-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
MADAXWEYNAHA SOMALILAND: “Waxaan ku Qancinay Turkiga in innaga iyo Soomaaliya aanu nahay laba dal oo Walaalo ah” Jimco, Oktoobar 11, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo dalka dib ugu soo noqday, ayaa sheegay inay Turkiga u sharaxeen inay Somaliland iyo Soomaaliya laba dal kala tahay, isla markaana loo baahan yahay inay laba dal ula kala dhaqmaan. Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo muddo toban maalmood ku maqnaa dalka Turkiga,ayaa sheegay inuu la kulmay Ra’isal wasaaraha iyo maalqabeenadda dalkaasi,isla markaana ay wax badan ka soo faa’iideen booqashadaasi. “Dadkii aanu kula kulanay waxa ugu mudnaa Raysal wasaaraha Turkiga, ku xigeenkiisa iyo Wasiirradiisa. Waxaynu nahay labada dal oo taariikhi ka dhaxayso oo arrimo badan wada qabsan kara.”ayuu yidhi madaxweyne Siillaanyo oo shalay galab ku soo guryo noqday magaaladda Hargeysa, waxaanu intaas ku daray “Waxaanu ku qancinay Turkiga In Innaga iyo Soomaaliya aanu nahay laba dal oo walaalo ah, hase yeeshee madax-banaanidayada iyo gooni isu taagayo aanu ahayn wax aanu cid la wadaagi karno ama cid ka tallo gelin karno ee ay tahay madax-banaani buuxda” Madaxweyne Siilaanyo waxa kale oo uu sheegay inuu Turkiga ka wada hadleen sidii laba xafiis looga kala furi lahaa Turkiga iyo Somaliland, isagoo arrintaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “Waxa kale oo aanu ka wada hadlay inaanu Hargeysa iyo Turkiga ay labada dal ka kala furtaan laba xafiis oo ka shaqeeya dannaha labada dal”. Weftiga madaxweynaha ayaa labaddii toddobaad ee u dambeeyey safar shaqo ku maqnaa dalka Turkiga, waxaanu halkaasi kula kulmay madax ka tirsan dalkaasi iyo ganacsatadda dalkaasi, waxaanu u mahadnaqay soo dhoweyntii loo sameeyey. Madaxweynaha waxa madaarka Hargeysa ku soo dhoweeyey madaxweyne ku xigeenka Md;Cabdiraxmaan Saylici, shirgudoonka labadda gole baarlamaan iyo dadweyne kale. Si kastaba ha ahaatee, Turkiga ayaa wadda sidii labadda dhinac ee Somaliland iyo Soomaaliya iskugu soodhowaan lahaayeen, maadaama oo dalkeedu marti galiyey wada hadalka labadda dhinac u socda, waxaana bisha dambe la filayaa inuu bilaabmo wada hadalkii u dhexeeyey Somaliland iyo Soomaaliya kaas oo lagaga hadli doono labadda mawqif ee labadda dhinac kala taagan yihiin oo aad u kala durugsan. Wada-hadaladii hore ayaa lagaga hadlay sidii labada dhinac xidhiidh u wada yeelan lahaayeen, wax badana iskaga kaashan lahaayeen, haseyeeshee looma gudbin labada mawqif ee ay kala taagan yihiin, maadaama oo Somaliland aaminsantahay inay dal gaar ah tahay, halka Soomaaliyana aaminsantahay inay qayb Soomaaliya ka mid ah tahay Somaliland, kuwaas oo kala taagan aba daraf oo kala durugsan. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa hore us heegay in wareegga dambe si toos ah loo guddo gali doonno arrimaha waaweyn ee la isku hayo, isla markaana qolo waliba soo bandhigi doonto aragtideedda ku aadan arrimahaasi. https://www.hiiraan.com/news/2013/Oct/wararka_maanta11-33659.htm
-
Tallaabo;981027 wrote: Given the fact that the Southern politicians can not be relies upon to honour even the agreements they signed with Somaliland a mere three months ago, there is no chance of a re-union under any circumstance. This.
-
Lol Nah me and safferz are cool. I am talking about other women, not this thread.
-
Only some Somali women get upset about the fact his with a mixed race girl. I think they feel jealous.
-
Didn't one of the agreements between Somaliland and Somalia in the Turkey was Somalia can never interfere in the resources of Somaliland? It seems they have broken some of the agreements.
-
Who can blame them. Somalia is a failed state.
-
It looks like him.
-
War Deg Deg Ah: Maleeshiyaadka Raaskambooni Oo Lagu Jabiyey Dagaalka Goobweyn Ka Dhacay Published on October 4, 2013 Kismaayo(AGGM) Ka dib dagaalo saacad qaatey oo u dhexeyey Maleeshiyaadka Raaskambooni iyo Ciidamada Maamulka Jubbaland ee duleedka Magaalada Kismaayo,waxaa dagaalkaasi sababay khasaare labada dhinac soo kala gaaray inkastoo aan la xaqiijin inta khasaraha rasmiga ahi leeg yahay,waxaana dagaalkaasi la sheegay inay maanta qaadeen ciidamada Maleehsiyaadka Raaskambooni. Ciidamada Maamulka Jubbaland ee Madaxweyne Bare hiiraale hogaaminayo oo beryahan ba doonayey inay is helaan maleeshiyaadka Raaskambooni ayaa maanta jaanis wanaagsan ku hel isla markaasna dib u soo buriyey Maleeshiyaadkii Jabhadda Raaskambooni ee weerarka qaaday,waxaana la shaacinaya in hadda Maleeshiyaadka Jabhadda Raaskambooni dib ugu soo carareen xeryaha ciidamada Kiiniya ee garoonka diyaaradaha. Dagaalkana ayaa la sheegayaa inuu yahay mid culus isla markaasna sababay inay maleeshiyaadka Raaskambooni dib ugu soo laabtaan gudaha Magaalada Kismaayo halkaasi oo ay ka wadaan dhaqdhaqaaq ciidan oo ay ku doonayaan inay ku difaacdaan Magaalada Kismaayo iyadoo Ciidamadi Maamulka Jubbaland ee hadda kulaalayan Magaalada Kismaayo isla markaasna ka soo ruqaansadeen Xarumahoodii ay ku lahayeen Tuulada Goobweyn. Ciidamada Maleeshiyaadka Raaskambooni ayaa la sheegayaa inaysan maanta wax gacan ah ka helin Ciidamada dawlada kiiniya,waxaana la sheegayaa in dagaalkaasi lagu soo jabiyey isla markaasna ay dib ugu soo laabteen nawaaxiga Jaamacada oo ay difaacyo ka xirteen halkaasi oo ay ka agdhaw yihiin ciidamada dawlada kiiniya. Ugu dambeyntii wararka qaarkood ayaa sheegaya in dagaalku hadda ka socdo duleedka Magaalada Kismaayo halkaasi oo ay dib ugu soo carareen maleeshiyaadka Raaskambooni oo la aaminsan yahay inay dhawaan Magaalada Kismaayo gacantooda ka bixi doonto,waxaana hawada ka maqan isgaarsiinta Magaalada Kismaayo gabi ahaanteed. Warark Dagaalkaasi ka soo kordha kala soco Allgalgaduud http://allgalgaduud.com/?p=20732
-
AUN.What is wrong with Somali Canadians? Beheadings, High crime rate, Drugs you name it. Other than Safferz.
-
Che Whatever the looks they are not ethnic Bantus, but ethnic Somalis. So yes Bantu and Somaliland is a oxymoron. Bantus belong to Tanzania, Malawi and are recent settlers in south Somalia. If it was only about looks many Omanis would have been considered Bantu.
-
Bantu and Somalilander is a oxymoron Lol. This is not south Somalia.
-
Don't worry about the scrap metal looters, it is better to focus on developing Puntland.
-
maamulka khaatumo state oo ku hanjabay dagaalo ka dhan ah Somaliland
Saalax replied to malistar2012's topic in Politics
Tallaabo;979994 wrote: ^ Ninyow bal marka hore adigu askarta Burundi iyo Sierra Leon gurigaaga ka saar:D -
Some are Somali Bantu? Are those the people from Mogadishu who were given scholarships to Turkey.
-
It was rightful to fight off Siad Bare. Remember Siad Bare government had links to atheists and Marxism, there is even a video where he is saying he would pray to Jesus to get weapons from the west. There is no difference between that former toppled government and the Habesha who kill your people.
-
Somaliland Is already a sovereign state with its own institution, army, government and effective control of its territory . It is only lacking de jure recognition but it is independent as much as Taiwan.An Ocadenia state on the other hand doesn't exist on the ground since it is under Ethiopian rule, other than few ONLF militia in the bush. You're on a lower level than when the SNM were in the bush, at least they fought good and liberated several towns.
-
Greater Somaliland is more plausible than a sovereign state being called 0cadenia, sad but true.
-
GAROODI Don't worry those people will be in cooperated as part of Greater Somaliland in the future if things don't work out well in the Somali region or Ethiopia collapses.
-
Ethiopia is a state with dictatorship policy masquerading as democracy , don't get your hopes high people.
-
What is SSC clans? They are minority in Sanaag and Sool is shared. Unless you mean Taleex village.
-
They get more benefit than being under scrap metal looters (Mogadishu).
-
Professor: Qolooyinka khatumo waxaan kula talin lahaa waar kaalaya aynu wada dhisano Somaliland. http://oodweynenews.com/2013/09/qolooyinka-khaatumo-waxaan-kula-talin-lahaa-waar-kaalaya-aynu-wada-dhisano-somaliland-prof-samatar/