Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Ms.Dhuc-dhuc & Dhaylo ani waxa iga dar-daarana haddii aad ku yar oo kaaryoon yar meelahaa riix riixi oo dadku ugu yeerayaan Qoorweyne aa ku aragto mid ka mda garoomada aad ka dagayso ka cabso oo lafahaaga u ula baxso aan ku dhahay, sababtoo ah, Faranka aad is necbaydeen in uu noqdo aaba laga yaaba. Sida kale safar salaxan oo hadana salaxan , habo.
  2. LOL^ ananna waxaa nagu cusub su'aasha uu sheekhu kaga dhawaajiyey. Now where is the real gedo, horta?
  3. LOL^ Reer guuri miyaa sawikasi mise waa dhaan, aabo?
  4. Kuusha no one would ever agree to bleach barwalba. It's virtually impossible.
  5. Originally posted by THE HAKA: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: horta adigu inaad gabyayso iyo inaad hadlayso lama kala garto ,,,,,,,,, LOL^
  6. I feel like dancing today.
  7. Miyaadan kaba daalayn riwaayad aan dhamaad lahayn, amateed fiicnidaa aabo. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Ha socoto sheekadu ,,,,,,,,,,,
  8. Aabbo dee adna in aad kaftami & in ay dhab kaa tahay lama kala gartee ka waran,,,,,? Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: horta adigu inaad gabyayso iyo inaad hadlayso lama kala garto ,,,,,,,,,
  9. LOL^Dadkoo dhan ma aha, adeer. Waxa jira kuwo badan ooy daacad ka tahay, sida Redka adeerkii oo kale. Ader Somali oo dhan meel walba ooy joogtu ha ducaysato Allena danbi dhaf ha waydiisato waayo waxaad moodaa in shekadu farakabax noqon rabto. Allow sahal amuuraha.
  10. Dude don't flatter yourself, you're the half-wit here. Originally posted by Ms DD: A half-wit gave you a piece of his mind, and you held on to it I see. Great job dude
  11. This whole thing seems joke to me, horta maxuu ahaa waxa dhabta ah ee la isku qoonsaday. Ma dhulba? Ma dhaqalla? Ma dhaqamaadba? Ma dhabihii xornimda loo mari lahaaba, Maxuu ahaa awowe? Haddii sida la shegi waxa la isku haysto uu dhulyahay.Dhul madax banaan oo ay qolyahni ka taliyaan aaba iska yar. Dhul Somaliyed oo saas ah oo xor ah aanba manta jirin. We all Somalis get no Land at the moment. We're all under Gumaysi. First let our lands be freed from the Tigre, those are the ones who rule ourlands living like a king while inhabitants are dying for hunger, silic iyo sakaraad. Awowe, let this chicken fight be stopped and the real fight be taken to the Tigree, period. Originally posted by THE HAKA: I repeat waa in la kala socdaa, oo ONLF meeshaa Alshabab faraha uga qaadaa, GAR IYO GAR DARABA. Hadii kale, both sides will lose and Ethiopia will win.
  12. Xaaji wax yaalo badan aad is dhex dhigtay niyow. Bahasha kala qaad-qaad adeer oo mowqifka lagu weydiyey uun labbadaadii sadar ku xariiq. Sidooni ha ahaate hadday saasi dhab kaa tahay, waxaan ana kuu raacin lahaa hal su'aallo yaraysa oo walan. S: Intee in le'eg ayaad aamin santahay in Shabaabku ay ku ekaan lahaayen keliya koonfurta amaba ay kala goyn lahaayeen dhul somaliyeed hadayba lacala gacanta ku dhigi lahaayeen oo guusha aad oogu ducaynayso ay horayba ka heli lahaayeen? Hana is dhex-dhigine, bahasha inoo kala tartiibi niyow.
  13. Abu, aabbo wax saas ah ood isku sii daaliso meesha ma yaalo, kowdheh. Wadaadadu way ka howl gali karaan meeshay rabaan laakiin halka wax iska qaban la'dahay waxa weeye nimanku meelihii loo cayimay ee la isku ogaa in ay ka howl galaan ayey garab mareen. Waxuu qorshu ahaa in saf balaaran lagu ku ciyo waayanaha. Nin walbana goobta lagu ogyahay uu ka adkaado. Tusaale ahaan gobolada Liibaan iyo Shiniile hadday wadaadau ka howl galaan cid kaga dab'o tagayso ma leh waana meelihii loo qoondeeyey in ay ka howl galaan . Laakiin, taasi ma dhicin. Weliba halka la isku diidanyahay kelliya ma aha wadaadnimo la yahay iyo siyaasad la cabsanyahay, laakiin waa nidaamka ugu haboon ee dhulka lagu xorayn lahaa ama lagu dagaal geli lahaa inta laga xoraynayo isla dhulkaaas. Teeda kale labada dhinacba, wadad iyo waranle waa ka budh & buux. Insha'allahu adu mardhow hal dhinac uun bay iskugu shuban doontaa. Markaa,Wax saah ah ood isku sii xiijisaan anu meesha kuma arko, ee nimanyahow wakhtigiina si kale ooga faa'iidaysta. Wallaahu Aclam.
  14. Inkastooy hadhow dhihi doonaan hebel & heblaayo jaclaysi ay kaa ahayd hadana kii hab iyo hanaan layimaada in lagu daba faylo xaganaga wuu ka idman yahay, allow Xaaji Xayraana mu ahaado. Shariifka & Xiinkiisu ragii loo baahnaa weeye aabbo, way to go yaa xiinka!! Originally posted by xiinfaniin: Way to go yaa Sh. Sharif!
  15. LOL^ Kolka Xiin uun baa idin ka maqan isna jeerahan wu so xayd-xaydanaya.
  16. Sanadba meel ay ka shidantahay bahashu, sanadkan caragii Sheekha Jacda weeye. Sheekha dirawalkaaga agtaada ka fiiri, aabo.
  17. Edo qabow xu iska tara? Nafta wax u ron ogu dadal no? Jimcsigana ku dadaal, as Dr.Nu would say. Originally posted by Malika: Is it me or this years winter is harsh.It's so cold!
  18. Istaaqfuralah! Nnyow waxagu wa ka dare e ka waran. Hadda ma yabki aa saa oogu dhel-dhelaysa. Waxaba balana in aan mar kaa yabiyo, iyo Hargaysa iyo xafadii Dumbuluq. Teeda kale, saladu haday marka iyyda ah ina qabato dee yabka bartas aan ooga haraynaa. Alle ha aqbalo taan hadda soo turtay! :cool: Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Salaadu dadka miyay qabataa mise iyadana wax kalaad uga jeedaa ,,,,,,, Walee kaa yaabay ,,,,,,,,,,,
  19. LOL^ war magacu waxuu ka socdaa farnacab, markaa a'da n'da ka danbaysa an ka so hor mariyey isla n'da. Marka farancab ay saa kugu soo baxaaya. Waxan ku modayey in aad meel kale shiishka hu hayso, lakin ku fahmay hada. Salaad aa i haysa ee nabadey, sheekha.
  20. What's the latest developments taking place in Somalia now? Got any updates ?
  21. Magacn ,horta, maxaa igu la magtay ninyow. Ma dirawal-dirawal aan kuula dhadhamayaa?