Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. LOL^Gogasha Edo Malika fidisay in laga shaah cabo weeye oo duqii Bob aha sida ugu dhakhsaha badan usoo baxo gogoshana isu keeno. Abtigiis, salaan sare awoowe.
  2. Hornka marka aa saa leedahay, adu miyaad ku faraxsantahay oo kama xumid dhacdadan iyada ah, soo ma aha? Wax aan kugu ladhacaayo meesha ma taalo, lakiin su'aashu weli way kuu taala waxana lagu su'aalay haddana lagu su'aalaya bal waxa uuu yahay mowqifkaada ku aadan dhacdada? Marka, is cadee oo haddad wax aanaan ogayn aad ogtahay noo faa'iidee adeer, hanna i khalad fahmin sxb. Originally posted by HornAfrique: Farancab, adeer hadaad dhacdada ka xuntahay dee kolayba anigu igula dhici maysid.
  3. I smoke if I go fast enough.
  4. Nimanku niman kaftamaya maahan adna waad u ducayne bal ka waran? Redka adeerkii aa ku jira aa la dhahay laakiin adi wax kuu gala ma'aanan garan. Xajiyow, bal aan ku xasuusiyee nimankani inta ayna meesha isku qarxin dee gabartii aad jeclayd ee abtigeen kuugu maqnaa mesha kala soo bood ninyow. Sida kale, waxaygu gabay ma aha ee ciid wanagsan, duqa.
  5. 'iyaarad 'amada 'ocotay aa 'araxday aa la 'hahay. Ma 'aqlinoo:D ? 'bti, 'abo yaa ku 'aayey aan caa'ka la 'hecee ii 'heeg 'abo 'o?
  6. Hornka, adeero Barre wax wara isaga? Horta halkay isaga iyo ciidankiisii ku danbeeyeen. Ma huwanta Alshabaabka ayey ku biireen mise huwanta Amxaarada ayey isku dhiibeen. Bal inyar ka siidaa oo noo faa'iidee, adeeer? Qolyahan uu Sheekh Xasan sheegi iyagu ma qolyo sida maleeshiyadii adeero Barre oo kale bay ahaayen mise waa kuwo jabhadeed. Maxu yahay mawqifkaaga ku aadan dhacdadan iyada ah? Bal iyadna noo faaii'dee. Mahadsanid, In hordhac.
  7. Hornka, adeero Barre wax wara isaga? Horta halkay isaga iyo ciidankiisu ku danbeeyeen. Ma huwanta Alshabaabka ayey ku biireen mise huwanta Amxaarada ayey isku dhiibeen. Bal ka inyar ka siidaa oo noo faa'iidee, adeeer? Qolyahan uu Sheekh Xasan sheegi ma qolyo sida maleeshiyadii adeero Barre oo kale bay ahaayen mise waa kuwo jabhadeed. Maxu yahay mawqifkaaga ku aadan dhacdadan iyada ah? Bal iyadna noo faaii'dee. Mahadsanid, In hordhac.
  8. Kuuba naasdheer, wallee ado kale aan buug iyo beyjtoona qorin. Aar meesha iska carar intan lagu'la kicin,
  9. Kuuba naasdheer, wallee ado kale aan buug iyo beyjtoona qorin. Aar meesha iska carar intan lagu'la kicin,
  10. Kuuba naasdheer, wallee ado kale aan buug iyo beyjtoona qorin. Aar meesha iska carar intan lagu'la kicin,
  11. Habo, afro dadkedii waaye waxay la shaqaynaysaa inta oo-man-aya'sha. Laakiin, wan kugu raacsanahay oo in waxan oo kale ay xaqul ciid nooga dhigto, ka yeeli mayno. Afro, sawir aan kaaga ahayn kaa asmici mayno, midibka iyo magaca aad sidato ka raac eedo, oo waxii madowaa ee qoriga iyo ilmaha sitay iska soo dheji. Ciid wanaagsan, labadiinuba. Originally posted by Nephiso: Iyaaah Afro!! saana maxaa waaye abbaaay.. ma shiixdo ma shiidaado.. .
  12. Xaaji Xayraanow, adu xadhkihii lagu xiri lahaa xusulada aad ku sita, xarkahaga sii sooho aa lagu dhahay inta ay xafadeena hargayso ka soo qoraansan doonto. Xasankoo aa shalay u ducaynaasay aa xuska xaafadiina ka gadaaleya kuugu jira is dhowr ninyahow.
  13. Marka hore ku gartay, sheekhow. Marka xigta, ma haday sheekhoow bahashu biibtay oyna soo jiirayn doonin mise haday biibtay ooy laakiin iska soo caga dhigan doonto, miseba hadaynaba biibin oo waxad akhrin uu quraan dhurwaa yahay? Waa labada danbe'e, wixi qabeelaga zero- andhi ka baxa wuu xisaabsanyahay sheekhow, haddi la iska soo celin wayana, ogow halkii mustawaqo waxaa u maqnaan doona hal lix(six) wiilkaad taqanay iyo wixii saaran'ba macal dirawalkiisa. Markaa ama dhunko ama saxaro iskaga bii, adoo laafyoon sidii gabar gashaanti ah markad soo hor marto qabaleega hortiisa uun baa hadde laguu yaabaa. Biiblayse, balo kale uun ha isku shidin. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Marka hore mahadsanid Marka xigta wax duulay lama soo celiyo, Mustawaqooyinkaas iyo shuqulkaa dadkani garan maayaane ha isku xiijin ,,,, kuwaas waatii beri hore saxarada la iska mariyaye ,,
  14. Marka hore, hanbalyo Sheekha. Marka xigta, maadaamoo duusheen, Maxaa ka qabtaa in la soo celiyo Mustawaqooyinka qabaleega zero-andhi uu sida bilaa sharciga ah idiin ku jaray?
  15. LOL^ dhii dhii oo wuuba u ducaynaya, Ilahay balankii. Aar xaaji xayraan ilowsho dhawaa. Dahaga!!
  16. LOL^ I tried so hard not to be the first one to say that. Thanks for taking the pressure off me KhalidJnr!
  17. Ciid Wanaagsan, dhamaan bah weynta reer SOL. Gaar ahan Adeero A&T, Adeero M.M, Adeero Xiin, Adeero F-Brown, Awoowo Ngonge, Sheekheena xaaji Jacaylbaro, Suldaanka SOL, Saxiibkay D.Q, Habo Bisharo, Habo Ibtisaam, Eedo Haneefa, Eedo Malika, Eedo Val, Ayeyo Cara & Ayeyo K.K. Ciid Wanaagsan, ku ciida.
  18. LOL^Interpretation: If I disagree with it or if it makes those with whom I disagree look good, I will insist it doesn't exist. What a child!
  19. I'm nin iska mukur badan, unless I've recently won a life time supply of Pepsi I probably won't be leaving my mukur. Hence, hasha qaado, jawan pepsi ahna meesha ii dhiig, ka dib fal-falxumo anaa meel kulalaya? Deal ?
  20. I'm nin iska mukur badan, unless I've recently won a life time supply of Pepsi I probably won't be leaving my mukur. Hence, hasha qaado, jawan pepsi ahna meesha ii dhiig, ka dib fal-falxumo anaa meel kulalaya? Deal ?
  21. If TPLF, TFG, ARS, ONLF, SL, PL & Westerns would put there money where there mouth is and actually adhere to the "Peaceful" teachings of their fables then decent folks like me would not have to be stuck in the middle of you Ideology.
  22. Eng. salaaman, marka hore? Marka xigta anoo hal meeshan joogta soo iibkeenay aa meesha hal pepsi ah ku dhabaya. Bal adu waran?