Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. I think your mistaking me with sum1 else lol. I am not in the 'motherland'.
  2. Dowladda Iiraan oo Sheegtay in Maamul-Goboleedka Puntland uu sii daayay 78 badmaaxe oo u dhashay dalka Iiraan Jimco, August 02, 2013 (HOL) — Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Iiraan ayaa sheegay in maamul goboleedka Puntland uu sii daayay toddobaadkan 78-badmaaxe oo u dhashay dalkeeda, kuwaasoo maamulkan uu horay ugu xukumay xabsiyo kala duwan. Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Iiraan, Xasan Qashqaafi ayaa sheegay in sii daynta badmaaxiintan ay ku timid kulammo dhexmaray wasaaradda arrimaha dibadda iyo saraakiil Soomaali ah. Badmaaxiintan ayaa waxay maxkamadda Boosaaso ku xukuntay xabsiyo kala duwan bishii May ee sannadkan, kaddib markii ay ciidamada Puntland soo qabteen. Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Iiraaniyiintan inay xaalufin ku hayeen xeebaha Soomaaliya ayna wateen shan doomood, waxaana sidoo kale lala xukumay 12-qof oo Soomaali ah, kuwaasoo lagu eedeeyay inay caawinayeen badmaaxiitan. Xasan Qashqaafi ayaa sheegay in badmaaxiintan u dhashay dalka Iiraan ay ku labteen Talaadadii toddobaadkan, sidoo kalena doomihii ay wateen dib loogu celiyay Iiraan. Waa markii ugu horreysay oo maamulka Puntland ay sii daayaan badmaaxiin u dhashay dalka Turkiga oo ay horay u xukuntay, iyadoo ay weli xabsiyada Puntland ku jiraan badmaaxiin Soomaali iyo Yemeniyiin ah oo sannado kala duwan xukunno ay ugu ridday maxkamadda Boosaaso. Puntland oo ku taalla Waqooyi-bari Soomaaliya ayaa waxay lixdii sano ee ugu dambeysay la tacaalaysay afduubyo ay kooxaha burcadbadeedda ah ka geystaan xeebaha maamulkeeda, halkaasoo ay ka sameeyeen burcadbadeeddu saldhigyo waaweyn. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online http://www.hiiraan.com/news/2013/Aug/wararka_maanta2-22823.htm
  3. That was before, now it is made in Sudan. Somaliland is not in shortage of places to print.
  4. Young boys,elderly and Girls are raped in Puntland. A doctor from Puntland General hospital then addressed the issue of rape, telling the audience that it was a wide spread problem in Garowe, and that young girls, young boys as well as elderly women were victims. http://www.so.undp.org/index.php/Somalia-Stories/Puntland-judges-get-training-on-HIV/AIDS.html
  5. ^ Warlordess logic bay meesha la timi .Waxay rabta inay lacagta xado.
  6. I think it is good if they alienate Somaliland businessmen, Somaliland businessmen will just stop investing in the south and the economy of the south will collapse again. The lady should consider it lucky that the likes of Dahabshiil are investing in her city when her government can't even pay the salaries of "Somalia soldiers".
  7. That is good to hear walal. Visiting your ayeeyos folks is that a metaphor for you will visit Ceerigaabo and Daalo in Sanaag.
  8. Safferz You in Hargeysa? Lucky you. Ramadan Kariim.
  9. Democracy is not for everybody, unfortunately it is not for Puntland, so it is back to Far-Tag selections.
  10. Professional security forces and Mogadishu in the same sentence is a oxymoron.
  11. Dhegeyso: Dr. Baadiyow:Madaxweyne Culusow waxan rabnaa Madaxweyne Soomali uu dhex ah Uma Bahnin madaxweyne qabiil" http://taleex.net/2013/07/21/dhegeyso-dr-baadiyow-oo-dhaliilay-madaxweyne-culusoow-waxaan-rabnaa-madaxweyne-soomaali-dhex-uah-uma-baahnin-madaxweyne-qabiil
  12. So what happened in Netherlands, what is the employment rate for Somalis there.
  13. Xildhibaan Saado Cali Warsame oo fadeexad ku tilmaantay in dasturka dalka Somalia lagu qoro luqadaha Englishka iyo Turkishka. Saado Cali oo Fadeexad Ku Tilmaantay In Dasturka Dalka Somaliya Lagu Qoro Luuqado Aan Somali Ahayn. https://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=g-Kwq7aRU18#at=16" frameborder="0" allowfullscreen>
  14. Khaatumo website: Maamulka Siilaanyo oo la wareegay degmada Fiqi-fulliye Ka dib markii shalay aan soo daabacnay in dhaqdhaqaa dhagaraysan ka socdo deegaanka Fiqifuliye kaasoo ay dabada ka riixayaan horgalo cusub iyo kuwa qarsoonaaba waxaa maanta si buuxda uga dhacay deegaanka Fiqifuliyey arin Argagax badan, ka dib markii gacan ku dhiigle Xirsi X. Cali{Toorille} yimid halkaasn lagaga wareejiyey ciidamo badan oo deegaanka ah iyo weliba hanti ahaan magaaladii loo siiyey. Waxaana arintan si weyn uga shaqeeyey Waraabe Uurbayte , Faroole Dhabayaco oo asaguna dhawaan ku Hungoobey Xildhibaanimo federaalka ah iyo Abdullaahi Guulleed oo asaguna iskiis isugu cimaamada Garaadnimo, taasoo dad badan ka fajacisay in maanta Xirsi Toorille la keeno deeganada Dhulabahante, arintan ayaa waxaa ay markale wiiqaysaa jiritaanka maamulka Khaatumo oo aad moodaysay in labada maamul ay beryahan si weyn ugu shaqaynayeen qaar ka mid ah madaxda sar sare, ayadoo durbaba wararkale sheegayaan in shakhsiyaad kale ku dhawaaqaan inay u baxsadeen dhanka maamulka PL, anagoo weli ku daba jirna inaan xogtaas oo sugan soo ogaano. G/Sanaag hore ayaa intiisa badan dhul ahaan iyo maamul ahaanba waxaa u hantiyey beesha *****, ayadoo Fiqifuliye oo lala wareegayna ay ka dhigan tahay in Khaatumo aysan taako kaga sugnayn Sanaag Bari. HALKAN KA DHAGAYSO WARAYSIYADA DHAXAL WAREEJINTA FIQIFULIYE………… http://horufadhi.com/2013/07/20/maamulka-siilaanyo-oo-la-wareegay-degmada-fiqi-fulliyedhagayso/
  15. War Deg-Deg Ah:600 Oo Askari Iyo 13 Tikniko Ah Oo Ka Soo Goostay Maleeshiyadaka khaatumo Oo Somaliland Isu soo Dhiibay. Fiqi Fuliye(Ramaas) July20, 2013-Ciidankii ugu badnaa ee iska soo dhiiba maleeshiyaadka khaatumo ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyay Deegaanka Fiqi Fuliye ee bariga sanaag,halkaas oo ay ku qaabileen wafti ballaadhan oo heer wasiiro ah oo ka ambabaxay Magalada Hargeysa si ay u soo dhaweeyaan kooxdan.Kooxdan ka soo goosatay ee garawsatay in aanay xabada waxtarayn ayaa la sheegayaa in ay tiradoodu dhantay 13 tikniko ah iyo 600 oo ciidan ah,kuwaaas oo la sheegay in ka hor intii aanay la kulmin waftigani lagu soo dhaweeyay xalay taliska ciidan ee aaga bariga somaliland ku sugan, Wasiirka warfaafinta somaliland oo goordhawayd la hadlayey Idaacada BBC-da ayaa xaqiijiyey in ay 600 oo ka mid ahaa kooxda khaatumo ku soo dhaweeyeen maanta deegaanka fiqi fuliye,isagoo sheegay in ay sidiiran ugu soo dhaweeyen ciidankan oo uu sheegay in ay hada garawsadeen in aan dagaal xal lagu gaadhi karin balse waan waan iyo afgarad wax lagu dhamayn karo,isagoo intaas raaciyey in ay kooxdan soo goosatay ay ku weheliyaan oday dhaqameedyadoodii isla markaana ay gacmo furan ku soo dhawaynayaan.Ciidammadan kan iska soo dhiibay maanta kooxda khaatumo ayaa noqonaya kii ugu badnaa ee ka soo goosta tan iyo intii la aasasay arrintan ayaa la sheegay in ay ka dambaysay ayadoo mudooyinkii u dambaysay ay wada hadalo u socdeen xukuumadda somaliland iyo qaar ka mid ah horjoogeyaashooda,oo la sheegay in ay la socdaan. Ramaasnews Hargeysa Desk - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/War-Deg-Deg-Ah600-Oo-Askari-Iyo-13-Tikniko-Ah-Oo-Ka-Soo-Goostay-Maleeshiyadaka-khaatumo-Oo-Somaliland-Isu-soo-Dhiibay.html#sthash.jiwFXqaU.dpuf
  16. Naxar There is no active church in Hargeysa, there was an old church during British colonialism it was destroyed in the wars.
  17. Get the party ready boys, Sundays will be an important day for the black Christians of Mogadishu.
  18. I wouldn't be surprised if we soon see Ethiopian orthodox church as well in Mogadishu.
  19. https://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=dZkdSbFSHKQ#at=16" frameborder="0" allowfullscreen>
  20. ^They're not obliged to, it is their money their choice. Stop begging.
  21. Somaliland is expanding its oil exploration. Earlier this year, it and DNO International, a Norwegian oil and gas firm,signed a production sharing contract – a contract where a firm explores, recoups costs and then splits further profits with the government. Previous exploration concessions have also been given to firms such as Genel Energy, an Anglo-Turkish energy firm; Ophir Energy, a London-listed oil and gas explorer with African interests; and Jacka Resources, an Australian oil and gas exploration company. The exploration could lead to further business opportunities as oil and gas companies build the infrastructure required. And of course the oil is a lucrative opportunity in its own right. It is still early in the exploration process but the prospects look good, says Hajji Mohamed Aw ali, a Somaliland businessman. If exploration was to prove a success, the oil firms would require significant infrastructure support to be built. For example this would include items such as roads, pipelines and facilities. “Already there are nearly 800 new pickup trucks and Toyota Land Cruisers as these companies make their surveys. They told me that agencies facilitate this as new company cars. It’s the first time that this number of new Land Cruisers has arrived in Somaliland at one time,” he says. The Somaliland exploration is part of Genel’s first foray into Africa, says Aw ali. Somaliland is important to the firm. Genel has said that it would be investing almost £20m ($30m) next year alone, he adds. “I spoke to some people from the Ministry of Energy. They told me that the group’s delegation, headed by the former BP boss Tony Hayward (and now Genel executive), will be visiting the country on November 6,” Aw ali says. The oil firms seem to be optimistic about Somaliland’s oil prospects. “It’s interesting and exciting geology,” says a Genel spokeman. “It’s the same rocks and geology as Yemen, which has been a good oil province.” The firm is targeting over 2bn barrels of oil in the region. “Genel took the opportunity because of encouraging indications including onshore oil seeps and existing geological data showing favorable conditions for hydrocarbons to have accumulated in numerous large tilted fault blocks and sub-basins,” the firm says. However, there is significant work still to be done. Genel is in the process of completing seismic and gravity surveys to determine where to drill. Drilling is expected to start at some point next year but the territory to explore is enourmous. Genel’s acerage is larger than all of Kurdistan, where the firm also has interests, the spokesman adds. “We’re very positive about it, although it is still a bit premature to be talking about supporting infrastructure,” he says. Ophir Energy agrees with the positive assessment and the need to not rush. The political situation is improving, says a spokesman. Regional settlement is a possibility which would increase its attractiveness. Somaliland is also a largely empty country with a good coastline so it would not be difficult for firms to first truck oil to the shore for export and then build a pipeline. However, the firm has not publically expressed any plans for its Somaliland in its drilling schedule and having raised funds for drilling there is a limit to what can be said, the spokesman adds. But for firms involved in industries that could provide support, it may be time to think about a Somaliland operation. Next steps and more information 1. DNO operations 2. Genel operations 3. Ophir operations 4 Jacka operations http://pathfinderbuzz.com/potential-oil-rush-in-somaliland/ http://somalilandpress.com/somalilandpotential-oil-rush-in-somaliland-43061