno si uu u sii tiimbado dollarka nabada hadal iyo qori lagu waayey lagu sarifi doooono.