Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Hal qarni muddo ku dhow oo ceelkii u horeeyay laga hirgelinayo Degmada Taleex(Sawiro) Madaxweyne ku xigeenka Puntland Jeneraal C/samad Cali Shire oo maalmihii ugu dambeeyey booqasho ku joogay degmada Taleex ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu daah furayey ceel riig biyood ah oo ay ka hirgelinayso degmada Taleex hay’adda Bisha Cas ee dalka Kuweyt. Madaxweynaha ayaa sheegay in hirgelinta Ceelkaan ay iska kaashadeen hay’adda Bisha Cas ee dalka kuweyt iyo dowladda Puntland. Ceelkani maanta qodistiisa laga bilaabay degmada Taleex ayaa la rajaynayaa in biyihiisa ay noqdaan biya macaan. Waxaan munaasabadda maanta lagu daah-furayey ceelkan kasoo qaybgalay madaxweyne ku xigeenka Puntland Jen.C/Samad Cali Shire, qaar ka mid ah golaha wasiirada Puntland, xilibaano, duqa degmada Taleex iyo masuuliyiin kale oo aad u tira badan. Munaasabadda oo ahayd mid ballaaran ayaa waxaa ugu horeynba ka hadlay masuulka gacanta ku haya qodista ceelkan Rashiid,isagoo sheegay in dhawaan ay soo gaba-gabeen doonaan Waxaa kale halkaasi ka hadlay masuuliyiin ay kamid yihiin duqa degmada Taleex Maxamuud Cali Warsame iyo Xilibaan Saadiq Garaad Abshir oo kula dar-daarmay dad weynaha reer Taleex in ay soo dhaweeyaan qodista ceelkani, isla markaasna aysan wakhti siin dad uu ku sheegay in ay lidi ku yihiin horumarka deegaankani sidoo kalena sheegay in waxbarshada dhankeeda iyadana dhowaan wax laga qaban doono . Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/Samad Cali Shire oo ugu dambeyntii xafladda ka hadlay ayaa ku dheeraaday muhiimadda ceelkani uu u leeyahay dad weynaha reer Taleex, waxaana uu madaxweynuhu xusay in ceelkani uu ka mid yahay mashaariicda dowladda Puntland ay ugu tala gashay degmada Taleex horudhacna uu u yahay . Deegaanka degmada Taleex ayaa waxa uu yahay deegaan taariikh weyn ku leh Soomaliya gaar ahaan Puntland , waxaa xusid mudan in deegaanka degmada Taleex ceel laga qodo ay ugu dambaysay mudo gaaraysa -Hal qarni ah 100 inta la ogyahay. Horseed Media. News Desk http://horseedmedia.net/2013/08/31/hal-qarni-muddo-ku-dhow-oo-ceelkii-u-horeeyay-laga-hirgelinayo-degmada-taleexsawiro/
  2. Amnesty: Sexual Violence Endemic in Somalia Displaced Somali women and girls are especially vulnerable to sexual assault. Friday, August 30, 2013 Amnesty International said two decades of conflict have allowed sexual violence to become endemic in Somalia. The human rights group says most victims don’t report the attacks to authorities, fearing stigma. Amnesty says rape and sexual violence are a constant threat in Somalia, especially for displaced women and girls. Senior Crisis Adviser Donatella Rovera said researchers spoke with dozens of victims, one as young as 13, in Mogadishu and in camps for the displaced. “Obviously, the humanitarian conditions are terrible and the lack of security is very prevalent. And this is a particular problem for women and girls because they are very much exposed to rape and sexual violence,” she said. The United Nations reported in 2012 there were at least 1700 cases of rape in Somali settlements for internally displaced people . At least 70 percent of the attacks, it said, were carried out by armed men wearing government uniforms. “Perpetrators are very rarely brought to justice. Victims of these attacks are then stigmatized within Somali society. So the combination of the fear of the stigmatization and the lack of confidence that reporting their case would lead to any justice means that in the majority of cases the victims don’t even report the cases to the police,” said Rovera. She said that police “do not have the capacity nor the political will” to provide the protection needed to prevent such attacks – or to bring those responsible to justice. Many of the women who were attacked live in make-shift shelters, with just a piece of plastic for a door. There’s no protection from rapists, who usually attack in the night. She told the story of one woman, who has four children and was abandoned by her husband. “She told me that she was asleep in her little shelter when a man came in. He had a knife. It was night. She kept quiet because he threatened to kill her. The children were sleeping next to her. He raped her and then he went away. And she told me that she had not told anybody because she was afraid that if she spoke to the neighbors about what had happened to her they would just laugh at her or say bad things about her.” Amnesty International’s senior crisis adviser said a lot “can and must be done” to solve the problem. She admitted it’s very difficult because the government controls only part of the country. Many other areas are controlled by armed groups and militias, such as al Shabab. “But certainly where government forces are present, it is crucial that they take concrete measures to first of all to ensure security – and notably, if we talk about the IDP camps, the camps for displaced people, where most of the rapes and sexual violence occur. And secondly, more needs to be done to follow up on those cases, which are reported,” she said. Rovera said, “The inability and unwillingness of Somali authorities to investigate these crimes – and bring the attackers to justice – leaves survivors of sexual violence even more isolated.” She added, it also contributes to a “climate of impunity in which attackers know they can get away with these crimes.” http://hiiraan.com/news4/2013/Aug/40913/amnesty_sexual_violence_endemic_in_somalia.aspx
  3. Calm down people. I didn't insert the pictures, the pictures were already attached to the amnesty report somewhere else. Nevertheless the report by amnesty stands.
  4. "Hawa”, a 13-year-old girl was abducted and held captive for nine days. She doesn’t remember much but that she was drugged, abused and repeatedly raped by her captors before being rescued. "Rahma” is a mother of four whose husband abandoned her shortly after the birth of her youngest child, a girl, now eight months old. Rahma was brutally assaulted and raped in mid July 2013 in her shelter in one of the many sprawling camps for Internally Displaced People (IDP) in Mogadishu. Last week she recounted her ordeal to Amnesty International: “I tried to resist but he kept saying he would kill me so I stopped in order not to get killed. He came into my buul (shelter) with a knife; it was night but I don’t know what time it was; I have never had a watch. My buul has no door and there was nobody to protect me, I was with only my children and God. My children were sleeping. I kept quiet because I was scared. After he left what could I do? Only God is my witness. If I told neighbour they would just laugh at me and say bad things”. “Fartun”, a 14-year-old girl living in an IDP camp in Mogadishu, was raped by a man who entered the shelter where she was recovering from an epilepsy attack in the second half of August. She told Amnesty International: “I woke up to find a man who was undressing me and I tried to scream but he grabbed me by the throat so that I could not scream. My four-year-old cousin woke up and he told her to be silent. He did his business and then ran away”. The girl’s grandmother told Amnesty International the neighbours who had been woken by the girl’s scream and had come near the shelter saw a man aged about 30, wearing a kikoi (a traditional loin cloth) and carrying a bakor (a woken stick with a hand-grip) leaving the shelter and running away. “Halima”, a mother of five, managed to fight off the man who entered her shelter in one of Mogadishu’s IDP camps in the first half of August and tried to rape her. She fought him off but she paid dearly for it. She sustained gunshot wounds in both hands and lost the baby she was carrying. "I was asleep in my buul; and woke up and found a man with a gun. He told me ‘shut up and undress, if you scream I will kill you’. My eldest son, who is disabled, pleaded with the man; he told him ‘shoot me but leave my mum’ but the man just threatened him. Some of my younger children woke up and he told them to be silent and so they lay down quietly. He tried to undress me by force and I resisted and as I tried to grab his gun a shot was fired and I was injured in my hands. I fell over and my hands were bleeding, He kicked me very hard on my right side; it was so painful, I screamed. Some neighbours also started shouting and came out of their shelters with torches. The man ran away. In the following days I started to bleed so I went to hospital. I was told that I had lost the baby. I was about three months’ pregnant”. http://www.amnesty.org/en/library/asset/AFR52/009/2013/en/eb047917-6b63-4d78-9e77-1ee22c4ff0a9/afr520092013en.html
  5. Jacaylbaro;974253 wrote: Now Xiin wants that Aid back.....
  6. According to reliable news it is destined for the poor folks in Taleex, eastern Sool which Puntland sabotaged. Somaliland could use this food to win the mind and hearts of the few remaining anti Somaliland groups in eastern Sool.
  7. Just log off if you don't want to be here. Simple as.
  8. Naxar Nugaaleed;974016 wrote: anyone who disagrees with milister is loser who needs to retire.
  9. Shacabka Reer Caabudwaaq ayaa Dhigay banaan bax balaadhan oo ay kaga cabanayeen Guri ay leeyihiin Caruur agoon ah oo ku Yaala Magaalada Muqdisho, Kaasi oo Beryahan Dawwadiisu Socotay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Banaanbaxan oo looga cabanayay Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maxkamada Sare Waxaana Halkaasi Laga Soo Jeediyey Hadalo Dhaliiil ah Iyo Waliba Fariin Loo Diray Dawlada. Banaanbaxan oo ay ka qayb galeen Qaybaha kala duwan ee Bulshada Ayaa waxay Socod Dheer Kusoo Mareen Qaybo badan oo Kamida Magaalada Caabudwaaq. http://horufadhi.com/2013/08/18/daawo-reer-caabudwaaq-oo-u-hanjabay-tarsan-ilko-xanafvideo/
  10. ISKU SOO BAX BALAARAN OO LOOGA CABANAYO GUDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR ee Tarzan IYO KAN MAXKAMADA ee Ilka Xanaf.
  11. Carafaat;973710 wrote: Cambuulo, is this a HAG elder training video. Ma odayaashi ayaa la bariyaa odaynimada?
  12. Gudoomiyaha gobolka Togdheer oo booqday kaamamka shirkad shidaalka qodista Togdheer. http://www.caynabanews.com/view.php?id=31120
  13. Prof. Samatar oo ka baxay xubinimadii xisbiga Hiil-Qaran oo uu Murashax u ahaa Halkan ka akhri war murtiyeed dhamaystiran oo Hogaanka sare ee Hiil-qaran soo saarey,kuna aqbaleen iscasilaad uu u soo gudbiyey prof.samatar oo ka mid ahaa asaasayaasha xisbigaa samatar CIID WAANAAGSAN DHAMMAN UMMADDA SOOMAALIYEED MEEL KASTA HA JOOGTEE Hoggaanka sare (THE CORE) Xisbiga Hiil Qaran wuxuu halkaan ku wargelinayaa dhammaan XUBNAHA XISBIGA HQ, taageerayaashiisa iyo dhammaan shacbi weynaha Somaaliyeed uguna caddeynayaa in Prof. Ahmed Ismaiil Samatar uu ka baxay Xisbiga Hiil Qaran. Ugu horreyntii waxaan rabnaa in aan caddeyno in Prof. Ahmed Samatar uusan horay uga tirsanaan jirin hoggaanka sare (THE CORE)ee Xisbiga, haseyeeshe wuxuu ahaa xubin firfircoon, wuxuuna ka mid ahaa xubnihii wax ka asaasay Xisbiga. Xisbigu wuxuu u sharraxay Prof. Ahmed Samatar in uu u tartamo doorshadii 2012 ee madaxweynanimada Soomaaliye , taas oo uusan ku guuleysan sida aan wada ognahay. Kaddib hungadii doorashada Prof. Ahmed wuxuu aaday Hargeysa markii uu ka soo noqadayna wuxuu noo soo gudbiyey istqaaladii xubinimadiisa, xisbiguna waa ka aqbalay. Haddaba xisbigaan waxaa loo asaasay sidii ummadda Soomalidu looga samatabixin lahaa duruufaha cakiran ee dalka ka jira, taas oo ah mid ka goán xisbiga inuu ka dhabeeyo. Geediga dheer oo lagu doonaayo in lagu xaqiijiyo ahdaafta Xisbiga (Islaamnim – Somaalinimo), qof iyo tiro yar oo ka hartay u dhutinmaayo una dhimanmaayo xisbigu, waana naga goa’ntahay in aan sidoodii u wadno howlaha na-horyaal ee xisbiga . Geediga wuu soconayaa … Wassalaama Calaykum Ibrahim Macallim Mursal Guddoomiyaha Hoggaanka Sare Xisbiga Hiil Qaran http://www.qarannews.com/2013/08/prof-samatar-oo-ka-baxay-xubinimadii-xisbiga-hiil-qaran-oo-uu-murashax-u-ahaa/
  14. Wednesday, August 14, 2013 Somali women have taken to carrying weapons to the beach to ward off sexual harassment, it's reported. They're plagued by men at the Lido resort, in the capital Mogadishu, according to the Garoweonline website. Describing the beach's "buzzing and pulsating atmosphere", the report says many women come with families, while others sell ice cream or drinks. It quotes one woman as saying they're always pestered by "rude men" and are often offended, angered or sexually harassed. Extra police have been deployed to the resort to protect young women, says the news outlet, based in the semi-autonomous Puntland region. A woman holds a machete as she enjoys the surf with a friend and two children at Lido beach Sexual violence has been a growing problem in Somalia in recent years, with some of the 1.1 million people displaced by conflict - and often living in tarpaulin shacks - particularly at risk. Despite this, the authorities and media have been accused of not taking rape seriously. The founder of the Sister Somalia organisation, which runs a rape crisis centre in Mogadishu, told al-Jazeera news in January that it dealt with up to seven new victims a week. The UN recorded 1,700 rapes in the capital's 500 camps last year, many thought to have been carried out by security forces. http://www.hiiraan.com/news4/2013/Aug/30733/somalia_women_take_weapons_to_beach_for_protection.aspx
  15. Hobbesian_Brute;973390 wrote: Golis belongs to Khatumo state, back to the drawing board chump. No it doesn't , Khaatumo doesn't even have major well known mountains such as Sheikh , Daalo or Surad in their lands apart from few hills in eastern Sool and those are not part of the Golis mountain range.
  16. Qalabkii Sahaminta shidaalka oo soo gaadhay Burco iyo Laba xidh salideed cusub oo laga helay aaga Oodweyne. http://oodweynenews.com/2013/08/qalabkii-sahaminta-shidaalka-oo-soo-gaadhay-burco-iyo-laba-xidh-salideed-cusub-oo-laga-helay-aaga-oodweyne/
  17. Somalia;973091 wrote: Ceerigaabo district includes towns such as Yubbe and Hadaaftimo. . Not really, that was the old Ceerigaabo district. The small group of eastern Sanaag nowadays consider Yubbe and Hadaaftimo under Badhan district. They even consider Badhan as their regional capital . Your silly Pirateland/Puntland did not even have the balls to include Ceerigaabo district in their phony failed elections because there wasn't a single candidate from there due to it being controlled by Somaliland wholly. Puntland LCE 2013 Candidate Lists http://www.puntlandelectoralcommission.org/
  18. Lol you're being refused to have Jubbaland and you're dreaming of leading Somalia. I don't think we will see a D president for a long time . Villa Somalia has became a HAG playground.
  19. The Zack;972820 wrote: I have been hearing that for the last 20+ years.... I have been hearing the onlf will free the ocaden desert for longer time. It seems they gave up the struggle and embraced their Ethiopian roots.
  20. Mooge;972785 wrote: lol. what a joke. he wants to get some money for conference preparation. everything is about enriching his pockets and the pockets of his relatives. qoslaye has to go. He wants beeso.
  21. Soma Oil & Gas May Invest $20 Million to Survey War-Torn Somalia Bloomberg Friday, August 09, 2013 Soma Oil & Gas Exploration Ltd., a U.K.-based company focused on Somalia, plans to invest about $20 million to survey the African nation rebuilding from decades of war, Chief Executive Officer Robert Sheppard said. The company will initially analyze any data that exists even after conflict destroyed a large part of the country’s infrastructure and thwarted efforts to establish a functioning central administration and the rule of law since 1991. “At the same time we will be looking at all the seismic ships available in the world to see when we can get on schedule for seismic surveying,” Sheppard said yesterday in a phone interview from London. Work to conduct a two-dimensional seismic study should be completed in 12 to 18 months, he said. Somalia’s government led by President Hassan Sheikh Mohamoud marks the 16th administration since the ouster of dictator Mohamed Siad Barre. The nation is positioned within a region where oil and gas discoveries over the past seven years have accelerated investment in exploration. In Kenya, where Tullow Oil Plc (TLW) discovered the country’s first crude deposit last year, output of oil is expected to start next year. The 2006 discovery of crude in Uganda may lead to commercial production by 2016, while explorers in natural-gas producing Tanzania have found the biggest reserves of the resource in eastern Africa after Mozambique. Soma Oil & Gas, which was founded this year and whose chairman is former British Conservative party leader Michael Howard, announced on Aug. 6 it agreed with Somalia to gather data from offshore areas and “limited” inland acreage. It plans to build a data bank on behalf of the government. “Depending on the data we find we will decide which blocks to apply for” exploration and drilling rights, Sheppard said. Somalia plans to increase the number of oil and gas exploration blocks to 300 of 5,000 square kilometers (1,931 square miles) each, after sub-dividing the existing 25 areas, Hussein Ali Ahmed, managing director of state-owned Somalia Petroleum Corp., said in April. Somalia aims to sign as many as 30 oil and gas production contracts this year, he said. http://www.hiiraan.com/news4/2013/Aug/30678/soma_oil_gas_may_invest_20_million_to_survey_war_torn_somalia.aspx
  22. Muqdisho{RBC Radio} Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan SH Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in dowladda Soomaaliya ay qabanqaabinayso shir weyne ay ummadda Soomaaliyeed uga arinsan doonaan aayaha dalka Soomaaliya,Madaxweynaha ayaa sheegay iney muhim tahay in shacabka Soomaaliyeed ay ka tashadaan masiirkooda.“Deganaansho dhaqaale,mid amni iyo mid Siyaasadeedba waxaan gaari karnaa marka aan isku imaano oo aan ka wada tashano aayaheena,markaan isa soo hor fariisano ayaan talada heleynaa,hadii aan kala jeedno tala hagaagsan heli mayno”ayuu yiri Madaxweyne Xasan SH Maxamuud. Madaxweynaha ayaa shaaciyey in dowlada uu hogaaminayo ay ka go’an tahay isku keenka ummadda Soomaaliyeed,wuxuuna sheegay iney dowladu dadaal ugu jirto sidii ay sidii shacabka Soomaaliyeed meel la iskugu keeni lahaa kadibne ay uga arinsan lahaayeen aayaha dalka,wuxuuna ku booriyey in shirkaas laga soo saaro natiijo wax ku ool ah oo dacalada laga hayo sida uu sheegay.Xasan SH Maxamuud Madaxweynaha dalka ayaa tilmaamay in dowladdu ay qabanayso shirweyne ay ku casuumayso dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo maamulada dalka ka jira,wuxuuna ugu baaqay dadka gudaha iyo kuwa ku nool dibadaha iney kasoo qaybgalaan gogosha ay fidisay dowladdu isla markaane aysan aysan bakhiilin ra’yigooda Muruq,Maskax iyo Maalne ay ku garab istaagaan dalkooda iyo dowladooda.Wuxuuna ku celceliyey in sida kaliya ee ay Soomaalidu kusoo ceshan karto Karaamadii iyo sharaftoodii ay tahay qaranimo,si loo gaaro qaranimo buuxdane ay muhim tahay in ummadu ay noqoto dad hal meel wax u wada oo isku aragti ah.Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyey in dowladda federaalka Soomaaliya aysan cid gaara duulaan ku ahayn,aysane jirin cid ay wanaageeda kasoo horjeedo balse ay wanaag iyo guul la wada dooneyso dhammaan ummadda Soomaaliyeed meelwalba oo ay joogto. Caadil RBC Radio Xafiiska Muqdisho http://www.raxanreeb.com/2013/08/madaxweyne-xasan-sh-maxamuud-oo-ku-dhawaaqay-in-dowladu-ay-qabanayso-shirweyne-looga-arinsanayo-masiirka-dalka/