Xidigo

Nomads
  • Content Count

    561
  • Joined

  • Last visited

About Xidigo

  • Rank
    Waxgarad
  1. ^Waa buurihii saw iyo sogsoglay, Hargaysadu halkey joogtaa.
  2. This is very sad. It is also awake up call for those who always claimed that Somalis are never involved in prostitution.
  3. ^^ Waar adigu minyaradii maad heshay aad hargeysa ka raadinaysay, ilayn waadigii clanland aad u difaaci jiree? Adoo day day ku jiraa iigu kaa war danbaysaye.
  4. Waxaan ku dhashay buurta saw iyo sogsoglay, salaxlay iyo subuluha harawo iyo Samow Boorama* :cool: oo ka mid ah wadanka Soomalia. Calankayaguna waa buluug xidig cad dhexda kule.
  5. Originally posted by Sayid*Somal: quote:Originally posted by Sherban Shabeel: Lately the atmosphere on SOL is such that I could make a thread about gummy bears and it would turn into a debate about religion. of course, gummy bears are Xaraam - because they got gelatin in it Lol Somalidu waa kaaley muranee walee.
  6. Oh lord! mid ilka farda ah leh iyo mid madax burus ah. Heesta ugu horaysa iyo tan ugu danbeysaan ayaan u jeedaa.
  7. Originally posted by Jacaylbaro: Samatarkaas baad idinkuna wax ka sugaysaan ,,, Samatar clanland buu ufff yidhi.
  8. Originally posted by Khayr: quote: Is it me or are the non-believers making more 'common' sense than some believers? Who's common sense are we talking about? The mass of Cattle's common sense? Castro, What point (s) are you trying to make in all your 'twittering' ? Waar nimankiinan hadiisyada jeebadaha kala soo baxayooy Quraanka akhrista. :rolleyes: Ninkaa miskiinka ah oo ay gaajadii hore u karbaashtay ayaa dhagax loogu dhameeyay. Yaa Allah. War dadkanu waa dhiig acab. waa waxay SNM to Axmad Ruush ku samaysay back in 89. Wax gang ah oo aan diin iyo milad lahayn ayaa waxaa ku kaca. :mad:
  9. Originally posted by Jacaylbaro: Someone felt like talking about Somaliland ,,, he probably doesn't know the President Is that why you and your other clanlanders are begging for id*ot Riyaale to stay? So you can convince poeple it is not a one clan state? It is a one-clan state headed by Dadhlf from another clan. :rolleyes:
  10. Somali dhadhan xumaa oo calano badanaa. Wah!
  11. Walee isku soo wada duub oo Aabo Siyaad wax dhaama lama hayo. Kuwa yiraa keyshaliga fura iyo kuwa Clandland la baxa oo fake dream ku nool.
  12. Originally posted by Castro: quote:Is Sheikh Sharif Really The President Or Sharif Hassan? POLL :confused: RTFM, son. What is you point yaa Castro?
  13. Originally posted by Jacaylbaro: Only in America ,,, Viva somalia indeed
  14. Keep the propaganda going , recognition inuu clanland helo waa baabacadoo tima ka soo baxeen. Maryana marna clanlnaders ha caayaan iyadna ha u heesto. wadhaf iyo shimbaro war iskuma hayaan. :rolleyes: